Guul PSF guuleeysta ayaan idin leeyahay. Good response 👍 plz take care guys allaha dajiyo arinta lakini, Dani waa danbiila ilahey ka furtay oo u adeega #Emirate, Kenya 🇰🇪,
They have terrible teeth - these officers need some dental - Is PSF synonymous with “Shahaada la dirír”? Just asking. It has been long time since I heard name - Keep the Puntland state safe & protect the election process.
Maa shaa allah Guul ciidamadda PSF ee Puntland xaq ayaad u leedihiin In aad ka difaacdan shacabka Puntland maafiya imaaratka & Deni madax kuti & dabadhilfyadiisa Gaajada & baaba`a ku Halkeeyay shacab weynaha Puntland.
Dagaalka Deni iyo Ilmo Diana iyo Doorashadii golaha deegaaka ee Deni looga adkaaday iyo haatan 16ka kursi ee boosaaso taalo iyo Qorashaha Deni ee ah haday suuroobeyso in hal deegaan doorasho la sameeyo oo qulqulad laga rido boosaaso ma garbaa maanta in wiilal somaaliyeed ku dhintaan?
Kuwani waxaay difaacaan oo ay udhimanayaan difaacitaabka DASTUUR, waxaayna ladiriraan Diinka Alle iyo in shareecada lagu dhaqmo. Qaadka iyo khamriga ayaa maskaxdooda lagu hagaa.
kkk waxaan la ahayn ayaa la ismoodey goor wax difaaci jirteen idinkaaba dhibi jirey idinkuse ma ina diyaanaa u shaqaysaan hadii labedeley maxaa isugu soo ururiseen boosaaso been loow waaba xa qiraysaa ciidankii kale anagaa wax difaaci jirey ayaaba leedihiin marka waala bedeley ninkaas raaca ama shaqaysta hadaa nin ushaqaysaana lcgtana waa la idinka goynayaa
Gulaysta cidamada PSF waxaad tihiin gessiyada lagu seeexdo, MW Deni waa Musharax Xamar u socda , Maarka Deni , Shido, Abgaal waxay ku Heshiyeen in ay PSF ka takhalusaan si ay kuraasta taala Bosaaso Deeqa la Boobo. Guul PSF.
Ac waxaan aad uga xumahay in ciidan uuw ka hor yimaad Maa mul koodii askari shaqa daadu waa difaaca dalka waxaad toos u hoos tagtaan wasaarada gaashaan dhiga waxaad ka hor imaateen sharciga madax weeyne dani waa madax weey ni hii nii yaad ka heey sataan awooda aad ku qal qal geli neey saan puntland waxaad tihiin qas wada yaal u adee gaayo dano shisheeye Waa qalad hoowsha qaran dumiskaa eed wadaan puntland waxeey leedahay hal doowlad Mala aqbali karo loolanka reer diyaano waxaad lumin doon taan sumcadii aad reer puntland kula heey Deen Saldhiga ciidanka waa in laga raro dhulka reer diyaano reer diyaano waxeey u dhaq Maa yaa sideey yihiin mulkiila yaasha puntland taasi weey dhamaatay Hadaad ciidan tihiin u hogaan sama amar ka doowlada hadaad burcad tihiina Dowladu shaqeey idinka qaban cawaaqib xumadana waxaa qaadi reer diyaano dalka foowda da ka daaya waxaani waa qalade
Ina diyaano xaaraan ku naax abihiina sixun buu u dhintay idinkuna si kadaran ladhaca dakada xira gRoonka burhaan boqor muuse iyo doqonka ahaa ina c/rashii guri bay waxaa saa kaharay raagii shaaribada miiqi jiray
War dalka inoo ilaaliya Boqorkii lama .eryin oo hanala soo gelina shaqadii aad Konfur ka soo barateen. Maxaad argafacisada mar hore u dhamayn waydeen. Aderr mashruuc ayaad meesha ku hayseen qoys lagu naas nuujin jiray. Maxa cadowga dalka looga saari waayey 20 sano? Mashruucu ha dhaco dalka khairaadkisa lagu laastay
guulaysta guulaysta
Guul
Guul PSF guuleeysta ayaan idin leeyahay. Good response 👍 plz take care guys allaha dajiyo arinta lakini, Dani waa danbiila ilahey ka furtay oo u adeega #Emirate, Kenya 🇰🇪,
Shacabka soomaliyed waa ogyihiin kuwa khalkhalka wada dani iyo saaxiibadii oo u shaqaynaya kenya & Emaaraate ka yaa dabada kawada waaa naf lacaaari oo intii yaraayd ee wenikta ahaayd yaa laga helay
PSF guul 💪🏿
Hadaad ciidan tihiin maad iska kicisaan imaaraadka oo ilihii dhaqaalaha idinka haysta iyo deni dibira weyne boo caburin idinku haya hilibyahow bisili deni dibira weyne ayaa jeebka ku shubta lacagta imaaraad bixiyo
PSF wax badan baad soo jirten ee iska dhiciya nacaskan macasha weyn ee aan u qalmin inu idin noqdo madax
Deni wuxuu burburinayaa dhismihii maamulka putland?
Deni abaraha umadu udartey mawaxa oga muhimsan siyasad iyo cidan lakalaqaybiyo Cidanka waxan leyahay yanlaiskukinleyn habad na haiskuridina shacabkina unaha oo unaxarista ilahay maslaxad haidindaxdigo
Mashaal aalaah guuulguul psf sii fiicaan.aayuu uu haadleey
Wareejiya xilka
They have terrible teeth - these officers need some dental
-
Is PSF synonymous with “Shahaada la dirír”? Just asking. It has been long time since I heard name
-
Keep the Puntland state safe & protect the election process.
WAR KOOFIYADDAHA CIYAALKA ISKA BIXIYA EE GASHADA
KOOFIYADAHA CIIDAMADA
PSF difaaca dhulka oo ka qabta Siciid Dani guul guul ❤❤❤
Intii u danbaysay ka dareertay ilma qas qas dhilo
بسم اللہ الرحمن الرحیم السلام علیکم ورحمۃ اللہ وبرکاتہ 🌹🙋🌹
Reer Puntland ha iska qabtaan Dani. Waa nin cadow ah
guul.ciidamada.qzf.guul
Dowland ha dhihine waa maamulka butilan
Yaa ka dowladsan somaliya iyaa somaliya dowlad ka ah dowlada puntland jir oo jooga
Maa shaa allah
Guul ciidamadda PSF ee
Puntland xaq ayaad u leedihiin
In aad ka difaacdan shacabka
Puntland maafiya imaaratka &
Deni madax kuti & dabadhilfyadiisa
Gaajada & baaba`a ku
Halkeeyay shacab weynaha
Puntland.
Deni iska qabta oo dagaal ku qaada. Waad idin taageersanahay psf
ILMo DIyaano iyo PSF Guul 🙏🙏
PSF GUULEYSTA
He is useless DANI. Dani is going to destroy puntland.
Guul
Balayo Majiido BSF 😂😂😂😂
Allow dani naga qabo qof aan xishoneyn aana baqaynin wa yaab
PSF or is it BSF 🤔 just asking 🤔 😏, majidho ujidha hadhi anjidhin wala moodhoya
Dagaalka Deni iyo Ilmo Diana iyo Doorashadii golaha deegaaka ee Deni looga adkaaday iyo haatan 16ka kursi ee boosaaso taalo iyo Qorashaha Deni ee ah haday suuroobeyso in hal deegaan doorasho la sameeyo oo qulqulad laga rido boosaaso ma garbaa maanta in wiilal somaaliyeed ku dhintaan?
Asc waxaan aad iyo aad uga xun nahay snoog ah shacab weynaha reer PL burburinta iyo dhibka Loo gestey haydii nabad gelyada iyo Difaaca PL u tagneyd Waxaan oran karaa madaxweynahu waxuu Qadey wado qaldan oo u horsedeysa fashiin iyo fool dumo hadii uusan ka noqon,sidoo kale Ciidankeeni naftooda noo hurey waxaan oran Sabra waad heleysaan Abaalkii Aad u gasheen Reer PL Sahalna ku burburmi maysaan guuleysta guuleysta garankiina Ayaanu nahay
hhhhhhhh habar dhali wayday aleelo ku waalatay
Ina cismaan diyaano meesha ma awowgaa baa kaaga dhintay hadii lagu casilo iska tag guri aa leedahay maaha meesha
Geesi geesi dhalay. dani MACAL WEYNE ISKA CELIYA
Punland ciidan beeleed waykabaxday iyo kuwa difaacaya Agaasime la badaley
Psf ma Agaasimaha labadalay baa
Nimankaa waa maafiyo ciidanka ma dadbaa iskaleh misedalka
Tuug gaale ushaqeeyo
Anigu dani waan kasoo horjeedaa maadaama uu qaran dumis yahay balse cadaalada nacayb oogama tagi karee dani waa laga qaldan yahay waayo pumtland isagaa ka ah madaxweyne loomana dulqaadan karo ciidan aan ka amar qaadaneynin maamulka meesha ka jira
Sorry brothers aad baan uga xunahay hadalkiinu waa hadal meel dheer gasrey walaahey hadaan nahay qurba joogta reer putland waan madaxweyne deni waa in xaalkaas wax ka qabtaa psf waa raga aan ku faano hadaan nahay qurba joogta putland we love❤ psf❤❤❤
mushaarkaba waalaga joojinayaa maraykankana lcgtaada dayso ayaa laleeyahay kabacdina adeerow daraawiishta iqor ayaa ku xigi doonta
Hanolaato psf
Kuwani waxaay difaacaan oo ay udhimanayaan difaacitaabka DASTUUR, waxaayna ladiriraan Diinka Alle iyo in shareecada lagu dhaqmo. Qaadka iyo khamriga ayaa maskaxdooda lagu hagaa.
kkk waxaan la ahayn ayaa la ismoodey goor wax difaaci jirteen idinkaaba dhibi jirey idinkuse ma ina diyaanaa u shaqaysaan hadii labedeley maxaa isugu soo ururiseen boosaaso been loow waaba xa qiraysaa ciidankii kale anagaa wax difaaci jirey ayaaba leedihiin marka waala bedeley ninkaas raaca ama shaqaysta hadaa nin ushaqaysaana lcgtana waa la idinka goynayaa
Dalku hal madaxmeyne buu leeyahay e qaylo joojiya oo amarka u hogaansama
Kuwa hoos ku soo qoraya fidnada waa kuwo dhulkoodii ka carary iyo shabaab iyo kooxaha qadar maal galiso
Bsf waxey masuulkatahey dilal qorsheysan oo ksdhacey pln waxey qeyb kayihiin amni darada pln kajirta giijaale iyo iligna waadadka loo adeegsado arimahaas
War amusu doqonyoho ufufuf kir kir
Raggan ayaa lacagta ka qaataan kuwas uu taliya haddii uu diidaya Ina xil laga qaado
Shacabka soomaaliyeed makuwa ugaandays iyo burundi waar diyeeyeen baa p/land dad keedu iyo shaca b keedu ayaagaa isku filan idinka hooyadiin ugaandays baa wasa
Gulaysta cidamada PSF waxaad tihiin gessiyada lagu seeexdo, MW Deni waa Musharax Xamar u socda , Maarka Deni , Shido, Abgaal waxay ku Heshiyeen in ay PSF ka takhalusaan si ay kuraasta taala Bosaaso Deeqa la Boobo. Guul PSF.
Nin xaran ka dhergay oo ku kibray yaanu iskakiin hor keenin shacabkiinu waay ogyihiin amnigoodu inu idinka yahay
Ac waxaan aad uga xumahay in ciidan uuw ka hor yimaad Maa mul koodii askari shaqa daadu waa difaaca dalka waxaad toos u hoos tagtaan wasaarada gaashaan dhiga waxaad ka hor imaateen sharciga madax weeyne dani waa madax weey ni hii nii yaad ka heey sataan awooda aad ku qal qal geli neey saan puntland waxaad tihiin qas wada yaal u adee gaayo dano shisheeye
Waa qalad hoowsha qaran dumiskaa eed wadaan puntland waxeey leedahay hal doowlad Mala aqbali karo loolanka reer diyaano waxaad lumin doon taan sumcadii aad reer puntland kula heey Deen
Saldhiga ciidanka waa in laga raro dhulka reer diyaano reer diyaano waxeey u dhaq Maa yaa sideey yihiin mulkiila yaasha puntland taasi weey dhamaatay
Hadaad ciidan tihiin u hogaan sama amar ka doowlada hadaad burcad tihiina
Dowladu shaqeey idinka qaban cawaaqib xumadana waxaa qaadi reer diyaano dalka foowda da ka daaya waxaani waa qalade
Ina diyaano xaaraan ku naax abihiina sixun buu u dhintay idinkuna si kadaran ladhaca dakada xira gRoonka burhaan boqor muuse iyo doqonka ahaa ina c/rashii guri bay waxaa saa kaharay raagii shaaribada miiqi jiray
Ciidamada caloosha game it's done bye bye. Bowe
Ciidanka waxaan leyaha waxaad tihii n dharkii puntland ee qofna hawshiina ha,ugu caroonina ee dalka difaaca cadowgu waa badanyahay inoo ilaaliya dalken iyo dadkenaba
Dani wuxu rabaa in uuu pudlan burburiyo waa nin mushraxa ciidank Psf waa kuwo dalka iyo dadka ka difaac cadowga ciidmadana waa rag wll ee dhib dhimaayo dani ha is casilo wasiirka amaniga waa in uu is casilaa dhibku waa dhamaanya
Deni ha dhaco!!!
Dalka madexweynahaa xukuma xilkuna waa meerto wadankuna shuruucbuu leeyahay layma bedeli karo shawaynmayso sharciga haloo hogaansamo
Wa run kunjeer
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
CALAACALKA dadka an haysto jecliyaa deee
maciidan baa mise waa dawlad kamadax banaan maamulka inay dhintaan maahee lama badelikaro miyaa waawaray meesha ma dhaxal ayaad uhesheen ina diyaan waa labadalayaa waa in aad uhogaan sanaataan mideeda kale WAA IN AAD LEEDAHIIN AKHLAAQ CIIDAN SOOMAALI WAA IDIN OGTAHAY INTU FEERUHU IDIN LE,egyahay day waa niman gobolka iyagu uxiran WAAMAXAY NALAMABADELIKARO INA DAYAANO ADERKIS HADUU B URHAANYAHAY 22SANO AYAA KU CEESHTEEN XIKU WAA MEERTO CEEB CEEB WAACEEB SOOMAALI WAA IDIN OGTAHAY J
Deni tisa u cad dorasha lagasugeya tas hakasobaxo
th-cam.com/video/N4SRrRTlZHg/w-d-xo.html
DEG-DEG GARBA CIISE OO LAQABTAY IYO CANFARTI OO MAYDADKOODI KACARARTAY IYO TPLF O DAGAL KA WADO DESE
MashaAllaah 👏 👏 👏
Deni daa,iin allah uga dhigo puntland
Hadaad puntland udhalatay ma,aadan dhahdeen allaha nadhafiyo caaglayaashii maa soo noqday waa yaabe .
War dalka inoo ilaaliya Boqorkii lama .eryin oo hanala soo gelina shaqadii aad Konfur ka soo barateen. Maxaad argafacisada mar hore u dhamayn waydeen. Aderr mashruuc ayaad meesha ku hayseen qoys lagu naas nuujin jiray.
Maxa cadowga dalka looga saari waayey 20 sano?
Mashruucu ha dhaco dalka khairaadkisa lagu laastay
Nacala ku guyala ila maalint qiyaama adiga iyo wixii ku latala,ah inmanka maanta hunguri ku burburinaya beenlow cid ku aaminsanyin fakinbadtihin hus
Khalaaf meel xun marayaa SIYAASADDA cakiran ee puntland balse xabad badan baa loo bahan yahey.
Xabbaddu kugu Dhacday Adiga ,Jecelaa inay -
Reer Putland is la Ayaan