"Wali waan jecelahay, haduu ii soo noqon lahaana.........." Ubax Anshax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 เม.ย. 2024
  • "Wali waan jecelahay, haduu ii soo noqon lahaana.........." Ubax Anshax

ความคิดเห็น • 815

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน +36

    Qofkii haya qiso waxa uu nagala soo xidhiidhi karaa waths app-kan 0653459860

    • @hani-carabiyo
      @hani-carabiyo 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa Haye hargeisa joge number Hargeisa mahee😅

    • @abokorselefi-6423
      @abokorselefi-6423 3 หลายเดือนก่อน

      Jaceeku wuudhibadaye

    • @user-vo7si1wj5d
      @user-vo7si1wj5d 3 หลายเดือนก่อน

      Wll wan hayaa lkn Ethiopia jooga

    • @mohassan5087
      @mohassan5087 3 หลายเดือนก่อน +1

      Umada iyo hablaha yaryar ha waalin bal walaasha keen umada hor keen qiso ka sheeke naag leh ninbaa soo arkay lasoo hasaaway, yaa guursanaya sow suuqa kuma xidhaysaan

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 3 หลายเดือนก่อน

      Dumarkan suuqa aad soo dhigaysaan miyaanay guur dambe Rajaynayn iyo Mustaqbbalka nin iyo guur dambe .ka bes baa imika sidani.

  • @Rahma-nq7jh
    @Rahma-nq7jh 26 วันที่ผ่านมา +72

    Inta marka is arooseen soo boqatay qisada waan idin salaamay

    • @INA_HUSSEIN009
      @INA_HUSSEIN009 26 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂

    • @Khadruuzh
      @Khadruuzh 26 วันที่ผ่านมา +1

      Xaadir😂💔

    • @mssdahiro6113
      @mssdahiro6113 25 วันที่ผ่านมา +1

      Ana kow ah😂😂😂

    • @KowtharAbdirizack
      @KowtharAbdirizack 25 วันที่ผ่านมา

      Wlhi aniga wayo qofkaas😢😂😂😂 wr jaceel

    • @KowtharAbdirizack
      @KowtharAbdirizack 25 วันที่ผ่านมา +2

      Ana goow ka ah😢😂

  • @NajaxXashi
    @NajaxXashi 4 หลายเดือนก่อน +144

    Ilahay ha inaga dhigo ku la kulma haben qerka badan Ee leylatul qadriga amiin ya rabi🤲💯❤️

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 4 หลายเดือนก่อน +30

    Dumarow iska daaya xiriirka aad iraacineysaan weligiin ma aragteen nin naag u oynaya hna ceebeynina be strong keep going sister why yuo crying😮👸naftaada qiime🥰🤏🥺

  • @safwaanbashiir5123
    @safwaanbashiir5123 4 หลายเดือนก่อน +46

    Ubax anshax qalbi wanaagii Oo qof ah weeye. Aad ban ku salamya wll

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 4 หลายเดือนก่อน +19

    وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلاةِ وَإِنَّهَا لَكَبِيرَةٌ إِلَّا عَلَى الْخَاشِعِينَ

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 4 หลายเดือนก่อน +109

    Anigaba wanjecelahay waligayna ma hilmamayo, Hadne Haday kuuna islamto kuna galowdo kuma labanayo jacaylkisa god ban ugali kara lee. Gabadho is adkeya oo Illahay Isku xidha break kaqata social mediaha naftada lakali noqo,isdhageyso, isdaryel, jacayl isasi, billo ama sanad kadib kolkad sokabato xidhidh kalo illahay rali kayahy same. nin wanagsan iyo awlad bariya Illahay kabari kaweynada xidhidhada sunta ah hablo.❤️‍🩹

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi 4 หลายเดือนก่อน +6

      Wax badan baad fahansanthy❤ hang on

    • @abdirashidtyger8531
      @abdirashidtyger8531 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waydacda wll hanun badhan oo sidhas cml. May Allah heal everyone who is undergoing pain and hurtful moments its just matter of time beautiful days are coming inshaa Allah 😊

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdirashidtyger8531 definitely bro thank you, it takes time to heal and comeback so you have to be patient❤️

    • @abdifatahhassan5300
      @abdifatahhassan5300 4 หลายเดือนก่อน +3

      Wll waad mahadsantahay marka hore marka xigta qoraalkadan wuxuu sawir guud ka bixinayaa cashirada ku xeeran waayaha nolosha & fariin wacyi galin bulsha ah.

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdifatahhassan5300 inad nolsha casharo kabarata waxa kahoreysa inad sojibaxdo jid aay qodxo badani yalan. Inad adkeysi latimada naftadana aad ka adkata daremahaga xakameyso waxay ilatahay gushu oguweyne qofi gadho iney tahay, abwan aan magacisa heynin eega yidhi,
      “waxay naftu dorbideyso hadan dawo kaga muqan udiid ayado tabeyso dastur iyo xeer sameyso”
      Illahay qalbiyadena hadhowro inagu hadan dumar nahy dhibta weynu unugul nahy lkn inantu haday Illahay barata والله wax kahalabayo maleh. Hadad marwaliba fikirka togan isticmashid waxkstod weydayna kasoqado inu shar ku aha waxad galeysa nolal xasiloon oo madhan cidhidh iyo diqaad.

  • @abourahman9586
    @abourahman9586 4 หลายเดือนก่อน +57

    Cawaa waa hapen fadli badan somaliyey iso duceyaa ubad inu ilahay igu irsaaqoo😢😢😢

    • @abourahman9586
      @abourahman9586 4 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢

    • @ifraahahmed9991
      @ifraahahmed9991 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahy haku siyo Wll

    • @xaragoyare6447
      @xaragoyare6447 4 หลายเดือนก่อน +1

      Rabbi awlaad khayr qabah ha kugu deeeqo walll

    • @anwarupdyrahman4671
      @anwarupdyrahman4671 4 หลายเดือนก่อน +1

      Rapi awlad barakaysan hakusiyo wll

    • @duraanalidhonkir520
      @duraanalidhonkir520 4 หลายเดือนก่อน

      Allah ha ku siiyo wax kasto aad jecelshahy

  • @kingkoosaar7141
    @kingkoosaar7141 4 หลายเดือนก่อน +22

    Way u ducaysay iyadoo jecel inuu usoo noqdo, Alle Qalbiga ha u qaboojiyo inantaa waa qof wax jecel, Ana Alle ha igu Asturo inanta aan axdiga la galay. 😊

    • @HiboMaxamed-od1ch
      @HiboMaxamed-od1ch 4 หลายเดือนก่อน

    • @nuuranalka4323
      @nuuranalka4323 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ninraged.❤

    • @HanaBarre
      @HanaBarre 25 วันที่ผ่านมา

      Nasib wanag wu uso noqday Mantana waa sawjkeeda 2 haben ka hor ayey aqal galen ❤❤🎉😊😢

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 3 หลายเดือนก่อน +34

    Gabarkasto Muslim ah xariirka nin wanagsan oo jcl allha ugo daro Sibaan udhibanahy Hadaa dumar nahay yarabi nin najcl oo na daryela nasii🤲🤲🤲

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 หลายเดือนก่อน +11

    Ubax anshax allah qalbiga haku daweeyo kolay nolashu way iska dhub badan tahay maha nolol la raaxeysanyo balse wad dhibatoneysa wa farxasanaysa qalbi wax jeclaadeyna waa tahay xidhiidhka ilaahay iyo balamihisa ilaali ka wax ogina wa alleh waa intaas khayr ku jiray kolay ❤

  • @user-ks4ib7dc3d
    @user-ks4ib7dc3d 4 หลายเดือนก่อน +55

    Qofla jeclado oon waligi qalbiga ka jabainayn waa alaah jeclaw alaah lasaxib lashekayso

    • @user-yd7tr7bt2garaad
      @user-yd7tr7bt2garaad 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay ma qofaaa subxalah

    • @nimcoguuto3488
      @nimcoguuto3488 4 หลายเดือนก่อน

      Subxaanalaah😢😢😢😢 ilaahay qofmaaha wll

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 4 หลายเดือนก่อน +26

    Anigu qof aan jeclaa ayaa boqolal jeer I qalbi jabiyay hadana waan ilaway qof I jecel ban guursaday qalbigygana hal haben ma darensin qofba ka maaqan

  • @aminaibrahim1336
    @aminaibrahim1336 3 หลายเดือนก่อน +15

    Gabar walbo qurux bdn Nin baa dhawacay waaba cadow caadi ah faraxyaasha somalida

  • @yuusufalto682
    @yuusufalto682 4 หลายเดือนก่อน +15

    nur ahaantii meesha qof bini aadamka ah laga xukumo waa qalbiga alle hakuu qaboojiyo qalbiga wlshy💔😭

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan 4 หลายเดือนก่อน +24

    Qof wlbo qofkisa allh kubego maskinta qali jabku heystane allha ugargaro😢

  • @YaxyeMawliid-yv1sv
    @YaxyeMawliid-yv1sv 4 หลายเดือนก่อน +71

    Qof walpa qalbiga laga jabiyey alle ha ugargaRo😢

  • @amuunaxmed6825
    @amuunaxmed6825 4 หลายเดือนก่อน +7

    Horta waxa mihim Ah inaad ogtan Labo qof jacayl KUMAA wadaa dhoco jcyl iyo respect buu kalaa yahay ❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlahi waxa ugu xanuunka Badali waa adoo qofkaad aduunka ugu jecleyd Dadkoo dhan uga soo go dey 😢 hadana aad weydey 😢 qofkiiii fahmi kara uun baa fahmaya walal ubax waxa la is odhan karaa wxn nahey isku qiso
    Ubaxna hal fariiin u diraya walalo ubax wxd thy kaligeed taliso kaligeed boqorad noloshana wax walba wey dhacaan insha allah wxn ku rajeynayaa Nolol aad u qurux badan Allah qalbiga hakuu qaboojiyo
    Abdiwaasac cadceed wan kugu hanbalyaynayaa sida qurux badan ee aad dareenka dadka usoo ururineyso legend always only one 1⃣ big fan From Borama jano ❤

  • @IqraXashi
    @IqraXashi 4 หลายเดือนก่อน +23

    Cadceedow Zhp walhi in aanan Dawan podcust ka qurux badan midkan Hore u soco zhp from Duriyada❤❤❤❤

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walal ❤

  • @user-by1cw7is1z
    @user-by1cw7is1z 4 หลายเดือนก่อน +27

    sidaan udawanayay qisada gbdhn baraaf mnta dhan igu da ayy dareemi wayy tareenkiina iga tagay 😭

  • @mahamedabdiibrahim6951
    @mahamedabdiibrahim6951 4 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah Huuno qof baatahay
    Adiga oo kale dunida waa Ku yaryahay

  • @cali2119
    @cali2119 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waa dareen xanun badan waxaan dareemay dareen xanun badan oo aan dareemay xiligaan safarka ugalay gabadhaan jeclaa si aan'usooshaqayo balse markaan soonoqday waan yeqalbigaaan safarka ugalay

  • @user-be2lj9ui6q
    @user-be2lj9ui6q 4 หลายเดือนก่อน +52

    Qalbigu hadu ku hogamiyo runtii wxad noqonaysa daciif😭

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qalpigaga raac balse maskaxdada u weheli

  • @user-hs4qy3uh4g
    @user-hs4qy3uh4g 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ninka gabdhasi jeclaty waa gun gbdh wlba oo wanagsn nasib Uma yelato nin Fcn 😢adunyo xuman bdaneyy

  • @SahroMaxamedcisman
    @SahroMaxamedcisman 3 หลายเดือนก่อน +4

    M.a gabar qalbi wanaagsan alle qalbiga hakuu qaboojiyo❤😢😢

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wll Ubax qalanjo alllah qalbiga haku qaboojiyo 😢😢😢😢

  • @kingkoosaar7141
    @kingkoosaar7141 4 หลายเดือนก่อน +14

    Dareenka ugu adag uguna xanuunka kulul waa inaad qof aad keceshahay tidhaa bye bye, waxanan ogahay Qalbi wax jecel Go,aan maleh, Adduunku waa jcyl ❤

  • @funnygirlc.xakiin4630
    @funnygirlc.xakiin4630 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ubax anshax wllshie qurux bdn noloshu kuma xumayso hadafyadada ilahay haku rumeeyo manta malin aan ahayn buu qofkaa qiimahaga ogaan doonaa😢❤ keep going apyo mcn😊❤

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 4 หลายเดือนก่อน +50

    Cawatha waa 27 bisha Ramadan waa habeenka looguH rajo badan yahay 5ta habeen illahay ha ina waafajiyo habeenka khayrka u saxiibka aH Allow nagah yeelle kuwa aad u denbi dhaaftay Acmaashi khayrka badanaydna aad ka aqbasho ee lahayd sallaada ,soonka ,quraan akhriska ,digrigaH ,sadaqda, iyo kuwa kllo badan Aamiin Aamiin😢❤

    • @xamdacali1044
      @xamdacali1044 4 หลายเดือนก่อน

      Ammeen

    • @user-ul7bo8dr5x
      @user-ul7bo8dr5x 4 หลายเดือนก่อน

      AamEin Aamein🤲🤲

    • @nimcoabdimohammed536
      @nimcoabdimohammed536 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin

    • @deeqaxaaji2079
      @deeqaxaaji2079 4 หลายเดือนก่อน

      Insha allah wll ilaahay haynaga dhigo kuwii sonkiyi salaadiyo sadaqada ilaahay kuwii uu ka aqbalo qof kastoo tabalaysana inuu alle kafarxiyo🤲🤲🤲🤲😥

    • @mohamedmohamuud58
      @mohamedmohamuud58 4 หลายเดือนก่อน

      Inshalh😢

  • @MaryanCabdilahi-k4e
    @MaryanCabdilahi-k4e 5 วันที่ผ่านมา +1

    Daren i qasbyey io sadano qatanaa drtis naftii iga yeeshy guuso ereyo xaqiqada tbnya❤😢

  • @user-nh3zw3wz5e
    @user-nh3zw3wz5e 4 หลายเดือนก่อน +6

    Alle qalbiga hakaga reebo wllo mcn ubaxeey 😢

  • @munaosman8981
    @munaosman8981 4 หลายเดือนก่อน +12

    Ax xanunada qalbiga lama so kaban karo walhi 😢💔💔💔💔💔

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 4 หลายเดือนก่อน +19

    Murugo walba faraxad baa ka dambeeysa .
    Ilaahey taas quraanka sheegey ha quusanina

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 3 หลายเดือนก่อน +16

    Jaceylka ad ayuu u xun yahy hadii. Lagu fahmeyn wllhi🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 4 หลายเดือนก่อน +5

    “ Ragow Dumarku wey Qalbi jilicsan yihin waa emotional ee Ha ilaaliyo “ Intii Xanun jacyl la dhibtoneysana Ilahay Qalbiga ha u Qabojiy
    JACAYLKU HA WARO OO HA GUULEYSTO ❤️❤️

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 3 หลายเดือนก่อน +5

    Codka cadceed aniga qudhaydu dib iigu celiyey xidhiidh dhamaaday 2018😢 Alle dadka daacada isu jecel wehel haw noqdo 😊

  • @NahwoAdawe
    @NahwoAdawe 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qalbiga alllaha kuu adkeeyo ubaxey 😢

  • @farhaannizzohappybae2762
    @farhaannizzohappybae2762 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qof kasta oo dhulkaan ku nool wax badan buu leeyahay, laakiin oohinta kaamirada horteeda waxba ma sameyneyso, dhanka kale xitaa ma ooyin karto xitaa marka aad heysato aayadda Qur'aanka SubxanaAllah😢😢😢

  • @user-ze8ke2yb1p
    @user-ze8ke2yb1p 4 หลายเดือนก่อน +11

    Dadkuba waa wada broken wlhi 💔🥺

  • @Umulkheir-Hussien
    @Umulkheir-Hussien 3 หลายเดือนก่อน +9

    Anigu waxaan raba qof cadceed wareeysta oo so faqa isna❤

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน

      Kkk warma hayo anigu😂😂

    • @Umulkheir-Hussien
      @Umulkheir-Hussien 3 หลายเดือนก่อน

      @@Cadceedchannel waxbadan baa kugu duugan aniga iyo adiga hadhay in layna waraysto wll Xilimad diyaar tahy😂😭

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน

      Waa diyaar kk

  • @Faaraxtahaliil
    @Faaraxtahaliil 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ceeb in aad gabar yar inta xariir usoo bandhigto oo qalbigeeda furihiisa qaadati in aad ka tagto si nacasnimo

  • @user-rz3be3ws3o
    @user-rz3be3ws3o 3 หลายเดือนก่อน +7

    Uma qalantid
    Inaad oydo
    Uma qalantid
    Inaad murugto
    Uma qalantid
    Inaad ruux kale daradi farxada uga takto
    Uma qalantid
    Inaad naftada ilowdid
    Uma qalantid
    Inaad ruux qiimahaga yaqaan aad ku fikirto

  • @user-sz1xf6mj8f
    @user-sz1xf6mj8f 4 หลายเดือนก่อน +14

    Anigaba sida gbdhaa ayn jeclahay runtii hduu Mar un idhihi lahaa waikan wlhi wn so dhwyn lahaa wayo ilaa hda wn jeclhy xtaa isago iga gaabsady igana fogaaday Ina cidleeyay hdana wali wanagbn uhayaa jcylkizina wn uqabaa😢😢😢😢💔💔💔💔💔

  • @maandeeq-qh2qg
    @maandeeq-qh2qg 27 วันที่ผ่านมา +2

    Hda wee is arooseen m.a
    Mlintan qisadeeda waa la murgay hdna waa frxd❤

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey 😢😢 aqlbiga hakuu qaboojiyo walllll qof.an u qaalmiin qalbiigaaga haaasiiiin markaasteed naftaada jeclooow iyadaa kamuudan oo iliiin kuu ogaaleyn naftaadaa lambar 1

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ramadaanta dhexdeeda miyuu baxay iska dhaaf wll shaydaan weeye kaasiye.

  • @MunaFarah-fd3kt
    @MunaFarah-fd3kt 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ala meel ayay itaabatay jacaylkiii qabyoobay 😢Nasib igu qaaliya❤

  • @ARAHMANCR55
    @ARAHMANCR55 3 หลายเดือนก่อน +3

    cashaqa warkisiyo waridisa ila
    arag dhaxan wal walayee 😢😢❤

  • @shamseosman
    @shamseosman 4 หลายเดือนก่อน +4

    keep going my prother❤

  • @NuurMuhammed
    @NuurMuhammed 4 หลายเดือนก่อน +10

    Cadceed shp ani qof caana maahi lkn waxaa igu dhacday qiso xanuun badan 😢😢 oo aan qalbigeyga ka saari la,ahay 😢

  • @abdelkaremhassanali6625
    @abdelkaremhassanali6625 4 หลายเดือนก่อน +4

    runti waa podcast qiimihiisa leh well done no so badi insha allah

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 3 หลายเดือนก่อน +12

    Adoo Aan Buuxin Karin,
    Kaalinta Noloshee Banaan,
    Naftayda Maxaad U Boobtay,
    Adoon Boholyow Aan Qabin,
    Anniga Ii Baahanayn,
    Maxaad Been Iigu Sheegtay,
    Jacaylkaan Weli Bil Gaarin,
    Hadaad Ka Baxaysid Maanta,
    Maxaad Shallay Iigu Beertay...😭💔

  • @NajaxCali-sv8sh
    @NajaxCali-sv8sh 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shaw ubax mucashaqad waayn ayaaay ahayd ❤😢

  • @faizakhaliif4681
    @faizakhaliif4681 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wll ilaahay qalbiga ha kaaga reebo ducayso ilaahay talo saaro haduu xumeeyey isaga kuu baahan doona 😢

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 หลายเดือนก่อน

    Asc maansha Allaah habo waa Aduunyo iska Samar, Samarkaada ayaa illaahey ku siin doonaye habo ❤😢

  • @updikareim
    @updikareim 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cadceed hore uSocO
    DadkU 100% waa waDa broken ana aad baann u taageeerraa qisOoyinka jacaYl ka 💔🥲

    • @Umulkheir-Hussien
      @Umulkheir-Hussien 3 หลายเดือนก่อน

      Been hano shegin Qalpi😂❤

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed video oo kale soo badi wllo inatan miskin waan ka naxay Jacalyku waa xanuun 🫣🥹

  • @cabdikariinofficial3805
    @cabdikariinofficial3805 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka waxa dareemikara uun sidan oo kale ay kudhacday
    Waan kula Dareensanahay wll ubax 😊😊😊

  • @CabdimaligFarax
    @CabdimaligFarax 2 หลายเดือนก่อน

    Ax alla qalpiga alla haku qabojiyo wlzhy ubah ❤❤

  • @amiinchina7116
    @amiinchina7116 4 หลายเดือนก่อน +5

    Alla qalbiga ha udhayo

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 4 หลายเดือนก่อน +10

    Naayaadha hablo markaad wax jeclaanasan aamina qadarta eebe wax walba way dhici karaane qofka jeclaada lkn hays wada raacinina😢lug banaanka haku taalo

    • @abdikafibarreibrahim636
      @abdikafibarreibrahim636 4 หลายเดือนก่อน

      😢Naf waxjecel indho male

    • @user-uv2zu1xi6r
      @user-uv2zu1xi6r 4 หลายเดือนก่อน

      Wan is wada raaciyey intam maanta garanayo hadaan garanayo labada lugood ba bananka dhigan lahaa😢😢😢

    • @user-fs7cr5yg1y
      @user-fs7cr5yg1y 3 หลายเดือนก่อน

      Walhi😂waaa iga qoslisay caaliya waa runtaa wlhi qni jacayl dhib badan kama soo Marin sbbtoo ah lug baan banaanka dhigtay ilaa hada anoo reerleh isma wada raaciyo lug baaa banaanka iitaaal
      Talo iga qAata walhi Haddad Adu qalbigaaga ilaaashan waydo cidna kuuu ilaaalin mayso😊

    • @caaliyacabdijaamac8461
      @caaliyacabdijaamac8461 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-fs7cr5yg1y xaqiiq qaali wax jeclow lkn layma wada dhiibo

    • @user-fs7cr5yg1y
      @user-fs7cr5yg1y 3 หลายเดือนก่อน

      Taasaa xaqiiq qofna ha is wada raacin

  • @quenalone9006
    @quenalone9006 4 หลายเดือนก่อน +2

    M.a wll cadceed aad ugu helay sida barnamijka u daadihineysid hori u soco wll hormar wacan ku rajeynaaa

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 3 หลายเดือนก่อน +1

    Quruxey ina macal cusri yusra insha allah cuuleyska waxa kadanbeya fudeyd waxii kheyr kuu ah allah haku waa fajiyo niyadana kheyr u sheeg

  • @abdirasaaqdahir4982
    @abdirasaaqdahir4982 4 หลายเดือนก่อน +13

    Cadceed zxp qiso aad u xanuun badan ayaan rabaa in aan ka sheekeyo jaanis isii

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน +4

      Ilaso xidhidh wll

    • @mustaphearmando4933
      @mustaphearmando4933 4 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Cadceedchannelcadceed zxp willkaa noo soo qabo

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  4 หลายเดือนก่อน +4

      Hye wll

    • @abdirasaaqdahir4982
      @abdirasaaqdahir4982 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@Cadceedchannel lkn halkeen kaala soo xiriira

    • @ugbaadcabdi8656
      @ugbaadcabdi8656 4 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Cadceedchanneldee halkan kala soo xidhiidhna aan kugu nafisnee😢😢

  • @MaftuuxaCraxmaan-ru4kn
    @MaftuuxaCraxmaan-ru4kn 3 หลายเดือนก่อน

    Ax ax Alle sida khyr ka leh ha ku wafa jiyo sida khyr kle Alla garanayee lakin hal talo digriga Alle badi wll❤❤❤

  • @AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me
    @AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceedow horumar wacan zxp waa cajiib sida quruxda badan ee barmaamijyada usoo tabinayso meel fog baan kuurajaynaa

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 4 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijkan waa dareen hadall wllhi qiso kasta waxaan isku dayaa inaa cilmi ka korodhsado xitaa markaa dhagaysto qisooyinkan qisadada wax kulla noqonay wax yar 💔😢

  • @NimcodeeqMaxamuud
    @NimcodeeqMaxamuud 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢ilahay qalbiga haku qabojiyo wl ubaxa anshax😢😢😢😢😢

  • @Zhamso1
    @Zhamso1 4 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco wll qalbi dahabey alla qalbiga haku qabojiyo sidi ku kheyr leh allahaku siiyo 😢💔🤲

  • @CalibAARE
    @CalibAARE 3 หลายเดือนก่อน +7

    Qalbi naxariisle ayuu jacylku la dagaa qalbi aan naxariis lahayn madago❤❤❤❤❤❤

  • @rooblemedia7602
    @rooblemedia7602 4 หลายเดือนก่อน +5

    Cadnaanow zxp halkaa ka wad oo barnaamijyadan oo kale aad noogu soo gudbi.

  • @AsmaAbdirahman-ns6kt
    @AsmaAbdirahman-ns6kt 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbiga adkayso wllo😢😢

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso jaceylo qabigu qarsan waayo ilmadan qulqulaysa waxay qiimayneysa qofkii la wadagay caashaqa aya nafta qaboojin karaye xumaana uma quudheye hadal waxyeelaya quus baan ka taagnahay qarni hadu ka soo wareego oo ad dib igu soo noqto waan ku qaabilaya habalaha waa laqadariya qada nabsiga ha qaadan waa qomome iyo ciil kugu soo maqan qalajada wax la qabo
    Heesta ku haboon by igrogo warfa

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax wll alllah haku karamiyo cadceedo 😢😢😢😢

  • @fartunhassan9069
    @fartunhassan9069 4 หลายเดือนก่อน

    M allah cod buu alle ku siiyey wall ❤

  • @user-sm7ul7jq6x
    @user-sm7ul7jq6x 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qof kasta waxa uu leyahay qiiso xanuun badana💔😭

  • @AsmaaYuusuf-lh8nq
    @AsmaaYuusuf-lh8nq 3 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wllo😢😢

  • @user-sp8sz3ow7i
    @user-sp8sz3ow7i 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkuba waa wada dhaawaan wlhi ilaahy qalbiga haku qaboojiyo sis 😢😢😢

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga oo wligy wx jecln ayaa xaqiiqdii ilmeyy wlhi wa dreemi krta xlda qofka uu kusgnyhy lkn mqiysi krtid ila xad kolly qalbigh alle ha u dhayo walaashay😢

  • @HanaHerbal
    @HanaHerbal 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi aniga iyo gabdhaa isku mid ayaan nahay 26/11/2023 ayaa la iga tagu sababtana waan garan waayey yaab baa i dhamaday wax aan sameyna waan fahmi waayey Qalbi jab saa ida aya isoo gadhay aniga waan xanuunsaday khadtr bn ugalay xanuun aan jacayl ahayana ima hyn ilaa hda Bil dhan baan oyayey wn jeclahayn laakin go aan ayn ka qaty 1/1/2024 wangna waan u rajaynayaa Allx illhy baan isku xidhay ducadaan badsadaa istiqfaartana waan badsadaa
    Hal dar daarana illhy isku xidha ramdantana halaga faa idaysto Asc

    • @user-bd7iq8pw6z
      @user-bd7iq8pw6z 4 หลายเดือนก่อน

      Alle wll qalbiga hakuusii qaboojiyo oo waxaad ku faraxdo alle haku siiyo wax walba waa qadar allee mar walba guulaysaan ku leeyahay walshy mcn❤❤❤

    • @naciimacabdi7363
      @naciimacabdi7363 4 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😭💔

    • @HanaHerbal
      @HanaHerbal 4 หลายเดือนก่อน

      @@naciimacabdi7363 thanks xppti waxn qalbi xanuun ka ahyn

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ax ilahayaw Qalbiga Haku qabojiyo 😢

  • @Captain_Mohamen
    @Captain_Mohamen 4 หลายเดือนก่อน

    Tujhe yaad na meri aaye kisi se ab kya kehna💔

  • @user-hg7lw9fw1j
    @user-hg7lw9fw1j 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ha ooyin ha ooyin wixii hore oo dhan waxaad ku ilaawi jacalka hadeere ha ooyin wll😢

  • @user-rz3ne4gg5v
    @user-rz3ne4gg5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga wan murugeysaNhy
    Adga faraxsanow Ax Ax Ax💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭

  • @jaamacmoha232
    @jaamacmoha232 4 หลายเดือนก่อน +24

    Aniguna wxaan waayay hal qof oo idhaha waan ku jeclahay hal daqiiqo oo nolashayda ka mid ah lkn maalin kasta wxaan arkaa gabdho laga oohinayo sorry gabdheenu ma mudna in laga oohiyo l love you soomali girls ❤

    • @muuseali3917
      @muuseali3917 4 หลายเดือนก่อน

      Anaa ku dhihi lhaa but you're guy😂😂

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 4 หลายเดือนก่อน

      Ninmka fiican maxa hablaha dahafiyo wayo ninka fiican baa u qalma ❤❤❤

    • @CaashaUpdi
      @CaashaUpdi 4 หลายเดือนก่อน

      Sidaad uweyday wll hooyo macn iyo aabeba wuu kuu joogaye hdey dhinteena allr ha unaxariisto gdey inoo nool yihiin alle caafimaadka ha usiyaadoyo😊

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga kugu leh wan ku jeclhy❤

    • @khadrahassan5535
      @khadrahassan5535 4 หลายเดือนก่อน

      We love you wll

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing pro 🫡 zi xirfad ka muuqato ayad qofka u siisa wakhti uu ku haDLo done cadced✔️

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid shoodhahaygi

  • @noorcademohamedmohamed8622
    @noorcademohamedmohamed8622 4 หลายเดือนก่อน +4

    She's new for me

  • @muuseali3917
    @muuseali3917 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaa cadceed la kaxeya channelka dadoow cadceedow qisooyinka noocana so badih pro❤👏

  • @user-cy2kr5ef8y
    @user-cy2kr5ef8y 4 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga haku dhayo wll

  • @Fartuun99Sandheere-ww6yo
    @Fartuun99Sandheere-ww6yo 27 วันที่ผ่านมา

    Finally congratulations 😢😢❤

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 3 หลายเดือนก่อน +6

    Jacaylkii Qabyoobay
    Walaahi ubah waa fariid I really enjoyed your amazing story ❤️ waxaan kuu rajaynayaa bright future
    Gabadh baad tahay deganaansho ka muuqato.
    Cadceed maanta ayaan kugu soo biiray
    Waxaan in badan kaa daawaday dhinaca dheereeye
    Walaal sida degan eed inanta u waraysatay waa cajiib sidaa dadka u warayso
    Sxb heesaha nin cod toolmoon leh baad tahay bal marmar ku tuur heesihii hore I guess I'm getting old
    Axmed watching from Birmingham UK 🇬🇧
    Ramadaan kariim

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢ax ax miskiin wad heli qof ku jecel

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha kusahlo wll wax khayrleh

  • @qaamus
    @qaamus 4 หลายเดือนก่อน +1

    Caceed gabada xasus bad galisaay niyahow lkn wxn leyahy hadu qer kugu jiraa wadajirkina ilahey hakusociliyaaa

  • @user-uv5iq9rv5s
    @user-uv5iq9rv5s 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ubaax Allha qalbiga ku qabojiyo wan ka naxay wllhe😢😭💔

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 3 หลายเดือนก่อน

    Qisadani in Riwaayad laga sameeyo ayey ku haboontahay, ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo wlo

  • @NimcoMuuse-ew8vm
    @NimcoMuuse-ew8vm 3 หลายเดือนก่อน

    Anigaa waxaa isoo Maraay jacaayl xanuun badan oon xataaa dhakhtaar ugalaay hadaan Maa awodoo inaan kaa shegeyoo jacaaylkaa iyo xanuun kisii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน

    Meel San iyo Nasteexo ayaan kuu rajeyneynaa ubaxeey.

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 4 หลายเดือนก่อน

    Mnshallh wariye wanagsan aya imaday😢❤