I remember attending a talk he held at the St. Andrews Church within the precincts of the University of Nairobi around the turn of the current millennium (2000/2001) when I was a student there.
c/salaam hareeri, waan ku taageersanaa laakiin hadda mar haddii aad kan oo kale wareeysiyadooda noo soo diyaarisid , waan kaala noqday, taageeradii, fadlan qashinkaan oo kale ha inoo soo wareeysan, kan waa dadka dad kale u raran
Ninkaani 100 buug oo sheeko ah oo Af Ingilish ah wuu qori karaase hal sadar oo af Soomaali ah ma qori karo, waa mucjisooyinka adduunka ee in la diiwaangeliyo mudan!
Afka English u ku qorayo lacago badan bu ku helaya lkn afka somaliga muxu ka helayaa 😅😅😅 gaalada aqrinta wey jecel yihiin lkn somalida aqriska ma jecla, somalida u sheeg dabo iyo naaso la luxo tik tok na lasoo dhigo ta bey ka jecel yihiin 😂😂😂
Alla maxay inbadan ku baaba’een dibada , inuu pinnacle ki maskaxda bil aadanka taagan yahay bu is mooda , ninka hooyadi ka xishoon waayay ma waxbu ka xishooni , subhana Allah.
Hereri media abdisalan hereri weriyee aan tageero my allah bless you
Yes waa Saxafiga Kali ah ee si Daacad ah Dadka ugu soo Gudbiya Warbixino Waddan ilaa Waddan ah oo Dadkeena Ancaya Waaba Hogaan Nololeed ....
Weriyaha ugu wanaagsan somalida
I remember attending a talk he held at the St. Andrews Church within the precincts of the University of Nairobi around the turn of the current millennium (2000/2001) when I was a student there.
From the Crooked rip, hiding in plain sight qof akhriyay un baa garan farshaxanka iyo halabuurka Nuradin.
c/salaam hareeri, waan ku taageersanaa laakiin hadda mar haddii aad kan oo kale wareeysiyadooda noo soo diyaarisid , waan kaala noqday, taageeradii, fadlan qashinkaan oo kale ha inoo soo wareeysan, kan waa dadka dad kale u raran
Herari laftiisa ayay wax ka khaldanyihiin
xataa hereri kagama jawaabin, markaa waxba haysdaalin Nuradiin Soomaali waay isku mashquusha naftaada ku mashquul,
Adiga dib isku xisaabi,
Mise bukaan socod baa tahay
Buuggaagta Qoraa Nuuraddin Faarax Somalida looguma talagalin taas ayaa isfaham darada keentay.
Buuggaagta Nuuradiin sidee lagu heli karaoke?
Ninkaani 100 buug oo sheeko ah oo Af Ingilish ah wuu qori karaase hal sadar oo af Soomaali ah ma qori karo, waa mucjisooyinka adduunka ee in la diiwaangeliyo mudan!
Afka English u ku qorayo lacago badan bu ku helaya lkn afka somaliga muxu ka helayaa 😅😅😅 gaalada aqrinta wey jecel yihiin lkn somalida aqriska ma jecla, somalida u sheeg dabo iyo naaso la luxo tik tok na lasoo dhigo ta bey ka jecel yihiin 😂😂😂
Rag culus c.selam iyo nuradin farah
Nuradin waa qof xiiso leh, nolol taarikheedkisa waa in si faahfaahaysan laga waraysto
Herari
hereri ciyaalkii hore ayaad tahay
Hereri ninkan haku karaamo seegin weliba waxaan maqlay inaad turjuntay
Nuuradin is under attack from Nabad iyo nolol
Waa Aqoon yahay Soomaalida Ka Horeeya .Mar hadey Sidaa Tahay waa inay caayaan
Nuradin nin cajiiba weeyi lkn somali waa maangaab
hereriyaw saaxiibkaa nuuradiin waxaad waydiisaa dilkiisii lalaqorshaysnaaa ee leegos caasimada naynjeeriya kadhacday bari samaadkiii
mujaahid
Wan kusalamey wariyaha qarniga hanbalyo markowbad
Soomaali Ninkii waxkuqoora ayaan jeclahay anigu
Woow
Nuuradiinoow hoyadaa ma raali galisay?
Wariyahi ugu fcnaa 20 sano e laso dhaafay
❤#1
Nuuradiin maanu ahayn ninkii lahaa hoyaday 6salaadoodbay tkan jirtay hererow ninkan ciradaas leh diinta eber buu kayahee wax usheeg taasa if iyo aakhiroba anfacaysee bil ixsaanak
Warayssigan uu herari la yeeshay (qofakan) wuxuu cadaynayaa in herari laftiisa ay wax ka khaldanyihiin
Wall wixi jira Allah ayaa og laakin hareeri qudhiisa ma toosna
Horta Naradiin reerkee ka yahay Somali, Waa litacaarafuu qabiilkuye
Waa nin ogaadeena oo bahgari ah qoladii saydka
Ogaden, Bah-gari.
odaygaan pardon jeexbuu kujiraa
Ninkaan nuuradiin miyaa la yiraahdaa? Meeshaa magac baa ku gacan galay, diinta uu nuur u yahay waa tee toloow 😅
😂😂
cbb miyaad tahay?
@@magacaygamaxamuud7253 maya, maxammad caagane baan ahay
Adigu diin tahay horta
@@magacaygamaxamuud7253 waa CBB oo contract ka dhamaaday
Isaga hala waydiyo inuu dhaqanka iyo diintisa wax kayaqan.
Kii lahaa miyanu ahayn hooyaday way qaawanayd iyo salaad may tukan jirin...
Subxan.
2011 Jamacada American University ee dalka Masar ayuu maxaadaro noogu qabtay, hooyaday Shanta salaadood waay tukan jirtay waxayna ka taqaanay carabiga majirin ayuu dhahay markaa carab nimada maaha in ruuxa lagu dhajiyo markaa qawini muusan odhan ee cabaayadaha carabta ayaa leh anaga toob iyo diric ayaan lahaayn ayuu dhahay
ninkani halkuu kunool yahay
Waxuu ku Nool yahay Caalmaka oo dhan Meel kasta oo Afsomali laga hadlo ila jasiirado yar yar oo laba qof Somali Joogaan buu Warixin sax ah ka keenaa Haaye Haaye Haaye...Laakiin Gurigaasa waxuu ku yaal Duleedka Bari ee Hargeisa Naasa Halood Hoosteeda.kkkkk
South Africa ayu ku nool yahay
South Africa
Ma Isaaq baa Ninkaan Waa litacaarafuu wh
@@hodanshirechannel3418 waa Ogaden nuuradiin walaal markaa wuxuu doonayaa inuu ethiopia ka xoroobo
Nurrudin Farah waa qoraa mug iyo miisaan gaar ah ku leh masraxa suugaanta caalamka (World Literature). Aqoontiisa faca weyn ee qoraalka waxaa xiisaha gaar ah u yeelay ahaa ah, Farxashanka cajiibka ah ee uu ku qoro.
Hoodo cige aad ayaad uugu mahadsantahay cadaynta aad noo cadaysay afkaarta la isku hoosaa ligisaynayo
Alla maxay inbadan ku baaba’een dibada , inuu pinnacle ki maskaxda bil aadanka taagan yahay bu is mooda , ninka hooyadi ka xishoon waayay ma waxbu ka xishooni , subhana Allah.
Hooyadii muxuu ku sameeyey?????