CAYNABO, Daawo Quruxda Magaalada Taariikhda Dheer...Caynabo 4k By drone

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 63

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alllah reer caynaba noooolaaada❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน +2

    CEYNABA ANAGA ISKA LEH ILAAHEY MAHADII WAA HABARJECLO SUPER POWER

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +5

    Please make more videos about saraar region, especially caynaba wadamago oog ndd qorilugud

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +7

    Mashallah caynaba capital of saraar region

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +4

    Thank you brother, we really appreciate it wllo

  • @hersiabdirahmaan8585
    @hersiabdirahmaan8585 ปีที่แล้ว +1

    Amazing video bro….sidaad wax uduubto waa cajiib,ILAAHAY Gacmaha kuu barakee.Waan qiirooday markaan videogan daawaday

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah waa magaalo quruxbadan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sarar iyo togdher waa laba gobol qurux badan

  • @musayassin7998
    @musayassin7998 ปีที่แล้ว +1

    MaashAllaah bro keep up the vids

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 ปีที่แล้ว +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @ayaana4516
    @ayaana4516 ปีที่แล้ว +4

    Asalaamualaikum Mataan Miraaf jazzakallahu khairan for sharing with us this beautiful video❤. Caynabo is a very wonderful city rich in history & culture- which I ONLY learnt from your videos.
    Sidaad waax uduubto waa cajiib. Ilahay gacmaha haa kuu barakeeyo, ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo dadaalka aad noo muujisiid taariikhda iyo quruxda dalkeena hoyoo.
    Aad iyo aad baad u mahadsantahay.
    wax badan ayaan ka bartay muuqaaladaada, mahadsaniid.
    Jazzakallahu khairan may Allah SWT keep you safe and protected at all times.
    I plan to visit the motherland soon and will use your videos as a guide of where to go and visit- Caynabo is a must😊! ❤💖💗💓💞

  • @mohamudabukar2595
    @mohamudabukar2595 3 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda faca weyn ee Caynaba waa Degmo iyo Degaan Dhulbahante ee HJ reer Yoonis waan ku ognahay joogitaankiisa ee dhawaan dib ugu soo noqoneyna inshallah 1965 Xildhibaan Jamhuuriyada Somalia Caynaba nin Dhulbahante ah baa laga soo doortey ee taariikhda sidaas haloola socdo

    • @CabdiraxiinCunuga
      @CabdiraxiinCunuga 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ceynaba hadhuub kama dartaan hoga kaliilede ka huleele hagar aadankii hoobalyn jirey😅😅😅😅

    • @salamkala14
      @salamkala14 วันที่ผ่านมา

      Jooji STOP ✋🏾 caynaba wa magalo Habar jecelo wana gobolka saraar casimadisa

  • @Kayserermiyi
    @Kayserermiyi ปีที่แล้ว +2

    Wan jecelahay caynaba lyo weliba degmada oog o ah meshan ku dhShay iyado miyi ah 1968

  • @yusufabdirahman3561
    @yusufabdirahman3561 ปีที่แล้ว +1

    Toban jeer ayaan daawaday waa video aad u quruxbadan,taariikh iyo warbixin badan wata
    Waad mahadsantahay mataan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน +1

    QORYAALE WADAAMO GOOYE IYO CEYNABA GARADAG OOG CEELAFWEYN DHAMAAN WAA DHUL HABARJECLO HADANA MA FAANO INAN GUMEED GARXAJIS AYAA MAR KASTA FAANAYA

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl ปีที่แล้ว +1

    Yirooye magladanku barbaaray❤❤❤❤

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wll dedaal

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 8 หลายเดือนก่อน +1

    CAYNABO WAA CASIMADA GOBALKA SOOL CAJIIB MAGAALO CIIDAKA QARANKA DAKHLI BADAN SOO GRLIYEEN 2SANO EEGG

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 5 หลายเดือนก่อน

    MAGALADII DHULBAHANTE EE GUMAYSIGA SOO DAJIYEY HABARJECELO

    • @salamkala14
      @salamkala14 วันที่ผ่านมา

      Laascanood waa magaalo habar jecelo wallahi Siyad bare afywana idin siyey lakin se wax ba laga qaban dona inshallah

  • @deeqyare8773
    @deeqyare8773 10 หลายเดือนก่อน

    Caynaba goor dhow waa ku noqonaynaa mglo dhulbahante

  • @CxaafidAxmed
    @CxaafidAxmed ปีที่แล้ว +2

    Caynaba

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 ปีที่แล้ว +1

    Aar gar adag video ka soo qabo🦁

  • @mohammedbarreh1229
    @mohammedbarreh1229 ปีที่แล้ว +1

    Great video! Love it.
    What’s the name of the song at minute 2:45?
    Who sing it?

    • @mataanmiraaf901
      @mataanmiraaf901  ปีที่แล้ว +1

      the song's name is Hadii eebo igu simo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah republiken of somaliland

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 10 หลายเดือนก่อน

    noo sii dhisa soon caynaba will falling. hands of dhulbahante people in shaa alah sii ogaada from new york

  • @salamkala14
    @salamkala14 วันที่ผ่านมา

    Casimadeena Habar jeceloy ay nu dhisano

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 ปีที่แล้ว +3

    Caynaba waa ssc khaatumo state of somalia 🇸🇴

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว +2

      Mudo aan yaraynbaa nugaal muran kataagnaaye oo qoloba qolo maaganayd inay muquun shaane alaylehe isaaqbaa mulkiyay maaxdii caynaba masaakiin ladhacay waydinkii mooday reerah e maraaq lagu gubtiyo baynoqdeen mur iyo waabay ye maroodiga ba so jeedsadka ayaan maaro looheline moqoraysta waataad arlada madhax udiideene
      Abwaan yawle oo muuse ismaacila ayaa gabaygaa katiriyay markay hbrjeclo xoog dhubahante ku muquunisay

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว

      @@mustafejaamaccopre9122 hhh sawdiga sida hablaha uhadlay pro xage lagu arkay nin raga oo lawaso nio isku xishod malaha waxad adigu tahaybad dadko dhan moodaysaye

    • @khalidabdulqadir8316
      @khalidabdulqadir8316 11 หลายเดือนก่อน +1

      Habar Jeclo land

    • @KhadarAxmed-f1l
      @KhadarAxmed-f1l 8 หลายเดือนก่อน

      Dhilay nimo

    • @salamkala14
      @salamkala14 วันที่ผ่านมา +1

      Laascanood is Ssb Somaliland

  • @aminaomar5550
    @aminaomar5550 ปีที่แล้ว +1

    ❤🎉

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน +1

    BURCO WAA MAGAALO HABARJECLO 10% AYAA HABARYOONIS NALA JOOGA BURCO WAANA KA SAAREYNAA HADII AY FAR TAAGAAN

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 7 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 ปีที่แล้ว +1

    War magalada si wanagsan noo dawadsi...

  • @nihaalAb7273
    @nihaalAb7273 ปีที่แล้ว +4

    Ceenaba waa dhul dhulbahante😊😂 SSC

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว +1

      Mudo aan yaraynbaa nugaal muran kataagnaaye oo qoloba qolo maaganayd inay muquun shaane alaylehe isaaqbaa mulkiyay maaxdii caynaba masaakiin ladhacay waydinkii mooday reerah e maraaq lagu gubtiyo baynoqdeen mur iyo waabay ye maroodiga ba so jeedsadka ayaan maaro looheline moqoraysta waataad arlada madhax udiideene
      Abwaan yawle oo muuse ismaacila ayaa gabaygaa katiriyay markay hbrjeclo xoog dhubahante ku muquunisay

    • @salamkala14
      @salamkala14 วันที่ผ่านมา

      😂😂 islanta dhimatay bahalkeda u dhiga laascanood waa dhul SSB

  • @khaalidahmed8852
    @khaalidahmed8852 6 หลายเดือนก่อน

    Lamiigii siyad bare oo dhiseey

    • @salamkala14
      @salamkala14 วันที่ผ่านมา

      Siyad Bare wuxu dhisay majiro dhulkan inu mineeyo dhiiga islamka ku dadiyo moye wax u taray majirotoo gaalka haynaguso hadal qadin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    toga ciidisa wa in lagu dhista guryaaha si ay u qabto biyo badan oo wax lagu beerto toga mar walaba ciid badan buu keena daaadka marka ta hore wa in la isticmala oo aan meel kale la qodin wadnka dunida odhan sidasay sameyan webiyadooda ka gurtaan cida guryaa

  • @NoorFaqid
    @NoorFaqid ปีที่แล้ว

    Ku huleele hagar aadankii hoobalayn jiraye ingiriiska si uu idinku siihaayo

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว

      Mudo aan yaraynbaa nugaal muran kataagnaaye oo qoloba qolo maaganayd inay muquun shaane alaylehe isaaqbaa mulkiyay maaxdii caynaba masaakiin ladhacay waydinkii mooday reerah e maraaq lagu gubtiyo baynoqdeen mur iyo waabay ye maroodiga ba so jeedsadka ayaan maaro looheline moqoraysta waataad arlada madhax udiideene
      Abwaan yawle oo muuse ismaacila ayaa gabaygaa katiriyay markay hbrjeclo xoog dhubahante ku muquunisay

  • @silentguy3233
    @silentguy3233 ปีที่แล้ว +1

    Wadaamago wa caasimadi reer nabad

    • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
      @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY ปีที่แล้ว

      Looge iyo cali maxamed iyo cali urursugeba waa degan yohin

    • @silentguy3233
      @silentguy3233 ปีที่แล้ว

      @@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY London ba wa la daganyahay ma magaalo habar jeclo tahay marka wadaamago reer nabad ba oo badan oo leh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI OODWEYNE WAXAA KA WEYN QORYAALE OO KA DAD BADAN MIYAA MAQASHEEN HABARJECLO KU FAANEYSA QORYAALE WAA MAYA NASABKU MA FAANO EE WAA IBNU XALAAL ISKU KALSOON GARXAJIS DEGMO UU GAAR U LEEYIHIIN WAA OODWEYNE WAA MEEL CIDLO AH OO BAABA AH OO RAFAAD KA MUUQDO

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 8 หลายเดือนก่อน

    viking*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    YIROOWE WAA XAAFAD KA MID AH BURCO

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman ปีที่แล้ว

    Caynaba caasimada RY ❤❤

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 ปีที่แล้ว +1

    dadka qaar ma xishoodaan,, faisal waraabe maalin dhawayd wuxuu lahaa,, Caynaba 10 jeer ayay Laascanood ka weyn tahay🤣🤣 waxaan arako hadda waa tuulo yar