NAJIIB gacmaha madhan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 211

  • @codkah_jr2015
    @codkah_jr2015 3 ปีที่แล้ว +163

    Inta heestan kaso raacdy dayax films like boowayaal 😔

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh aniga 2 hhhjjjj

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigaa qof 2 baan ahay hhhh

    • @aaminacabdiqadir5203
      @aaminacabdiqadir5203 3 ปีที่แล้ว +3

      ana wlhi aaadbaan ugu murugooday 😭😭

    • @asmasiciid6364
      @asmasiciid6364 3 ปีที่แล้ว +1

      Wn ka soo racay

    • @fathiahmed6425
      @fathiahmed6425 3 ปีที่แล้ว

      Wll ma ninkan baa ninka qisadu ku dhcdy izo Jwp plz

  • @abdinajibomar9593
    @abdinajibomar9593 3 ปีที่แล้ว +48

    Hestan cawa igu horeyso wana jecladay wlhi waxana ku bartay dayax films

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +7

    Heestaan mar wxan xasuusta safar galkacyo ilaa bali busle noo daarneed 2016 darawalkii gaariga waagaas bu geeryooday cawa xasuus ahaan ba usoo raadsay heestaan😢 😢😢😢😢 16/5/2023❤

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 3 ปีที่แล้ว +3

    Marna kala go' eeniyo
    Kala gooni noqoshadu
    Anay igu tahay gubtaanyo
    Haygu gabin duruuftoo
    Haygu goyn gacmaha madhan
    Waa dareen xanuun xanuun kulul runtii ilaahay isagaa siduu doono yeela koonkan kaa'inaadka ku dhex sugana siduu doono u maamula kana yeela ee rabbi waxan uga baryayaa inuu ninkaa xuskiisii usoo celiyo inkastoy qisadu mid hore u dhacday tahay haduu caafimaad qabana rabbi ha usii siyaadiyo
    Gabadhaa iyada ahna waxan odhan lahaa anigoo ninkan turjumaya
    Nabsi biiray ma raago
    Ma baaqdoo ma fogaado
    Kol haduu bilo dhaafo
    Kaama baydhi yaqaa o

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 3 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay dumar waa dhoobay balse qofku mida uu calmado ayuu aduunka ku leeyahay waana qiso xanuun badan nin rag ah in sidaas loogu xoog sheegto oo ay mariso xaalad aad uxun allaha caafiyo maskaxdiisa Ilaahay kama qaado aamiin

    • @khadaraxmed7016
      @khadaraxmed7016 2 ปีที่แล้ว

      @Sabrin Mohamed Farah VO20 GE walahi wad ku suugtaym

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 3 ปีที่แล้ว +19

    😪😪😪😪😪😪😪😪 heygu gabin duruufto
    Heygu geyn gacmaha madhan
    Alla maxey qofkasto dareenleh taabaneysa
    Rabi howsoo celiyo xiskiisii 😪😪😪😪😪

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 ปีที่แล้ว +18

    Hadad dayx films kasoo raacdy like 😢

  • @aminaabdirahman4150
    @aminaabdirahman4150 3 ปีที่แล้ว +28

    Waligey cawa ka hor ma dhageysan heestaan dareen gooniya by xambaar santhy runtii ninkan ayeyna qisadu ku dhacdey wuuna waashey markuu qaadey heesta aad ayan uga naxay xaqiiqdii alle xiskiisa ha usoo celiyo

  • @ahmeddiriye7734
    @ahmeddiriye7734 3 ปีที่แล้ว +21

    Ax😰😰walaahi qisadaan cml aney igu dhacdey waxaa iigu xanuun badan markuu marayo erayadaan hagu gabin daruiftoo ha igu goyn gacnaha maran
    Gabar aanu xariir lahayn kadib aan isguursanahay hoyadeed ayaa iga furtay si qasab ah anagoon aqal galin hada waa xaas nin ayaa loo rabey lacag leh ninkii ayey hada xaas utahay sidaan qisada heestaan usoo dhagaystay waxaan maqley wiilkaan inuu waashey allaha caafiyo lkn ani oma waalan hadana ilaahey qalbigayga haka saaro si fudud😰😇

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว

      Amin Amin abowe wlhi anagaba qiso way naqabsatee lkn way kala xanun badantahay

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว +3

      Anigaa hataa Wil Aan wadaa soconay sidan uwadaa soconay asgaa gawar buu laa socday aniga nh Kali baan uahay ilahay igu ogyahay marka gawadhii uu ilaa waday baa laso donay oo fmliy ayaa nin dibada kaa imaday ku daray marka bay dhahday iso Dono arintas baa jirtee Marka buu igu yirii abayo gawar ban arosan rabaa eee ogow aniga waxan moday kaftan waxan isdhahay qalbigaga ayuu firinaya. Wan is adkeyey been waye ban ku iri markaa buu idhartay wan rumeystay waxan dhahay hamplyo arooskagana wan kaso qeyb galaa marka wan kukala tagany anigii koman galay dhaqtar baa laa igeyey dhaqtarkii wuxuu yiri gawadhina Quran sar bay rabtaa Quran sartaa

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว +4

      Wan qarsaday xanunka ihayo oo fmliy umaa shegen dhimashan udhawaday markan 2 isbuc jifay fonkina damsaday buu number abayo so wacay xamdi igu dhib fonka xamdi way xanusantahay ma hadli karto bay tiri abayo marka ban indhaa kala qaday oo waxa modaa in laa igu dhahay asagii baa so wacay codkisaa maa maqal waxan iska dhadhiciyey inu asgaa un yahay qofka abayo so wacay marka buu dhahay igu dhib abayo maa hadli karto bay ku adkeysatay aniga dhahay idhib qofka marka buu xanunkeyga igaa wareystay cafimadna Waa irajeyey kadib wuxuu gudaa galay inu idhaho arintii way burburtay oo gawadhii nin kala lagu Daray Aan jeclkii halkena kaa sii wadano marka ban intan farisatay ban ku irii kaa dhab miyaa markaa buu idhartay wan aminay wuxuu igaa codsaday inu nolasheydaa dib ogu so noqdo wan kaa diday mesha shly igaaa tagtay baa barina igaa tagi well kalan laa socdaa hadaa oo ibogaa dhayey alxm marka Inta iyo in Aan sokobi karinaa way tahay qisadeydaa marka Abowe Waa lakala qiso xanun badanyahay

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว +3

      Ninkan halsbuu galay ilahay haa cafiyo xiskisanaa haà uso celiyo anigaa ku sigtay xanunkan marku iso wacay uu arintaa way babaday uu igu dhahay baan cafimad daremay alxm ilahey midka hadaa wadaa socono clf haà igu Daro wlhi abalkisaaa maa gudii Karo wilkan wadaa socono alaa Raguu kala naxaris badanaa

    • @sooyaalchannel1054
      @sooyaalchannel1054 3 ปีที่แล้ว

      @hamdi yar qisaa ku qabsatay.

  • @AhmedMohamed-bx7qo
    @AhmedMohamed-bx7qo 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi heestan qiso aad uxanuun badan ayay xanbarsan tahay dayax filmis ayana ku arkay kadib ayan sooradiyay
    Alle ha usoo celiyo xiskiisa allena ha caafiyo fananka😭😭😢

  • @khadarlove5803
    @khadarlove5803 9 ปีที่แล้ว +14

    qalbiga gogolbaa utaal naftaa garabkeda jecel dharaar kama go i karoo
    ka gaabso markaan idhaah idhahdo markan idhaa go aan kama qaadan karo
    marna kala go eeniyo kala gooni noqoshadu anay igu tahay gubtanyee haygu goyn gacmaha madhan

  • @mohamedahmedaden7470
    @mohamedahmedaden7470 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees iga ilmeysiisay wallahi
    Jaceylkeygii hore oo duruuf iiga tagtay ayaan soo xasuustay.

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestan 2020 Ayaa Aroos miya Nin ka Qaaday, Kadib Malinkasan bartay Dib uraadiyay Ila Hada wan Dhagaystaa.

  • @abdirizakosmanfarah596
    @abdirizakosmanfarah596 8 หลายเดือนก่อน

    Najiib yusuf cismaan nin adag baatahay zhp guul banku rajaynayaa🫡

  • @nimcaangashaan7496
    @nimcaangashaan7496 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Si Caadi Aha U aqanaa Xafadooda iyo Caruurtodaba waxan Daris Abayn 2009 ILa 2013 Magalada qabridahar Lkn Asga Si Shaqsi Aha UMa Aqoonin Xiligaa Jigjiga Ayuu Ku Nolaa Soray Wu Washay ayan Malqaa Bale Ma ahubo Waxaa Kale Oo Jirta Abihii waa Nin Culimo aha Sheeq Yusuf ayana Ladhahaa Waxana Xiligaa Maqli Jiray Inuu Yidhi waan ku Habarayaa Hadii Aada Fanka Joojin Lagayabaa Inuu Amar Diiday Aabihii

  • @shukriyassin4431
    @shukriyassin4431 3 ปีที่แล้ว +3

    jacayloow maxaad dad qudha kajrty maxaad wel wel io waalaac dad badn kuridey
    mxaad sabab unoqoty mugdiga io tiiranyo qof mustqbl io quruxda aduunyo hiig sanayey💔😥
    hdadn an qoryo ruxyga mugdi io mustqbl xumo bu igliyey jcyl mrnbana ilintu dhabnkyga kma dhamato
    mustqbl an waxbrasho klahaa daa oo meel kuma ogi axzabtydii inan ku waayo iisabab cidwlnna wxn noqdy qof ka dheerada
    hdna qofwlba wixi Alle uqory seegi mayan Alle qlbiga hno qbjiyo anio inta ila mida inta frxd hystna Alle hausiyaadio

    • @engabdirizakdahirmohamoud7844
      @engabdirizakdahirmohamoud7844 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo ilaahay qalbiga hakuu dhayo malaa hadaan qisadaadaa hayo waxbaan kasamayn lahaa.

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 3 ปีที่แล้ว +6

    ninka nin hda washay ayan modayee show waa shan sano ka hor 🤭🤭👆 5 years ago

    • @Ifraha659
      @Ifraha659 3 ปีที่แล้ว

      Walal muuna walinin

  • @daahabiib4263
    @daahabiib4263 3 ปีที่แล้ว +7

    Heeestan hadeer ba ka so maqlay dayax films wlhi wa qiso cajiib ah

  • @jabra2798
    @jabra2798 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadad dawanayso sidayda 2021 like ,

  • @subargril4586
    @subargril4586 3 ปีที่แล้ว +10

    Qofkaztoo dareen leh waa dareemi karaa waligay madhagaysan caawa kahor balse heesto waxay xabaarsan tahay dareen goonia waxaa lasheegay inuu waashay markuu qaaday kadib hadii hadda xanuusan yahay Allha xizkiiza ha usooceliyo🤲

  • @suldaancabdidaah3r746
    @suldaancabdidaah3r746 3 ปีที่แล้ว +5

    Aax walhi heestan xusuusbay igu leedahay
    Waxaan is arakay anoo masaajid ka dhex qaaday😢😢😢😭weli sidipaan ahay ilaahow qalpiga ii qajooji 😭😭😭

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaahi wallaahi aduunyadu qiimo malaha hada ninka wax xanuunka ka keenay qof aduun kaga Tegey dumarow Isku wad mid maaha laakiin kuwa aduunka qiimeya badan Ax
    Lahela lawaaya #intailaDareentay

  • @nawalabdullahi9612
    @nawalabdullahi9612 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta tiktok kaso raacday ☝️

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 ปีที่แล้ว +1

    Who is listening Sunday 05/21/2023
    Wixi iga danbeyaw wll like isaar

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 6 ปีที่แล้ว +3

    Najiib nin qaaliya musalsalkan heesta waan la socdaa

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 ปีที่แล้ว

      Wll xaladisu hadeer xagu ku sugan yahay

  • @timocade9938
    @timocade9938 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha caafiyee najiib habeenkii uu heeskaa qaaday buu dunida maskax ahaan ka tagay sababta heeskuna waa qiso dhaba oo isaga ku dhacday 😪

    • @asad-hamal
      @asad-hamal 3 ปีที่แล้ว

      Walaal waa goorma? Imika ma caafimaaday?

  • @abdiazizgargaar5797
    @abdiazizgargaar5797 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina ader najiib wan ku salamayaa wll

  • @fn3627
    @fn3627 3 ปีที่แล้ว +1

    Aax ax ax alle ha cafiyo manta aya qisadisa iyo hetisaba igu horeyaso

  • @safiyacambashesafiya6131
    @safiyacambashesafiya6131 3 ปีที่แล้ว +5

    najiin waa aniga walaalkey xaaskuu heesta uqaadayna waa xaaskii yaasmiin ooy kalatageen afar ciyaalana udhashay yaasmiineey. walaashay igu qaaliyaay heestan qalbigay ixanuujiisay

    • @safiyacambashesafiya6131
      @safiyacambashesafiya6131 3 ปีที่แล้ว

      @Sabrin Mohamed Farah vo20 GE waxba kama sheegi karo

    • @nimcoaxmad6498
      @nimcoaxmad6498 3 ปีที่แล้ว

      @@safiyacambashesafiya6131 abayo xaalkiisa xaguumaraa sorry wlhi😭😭

    • @tayasiircaydiid803
      @tayasiircaydiid803 3 ปีที่แล้ว

      Soo laabo ku dhaha qofku qalbi adagaa 😢

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      safiya cambaashe safiya
      Najiib miyuu xanuunsaday nise waa been?

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 3 ปีที่แล้ว +16

    Heestan dayax filim ka soo raacay yaa ila mida 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 3 ปีที่แล้ว +8

    Qisadani waxay ku dhacday Alfanaan najiib yuusuf Ex-reer jigjiga ahaa wuxuu mar dhaanto la qaaday nimco dareen balse heestan markuu qaaday ayuu waashay sababtuna waxay ahayd xaaskiisa oo uu jeclaa ayaa nin wasiirka ahaa xukumada madaxwayne cabdi maxamuud cumar ka jeclaatay kana raacday.8 sano ka hor
    Xasuus ayey i galisay.

    • @siciidkeyse419
      @siciidkeyse419 2 ปีที่แล้ว

      😭✅

    • @btsqueen1049
      @btsqueen1049 4 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiiq waad haysaa Rag yaqaan ma ahayn sargaaal ina laba gole sorry ninka. Iska fur lacag tan iskaga fasaq ax ax

  • @asmamahamed5173
    @asmamahamed5173 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLA CALOSHA tan hees way dhaftay wa ohin laxamaysan Wan qlbi jilcanaho ma xamilo heesaha cala calka

  • @ubahomar2546
    @ubahomar2546 3 ปีที่แล้ว +4

    yaa dayax films ka yimi

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 8 ปีที่แล้ว +3

    i love this guy a typical somali man haha

  • @cadeysheikh4545
    @cadeysheikh4545 8 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam heestani caadi maaha axsan hees

  • @aminaofficial4659
    @aminaofficial4659 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax ax ax ha igu nicin gacmaha maran aloow caafimaad taam ah kusiii🥲🥲🥲🥲🥲😭😭😭😭oo xiskiisa u sooceli

  • @qaaciqaraami9041
    @qaaciqaraami9041 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaasi inu Nolaado may ahayn inu Dilo ayay ahayd Allah Ha caafiyov

  • @liamfarhan5168
    @liamfarhan5168 6 ปีที่แล้ว +6

    Maxaad ka ogtihin reasonka loqadey

    • @fadumohassan635
      @fadumohassan635 6 ปีที่แล้ว

      Liam Shady ishega maxa la qaday

    • @liamfarhan5168
      @liamfarhan5168 6 ปีที่แล้ว +1

      fadumo hassan naagtisa ninkale karacdey ayado 8 ciyala uhaysa

    • @mohamedhussien3496
      @mohamedhussien3496 6 ปีที่แล้ว +1

      Liam Shady yeah you ate right bro😏😏😏but "badu waa Wada kaluun" plus wiilku maha wiil ayada iska daaye 10ban ayadoo kale ah wax u noqoniya.

    • @sarhayenuur9835
      @sarhayenuur9835 5 ปีที่แล้ว

      EAST Africa Fashion boys you liar bro Wlhy ninkan najiib la dhaho sababta u heesta uqaaday waa sax lakin 8 ciyaal mayna uhaynin labadoodaba Aniga sifcn u aqanee haku dagdagin beenta

    • @inamohamed6352
      @inamohamed6352 3 ปีที่แล้ว

      @@sarhayenuur9835 wll muu waashay qli

  • @barwaqoofficialchannel5631
    @barwaqoofficialchannel5631 3 ปีที่แล้ว +3

    Najip wll ilhy baa cafimad ku wadinaya wllo qisada hadan is idha ka sheke waan ooyia wlhiy qalibiga i xanunaya 😭 hadan intan dirqi ku qorya

    • @afyareofficial2382
      @afyareofficial2382 3 ปีที่แล้ว

      Nooga Sheege Wll Alle Ha Caafiye

    • @umucabdi9576
      @umucabdi9576 3 ปีที่แล้ว

      @@afyareofficial2382 wll dayax fims ka daawo kaasaan anba ka soo raacaye

    • @afyareofficial2382
      @afyareofficial2382 3 ปีที่แล้ว

      @@umucabdi9576 Wllo Qli Qisada Wan Maqlay Lkn Wxn Ka Hadlayaa Xaaladii Uu Ku Danbeeyey

    • @barwaqoofficialchannel5631
      @barwaqoofficialchannel5631 3 ปีที่แล้ว

      @@afyareofficial2382 wll qisadan kama sheekayin karo wiilka xaldisa kolay sidii hore uu dhama

  • @amaalahmed2906
    @amaalahmed2906 3 ปีที่แล้ว +2

    8/10/2021 go aanka maqadan karo wlhy 😭😭😭😭😭 malin xanun badan bay tahay 😡😭😭😭😭

  • @maxamedcabdikariim836
    @maxamedcabdikariim836 10 หลายเดือนก่อน

    walaahi najiib waa inadeerkay ruma qisaduna isagayku dhacday wuu waa
    shay alahacaafiyo walaalkay t 19/3/2024
    rabadaana waa 9 waa anoojooga masjika midiina

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta igu horaysa wxn maqlay qisadi ku dhacday inu la washay ALLAH ha cafiyo 😢😢🤦‍♀️

  • @Ummada21
    @Ummada21 3 ปีที่แล้ว +5

    kagaabso markaan iraah goaan kama qaadan karo

  • @Mawlidyare6
    @Mawlidyare6 ปีที่แล้ว

    Hadad ani ii godiyo hadad
    Garabsato cid kale xagaga
    Gabad ka tahay ❤ ❤❤
    Intii lagaga tagay ciyar ayaa
    Fahmaysaa ax ax

  • @AxmedJesto
    @AxmedJesto ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxay tabanaysa nin kasto oo wayuhu muraayadaha ka dalacdeen😢😢

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow ugargaar🤲

  • @safarsame5708
    @safarsame5708 3 ปีที่แล้ว

    Waliba qof dawlad ka tirsan haduu power kuu sheegto xumaa xaaskiisii wasiir ayaa qaBa wlhi naag nin ila siman sidaa u gashay inaanan guurasadeeN 💔

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 ปีที่แล้ว +3

    Dayax Films❤🙏

  • @abdala7882
    @abdala7882 3 ปีที่แล้ว +3

    Qisada heestan ayaan soo maqley💔🥺

    • @samaaraquen4877
      @samaaraquen4877 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxan aaminsanhy heestan qisadeda in been laga sheego inteeda badan

    • @abdala7882
      @abdala7882 2 ปีที่แล้ว

      @@samaaraquen4877 adiga qisadan miya wx ka ogtahy i sheeg

  • @hanniadam2547
    @hanniadam2547 3 ปีที่แล้ว +3

    I'm so sorry wahi wanqiiroodey 😭😭😭😭

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 3 ปีที่แล้ว +11

    Ax ax wllhi waa qiso xanuun badan ilahay xiskisi ha u soo celiyo

  • @jimcaalejamac6170
    @jimcaalejamac6170 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees dareenkeda wadata
    Waa qiso dhacday markuu heesta
    Qadayna wuu washay
    Sida wararku shegayan

    • @Ifraha659
      @Ifraha659 3 ปีที่แล้ว

      Walal muusan waalanin wuu fiican yahay

  • @miskiboolo1360
    @miskiboolo1360 3 ปีที่แล้ว +2

    Hesta hadii sxbka sher kuso dhahay like isaar 😹

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 3 ปีที่แล้ว +2

    Face booka ayan kaso aqriyay qisada fanankan wa xanun qof aad jeclatay oo darufuhu ka kaxeyen😭

  • @mohamedmj745
    @mohamedmj745 3 ปีที่แล้ว

    Dadka leh ninkan Wuu washay waa Waxba Kama Jiran way dhacda erayda Ku dheehan heesta way mujinayaan dareen dhaba balse ma walan ninkan waa abtigay aniga hoyday aderked Alle halaga baqo oo Qofka. Xanuun ilahay ukeenin yaan carabka loo marin

  • @siciidguure4220
    @siciidguure4220 3 ปีที่แล้ว

    Inta heestan Kasoo Raacday Dayax Films Like Sxpyaal

  • @jabra2798
    @jabra2798 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadad Ani ii go.diyo hadad garabsto cidkle xagayga gobaa katahy waaa hees idareen tabaty 😪😪

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Intah heestan kaso racdey. Dayax film. Is muujiyah zhpiyal🥲🤦‍♂️🤦‍♂️🎧

  • @cabdifuad7837
    @cabdifuad7837 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😮😢😢 ax jecloow aabahaa was😢

  • @kiinmohamud8710
    @kiinmohamud8710 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta hestan kasoo raacdy tiktok✌

  • @mohaoffical
    @mohaoffical 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta hestan tiktok kaso racday is mujiya

  • @liojeams7550
    @liojeams7550 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaankan heestan markuu sidaa u qaaday ee uu dhameeyey ayuu waashay ilaahay ha ugargaaro

    • @muhiyadiinabdiraxaan9604
      @muhiyadiinabdiraxaan9604 3 ปีที่แล้ว

      Wllo runbaaa see xagu jooga

    • @umucabdi9576
      @umucabdi9576 3 ปีที่แล้ว

      @@muhiyadiinabdiraxaan9604 jigjiga ayuu joogaa daxay filims ayaan anba ja soo arkay

  • @samsamhassan9383
    @samsamhassan9383 3 ปีที่แล้ว +1

    Talow gabadhaas ninka waashay ma naxin miyaa anagaaba ka naxnay manoo dhahday hada iimaanka beeshada qof bil,Aadan ah lacag ka raacday

    • @hamdiyar4204
      @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว

      Hadan modayee ilayo barigaa nimanka lacag malagu racii jiray laa idinku dhufay gabdhow

    • @ifraxcabdulahi5747
      @ifraxcabdulahi5747 3 ปีที่แล้ว

      War waa been. Mu walanin kkkkk.qabdar ayuu joga

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow xiskiisa usoo celi😢😢😢😢

  • @abdiahmed9883
    @abdiahmed9883 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa jeclaa saxibkay madar curi waxaana uu dhegaysanjiray markuu xaalad ku jiro hada xabsi ayuu ku jiraa alle haka soo furfuro
    Mexico

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️👩‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍💋‍👨

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 3 ปีที่แล้ว

    Horey uma maqal
    Dayax flims baan lasoo raacay
    Ilaahay Caafimaadkiisa Ha usoo cesho haduu Hadda xanuunsanyahay

  • @shubkacade8244
    @shubkacade8244 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 3 ปีที่แล้ว +1

    La ilmeyey la ooyey maxaan kalo ku sameya

  • @maracadeworkshop187
    @maracadeworkshop187 3 ปีที่แล้ว

    Dayax filims ayaan ka imaday

  • @abdiasisomer6713
    @abdiasisomer6713 3 ปีที่แล้ว +1

    From Dayax Films

  • @fadumohassan635
    @fadumohassan635 6 ปีที่แล้ว +2

    😥😥😥😥😥😥

  • @nadiiraelmi472
    @nadiiraelmi472 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa qiso xanuun badan 😭😭😭

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 3 ปีที่แล้ว

    😥Haygu😥 gabin😥 darufto😥 haygu😥 goyn 😥gacamaha 👐madhan😥wlhi waa dareen xanun bdn ilhy ha cafiyo haduu nool yhy😥

  • @saalax1224
    @saalax1224 3 ปีที่แล้ว +2

    Ax
    Anigo hees dhageysan bay heestan I saameysey walahi😢

  • @hamseabdirahman2111
    @hamseabdirahman2111 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan heesta ciil ba u geeyey sidan maqlay marku qaaday ka dib xuskiisi wuu waayey illhy ha u gargaaro 😔😔😔tolow miyan la arag gabadh u waalaty caashaqa

    • @shaaficiraho1412
      @shaaficiraho1412 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ana hadan soo maqlay qisada heesta dayax film Alle haw gargaaro

    • @hamseabdirahman2111
      @hamseabdirahman2111 3 ปีที่แล้ว

      @Sabrin Mohamed Farah vo20 GE wllo ninka wa la xidhee naag la xidhay miyad aragty weli

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees dareenkayga gilgishay ilahay ha caafiyo wiilka qiso xanuun badan weyaane

  • @najmashiine8573
    @najmashiine8573 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha caafiyo

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 3 ปีที่แล้ว +3

    Heeatan qof ayaaa iso diri jiray lkn ana garan wayay inu ijecel yahy hadana ana dhagysta sababto ah wuxi daremayay anaba hada daremaya😔😔😔😔😢😢

  • @yasminabdirahman2717
    @yasminabdirahman2717 3 ปีที่แล้ว

    Inta ii beer fashay illhay ayaanku dayay waxaana iman doonta malin xaqu dilaaci doono intiina beenta iga sheegtayna illhay ayaan raaciyay jala wacalaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      Yasmin Abdirahman
      beerna kuu falimaynee ninka maadigaa ka tegay mise isagaa ku xumeeyay? miyuu waa shay mise waa been ?
      takale ma nin wasiir Tigree ah ayaad ka raacday? sida wax u jiraan sheeg

  • @somtelbashiir4481
    @somtelbashiir4481 7 ปีที่แล้ว +3

    ninkani maxuu hore fanaan ugu noqan waayay mise dhaqaale ayaanu u hayn amar iyo xaasil waan soo dhawaynaynaa

    • @saeedomarmohamed3646
      @saeedomarmohamed3646 3 ปีที่แล้ว

      Wuu waashay markuu heestaa qaaday orodiisii nin wasiira ka qaaday

    • @moonaadam9298
      @moonaadam9298 3 ปีที่แล้ว

      @@saeedomarmohamed3646 joji benta

    • @hanaibrahim2971
      @hanaibrahim2971 3 ปีที่แล้ว

      wuu xanuunsanayaa alle ha cafiyo

    • @ridwaanyussuf781
      @ridwaanyussuf781 3 ปีที่แล้ว

      Mohamed aadan Waa runtiis wu waashay hestaan kadib

  • @naadiyojaamac2628
    @naadiyojaamac2628 3 ปีที่แล้ว

    Stor tru love wllhi

  • @kulanahmed
    @kulanahmed 2 ปีที่แล้ว

    Alaah ha caafiyo Waxay ku tusaysa daren adag lakiin waxan Lee yahay dumarka qaar waa dan ee male dareen markan sida leyahay maha walahiy colad aan u qabo hoyaday macan iyo walashay iyo inantayduba waa dumar hees ayan maqli jiray ay qaado saynab x cali baxsan aramidu ninkeday ayatiinka dishayoo iilka loo dhigaya nin indhaha karidayey dumar aaminayan

  • @zaidmoha4811
    @zaidmoha4811 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso xanuun bdn wlhi

  • @cabdirisaaqyussuf8335
    @cabdirisaaqyussuf8335 3 ปีที่แล้ว +1

    From dayah filims

    • @ayaanabdi503
      @ayaanabdi503 3 ปีที่แล้ว

      makasheekeynayaan bro dayax flms

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed3532 3 ปีที่แล้ว +1

    Codka dareen aan caadi ahayn baa laga dareemayaa

  • @ciiseaadan1970
    @ciiseaadan1970 3 ปีที่แล้ว

    Dayax filemis inta kasooraacday farta taaga

  • @alimramushti4574
    @alimramushti4574 6 ปีที่แล้ว +1

    Xanuun badana heestu alaa Yasmiin wiilka ay sidan ugashay xagey akhiro gali

    • @abdiazidere8708
      @abdiazidere8708 6 ปีที่แล้ว +1

      al imra mushti 😢😢xanon badana

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 ปีที่แล้ว

      Wll.hadeer xagay ku danbeyeen labadodiba

    • @alimramushti4574
      @alimramushti4574 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimajama8271 walal isagu jigjiga ayu jooga iyaduna Adis ababa ayay dagantahay

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 ปีที่แล้ว

      @@alimramushti4574 xaladisa kawaran wll

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 3 ปีที่แล้ว

      Wll hada xalkisa kwrn?

  • @UpdiRahman-p2o
    @UpdiRahman-p2o ปีที่แล้ว

    Ax ax najiib saka ayan arakey isaga oo xabsiga kujira q dahar

  • @zaynabmahmoud589
    @zaynabmahmoud589 3 ปีที่แล้ว

    😣jaceylow maxaad Dad Duleysay
    Maxaad dadna Nicaaw iyo nimco Galisay✌😓

  • @nagadsaed8766
    @nagadsaed8766 3 ปีที่แล้ว

    Marna Kala go.eniyo
    Kala gooni noqoshadu...🥺😥

  • @manaalbeeldaje5602
    @manaalbeeldaje5602 3 ปีที่แล้ว

    Haygu gabin durufto ha igugoyn gacmaha madhan😭

  • @hanaibrahim2971
    @hanaibrahim2971 3 ปีที่แล้ว

    waa qiiso dhab ah

  • @muxsinahmed1715
    @muxsinahmed1715 3 ปีที่แล้ว

    Qida hestaas igu dhacday 😭

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi haday inay ninkale guursaty isaga Furtay ninkan Naaagtas ninka qabo kuma Xirno macsiyo ayuu kuqabaa
    Aqiro iyo aduun Kala wangsan Xarig maqabanayo islaanta

  • @mustafeziimpahmuxumad896
    @mustafeziimpahmuxumad896 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees dareenkeeda wadatah ax

  • @qadroxaji3348
    @qadroxaji3348 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi qalbigay i taabatay heestaan sorry

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 3 ปีที่แล้ว

    Hees qiso dhaba laga qaaday

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax darenku waa istaagay