Wallaahi waan la ooyey gabadha yartaa ee iskuulka ka timid ee la kulanatay gurigoodii oo la burburiyey. Miisankiisa xumaanta Xassan Ilaaheey ha ugu daro Aamiin
Hassan Inkarane 40 qofood oo xalaal ah Somalia 🇸🇴 ma laga waayay oo habaarkoodha qabto Hassan ayax 😢 Allow wejigiisa na dhaafi kan madaxweyne ma ahan waa sheidaan Somali loo soo diray. Allow ummadaada oo ku sajuudo u naxariiso ee kan na dhaafi Yaa Allah SWT Allahumma Ameen 🤮 🤲🤲🤲
Aduunka ha loo sheego inuu yahay xasan barakiciye dantiisa wata musuqana uu ku xeeldheeryahay dadka uu soo celinayana inay isaga iyo hogaamiye kooxeedyo ay ka qaxeen
War Gurguurte waxaa khaatir ka jooga inta wadanka ku nool. Hada waxa uu usoo jeestay dadkii ka cararay xabada ay asiga iyo dhiig yacabta kale ee asxaab tiisa ku harqinayaan. War Allah u barya in thaalim kan iyo inta lamidka uu Allah ummada uga hor wareejiyo sida ugu dhakhsaha badan, nooguna badalo muminiin saalixiin ah oo nagu hago jidka xaqqa ah.
Dal iyo dibada umada Soomaliyeed markaad tukataan salaad walba ninkaan horarka Alle u barya si umadan Alle u dhaafiyo. Mid ka khayr badana Allaha inoogu badalo.
Caqligaaga ayunbaad hadashaye..wixi kaga baxay ilaa germany ma adaa u celinaya qof waliba waana mida labaade ma adaa kafaalo qaadaya qof waliba oo cid biilaya ama massariiftiisa..maainlah ah...sidaad wax moodayso ma aha...gabareey..ee maad iska aamusi
Markii hore ee uu madaxweyne noqday ugu horreysay ayuu USA sidaa oo kale u soo saxeexay oo Soomaalida oo aan aad loo masaafurin wax yar siistay. Meel walba quur yar ayuu u galay. Ku gubo.
Been badana munafaq sana ma xishoodo ninku iimanki aya ka dhumay ninkan Ilaahow umada kaa qabo gabadhan gurigodi Sas la yeelay cuqubadeedii ka soo bixi xasan tuug war heer muqdishow iska kiciya dowladan war maxa idin harey

Iimaanka allaha haka qaado xasan sheekh iyo inta la shaqaysaba
gabadhaas dulmiga xasan kagalay wlhi caro rabi baa kadhalaneyso subxanalah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Salaamaad Hassan waa calooshiisa u shaqeyste😢 Somali wanaag uma uu hayo xitaa tolkiisa😢
Xasan shiikh dadkani waxba uma haye muxuu usoo celinaayaa masaakiintaan.
War kan madaxwyne ma ahee nagda waa nin inkaar kubdhacday umadi uu maamulay ayaa lugu diray ilaahay ha dhaafiyo xukunka
Somali Kenyan ahy alx 😅
Farmaajo aya dhama Hassan Sheikh sidaas iLa thy aniga
Subxaanallaah Yaa Allaah ugargaar umadeena soomaliyeed iyo intii muslim ah oo dhan Yaa Rabbii Yaa Raxmaan.
Hassan Inkarane 40 qofood oo xalaal ah Somalia 🇸🇴 ma laga waayay oo habaarkoodha qabto Hassan ayax 😢 Allow wejigiisa na dhaafi kan madaxweyne ma ahan waa sheidaan Somali loo soo diray. Allow ummadaada oo ku sajuudo u naxariiso ee kan na dhaafi Yaa Allah SWT Allahumma Ameen 🤮 🤲🤲🤲
😂
Ilaahow Xasan shiikh murug uusan ka kicin ku rid umadii muruguu ku dilay waa Nathanyahi gii somalia
Somalia waxa haysta maaafiyo xasan dhiiqo halaga badbaadsho
aad iyo aad ayaan uga xumaaday gabadhaa yar waxa ku dhacay walal xasan munaafaq ilaahay naarta jahiima hageeyo insha allah
Amir wa run waad asiibty intaas wxuu uga danleeyhy lacagta inuu jeebka ku shubto imaalaawe waaye xasan xoolo
Iimaanka Allaha kaqaado dad masaakiin ah oo tahriib maray ayuu rabaa inuu qarax kusooceliyo 😢
Xasan XAADIR somali wasoo xaraashay Europe aa dhiban in uu xaraasho Ilaahey asiga qabri haku xaraasho
Xasan gurguutow ilaahey narta hakugurido
Dad dhintay ayuu ka tagiwaayey ma midnool ayuu dhaafi
Subxaanallah
Xuseenow xasan wa ibnu xaaran insha alaahu 1.5 uharay ma dhamaysan doono
Xasan iimaanka Allaah kaa qaad waxa uu Hungari ka galay 5ta milyan
Hassan shiek kuwii hawiye o xamar degnaa buu guryahoodii kadu duminayaa maxuu dadkale wax u qabtaaa
Illaahow xasan waqtiga uharay waanagu dheeryehee na dhaafi si dagdag ah oo illaahow ku dhaama noogu badal.
Kuwa dilaka lagu xukumay oo kunool sacuudiga mu u doodo hadii ay dhab katahay in dadkiisa rabo
Muhimada waa lacag wll.....lacag hadaad siiso wuu soo kaxeenaa kuwaas sucudiga. Meel aan lacag kajirin hassan sh ma aado mana daneeyo
Mahadsanid
Aduunka ha loo sheego inuu yahay xasan barakiciye dantiisa wata musuqana uu ku xeeldheeryahay dadka uu soo celinayana inay isaga iyo hogaamiye kooxeedyo ay ka qaxeen
Lacagahaas buu rabaa in uu Dhaco
War xassan duufle iyo kooxdiisa ayax bahan wa cadow dowlad majirto mooryanta intay mesha jogto
Wuxuu ka yimi oo ku koray.hoy meel la isku dulmiyo
WUXUU RABAA INUU KA DHACO INTA YAR EE LA SIINAYO DADKA LASOO CELINAYO OO ILAA SHAN KUN OO DOOLAR AH.
hawiye dawladnimadii waa ku dheeleen
Xasan Gurgiurte iyo lacag laisma tuso, weligay qof madax ah oo sidaa u imaan la'a ma arag, illaahow xasan sh ummada ka hor wareeji oo mid dhaama noogu badal.
Imisa lacag la siiyey MW Hasan
Xasan iyo lacag la isma tuso
Ilahay calaamo xun kaa iffii gabarti yarayd an ka naxay
waa ladacwaynkaraa. Xasan. Inuu. Rabo inuu. Cuno lacagtaas yartaa
😱😱😱😱😱
Good 😮
Shine culey maku jiraa iyo K ayuup 😅
Xasan gurguurte cuquubo kugu dhacday
Xasan dad dhintay buuba barakiciyee ma kuwa nool buu dan u hayaa.
Malaa xoogaa hub ah iyo military uniform and waking talking for military.
Xassan munafaq wa tuug tuug dhalay oo bahan dadka qoxotiga ah ayu nafac ka raadiyey Iimanka Allw ka qaad
Xasan dhiiqo wuxu la shaqaysta maaafiyo Somali halaga qabto maafiyada
War Gurguurte waxaa khaatir ka jooga inta wadanka ku nool. Hada waxa uu usoo jeestay dadkii ka cararay xabada ay asiga iyo dhiig yacabta kale ee asxaab tiisa ku harqinayaan. War Allah u barya in thaalim kan iyo inta lamidka uu Allah ummada uga hor wareejiyo sida ugu dhakhsaha badan, nooguna badalo muminiin saalixiin ah oo nagu hago jidka xaqqa ah.
Intaa yar oo takuleynta ah oy u balan qaadeen ayoo rabaa inaay jeebkiisa gasho waayo waa nin lacag raadis ah
Xuusen walaal waxan kaacodsanyaa mesheen xerada xalane looxidho burugiraamo kasooduub adoo aadumahadsan. Xeradan xalane waa meesha soomaaliweyn dhibaatadu kasoogasha
Somaliyey xasan dhiiqo wadanka ka qabta ilahay raantii kugu fogee fadeexad wayna guur guurte xabaalo qote allahaw nagaso qabo
Xasan culusaw war umadda somaliyed halaga qabto
Ma xishode
Dal iyo dibada umada Soomaliyeed markaad tukataan salaad walba ninkaan horarka Alle u barya si umadan Alle u dhaafiyo. Mid ka khayr badana Allaha inoogu badalo.
XSM Madaxweynihii ugu arxan darnaa ee Soomaali soo mara......
Kolba inkaarta danyarta inay ka soo ifbaxayso waa la hubaa....
Xildhibanada uu laaluska diiyey kuwaas soo habara kuwaas ayas umafa Somaliyed danbi ka galay oo waxey awodan ineey mesha ka tuuran inkaar qabowyin.
Kala gobsanaaaaa madaxweyne dadkiiisa cunaya iyo madaxweyne dadkiisa iyo dalkiisa hormarinaya
Hassan xoolo waa kuwii dili lahaa markuu sooceliyo dadkaan galigood ma'ha waa yurub iyo america iyo meelkasto dib ma leh dhulkaaga hooyo wax kuu dhaamo ma leh Amina
Caqligaaga ayunbaad hadashaye..wixi kaga baxay ilaa germany ma adaa u celinaya qof waliba waana mida labaade ma adaa kafaalo qaadaya qof waliba oo cid biilaya ama massariiftiisa..maainlah ah...sidaad wax moodayso ma aha...gabareey..ee maad iska aamusi
Sxb xasan iyo William ruto labo nin oo la isku qiyaasi karo ma aha ruto waa wadani xasana waa tuug doonayo wuxuu dhaco
Markii hore ee uu madaxweyne noqday ugu horreysay ayuu USA sidaa oo kale u soo saxeexay oo Soomaalida oo aan aad loo masaafurin wax yar siistay. Meel walba quur yar ayuu u galay. Ku gubo.
Xuseen Jaamac halyeey ayaad tahay Gaadhsii dawlada Germany siday wax yihiin...
Xasan
Allow wuxuu galabsatey ha la sugin
Ee ifka ku tus
dowladu meeday ma waraabaha
😂😂😂😂😂xasaan maadhaargaah
😂Soomaalida walahi wax ma fahman ninkan gurguurte ah ciil weyn buu qaba 5 tii sano ee dowladi hore shacabka sow ma taageerin Farmaajo xanaaqi uu ka qaadey sideeba la iiga jeclaada ninkas qof aan dhaafayo ma jirto ayuu taagan yahay 😢
Xasan inkaari kugu dhacday dheh Bal muxuu u hayaa oo uu u qabanayaa? Hasoo cesho ee
Kuwii la joogay uu waxbo u qaban dad iyo duunyaba waa gatay
Kii malin dhewreto CID USA Xalane ymi oo Xasan laa kulmay war ma ka haysa
Daaroodka halasooo raaafo waan soodhawaynaynaa
Wlhi Germany isaaq iyo hawiyaa u badan hakugu taagnaato
WUXU BEEN BADANAA
Adiga adeerkaa ayaa farmaajaa warkaas aad sheegeeso Waa cadiifad marka sorry warkaada Waa aragnay Maxaa isku keenay dhul sharci la aan lagu dagay iyo arinta jarmalka maxaa isku keenay xuseen jawaabta Waa xagaada
Waxaad sheegayso waa run liin farmaajo waxaas iyo wax lamid ah iyo wax kadaran ayuu samayn jiray lkn maadan sheegi jirin soowmarkaa waxaagu ma cada inaad dhinac kararan tahay
Been badana munafaq sana ma xishoodo ninku iimanki aya ka dhumay ninkan Ilaahow umada kaa qabo gabadhan gurigodi Sas la yeelay cuqubadeedii ka soo bixi xasan tuug war heer muqdishow iska kiciya dowladan war maxa idin harey
Wariye beenloow boocbooc waxaa tahay qabyaali, cid ku aamineyso ma jirto gaar ahaan haddii aan nahay HAWIYE ina IRIR ina SAMAALE...