Mataan Miraaf
Mataan Miraaf
  • 22
  • 209 045
WADADA CUSUB EE CEERIGAABO,SANAAG
Daawo wadada cusub ee ceerigaabo, waa wado wax weyn oo faa iido ah uqabatay daryeelka bulshada,wadadan oo isku xidha burco ilaa ceerigaabo
waa wado ii fududaysay safar aan kaga baxay burco oo aan ku tegey ceerigaabo,
มุมมอง: 1 669

วีดีโอ

BURCO, TOGDHEER...WAKHTI HABEENIMO AH
มุมมอง 1.1K11 หลายเดือนก่อน
BURCO, Daawo Quruxda Burco oo laga duubay Muuqaalo aad u qurux badan xili habeenimo ah. Gobolkani wuxuu isku darsaday xoolo badnaan,biyo badnaan,maceeshada oo jaban,ugu town plan fiican,iyo isaga oo ku yaala badhtamaha wadanka. burco keliya waxay u baahan tahay local government dawlad hoose oo si fiican magaalada uga shaqaysa.
BOORAMA, Daawo Quruxda Magaalada Boorama...Boorama Awdal 4K By Drone
มุมมอง 74911 หลายเดือนก่อน
BOORAMA, Daawo Quruxda Boorama oo laga duubay muuqaalo aad u qurux badan. Come with me on a journey you have never imagined Dhulka Hooyo Waa Dahab
BEER, TOGDHEER Daawo Quruxda Beer...BEER 4K By Drone
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
BEER, Daawo Quruxda Beeraha,Toga,Beer oo Laga Duubay Muuqaal Aad Uqurux Badan.....Haybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo
CAYNABO,OOG,BADWEYN Daawoquruxda deegaanadan oo lagu duubay 4k drone
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
Daawo quruxda deegaamada caynabo,oog iyo Badweyn oo laga duubay muuqaal aad u qurux badan. Halkaas oo aanu lajoogney tababarah orodada caalamiga ah Jaamac Aadan (Jaamac Karaaciin) Come with us on a magnificent journey where we spent a few nights with renowned international sports coach Jaamac Karaaciin,who made a lot of investments in his motherland ENJOY IT.
Dayaxa,Sanaag Daawo Quruxda Dayaxa Drone 5K
มุมมอง 3.8Kปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Dayaxa Gobolka Sanaag oo laga Duubay Muuqaal Aad U Qurux Badan...Sanaag The Largest and Most Beautiful Region in The Country
CAYNABO, Daawo Quruxda Magaalada Taariikhda Dheer...Caynabo 4k By drone
มุมมอง 25Kปีที่แล้ว
CAYNABO, daawo Quruxda caynabo oo laga duubay muuqaal aad u qurux badan. Goormaase Kuugu Dambeysey Ceelka Caynabo? dhulka hooyo waa dahab
GAROWE, NUGAAL Daawo quruxda gobolka nugaal 4k By drone
มุมมอง 24K2 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Garowe,Nugaal oo laga duubay muuqaal aad u qurux badan. Watch Aerial Drone video Garowe City Excellent driving roads, Good town planning,Garowe amazingly beautiful
MIYI iyo HAWD Daawo quruxda dhaqankeena iyo miyi...Miyi 2022 4k By drone.
มุมมอง 13K2 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Miyi iyo Hawd oo laga duubay muuqaal aad u quruxbadan.Waa dhaqankeenii iyo meesha aynu kasoo jeedno hadaan nahay dadka soomaaliyeed. Watch beautiful aerial drone video nomadic life. If you love nature,lush and green come visit this place.
DHULKA HOOYO 2022, Qurba Joog oo dhan Waa inuu Daawado Videogan Daawo Qurux Drone 4K dhulka hooyo
มุมมอง 4.5K2 ปีที่แล้ว
DHULKA HOOYO... Dhulkaygaan Ku Ahay Nabad Kuna Helay Dhamays Nolol Mana Jiro Wax iga Dhiman Oo Aan U Dhoofaa Dhamaantiin ila daawada quruxda iyo nimcada dhulkeena Taala.
SANAAG, CEERIGAABO Daawo quruxda gobolka cagaaran sanaag 2022 8K CEERIGAABO By drone
มุมมอง 36K2 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Gobolka Sanaag Ceerigaabo oo laga duubay muuqaal aad u quruxbadan. Watch Aerial Drone Video Ceerigaabo-Sanaag Region in 8K. Sanaag The Largest And The Most Beautiful Region in The Country If you love nature and lush green this is the place to visit.
Xeebaha Dalka Hooyo...Daawo Qaar Ka Mid Ah Quruxda Xeebaha Wadanka Hooyo Drone in 4K
มุมมอง 1.9K2 ปีที่แล้ว
Xeebaha Dhulka Hooyo.......Labo mirir ila nasta video gani Qalbiga Iyo Indhuhuu U Dawo Yahay. Our Beaches Are Naturally Beautiful
Kusoo Dhawoow Dhulkaaga Hooyo,Daawo Quruxda Dhulkaaga Hooyo.Drone 2021 Dhulka hooyo
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Dhulka Hooyo oo lagu duubay Drone kii Ugu Dambeeyey Bixinduule,Burco,Berbera,Boorama,Ceerigaabo,Garadag,Sool,Sheekh. Our country is amazingly beautiful, we have many different landscapes including Mountains,Hills,Valleys,coastline,islands,lakes,Dry rivers we even have a waterfalls in sanaag region. Together we will create many more memorable journeys of our country insha'ALLAH
SALAXLEY Daawo quruxda iyo horumarka salaxley Drone 2021 4k Degmada salaxley
มุมมอง 10K3 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Degmada Salaxley oo lagu duubay drone kii ugu dambeeyey 4k. Watch Aerial Drone Video Salaxley Maroodi Jeex Region in 4k 2021
Daawo Quruxda Hawd iyo Miyi Drone 2021 4k,Hawd By Drone
มุมมอง 3.2K3 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Hawd iyo Miyi Drone 2021 4k,Hawd By Drone
Daawo Quruxda Laascaanood Drone 2021 8K, Laascanod by drone
มุมมอง 27K3 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda Laascaanood Drone 2021 8K, Laascanod by drone
Daawo Ceel-sheekh iyo Ceel-daraad 2021 drone in 8k
มุมมอง 4.4K3 ปีที่แล้ว
Daawo Ceel-sheekh iyo Ceel-daraad 2021 drone in 8k
Boorama 2021 8K
มุมมอง 2.2K3 ปีที่แล้ว
Boorama 2021 8K
BERBERA CORRIDOR 2021 8K
มุมมอง 15K3 ปีที่แล้ว
BERBERA CORRIDOR 2021 8K
Daawo Quruxda SHeikh, The Beauty of SHeikh-Amazing Aerial View 2021
มุมมอง 2.6K3 ปีที่แล้ว
Daawo Quruxda SHeikh, The Beauty of SHeikh-Amazing Aerial View 2021
QURUXDA BURCO DRONE 2021 4K
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
QURUXDA BURCO DRONE 2021 4K

ความคิดเห็น

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 23 วันที่ผ่านมา

    MAGALADII DHULBAHANTE EE GUMAYSIGA SOO DAJIYEY HABARJECELO

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 28 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah Sanaag SOMALILAND ❤

    • @fe8445
      @fe8445 7 วันที่ผ่านมา

      Fitno ha abuurin.

  • @khaalidahmed8852
    @khaalidahmed8852 หลายเดือนก่อน

    Lamiigii siyad bare oo dhiseey

  • @RidwanAbdi-wx2
    @RidwanAbdi-wx2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 2 หลายเดือนก่อน

    WaaW Masha allh❤ axsan wa ina taga wa Jano aduun

  • @leilajama87
    @leilajama87 3 หลายเดือนก่อน

    Walalo where is your video of baladhiig! Would love to see that. Fantastic Chanel you have MashaAllah

    • @mataanmiraaf901
      @mataanmiraaf901 3 หลายเดือนก่อน

      Thank you inader balidhiig waan inoo soo wadaa iyo meelo kale oo aad uqurux badan

  • @ZakiALI-le9xx
    @ZakiALI-le9xx 3 หลายเดือนก่อน

    Waar zxp qorilugud iyo hawdka igasoo habeee❤

  • @leilajama87
    @leilajama87 3 หลายเดือนก่อน

    What an excellent watch MaashaAllah! I was looking for your part 2 of this video for baladhiig (my hometown) however could not find it walal. This was probably the most informative and fascinating videos I’ve watched about all these little tuulo and cities in the hawd region. You should do a video on garanuugle too would love to see that!

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน

    viking*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 หลายเดือนก่อน

    CAYNABO WAA CASIMADA GOBALKA SOOL CAJIIB MAGAALO CIIDAKA QARANKA DAKHLI BADAN SOO GRLIYEEN 2SANO EEGG

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 4 หลายเดือนก่อน

    Halkii habar jecladu qurux badanaa ❤️✨💎

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    QORYAALE WADAAMO GOOYE IYO CEYNABA GARADAG OOG CEELAFWEYN DHAMAAN WAA DHUL HABARJECLO HADANA MA FAANO INAN GUMEED GARXAJIS AYAA MAR KASTA FAANAYA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI OODWEYNE WAXAA KA WEYN QORYAALE OO KA DAD BADAN MIYAA MAQASHEEN HABARJECLO KU FAANEYSA QORYAALE WAA MAYA NASABKU MA FAANO EE WAA IBNU XALAAL ISKU KALSOON GARXAJIS DEGMO UU GAAR U LEEYIHIIN WAA OODWEYNE WAA MEEL CIDLO AH OO BAABA AH OO RAFAAD KA MUUQDO

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    CEYNABA ANAGA ISKA LEH ILAAHEY MAHADII WAA HABARJECLO SUPER POWER

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    YIROOWE WAA XAAFAD KA MID AH BURCO

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    BURCO WAA MAGAALO HABARJECLO 10% AYAA HABARYOONIS NALA JOOGA BURCO WAANA KA SAAREYNAA HADII AY FAR TAAGAAN

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 5 หลายเดือนก่อน

    noo sii dhisa soon caynaba will falling. hands of dhulbahante people in shaa alah sii ogaada from new york

  • @WeligaHanyeelo
    @WeligaHanyeelo 5 หลายเดือนก่อน

    Ceel sheekh awdal region

  • @deeqyare8773
    @deeqyare8773 6 หลายเดือนก่อน

    Caynaba goor dhow waa ku noqonaynaa mglo dhulbahante

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alllah reer caynaba noooolaaada❤

  • @sacdiaadan9072
    @sacdiaadan9072 7 หลายเดือนก่อน

    Waaw quruxbadana maansha alaaj

  • @CaliCabdi-to4ks
    @CaliCabdi-to4ks 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah zxb waxaa nooso duubta gobolka sool iyo degamadisa

  • @XasanMaxamed-i5e
    @XasanMaxamed-i5e 7 หลายเดือนก่อน

    Maashaala ceergaabo waanag idgoon baadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 หลายเดือนก่อน

    Waar Jaamac shaaha shaahyahan maku cabteen oo geed xamarkii badweyn lagu daray iyo caano geel Shukran

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah.reer burco nooooooooolaaada❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    MATAAN MIRAAF YOU'RE SO REALLY HERO FROM SOMALILAND

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    CEYNABA HADHUUB KAMA DARAAN HOGO KALIILEED GOORTAAN HADHKABA KAA ERYAAD HAWD U CARARTEEN WALAAHI CEYNABA DOQON FULEY AH AYAANU XOOG KAAGA QAADNEY DHULMAHANTE AYAANU XOOG KAGA QAADNEY

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    INADEER GEEDKA BURCO EE DOOXA CEEL GOONI KU YAALEY WAXAA LA ODHAN JIREY KEFED IYO MIISAAN ANAGA AYAA KU CIYAARI JIREY MATAAN WUU YAR YAHAY

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    MUJAAHID JAAMAC MAXAMUD AADAN ILAAHEY HA KARAAMEEYO WAA GEESI QARAN OO AAD U QIIMO BADAN WAA NIN JECEL QARANKIISA SOMALILAND ILAAHEY HA KARAAMEEYO JAAMAC

  • @yusufabdirahman3561
    @yusufabdirahman3561 9 หลายเดือนก่อน

    Labo Nin oo culus ayaa is helay Jaamac iyo Mataan. Waan idin salaamay Labo legends

  • @yusufabdirahman3561
    @yusufabdirahman3561 9 หลายเดือนก่อน

    Waan daawadaa videos maalin kasta,si fiican ayaad wax u duubtaa

  • @seed3966
    @seed3966 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ilaahoow soomaali cuqdada kasaar oo mideee adaa waaxidee aamiin yaa rabbii aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah❤

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh❤

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 10 หลายเดือนก่อน

    dadka qaar ma xishoodaan,, faisal waraabe maalin dhawayd wuxuu lahaa,, Caynaba 10 jeer ayay Laascanood ka weyn tahay🤣🤣 waxaan arako hadda waa tuulo yar

  • @axmedcali2521
    @axmedcali2521 10 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid waad dededaalay

  • @rahmagobaadmahamoud3592
    @rahmagobaadmahamoud3592 10 หลายเดือนก่อน

    Magaladaydii aad ban ujecelahey salaxley ❤

  • @ahmedawil3821
    @ahmedawil3821 10 หลายเดือนก่อน

    manshalah

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 11 หลายเดือนก่อน

    ❤Masha allaah

  • @ayaana4516
    @ayaana4516 11 หลายเดือนก่อน

    Beautiful Ma Shaa Allah 😍 ❤

  • @cabdixakiimmuwaadin
    @cabdixakiimmuwaadin 11 หลายเดือนก่อน

    Mataanoww Goorma soo gelinisa qaybti labaad ee degaanada hawdka Balidhiig iyo wixi ka shisheeye

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 11 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALLAH BURCO

  • @saeedmohamoud3032
    @saeedmohamoud3032 11 หลายเดือนก่อน

    Sanaag region my beautiful ❤

  • @yusufabdirahman3561
    @yusufabdirahman3561 11 หลายเดือนก่อน

    Sidan oo kale ayaa wax loo soo duubaa,muuqaalada aad soo duubtaa aad bay u qurux badan yihiin. Waadna mahadsantahay inaad nala wadaagto horumarka wadanka

  • @apdirashido76
    @apdirashido76 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid😊

  • @MaxamedJamaal-vb9qk
    @MaxamedJamaal-vb9qk 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh isoo qabo Ana waxbaa dubaye❤

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 11 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii dalka lugu xoreyey Badwayn dagaalkii ugu xuma ka dhacay badwayne halka banaan geelo joogu dadka deganka dad badan kaga dhintay waa dagaalkii ugu dhimashada badana

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 11 หลายเดือนก่อน

    Regardless of terrorists threats,forge forward to achieve developmental goals to meet your aspirations and dreams.🎉