ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Garoob ayaa tahay Ya wax kugu falayo😎

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @raxmaxamuud5299
    @raxmaxamuud5299 2 ปีที่แล้ว +4

    Fariid gacsliso wlhy xita anigo gabdha aya ka helay sidaad u labisto iyo quruxdaada hau joojin qoyan qol madow ku xidhan Oo lo taliyo
    Quruxlay Hanka laisku dhaafay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 2 ปีที่แล้ว +6

    Garoob goorme ceeb naqatay aniga hada garoob Ayaan ahay wagaa gabarta ahaa hada ayaa ka qiima badanahy oona ka qalisanhy aqliga iyo waxkasto ii siyada alx

    • @user-ub8lf8gj8e
      @user-ub8lf8gj8e 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 wa daalantahay

    • @Queenjiija
      @Queenjiija 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-ub8lf8gj8e adigaa dadkan dofar😂😂

  • @awoqu9860
    @awoqu9860 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah abyo
    Strong woman ay tahay garoobnimo 💞💪

    • @nin1269
      @nin1269 3 หลายเดือนก่อน

      😂 "Garoobnimo" ku te hahaha

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh mcnt garoob ceeb maha wa gbdh ninan u qalmin ka dul dhacday kana booday in ay nolosheda ku beerdayso

  • @sarshhassan6323
    @sarshhassan6323 2 ปีที่แล้ว +6

    ASC wallao don't listen this sad person I am single mum I am so happy with my self and my kids walalo u are beautiful girl keeping going

    • @cabdicali6378
      @cabdicali6378 ปีที่แล้ว

      You're great and strong lady. When you don't care of what anyone thinks of you , you have reached dangerously awesome level of freedom.

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Imika qoyskii soomaalida burburkii baa ku batay qurbahana ha u badatee carmal iyo qoys burbur alle ha inoo gargaaro dhamaanteen guurku waa calafee

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 2 ปีที่แล้ว +4

    Garob ban ahay waliba waqti dher gabr 17jir wan iskala qima weynhy wayo waxanba ogaday kartideyda hooyanimo iyo inaa ilmo kaligey korsankro lkn nimco jokr qiimo umahayo qiimha gabr waa iney afkeda hdl wangsan kasobaxo afkeda lee maamul fcn hakanoqoto

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      Nacima jokar ayeeyo waye gabdheeda ayado yar bey dhashy gabdhii na ciyal bey si dhashy

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว

      @@11naa44 haa sax ayeeyonimda waa sharaf lkn away hee afka qer alaha ugalsho

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      @@umuaxmed5402 wey biishaa wxy jogan galkacyo

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว

      @@11naa44 ma alah ala udaayo

  • @ladan1714
    @ladan1714 2 ปีที่แล้ว +7

    Naagaha noocaasa qoyan ayaa ladhahaa nolol aan nin ahayn mlhn faraxafu gacantaada ayay kujirtaa nin kuumahaayo kuligood naagaha somaliyeed qiimahoida lamasoobarin dunida waxay umaleeyaan inlookeenay because of nine Naa naftiine xushmeeyo qoyan foqal qoyan😮

  • @umuibrahim7079
    @umuibrahim7079 2 ปีที่แล้ว +2

    Meantel health issues bay haystaa taan ki tiri gaarob baad tahayee yaa wax kugu falyaa garoobkuu gabdhaa ka qiiimo badan nabi Muhamed scw ayaa u duceyey ee abayo dadkaas oo kale ha jawabiin anigu aqoon kumalihii waxaad tahay hooyo kartii leh oo qiimo badan waxan kugu qiimeenyaa kow you love you self caruurtada waxad tahay u dadlysaa future fiican u wadaa keep going sid💯💯💯

  • @ifrahyusuf4052
    @ifrahyusuf4052 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo horay usoco qurureey garoob nabiga scw Ayaa u diceeyay weey kaa maseersan tahay

  • @saraali8581
    @saraali8581 2 ปีที่แล้ว +2

    Garoob naag qiimo leh baa noqo. Waa wax la ogaaday oo karti leh

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 ปีที่แล้ว

    Asc walal sulekh saxibtaa Hamed wayadan waan lanahay ee kasowaran wan jecel nahay ee

  • @saraali8581
    @saraali8581 2 ปีที่แล้ว +3

    Garoob iyo farxad waa wada socdaan

    • @nin1269
      @nin1269 3 หลายเดือนก่อน

      😂 been inoo sheeg, laakin nafsadaada runta u sheeg.

  • @najmadirieh4134
    @najmadirieh4134 2 ปีที่แล้ว +1

    Love you sis macaan forward is your Motto you're beautiful 😍🤩👌💗💕❤️ may Allah sw protect you from evil eye's and bad people.

  • @XOXET
    @XOXET 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah 💘💘

  • @faraxmohamed3278
    @faraxmohamed3278 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله waa sxa

  • @nimcoadam3935
    @nimcoadam3935 ปีที่แล้ว

    Suleekha wlhy naaaaag nool ayaa tahy waayo saad ukaafido una sarysiiso naftada ood kor usocitaan ujeedna inu geesiyey qofka wxa cadeeya labiskisa iyo korkiisa santaag ku noolowwcneey qiimahaga hadad taqan liicimysid wlhy abid. dibna ha eegin hore wyye guushaduye eeg hore mcn

  • @inaomar2615
    @inaomar2615 ปีที่แล้ว +1

    Niyade Ka dhimteen kuwaasi. Garoob dobbeel ah noqo hada donto kalsoonida wax Ka wanagsan malaha

  • @raxmoryaan1485
    @raxmoryaan1485 ปีที่แล้ว +2

    M.a abayo sas ugu jesta xasidka

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa tahy hooyo adag gabarna adaa kaqiimo badan

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 2 ปีที่แล้ว

    Fariid Suleeqa, 👌🏾👌🏾horey usoco

  • @fowziasheekh9743
    @fowziasheekh9743 ปีที่แล้ว

    Mansha allah fram xamdi

  • @halimomohamed4716
    @halimomohamed4716 ปีที่แล้ว

    🎉❤🎉Horay ma usoconkartaa Dhag ha udhigin

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว

    Absolutely ❤

  • @IfrahAbdilahi-ev4sk
    @IfrahAbdilahi-ev4sk 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll

  • @farhiyaismail6928
    @farhiyaismail6928 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo maangaabka looma jawaabo!

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 ปีที่แล้ว

    Mansha alh abaayo garoob ma ahi lakin waan kutagera kartidada hooyo sharaf badan garobna ceebmaha 😂😂😂😂

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa.dad.walan.soomalidu.ee.iska.dulqado.garoobku.waa.bina.adam.xor.ah.bes

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 ปีที่แล้ว +2

    🙌I wish you good progress and success always🙏🏾

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว

    Waaruntaa wll walhi waa kalsooni daro anigaba berigii hore qiimaha naftayda ma aqoon lkn hada wan aqoonaa marka wali waxba ma kala garanayaan

  • @AhmedAli-kw9pr
    @AhmedAli-kw9pr ปีที่แล้ว

    Asc

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 2 ปีที่แล้ว

    Selvrespekt er største 🙌🏾👸🏾 stakkars de som ikke har det ❤️❤️

  • @AhmedAli-kw9pr
    @AhmedAli-kw9pr ปีที่แล้ว

    I.. Love
    You

  • @safiyaahmed1328
    @safiyaahmed1328 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo qisadadaa noso gudbi 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @saraali8581
    @saraali8581 2 ปีที่แล้ว

    Halkeedaaa dhigtay

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️

  • @munamohamed4850
    @munamohamed4850 ปีที่แล้ว

    From xamdi warsame

  • @saraali8581
    @saraali8581 2 ปีที่แล้ว

    Halkeedaa dhigtay

  • @AhmedAli-kw9pr
    @AhmedAli-kw9pr ปีที่แล้ว

    Your.
    Women.. Good.. Wife. And.. Love.. You.. I.. Miss. You

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 2 ปีที่แล้ว

    Suley fjerne solbriller da😅🥰🥰

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️💋💋💋

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix abyo lkn is yasitaanka gabdhow 💯💯👏👏

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 2 ปีที่แล้ว

    Sant det👸🏾🙌🏾 du har det som skal det til! Ikke høre på de som finer seg selv!😘

  • @abdiweliabdullahi7924
    @abdiweliabdullahi7924 2 ปีที่แล้ว

    Muxu yahy ilkacasse AAA😅

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 2 ปีที่แล้ว

    Xabibti amay prank tahay sidaas Ayaan isleyahay

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 2 ปีที่แล้ว

    Var det meg? Naya 😭🙈

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan ปีที่แล้ว

    Adigo lagu qabaan ogaa goorma iska furtay faaraxagi😂

  • @sahroahmed73
    @sahroahmed73 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan u qosley Naima goormey bisnis noqotay hal mar ayey Tukan furatay weeyna wadi weeysay

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      Ma nacima jokar bd sheegeysa

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว

    Nagaha minesota joga iyago wx walba heysta ayey nimanka ceyrsadaan wn la yaabey wa naago guryo leh dukamo leh lacag leh hadana nin daba orod oo nin un bey isku dilaan malinka uu nin heblayo furo already naag kala ku dhigan ninkii yaab

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh manisota iyo maraykanka waxaa ka jira niman laaan ama yaraan markaa way isku dagaalayaan nimanka

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 ปีที่แล้ว

    Mowduucyo aan is lahaynbaa isku keentay I guess boobsiisaa ku duubtay 🤷‍♀️. Anyway qofka hadii aadan ogeyn xaalkiisa hoose ama aadan fahan ka haysan inaa xukmisid go’aankiisa ilama ahan iney sax tahay. Gabdha fanaanka guursatay ma ogin waxay ku gashay iyo dantee ka leedahay. Caadifad inee na qaado oo wax aynaan ogeyn xukmino waa qalad.