Ssc oo ogaatay Awooda Soomaliland: Khilaafka Isimada Puntland: Muxuu Hassan Sheikh Musuq u yaqanaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @HusseinJama
    @HusseinJama  ปีที่แล้ว

    Facebook pagekayga cusub ku biira Fadlan: facebook.com/profile.php?id=100093347258947&mibextid=LQQJ4d

  • @hibakmahamud1241
    @hibakmahamud1241 ปีที่แล้ว +7

    Thanks xussien for your support

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 ปีที่แล้ว +7

    Guuleyso Guuleyso wiilka Somaliyed ee jecel dadkisa iyo dalkisaba we love you ❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +13

    Walaal gacaliye Waa lagusoo dhaweynayaa insha Allah si kawanaagsan xataa sida M/ Weyne aan loosoo dhaweyn. Jamaahiirta ayaadna kamid tahay halgamaa Hussein Jama 🎉❤️☘️🍀🌷khaatumo State of Soomalia waa goboladaadii cid kaa xigtaana majirto. Waa sidaad usheegtay waa meel ay isugu tagi doonaan dhamaan soomaalida maskaxda xorta ka’ah. Ee dhulkooda jecel. Ilaahay sida ugu fiican ha’inoogu hirgaliyo wax kasta oo wanaag ah.🤲.

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy ปีที่แล้ว

      khatumo waa dhulkeena dhulaahante waa tolkeen D5 dalkoda hadi difaacdan waa biyo kama dhibcaan.

  • @ZamzamAhmed-s3m
    @ZamzamAhmed-s3m ปีที่แล้ว +11

    Dhaamanteda waxan nahay ssc ❤❤❤

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 ปีที่แล้ว +7

    You are more than welcome geesi

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 ปีที่แล้ว +11

    RUNTII WAXAAD TAHAY QOF MACQUULA DEGAN KARTI IYO DAMIIR NOOL LEH 🎁🎁🎁☪️MASHAALLAH ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +6

    guul iyo goboinmo ssc khaatumo

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 ปีที่แล้ว +8

    MAASHAAALLAAH XUSSEIN JAMA GUULEYSO WELCOME KAALAY LAASCAANOOD INSHAAALLAAH

  • @asheekh15
    @asheekh15 ปีที่แล้ว +11

    Ugaas adigaa iskaleh SSC adiga iyo wadaniyiinta Soomaaliyeed oodhan soodhowaada rag reer sede khaasatan celi nimanka ladhoho ha oo awoowayashood kudhasheen SSC ayaakunool ayaa degan SSC welcome ugaas

  • @SuperWeheliye
    @SuperWeheliye ปีที่แล้ว +8

    Hussein u r a legend brother. Love Ur analysis

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +8

    Puntland Allaha xafido Cadowgeedana Allaha Jabiyo aamiin Yaarabi

  • @halwoahmedhashi4427
    @halwoahmedhashi4427 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah Tabarkalaah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Hussein from sool ❤️❤️❤️❤️

  • @Shankaroon-ch3xz
    @Shankaroon-ch3xz ปีที่แล้ว +11

    Allahayow soomaali u gargaar!!!

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuul SSc khatumo cadowga insha Allah wala so afjaraya

  • @Notuser12
    @Notuser12 ปีที่แล้ว +3

    Guuleyso
    Somalia Allah guuleeyo aamiin

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah, nin culus, halkaa kagahay

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen waxaa tahay galgamaa weyn . Warkaaguna waa mid si fiican loosoodhiraandhiriyey . Mahadsanid mudane

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 ปีที่แล้ว +2

    You are more then welcome Mr Hussein we need all the patriotism people so Insha Allah lascaanood is going to be the kitchen we are going to cook our leaders to our beloved country somalia 🇸🇴 guul ❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +2

    In shaa allaah guuul ssc ❤❤❤

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 ปีที่แล้ว +4

    Guul Guul Guul ssc ssc

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah guulayso huseen inadeer guul Baan u rajayn Gedo iyo sool iyo somali waynba, inshaAllaah Masuul khayr qaba Allah ha ugadhigo Reer SSC Ninka Ladoranayo

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 ปีที่แล้ว +5

    Inyar oo ciise maxamuud ah ayaa leh anagaa leh toogadan .
    Waana khalad. Dadku waxay rabaan. Doorasho qof iyo cod ah .
    Waana guul haddii laisku raaco .
    Waxayna noqonayaan hormuudka soomaliya .

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +10

    Xussein Asc Allaha ku Xafido insha Allaah aamiin Boqorka waa Sadanada guud ee Daarood haddii uu joogo shirka waxaa wanaagsan in Boqor lagu soo dhaweeyo Shirgudoonka waa fakirkeyga

  • @SonSharib
    @SonSharib ปีที่แล้ว +4

    THIS ANALYSIS WAS VERY WELL THOUGHT OUT AND RESEARCHED . PLEASE CONTINUE TO INFORM US ON JUBBALAND AFFAIRS . THANKS MR HUSSEIN JAMA

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +4

    Shirka aniga ayaa gudoominaya maya aniga ayaa gudoominaya dad waa weyn oo isima ah inay ku kala taagnaadaan waa wax fajac & amakaag ah. Putland siday ahaan jirtay iyo sikasii fiican horumar iyo baraare Allah hasiiyo. Dadkeedana kuwo isu tanaasula Alle haka dhigo ilaahay idamkiis. Putland iyo meel kasta oo Soomaaliya kamida ilaahay SWT nabad hakusoo dabaalo❤ Soomaaliya.

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 ปีที่แล้ว

    Thanks Hussein for arag ti daada dheer masha Allah

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว +2

    SSC Khatumo state of somalia 🇸🇴 GuuuL GuuuL iyo gobaniimo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴💪🏇💚🥰🥰🤲💙❤️❤️🦁🦁🦁🇸🇴💪💪🏇🏇💚

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +2

    Allaaha kadhigo amiin Somaali xorowdo ee Dowladnimo sax ah doonayso ayaan rabnaa, Guuul Jamahiirta N&N oo ah ssc❤️‍🩹🇸🇴🤍👍

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +1

    SSC Guul ❤️❤️❤️❤️💪💪💪 Iinshallaah

  • @hassanshueeb3806
    @hassanshueeb3806 ปีที่แล้ว +2

    ❤ Taa Waa Runtaa Xuseenow Run Sheeg Ayaad Tahay Allow Ku Xafid. Mida Xasan Sheekh Waanu Ognahay Waxa uu Doonayo Inuu Caalamka Tuso Lkn Caalamku Naftii Ayaa Og Khiyaamada Xasan Sheekh. Mida Kuwa Baxsaday Waa Hiraab Wallow Aniguba Hiraab Ahay Lkn Qaran Ayaa i Deeqo Kuwa La Qabqabtayna Waa Masaakiin Looma ooyaan Lkn Caalamku Waxaas oo Dhan Wuu La Socdaa Waayo Idaacado Caalami Ah Ayaa Sidaan oo Kale Uga Hadla Mahadsanid Markale

  • @zahraabdi1411
    @zahraabdi1411 ปีที่แล้ว

    Asc guule Insh allah khatuumo state Ssc of 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💪🌺🌷💘💘❤️❤🎉

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว +1

    Asc Hussen suxufiiy geesi geesi geesidhalaay Nolaal iyo Nabaad markasta iyo marwalba GuuuLayso go up to keep going 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🇸🇴🇸🇴🦁🦁🥰🥰🌹💚💚🤲💙🏇🏇❤️💪💪💪💪💪

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว +2

    Harti waalaal GuuuL GuuuL iyo gobaniimo SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴💪💪💪🏇💚🦁🦁🤲💙💙🌹❤️🥰🥰❤️❤️❤️

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 ปีที่แล้ว +4

    Good

  • @axmedsaleban-ou2wf
    @axmedsaleban-ou2wf ปีที่แล้ว +6

    Asc,aad ayaan kuu sallaamaynaa,markii iigu kaa horaysay ayaan gartay in aad Daarood tahay,marexan, noo imaw talo iyo tusaale aad ayaanu ugu baahanahy

  • @nasra9564
    @nasra9564 ปีที่แล้ว +6

    Allaha Soomaali mideeyo

  • @Qalas790
    @Qalas790 ปีที่แล้ว

    Weriye sare 🇸🇴mudane HUSEEN JAMA ❤WERIYE MADAX BANAAN FALANQAYN DHABA OO MURTIYAYSAN ❤MAY ALLAH PROTECT YOUR WELLBEING AND HIGHLY IDEAS 🎉

  • @aadanwarsame3069
    @aadanwarsame3069 ปีที่แล้ว

    Hussein jama maansha allaah alle ha ku xafido

  • @SonSharib
    @SonSharib ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 ปีที่แล้ว +1

    ASC waa runta ugaas xuseen xasan sh maxamuud Wuxu raba in lacagta soomaaliya in Laga caafiiyo ayuu raba u cuno waa tuug aan illahay aqoonini waxan illahay ka baryaya in illahay ha naaga qabto Isha Allah Isha Allah Isha Allah

  • @mahdiguessod1374
    @mahdiguessod1374 ปีที่แล้ว

    Excellent analyse....Thanks my brother Hussein Jama
    Soomaaliya Allaha dhibta ka saaro....Allaha u gurmado ...
    Qalwadii mas baa galay
    Munaafaqiin danahooda gaarka mooye cidkale aanan hadhka u jiidaynin aya dalkii ku habsaday

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว

    ASC MASHA ALLAH Eedo Hussein Welkome to Lascaanod may Allah protect you, we don't need Xamar we will build States Darood we have to build our self strength that's my opinion and SSC Khatumo Staat Puntland STAAT Gado STAAT and 3 the other ones I cannot mention whatever where we living in Somalia and we know that is our home we will build our States Darood Stats of SOMALIA 🇸🇴🇸🇴 that is my opinion🎉 Maasha Allaah guul iyo gobannimo ssc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf ปีที่แล้ว +1

    Puntland ALLAHA salaamo yeelo

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 ปีที่แล้ว +1

    SSC guul guul xaqabaya ku dagaalameyesan guushan idinka iskale👁️🏇🏿🇸🇴👩‍✈️👮🏼‍♀️🇸🇴🏇🏿🥰

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Mhadsaind hussein jamac

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 ปีที่แล้ว +3

    Halyeyey ku wa wanaagsan inuu somali metelo xaqiidiina aad uu shacabku dhinanac kastoon kaa shirabnay u noogu qalma laaskuna waa xaruntaadii daraawiish iyo duubcadkii gobonimo u dirirka nabad nolol wadaniyiinta geeska afrika iyo jamaahiirtii baa kalgayl weyn iyo kal iyo laab ubaxyo calaamo qoyan ku soo dhaweynayee❤❤❤❤ noo imoow oo khaatumo ka mid kanoqo

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllaah guul

  • @siciidcawil
    @siciidcawil ปีที่แล้ว

    Waaaa guuuuuuuuuuuuul jamahiirta iyo nabad iyo nolol waa isku mid weye

  • @maxamadxanaf5510
    @maxamadxanaf5510 ปีที่แล้ว +6

    mudane/ xuseen. waa. kugu. soo. dhaweyn. doonaa. gobollada. ssc. khaatumo. maamulka. gedo. iyo.
    ssc. khaatumo. waa. isku. mid.
    waa. mataano. wallaal. nimo.

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl ปีที่แล้ว +3

    Waanu kusoo dhawaynanaa Halgamaa Husseinow

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 ปีที่แล้ว +3

    SOO DHAWAW WAAN KU SOO DHAWAYNAYNAA AWALBA WAAD NALA JOOGTAY

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 ปีที่แล้ว +4

    Waxan is leyahay xubinta ugumisanka wayn madama jamahirta xalasha ah waxan isleyahay waa ciro gudomiyihi hore ee gudiga dorashoyinka

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wadani soomaali Amiin Amiin mitooo yaarab guul noo gumeysi soomaali guul noo qabiil soomaali guul yaarab noo soomaali qabiil soomaali qaran guul

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 ปีที่แล้ว +1

    Minoritugu ha garteen majooretiga.
    Xagay rabaan badida dadka Puntland.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Xassan sheekh af dufanleh ayuu rabaa in uu marmariyo xabiibu malaayiin xasan usuq xasan kalaqaybiye xasan dagaal ooge xasan xasan cadow imaaraad iyo cadow alaba u shaqeye Xasan cadow udaciif. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 ปีที่แล้ว +2

    Cismaan iyo cumar iyo ciise waa inta isheysew 8nta kale baa mudan in ay xaqa dhexdhexaadiyaan hadey diidaan ayagey u taal

  • @moa.9902
    @moa.9902 ปีที่แล้ว

    Xassan Sheekh Maxamuud, kama haybaysto ama cabsado Allah ee wuxuu ka haybaystaa ama kana cabsadaa gaalada.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 ปีที่แล้ว +2

    Islaan ciise wuxuu taageero u yahay faroole iyo gruubkiisa.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf ปีที่แล้ว

    InshAALLHA mareexan wuu midowbi doono

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr sxb kow kow iwad 👂sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta allahayow qeerkadhik amiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Noo kaalay eeddo xoraynta ka dib Iinshallaah tolkaa wuu kugu soo dhawaynayaa laascaanood ❤️❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdiabdii3504
    @abdiabdii3504 ปีที่แล้ว

    Salaamullahi wall❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +1

    in shah Allah dhulbahanteh waa gulaysan

  • @ifrahadam5499
    @ifrahadam5499 ปีที่แล้ว

    Mansha.allah.ugas

  • @siazon7701
    @siazon7701 ปีที่แล้ว +1

    I like this gay he's very intelligent well done brother 👍 and keep going to your dream🙋

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว +1

    islaanka ha maqlo boqorka daarood

  • @yusufahmedhaji9993
    @yusufahmedhaji9993 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Hussein JAMA maahan sidaas aad sheegtey islaan ciisa ma imaan boosaaso isaga imaanwaayey ee loooma diidin inuu gogoshaas isamada Ka qeyb galo

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 ปีที่แล้ว

    Bisinka waad ku fududaatay wlle Boqorka iyo Deni aad ayey u kala fogyihiin

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay busaarada dhulbahante haysaa. Ee ay musharka la bixin kari kaa yihiin. Ma baa hidaa iyaga looqoray waa yaabe. Fadlan lacag ku shubo dhulbahantow

  • @Itzmojii
    @Itzmojii ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakalaqaboojiyo

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 ปีที่แล้ว

    Asc.
    Somaliweyn.
    Nasiib daaro.
    Cuman & Ciise
    Puntland ma laaha.

  • @NuurmaxamedSaalax-im3bh
    @NuurmaxamedSaalax-im3bh ปีที่แล้ว

    S.s.c.guuuuuuuuul

  • @ismailnoor7213
    @ismailnoor7213 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk boowe ana waa kula aadi.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว +6

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKA salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @ardacismaan6121
    @ardacismaan6121 ปีที่แล้ว +1

    Xaqa ALihaguuLeeyo.

  • @halwoahmedhashi4427
    @halwoahmedhashi4427 ปีที่แล้ว

    Jaamaahiirta ssc

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 ปีที่แล้ว +1

    Eaxa khilaafka sal u aha 4nin oo ummadda dhiigooda nuuuga ayaa raba in ay is jaqaan dhiigga dadka
    Laakiin dadku waxay rabaan doorasho nin iyo cod ah .

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض
    @ابراهيمالصومالي-ط6ض ปีที่แล้ว

    Walaahi waa arin dadkoodhan kafajicisay isimadi lagu dayanlahaa ayagi baa dhexfadhiya dadki kalajajabinaya danohooda ka eegaya

  • @Itzmojii
    @Itzmojii ปีที่แล้ว

    Guul s s c

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว +1

    ruwaayad ayaa xamar ka socoto

  • @bariiskuleeljaabirdaahirca1305
    @bariiskuleeljaabirdaahirca1305 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ookale dhiikar aalaga qaadaa

  • @tunmed3393
    @tunmed3393 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 xusen ina adeerow SSC ha iska dhiibin anagaa wax najajafa ubaahane

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk. Xuseen waan idanka wadansynaa , waayo horgaladiinii maydan toogan wali . Sidaa waa ahaanjirnay baad maanta tahiin . War dhegta dhiigga u dara horgallada .. xuseen waxuu qoranyahay Darwiish .

  • @jamilaaden9130
    @jamilaaden9130 ปีที่แล้ว

    aslan sare

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว

    HUSEENOOW KHILLAAF KASTA HA JIROO WAXAAN KUU SHEEGAYA. IN LABBO BOQOL OO SANNO AAY DAGAALAMI KARAA. HARTIGU. .DO'NT WORRY .WE WILL FIGHT THOUSANDS OF YEARS COMING. .........

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Xassan ayaa qayb Ka ah waxa Ka jiro Putland.

  • @waterofficial251
    @waterofficial251 ปีที่แล้ว

    Dadoow Ogaada LaaSCaano Wa mesha Kaliya Ee SomaLia isku Keeni karta

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Xasan wuxuu ku qaldanyahay in uu masaajid kasoo hadlo

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Ku soo dhowoow sool markay xorowdo

  • @PuntLand-zq7ni
    @PuntLand-zq7ni ปีที่แล้ว +2

    ARANJAN👎 Boqor burhan 👎 islan Ciise 👎

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +2

    Huseenoow ku soo dhawoow SSC waa gurigaagii hooyo madax ka noqo......

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Hawiye waxay isku marqaatofureen in ay mooryaan yihiin

  • @ahmedaliugaar1312
    @ahmedaliugaar1312 ปีที่แล้ว +1

    islaan ciiso labo mid ha ogaado garoowe waa caasimada punld cid aad ka xigto malaha tan kale boqor burhaana waa boqorka daaroot cid ka sareyso malah xitaa haduu lasafto dani iyo diyaano waa niman qab leh imaarat iyo carab iyo mareykan yey ku xiran yihiin halka islaan ciisow ku wa aad qabiil ku taageersantahay ay ku xiran yihiin miise juudan xasan dhiiqo iyo ina geyle - walahi sanadkaan ama 60kii ha lagu noqdo ama doorasho hala galo in aaran jaan gub ka siineynin anigoo nin sade mareexaan ah oo buula xaawo joogo yaa kuugu daranayo

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 ปีที่แล้ว +1

    Hussein habaarka jooji dadka runta u sheeg

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 ปีที่แล้ว

    Boqor burhan iyo islaan ciise waa inay fahmaan inay maslaxada , nabadaynta, iyo danta puntland ay ka korayso, magacooda gaarka ah iyo isla waynidooda. Waxaa maanta sharaf mudan oo taariikhdu qoridoontaa kii tanaasula ee doorta siidi beelaha siyaasad iyo qabiil isku haysta. Waxaan leeyahay ilaahay hilinka haboon ha tuso.

  • @somnewnews
    @somnewnews ปีที่แล้ว

    Dhiiqa ayuu lugaha lagalay markuu kahadlo jubaland waa fogaaday kan

  • @aadansalaad7416
    @aadansalaad7416 ปีที่แล้ว +1

    xusen garab baa kuu waramay