Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 7 หลายเดือนก่อน +8

    Hargaysa ayaan idinka soo salaamayaa waxii ka baxsan iga gudooma, intiina joogta. ❤
    Magaalo la wada jecelyahay.

  • @fathiecapitano4926
    @fathiecapitano4926 3 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllah! Quruxda dumarka Soomalida waa cajiib, Alle haydin barakeeyo. Axmed Cali Cigaal hobol cajaaiba weeye oo tiir weyna kaga jira fanka soomalida 💯

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 8 หลายเดือนก่อน +20

    iska cibaadayso adeer ilahay kabaq aduunku micro maleh iska ilow fanka jooji adeerow khayr alahakusiiyee from buuhoodle

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 8 หลายเดือนก่อน +9

    Dad Hargeisa soo maray Hees xasuus ku leh legend Axmed cali cigaal.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 หลายเดือนก่อน +2

    aar axmed weli ma heesa. alle cimiriga haw dheerayo big legendary

  • @Saytuun-ml2di
    @Saytuun-ml2di 8 หลายเดือนก่อน +3

    axmed cali cigaal tiir kamida fanka soomaaliyeed cimriga alle hakuu barakeeyo cod mcn iyo masraxiyad alle kuugu deeqay

  • @bilana289
    @bilana289 8 หลายเดือนก่อน +15

    Hargeysa Cadeey ❤❤
    ciil ha mudan
    Dhulka Somalidu degto magaalada ugu mudan kii ka xanaaqow cirka u bood cadho darteed

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 หลายเดือนก่อน

      Hargaysa wayska ciilantahay weligeed

    • @bilana289
      @bilana289 5 หลายเดือนก่อน

      @@QoobjalowQoobjalow
      Adigaa ciilan, ciilka Hargeysa ayaa ku soo kiciyey

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 หลายเดือนก่อน

      @@bilana289 ina abaarsaw hargaysa saw goobta lagu faafiyo dhaqan xumada maaha ina abaarsaw

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah
    Axmed Cali Cigaal noolow sidii Nebi Nuux ❤

    • @hamseabdi9019
      @hamseabdi9019 8 หลายเดือนก่อน

      Hadduu cibaado ku jiraa sow maaha?.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ahmed waa heesaa,musigiiste, jilaa iyo mulaxan

  • @Canshuurvet
    @Canshuurvet 7 หลายเดือนก่อน +2

    Markii maxamed cali kaariye heestaan alifay 50 sano inay ka badantahay baan filin
    Allaha ina cali cigaal caymo cimriga u siyaadiyo

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed9516 7 หลายเดือนก่อน

    Ahmed is a singer, musician, actor and he make melody of the songs

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 7 หลายเดือนก่อน

    Wali 😮 no finish with songs miya...binsiika this is the end of the world

  • @baismail7521
    @baismail7521 8 หลายเดือนก่อน +5

    Khadra daahir cige ❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed cali hargeysa ❤

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 2 หลายเดือนก่อน

    Allow mar ìs keen tusi Ahmed Ali Cigaal

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 8 หลายเดือนก่อน +6

    KHADRA DAAHIR ALLAH HAW NAXARIISTO EE AHMED ALI CIGAAL MUU ISKA CIBAADAYSTO

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 8 หลายเดือนก่อน

      Alow u naxariiso Aamiin

    • @Asheley_Queen
      @Asheley_Queen 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน

      Xiligi u qadro dahir jecla u qaday

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiaismail1984marka hore waan salaamayaa wll marka xigta aan ku yara saxee fanaanku isagu ma uu jeclaan alla ha u naxariistee khadra daahir cige iyadaa se jecleyd waanay ka heshay midhihii jacaylka oo ilaahay 4awlaad ah ayuu kala siiyey 2wiil iyo 2gabdhood heestanina qisada jacaylkooda ma ay khusaynin ee waxay ahayd heestii ugu horaysay ee uu u sameeyo alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye fanaanadii uu jacaylka ba,an u qaaday ee shankaroon axmed yuusuf sagal waxaanay ahayd sanadkii 1973kii waxaana ay marayeen abwaanka iyo koox fanaaniin ah oo la socotay eeryada wajaale halkaasaanu laxanka ku saaray cigaal bilawgii
      Mar labaad ayaan kuu mahad naqayaa

  • @HamdaMohammed55
    @HamdaMohammed55 5 หลายเดือนก่อน +3

    Aderky waa wiil laandheere ah

  • @bashirsuxufi5784
    @bashirsuxufi5784 2 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii Maxamed cali kaariye

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 8 หลายเดือนก่อน +1

    Legend Ina Cali Cigaal, Hablaha Halka Qoob Ka Ciyaarayaa Waa Jilib Culustii, Xoorkii Laga Dhamay Xagaagii Iyo Xusuus Baa Geel Lagu Xero Geeyaa............................................Wa Laahu Aclam.

    • @apdirahmaanhandule1588
      @apdirahmaanhandule1588 8 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkk

    • @mohamedmahad8918
      @mohamedmahad8918 4 หลายเดือนก่อน

      Waa showgii Jilib-culusta yaa salaam waan ku qoslay si niyad ah faaladan kkkkk

    • @hanadmeecaad403
      @hanadmeecaad403 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkk war iga wale wad iga qoslisay sxb

  • @LoogeMedia
    @LoogeMedia 4 หลายเดือนก่อน

    Ma hoygii jacaylkee❤

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm 19 วันที่ผ่านมา

    No one is talking about Qays !🫢
    Maxaa dhacay?
    Ninka heesta legendka xabad kama garanayee 🤣😂🙌🙌

  • @NafisaMo-pc6ou
    @NafisaMo-pc6ou 8 หลายเดือนก่อน +3

    ANIGOO HADLEYN BAY NAFTU HEES I LEEDAHAY
    HOOBAL ILLAAHEY HIBO CODKA U SIIYEY
    OLD IS GOLD AXMED CALI CIGAAL

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน

    Legend Cigaal and jacel kisa hargeisa

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 หลายเดือนก่อน

    Legend Ahmed Ali Egaal

  • @Abunura-e8s
    @Abunura-e8s 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah cogaal wa 79 hir 80 waxba ugama hadhin somalay u gu duceeya cafimaad

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa waa qiyaasahaa caafmaad taama iyo cibaado suuban iyo caqiido wanaagsan ayaan ilaahay u weydiinayaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 หลายเดือนก่อน

    AHMAD CALI CIGAAL LEGEND❤❤❤
    FANAANKU WAA INTERNATIONAL.
    HEES MACAAN.

  • @ShiineC.Naasir-zt5em
    @ShiineC.Naasir-zt5em 8 หลายเดือนก่อน +2

    Axmad cali cigaal legend

  • @SaynabAbdi-p4h
    @SaynabAbdi-p4h 8 หลายเดือนก่อน

    Hargisa cadey ❤❤❤❤

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ahmed Ali Igal you are a Somali legend 👏 professional Artist ❤

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 17 วันที่ผ่านมา

    Heestii heesta eryattay

  • @munamusa1222
    @munamusa1222 3 หลายเดือนก่อน

    The 6:57/7:33 l like the action happen in that second 😊

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน

    Xasuustii Dalkaygii Hooyo Of Soomaaliya

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 5 หลายเดือนก่อน

    He's legend

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 หลายเดือนก่อน

    Waah waah axsan caleeg

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 8 หลายเดือนก่อน +3

    Indhihi basasow boorame ma aragten boorame meel barwaqo iyo aqqon iyo xadarad iyo ilbaxnimo meshii ugu horaysay ee fanka somalida ka bilamay awdal

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 หลายเดือนก่อน

    AHMAD HORAY U SOCO.
    COD IYO HEES XASUUS BADAN❤❤❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Shacabka samarooneey ?

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hawenkas intoda badan wa garoobo laga cararay, carurtiina way kusoo xidheen albaabka markaasaa la oron carurba gaalo qaadatay ama suuqa gashay

    • @Sarah-to7oj
      @Sarah-to7oj 8 หลายเดือนก่อน

      Adigu kuwa caruurtoda haysan waaya tahey. Ee timihi xita iska xiiru kari waayey. Ee kolba nin kale ilmis caanaha ka caba

    • @aadirie4
      @aadirie4 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa diidaya in ilmaha laga wada cararo hadii ninkii masuulka ka aha caruurta u cararay Africa si uu caruurkale usoo guursado ama nin kale ilmahiisa u koriyo?

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wow,talow maxey cuneen dumarkan?mid la qaataba lama arko!!!!waa isku siideys.,

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 7 หลายเดือนก่อน

      Maxad ka qadan wa wada marwooyin aan wax qaata radineyne 😂

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน

    Shacabka samarooneen

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 8 หลายเดือนก่อน

    Yaaa meesha mxaa wawayeen isku arkay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi หลายเดือนก่อน

    Shacabka Samaroon Diida Gumaysiga Idoor Wagaashe

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 หลายเดือนก่อน

    Abniwasallama

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 7 หลายเดือนก่อน

    Waa 80. Jir sidaan filaayo loodkiisii fanaaniinta qof heesaaya. Asaga kaliyaa ku haray waa geeriyooday iyo kuwa yar oo waayeeloobay oo xarooday

  • @fifi4686
    @fifi4686 8 หลายเดือนก่อน

    Adeero. Is time to rest ❤

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 8 หลายเดือนก่อน +9

    Hargeisa max heeso lo qaday 😂😂😂

    • @saidhussein9037
      @saidhussein9037 8 หลายเดือนก่อน +4

      Shankaroon ayaa loo qaaday. Jacaylkii Abwaan Gaariye iyo Shankroon Axmed Sagal ayay ka hadlaysaa siduu ku dhashay.

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@saidhussein9037 aan ku saxo waa abwaan Mohamed Ali kaariye iyo shankaroon.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@saidhussein9037 Say Kaariye not The legend Gaariye AHu

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 7 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa hadhwanaagsan

  • @abdurahmanahmed3125
    @abdurahmanahmed3125 5 หลายเดือนก่อน

    Axmed you're the best Somali artist

  • @ksuubanjmagan8075
    @ksuubanjmagan8075 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan buu sandule kaga dhigay walalaweyntii iyo faqashtii nabcayd Hargeysa noolow cigaal

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 หลายเดือนก่อน +2

      Shaydaanka iska naar Somali Hargeisa neceb ma jiro waa magaalo Somaliyeed. Shayaatinul jinni wal insi ayaa u warama qaarka waxaas aaminsan.

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 8 หลายเดือนก่อน +4

    heestii khadra daahir loo qaadey

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waar adeer heesta looma qaadin khadra daahir ee taariikhda ha qaldin fankaba kumay jirin wakhtigaa heestan uu curiyey alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye waxa uu u curiyey fanaanadii uu jacaylka ba,an u qaaday abwaan kaariye waana shankaroon axmed yuusuf sagal

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow หลายเดือนก่อน

      Waxaa loo qaaday shanka roon axmed sagal

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 4 หลายเดือนก่อน

    War ilaahey ka baqa dumarow

  • @HaniAxmed-zu8iz
    @HaniAxmed-zu8iz 8 หลายเดือนก่อน

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน

    Hesahisa badan qadro u qaday

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xiligii la yidhi ragu naagaha geedadkay ka fulyaan.eeg meeshan waa 100 nagood iyonin kaliya yahuu

    • @bilana289
      @bilana289 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ragii guryahii ayay caruurta ku hayan

    • @mascuudyusuf410
      @mascuudyusuf410 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@bilana289 kkkkkkkkkkkkkk ilaahaw dhul gaalo naga wad

  • @janagaleshabeeljanogale
    @janagaleshabeeljanogale 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestani waa heesaha ugu shidan axmed cali cigal ee dib u cus boonaysiiyey 10/2/2024
    Manata waa 22/2/2024
    Aan ku cawaynay
    Aniga iyo asxaabkake
    Lkn waa hees aad ushidan
    Waa 18 may 2024
    Saturday
    Iyo Rag badan
    C c kh j

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan ma mid cusub baa? Mise waa heeso hore oo lacusboonaysiiyey?.

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 7 หลายเดือนก่อน +1

      51 sano ayey heestani jirtaa waxaana curiyey alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye sanadkii 1973kii waxaanay wakhtigaa uu curiyey ay joogeen magaalada wajaale ee galbeedka magaalada hargaysa

    • @janagaleshabeeljanogale
      @janagaleshabeeljanogale 7 หลายเดือนก่อน

      Mayee waa tii hore oo dib loo qaaday axmed cali cigaal ayaa dib isku update gareeyey 10/2/2024

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 7 หลายเดือนก่อน

    alfanaan ahmed ali egal fananiinti waberi iyo bari samadki baan xasuustay wa fanaan qaliya oo ixtiraam midhan ah runti bal eeg sidu hablaha u ixtiramayo

  • @CabdilaahiFaas
    @CabdilaahiFaas 4 หลายเดือนก่อน

    Ereyada abwaan maxamed aadan dacar riwaayada biyo saratagay waala sugaya

  • @SiciidXuseen-v9o
    @SiciidXuseen-v9o 8 หลายเดือนก่อน

    Odeyga sawtan ay meel walba ka saareen waa sidee dumarow

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 8 หลายเดือนก่อน

    Mamooyinkaa timahoodaa masar ma waayeen iney sartaan Subxanalah 😢sey isku qawiyaan bal arag😂Hal Qof baa masar ka xiran

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz 8 หลายเดือนก่อน

      Mawaayin Waaa edeb daro bila daqan

  • @xamdiumal
    @xamdiumal 8 หลายเดือนก่อน

    Yasiin tiina marwaxadeeda bay kawadataa

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ xxx

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 8 หลายเดือนก่อน

    SOOMALIDA NIDAM LA,AAN AYA LA,AAN AYA LO CADABAYA🤔
    ODEYGI CIDHIDHI AYAY GELIYEN WA NEFSAN KARI LAYAHAY WAR ISKU XISODA OO QOFKA HOSTA HA KA GELINA🤔🤔😗

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan naago ah waa wada maqaalifo garoobo nolosha ka dhacay

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaaba iiga daran naaguhu say ninka xabadka ugu hayaan..illaahoow idin soo hadee.Asagana illaaheey hasoo hadeeyo.

  • @siradm
    @siradm 7 หลายเดือนก่อน

    Ragga ka durga! War aaway xishoodki gabdhaha Soomaaliyeed? Iyo Alla ka cabsigii? Xittaa mid ehel ka dambeeyo kuma jirto miyaa oo wax uun xeerinaysa?

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 7 หลายเดือนก่อน

    Bisinka muxuu naag ku dhex jiraa

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 8 หลายเดือนก่อน

    CIIGAL MABA GABOOBAYO CAJIIB.
    XILIGI UU HESI LAHA MA JOOGO ODEYGA YAN LAGA WAALIN XAGA AKHIRO HABUU BATO ILAHAY DANBI DHAF HA WAYDISTO.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 7 หลายเดือนก่อน

    weligii hargeysa muu iman waxba sheegi mayso heesta hargeysa adiga xasan aadan samatar iyo juba

    • @mascuudyusuf410
      @mascuudyusuf410 6 หลายเดือนก่อน

      Hargaysa mahan hada waa mid qabiil awalna magaalo faneed ayey ahyd now haduu yimaado wayba dilayaan

    • @hallad598
      @hallad598 3 หลายเดือนก่อน

      Fanaaniinta aad xustay waa fanaaniin midnimada Soomaaliyeed uyo calanka buluuga ah aaminsan sidaa aawadeed maxay ka soo doonaan meel cawaale lagu gubay?

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 8 หลายเดือนก่อน

    AKH TELFONN AYAY LAWADA XIIMAYAN NUDAMBDARO FOQOL NIDAM DARO!

  • @binuadam4677
    @binuadam4677 7 หลายเดือนก่อน

    WAXU FOLXUMO badanaa waa wada overweight/plus size
    😂😂😂 NACALAD IDINKU SHACDAY kuwa CADCEDA CABIDA galnimada kama benshegan kuwan Muslim bay san Ku sheganayan