Dad Hargaysa Soo Maray Ahmed Ali Cigal. by Ibrahim Eagle. Eagle Media Pro Classic

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 378

  • @khatrahassan5563
    @khatrahassan5563 3 ปีที่แล้ว +20

    Hargeysa hooygii jeceylka
    Hooygii murtida
    Hooyadii abwaanka
    Hargeysa ma nabad baa like ha ila dhaafin

  • @sharmaakemuhumed1059
    @sharmaakemuhumed1059 6 ปีที่แล้ว +31

    Heestan wan jecelahay Wayo waxa ku jirta magaca magaladayda Somaliland Ee Hargeysa fanaan hargysa u hesinba maha fanaan legend ahmed Ali egal🙏🏽

  • @raxiilyusuf7987
    @raxiilyusuf7987 6 ปีที่แล้ว +14

    Abwaan Mahamed Ali Kaariye ayaa leh ereyada waa Abwaan qabiilka sheekhaash ka dhashey ilaahow u naxariiso

  • @aimarmu9442
    @aimarmu9442 5 หลายเดือนก่อน +3

    Watching 2024 . Portland,Oregon. I still remember where I was when I met my first lover.

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 7 ปีที่แล้ว +100

    Hargaisa magaalo magac wayn leh reer Hargaisa waan salamay asaxab badan oo reer Hargaisa ah ayaan leeyahay oo rag iyo hablo ah noolaada

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Dhanaane kaa qaadnay walaalkay mid la mida naga gudoon adiga iyo magaalada aad ku dhalatay ba 🙌🙌🙌🙌🙌

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Yaare waa mahadsanthy walal allah yacizaka ❤❤❤👍👍👍

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Dhanaane Adaa mudan Wll 😍😍💞💞🙏🙏🙏 lkn magaaladee ku dhalatay

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman Yaare Mogadishu walal adigana?

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +3

      Ahmed Dhanaane Muqdisho 😍😍😍😍💞💞💞 Me Hergeisa.
      Muqdisho waa magaalada 4aad ee aan Somalia ugu jecelay marka la iga imaado Hergeisa oo aan ku dhashay ku koray ku barbaaray intii ugu badnayd noloshayda aan ku qaatay , iyo Berbera oo aan waxbarashadii dugsiga sare ku dhamaystay sannado qurux badana aan ku noolaa iyo Laascaanood oo ah magaalo aan qalbiga ka jecelay 😘😘 wali Ma arag Muqdisho lkn incha allah waxyaabaha ugu wayn ee aan ku hamiyo ayay kow ka tahay in aan mar uun Muqdisho arko kuna noolaado incha allah 🙏🙏🙏

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 7 ปีที่แล้ว +67

    Ma hoygii jaceylkee, hammi anigoon qabin, haween anigoon rabin heestu iiga yeedhaa. . Hargaysa magaalo gobeed.

    • @baastosiciid8217
      @baastosiciid8217 6 ปีที่แล้ว

      hargaysa hooyga fanka waa istaahishaa in looheeso somali guul caasumada labaad edalka

    • @dunyaali7412
      @dunyaali7412 6 ปีที่แล้ว

      kim jong un is

    • @abdibarrenooh7563
      @abdibarrenooh7563 2 ปีที่แล้ว +1

      Boorame weeye meesha laga sheekaynayaa

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 4 ปีที่แล้ว +4

    Fannaaniinta Soomaaliyeed waxa ay ahaayeen dadka ugu qalbiga wacan dadka Soomaaliyeed. Iyaga oo kala qabiilo ah bay hadda sidii ay hal qoys yihiin u dhaqmi jireen. Intooda dhimatay Alle ha u naxariisto. Inta nool na Alle caafimaad ka iyo cimriga ba haw barakeeyo.

  • @axmedsaxane1193
    @axmedsaxane1193 10 ปีที่แล้ว +18

    Woooow waberi ayaa isku aragtay meesha dadkii hore waawaynaa igadheh illahay cirigiina ha dheereeyo

  • @hibaaqmohamed3827
    @hibaaqmohamed3827 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow kuu naxariiso saado ali sida yaree ee shalmadii gabadhu saartay ay ugu qaaday cigaal ban aad ugu helay alle indheer garadsanaydaa ilaahoow kuu naxariiso

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 11 ปีที่แล้ว +34

    Hoyga fanka umada somalida allow dhowr hargeisa mashalaah

    • @malmo4235
      @malmo4235 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa Mineapolis not hargeisa

  • @saidamohamed183
    @saidamohamed183 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaaheey ha unaxariisto saado cali warsame

  • @qadarqaraami3447
    @qadarqaraami3447 5 ปีที่แล้ว +34

    2020 inta dhageesan neeyso slaama ✌️ hees iyo badh ❤️❤️❤️

  • @dulemohamed2893
    @dulemohamed2893 8 ปีที่แล้ว +15

    ma hoygii jacaylkee
    hammi anigoon qabin
    haween anigoon rabin
    heestu iga yeedhaa

  • @muhayas6568
    @muhayas6568 7 ปีที่แล้ว +9

    Allow kuu naxariiso sado cali fananad iyo badh bey aheyd
    Cali cigaal waa wiil qooqey oo fanka siduu rabo ka yeeley

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 ปีที่แล้ว +13

    abwaan maxamed cali kaariye ayaa heestaan sameeyey allaha unaxariisto laxanka iyo codkana waa axmed cali cigaal

    • @abdinasirk5405
      @abdinasirk5405 4 ปีที่แล้ว

      Iska hubi sxb qofkii sameyay heestaan intaadan qof iskaga saarin adigu

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 3 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirk5405 Maxamed cali kaariye ayaa leh heesta waxuuna ka mid yahay heeso badan oo ku saabsan qisadii jaceylka kaariye iyo shankaroon Axmed

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 4 ปีที่แล้ว +4

    AUN MOHAMED ALI KARIYE AYAA TIRIYEY HEESTAN, YARTUNA WAA SHANKAROON AHMED OO UU JECLAA, JACEYLKOODUNA UU KA BILAABMAY GALBEEDKA HARGAYSA ILAA BOORAMA

  • @Madadal-MP
    @Madadal-MP 5 ปีที่แล้ว +6

    Ka bilaw bidix....
    Khadiija daahir boqran
    Saado cali warsame (ahun)
    Maxamed aadan dacar
    Axmed cali cigaal
    Cadar kaahin axmed
    Raxma rose (ciyaalki danbe)
    Hibo maxamed
    Nimco yaasiin caraale
    Dad hargeysa soo marey ❤

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 2 ปีที่แล้ว +1

      wll si fican ayad Nogu shegtay magacyadod lkn halkan u ka hesayo waa magalade

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 ปีที่แล้ว +22

    Hargaysa Suugaanta Baal Dahaba Ayay Kaga Jirtaaa Abwaan Aan Maanina Awbaanba Maaha ❤️🧡💛💚

  • @hanadcabdixakiin8876
    @hanadcabdixakiin8876 9 ปีที่แล้ว +24

    wooooooow hargaysa somaliland hoygii fanka iyo suugaanta yaa salaam ninkii garanayaa garanaya

  • @kingnasri8920
    @kingnasri8920 8 ปีที่แล้ว +4

    hadyad baan u dhiiba dad hargeisa soo maray waan ku sharaabay heestaa

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 ปีที่แล้ว +1

    Markii ugu horeysee
    I haleelay caashaqu
    Haaaa ha haaa
    Ma halkaan fariistaa !
    Ma hoygii jacaylkee
    Hami anigoon qabin
    Haween anigoon rabin
    Heestu iiga yeertaa !! 😍🌹

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 6 ปีที่แล้ว +4

    Fanaaninta waberi say isku jecel yihin Ilahay hani xafido eega Allaha u naxariisto saado cali

  • @mohosman335osman9
    @mohosman335osman9 8 ปีที่แล้ว +11

    Hiba (Nuura) iyo Cigaal oo is'dhinac taagan waxay ka'midtahay dhaxalka Qaranka Soomaaliyeed.

  • @AhmedMohamed-ld2qv
    @AhmedMohamed-ld2qv 6 ปีที่แล้ว +2

    Markaas oo kale wax ka wacan majirto marka dhalinyaro fanka isla bilawday wadan nabad ah oo qurux badan waqti kusoo wada qaatay ay kulmaan yagoo dad waawayn ah oo waqti isla qaataan alla haw naxariisto saado Inta kale ee noolna alla ha xafido

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว +3

    WAA EREYADII ABWAANKII BALAADHNAA MAXAMED CALI KAARIYE ALLE JANADII FARDAWSA HA DAJIYO 👉🏽

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 ปีที่แล้ว +42

    our legend CIGAAL

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan hrgysa darteed u jeclhy
    My lovely city
    28 4 23

  • @mymounabdirazak692
    @mymounabdirazak692 7 ปีที่แล้ว +2

    Al fanaan cigaal saado Ilaahayow u naxariiso Hibo Nuura fanaanad qaran Waabari oo dhan waxay ahaayeen fanaaniin qaran oo soomaaliyeed

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 6 ปีที่แล้ว +1

      mymoun abdirazak
      Sado ilahay haaw naxaristo ama cigal wuu nool yahay ilahay cimrigisa haaw dheereye

  • @pierrenour2014
    @pierrenour2014 6 หลายเดือนก่อน

    saado allah yarxma. GABADH ILAAHY HAYBAD DHERER QURUX DADNIMO SIIYEY BAY AHYD.. IYO MARKAAD DACAR OO CIRKAMAREY MURAAQOODEY LIBAAX IYO NIMCO YASIIN LEGEND ISUYIMI MEESHA. cigaal legend

  • @cumardaahir1875
    @cumardaahir1875 11 ปีที่แล้ว +2

    Waaberi waa idin salaamay, Cigaal, one of the greatest Somali artists in history, Maxamed Cali Kaariye Ilaahow kuu naxariiso, mid kamid ah heesaha safka hore ku jira ee Axmed Cali Cigaal, weliba isagu wuxuu sheegay iney tahay heesta uu ugu jecelyahay heesihiisa.

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 7 หลายเดือนก่อน

    Ah! Yaa dhalinyaro nimadiisi inogu celiyo axmed o kale suugaanta somaliyeed masoo mari dono Allah ino daaye❤

  • @nimcoaxmed4265
    @nimcoaxmed4265 11 ปีที่แล้ว +2

    al fanaan axmed cali cigal abtiyeey noo loow wale quruxdii iyo codkiiba wuu kudhamaday allaha kusiiyadsho

  • @xamseaxmedxasan8245
    @xamseaxmedxasan8245 8 ปีที่แล้ว +9

    the only legend
    in somali
    Ahmed ali cigaal
    big respect
    eagle media

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว +2

    Habo saado Ali warsame alaha unaxariiste iyo hibo nuura Ayaan mesha ogajeeda abti Ahmed Ali egaal the legend

  • @mohamuse1663
    @mohamuse1663 9 ปีที่แล้ว +14

    ahmed cali cigaal fanaan anjeclahy alla haku daayo boqortooya ku dhashay

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 9 ปีที่แล้ว +2

    allaah ya cisakum, ciwaanka aan kuu Saxe waa ( DOWLADII HORE OO LA HUBAY) oomarwaliba shidan.alaha iddiinka cafiyo aamiin. mhs

  • @cumarani14films16
    @cumarani14films16 4 วันที่ผ่านมา

    2016/ / Ma markaan hawoodee habsan geenyo uguboo ku heeraaran dooxada hiyigaygu racaa
    Nin helaa nasiib lehe heesaha dulsaree Rabbi Igu hagajaa
    ❤❤❤

  • @qadiroabdi5085
    @qadiroabdi5085 8 ปีที่แล้ว +8

    allow ereyo ma yihiin alfanaan ustaad axmed cali cigaal iyo ereyadii abwaan maxamed cali kaariye oo ku magac dheeraa dhakhtarka jacaylka Allaah ha u naxariisto,e

  • @ApdikarinHarawoH
    @ApdikarinHarawoH 14 วันที่ผ่านมา

    M.a hargaysa hooyada fanka somaaliyeed and borama hooyada aqoonta umada somaliyeed❤❤❤❤❤

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 7 ปีที่แล้ว +10

    Legend cigaal heestii maxamed cali kaariye ala yar xamo

  • @abdullahiadammohamed230
    @abdullahiadammohamed230 4 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhbay leedahy heestaan jaceel maxamed cali kaariyey ee shakaroon markuu jeclaaday

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 ปีที่แล้ว +2

    Legnd best singer
    Allah yarxma markey Saado la ciyaareyso Stylka meeshaba wey ruxayaan 2 daasi

  • @ameinzead6472
    @ameinzead6472 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku salamey hadad reer Hargeisa tahay ❤🙏🫶🫶

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว

    Waa heesihi hore weliba uu qaadayo Fanaanki asal u lahaa, Jaalle Axmed Cali Gigaal

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 ปีที่แล้ว

    Heestan abwaankii alifay maxamed cali kaariye allah ha u naxariistee marna meeydaan xusin magaciisa. Koley haduu hargeisa kasoo jeedilahaa magaciisa waad nagu waali lahaydeen hubanti

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 9 หลายเดือนก่อน

      In la xuso waxba usoo kordhin mayso.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 6 ปีที่แล้ว +4

    WOW Hoygi Fanka iyo Sugaanta Hargeeysa

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 8 ปีที่แล้ว +18

    waabari they feel like as family ; this is historical moment... hibo, daca,r AUN saado ali , ahmed ali cigaal, nimco yaasiin and more

  • @rashidabdiali3732
    @rashidabdiali3732 3 ปีที่แล้ว

    fanka reer baa jecel in lagu sunta waa idoor waan idin siney.
    lakiin xaga gabeyada
    dhaxalgalka ah waa Darood yeynan isku qabsan oo ogadeen iyo harti ayaa hogamya

  • @selmaandhubadb8368
    @selmaandhubadb8368 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah janaatul fardowsa kugu macsuumo, saada, Ali Warsame , ( geenyadii & Boqoradii + codkaba/ waaberi,!!

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 6 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii AHN Abwaankii caan baxay ee Maxamed Cali Kaariye

  • @ahmedibrahim7595
    @ahmedibrahim7595 4 ปีที่แล้ว

    Haas fanaa cigal/ abwaan cariya/ hoygii fanka hargasa nin islahalaa nasiiblah haas igadhah

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 5 ปีที่แล้ว +3

    Hargaysaa magaladaan wax ku bartay ka shaqaystay ku guursaday caruur iigu dhalatay daganahay aadbaan u jecelay magaaladaday viva viva caasimada somaliland

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 6 ปีที่แล้ว +6

    SAADO CALI SHALMADA SIDAY UGA QAADAY AXMED CALI CIGAAL RABBOOW KUU NAXARIISO

  • @aimarmu9442
    @aimarmu9442 5 หลายเดือนก่อน

    Ma Hilaacii Karantoo Boorama ku hooroo hoobaan caleenliyo dhirta ubaxa bixisaa. Beautiful scenery

  • @abdisalammohamud7055
    @abdisalammohamud7055 8 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwaan maxamed cali kaariye Ahu

  • @idrissmed7512
    @idrissmed7512 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waberi wa somali runa o qabil ahayn

  • @ayubyano2378
    @ayubyano2378 4 ปีที่แล้ว +2

    Long life cigal lengend waaberi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +28

    subhana sado alli ilahow ku naxariso daawo ficilkeeda naagta shalmada sartay wayka qadaysa cigale ya rabi wlhi geesiyad bay ahayd

    • @halimojama2956
      @halimojama2956 7 ปีที่แล้ว +1

      SC Ali aamin aamin

    • @cabdiyare5235
      @cabdiyare5235 7 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqo Ra adis

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 7 ปีที่แล้ว +5

      Hal sano ka hor buy aha commentkan maanta oo kale lol it's my favorite song in all the time

    • @fosiomohamed2173
      @fosiomohamed2173 7 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqo Raadis abyo ilaahy ha unariisyo geesinimada ayaa lagu dilay iyadoo kale wey yartahy alayaa raxma

    • @jablibaax
      @jablibaax 7 ปีที่แล้ว

      Xqiiqo radis ma tihide xuman raadis bd tahy

  • @luulaahmed5325
    @luulaahmed5325 7 ปีที่แล้ว +28

    Viivi haryesa boorama cade

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 ปีที่แล้ว

    Axmed Cali Cigaal ✅✅
    Heestiisa Subcis kama Daalo 👌

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 5 ปีที่แล้ว +2

    Edo saado alle how naxaristo

  • @faysalyuusuf9164
    @faysalyuusuf9164 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw axyaa fanaan cigaaal waayo waayo iyo xusuustii hoboladii waaberi iyo hooyada fanka soomaliyeed hargiesa cadeey

  • @fahimaabdi2861
    @fahimaabdi2861 4 ปีที่แล้ว +2

    Saado Cali Alloow kuu naxariiso eedo mcn 😭I like how she took off the shalmad for Axmed cali cigaal

  • @aftaxdhegofiq5575
    @aftaxdhegofiq5575 8 ปีที่แล้ว +9

    axsan yaa fanan
    ala saado ayaa iimuqata rabi naxaristiii jano hakuugu deqo amiiiin

    • @buurtinle777
      @buurtinle777 8 ปีที่แล้ว +1

      sado cali warsame Ilaahay janada haka waraabiyo Allaha janada geeyo

    • @abshirmohamed405
      @abshirmohamed405 7 ปีที่แล้ว

      Aftax dhegofiq Ameen

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 7 ปีที่แล้ว

      Aftax dhegofiq amiin boowe

    • @AbuRahmantv
      @AbuRahmantv 7 ปีที่แล้ว

      best song ever
      great signature of Ahmed ciigal

    • @halimojama2956
      @halimojama2956 7 ปีที่แล้ว

      Aftax dhegofiq aamin dhamaantot

  • @saeednoor5625
    @saeednoor5625 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan abwaan gaariye ayaa usameeyey shankaroon oo uu jeclaadey oo ayadoon aan ka aqbalin jacaylkii hargeysa kaga laabatey
    Heeso badan uyuu abwaan kaariye kasameyey jcylkiisii shankaroon ilaa aakhirkii uu guursaday
    Allaha unaxriisto abwaanka shankaroona allaha cimriga udhereyo

    • @suleymanjaamac7037
      @suleymanjaamac7037 2 ปีที่แล้ว

      Gaariye maaha sxb waa
      maxamed cali kaariye waana saga ninka shankaroon ka daba dhacay

    • @abiibyare5149
      @abiibyare5149 ปีที่แล้ว

      Walal magaca iska sax gaariye ma ahan ee waa Kaariye

  • @somaliabba7820
    @somaliabba7820 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa fanaanka aan ugu jeclaay fanaaniinta AAC 2020

  • @madarrush7135
    @madarrush7135 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Waxan dawaneyey habeenkii u horeysay ee u qaaday Ahmed Cali cigaal 1985

  • @caatoali5168
    @caatoali5168 8 ปีที่แล้ว +4

    woow afkaga cano lagu qabay axmed fananiin waa ku waa qabyalad lahayin illahay hidin xafido sado illahay hu naxariisto

  • @sidiqsaeedmohamoud7327
    @sidiqsaeedmohamoud7327 6 ปีที่แล้ว +2

    Marka dadkii heesi jiray heesayaan, cajiib cajiib.

  • @hassanyousuf606
    @hassanyousuf606 6 ปีที่แล้ว +3

    AHN Dr Maxamed Cali Kaariye.

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 ปีที่แล้ว +2

    Dad hargaysa soo maray hadyada iigu dhiiba❤

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 ปีที่แล้ว +2

    Halkan Ku dhasha Hodano Halkan Ku Kora hargeisa ah Magaldi qimaya Badnayd Qof nasiib Leh Unba Kudhasha kuna Nolada Wlahi❤️😍🌹💐💐

  • @neslihaanf5803
    @neslihaanf5803 7 ปีที่แล้ว +22

    Fanaanka mj ugu weyn ☺️👍🏻

    • @muhayas6568
      @muhayas6568 7 ปีที่แล้ว

      Neslihaan F exactly cigaal waa fanaan qooqey oo cirka ukaadshey

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 ปีที่แล้ว +2

      Neslihaan F Waliba u raaci kaliya. kkkkkkkk

    • @khalafyare1260
      @khalafyare1260 7 ปีที่แล้ว +1

      Cigal hargayisa uu shiidii hiraay barii heestaan daqrarki jeclkka iska leh m Ali Kariye

    • @abdirahmanfiqi2823
      @abdirahmanfiqi2823 6 ปีที่แล้ว

      Muha Yas
      Hhhhhh

    • @housseinmahamoud6708
      @housseinmahamoud6708 6 ปีที่แล้ว +1

      Fanaan Qabiil male walaashay

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว +1

    WAA EREYADII ABWAANKII BALAADHNAA EE CABQARIGII MAXAMED CALI KAARIYE AHUN.

  • @apdirizaktacapir4547
    @apdirizaktacapir4547 5 ปีที่แล้ว +1

    AHU Mohamed Cali Kaariye Ayaa Same yay Heeskan.

  • @ahmedmursal9086
    @ahmedmursal9086 9 ปีที่แล้ว +1

    allh hu unaxariisto maxmed cali kaariye erayadiisii dheh

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 2 ปีที่แล้ว +1

    Sado Cali warsame iyo Hibo Nura ✔️Wabeeri

  • @kdervishkhalil2992
    @kdervishkhalil2992 6 ปีที่แล้ว +6

    😔 Alla yaraxma Sado Ali AHU😔

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Inta Dhagaysanaysa We Saado Cali Warsame Kunaxday Like Saar
    Una Duceee wll Xidigtii iyo Quruxdii
    Fanka Soomaaliyeed🤦🏻🥰♥️🩸♥️

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ka mid ahayd heesigii abwaan maxamed cali kaariye u qaaday shankaroon axmed sagal oo uu jeclaa

  • @daadproduction6574
    @daadproduction6574 3 ปีที่แล้ว

    Maamadii sharafta xishoodka dhaqanka iyo karaamada saaxiibka u ahayd hibo maxamed gudoon hiba nuura ayaa meesha iiga muuqataa illaahay intii dhimatay haw naxariisto inta noolna cimri dherer iyo caafimaad ha siiyo waxay ahaayeen dad aad u qiima badan

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 10 ปีที่แล้ว +1

    amzing wlhi waa fanaan qaali ah# keep it up igal

  • @tyga2010
    @tyga2010 2 ปีที่แล้ว

    Wow cigaal fanaan igu wayn noolow ader

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 7 ปีที่แล้ว +6

    wwwwwwwww Ahmed cali cigaal love you runtii your voice your appearance and all your attitude

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo hadlaynbay naftu hees ileedahay !!
    Heestaan kama daalo jadwalka asbuuc lahaa bay iigu jirtaaah

  • @abdillahiawad156
    @abdillahiawad156 8 ปีที่แล้ว +6

    Cigaal- like many other 'great Somali singers' like him- is definitely a legend!

  • @khadarbidixo7055
    @khadarbidixo7055 5 ปีที่แล้ว +1

    Axmed cali cigaal caynte awoowo MaanshaAllah

  • @maxamedmusse7778
    @maxamedmusse7778 7 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan maxamed cali kaariye

  • @qalanjoqoordheer7592
    @qalanjoqoordheer7592 11 ปีที่แล้ว +2

    maashaa laah axmed cali cigaal nooloow

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +5

    Hargeisa Somaliland
    Alfanan Ahmed Ali Egal

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 ปีที่แล้ว +4

    Legend Woow amazing Respect Our icon

  • @simanabdiqaadir4731
    @simanabdiqaadir4731 3 ปีที่แล้ว

    Viva Boorame hoyga jacaylka meeshii abwan Gaariye jacaylku ku haleelay🥰

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว

      Borama waa meel baadiye camal ah meesha Hargeisaa laga hadlayaa kkkkkkkkk

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax axmed c cigaal 2021 baan ku nasanayaa👍😁🤚

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 7 ปีที่แล้ว +3

    I am sorry I missed your show uncle I love you so much

    • @abdinasirbarre4486
      @abdinasirbarre4486 3 ปีที่แล้ว

      Maryam he is my real uncle brother to.my dad bashir ali egal i hve never see him as phisical though i live with him the same country

  • @saladgutaale8731
    @saladgutaale8731 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees ka mida heesaha heerka saraa ee fanaanka aan jeclahay heesihiisa Ahmed Ali Egal, Hargaysa, waa hooygii suugaanta iyo jcylka.

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 7 ปีที่แล้ว +1

    markii igu horaysee i haleelay caashaqu 😍

  • @miiganeyousufaxmed488
    @miiganeyousufaxmed488 7 ปีที่แล้ว +2

    fanaan ahmed ali iyo heestiisii mahalkaan fadhiistaa..... xasuus hore

  • @aliyaidiris9145
    @aliyaidiris9145 11 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaw waadakii hore wooooooooooooooooooooooooo

  • @ayaanomar3817
    @ayaanomar3817 8 ปีที่แล้ว +4

    Wooow wonderful! Ahmed Cali, pls kaalay hargeysa cadey waxaad tahay fanaan la jecel yahay ♥♥♥♥♥

    • @abdinasirk5405
      @abdinasirk5405 4 ปีที่แล้ว +2

      Ina ader ana ma soo raacaa inkasta oo anan fanan ahayn 😂😂😂😂😂

    • @cabdiqaadir2838
      @cabdiqaadir2838 4 ปีที่แล้ว

      Wooow dad hargada

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 10 ปีที่แล้ว +1

    Somali Lengend Ahmed ali Egal
    Hibashada xasuusta anigoon hadlaynbay naftu Hees i leedahay