Mahadsanid sheekh, muxaadaradaada markii aan dhageystay kadib waxaan soo iibsaday kitaabka aad ka hadashay, kadibna waxaa ii cadaatay in hadalkaaga iyo wixi aad ka sheegtay barafasoorka ey aheyd been abuur. Taas oo sabab u noqotay in indhaha ii furmaan oo aanan wadaad danbe diinteyda marti uga noqon. Waad ku mahadsantahay sida aad nolosheyda u badashay.
inaalilaahi wa inaa ilay hi raa jicuun ku wa umal gaal nimo ku sheegaya may na arag ogaal kan is ku sheegayaawuxuu ku had layo nabi ga caayaya ilaah na ku sheegay in ilaah yo kale la jiraan war dadooow ka aamusa waxaas oo kale waa lagu halaag samaaye isagaa ku dhb qabee wali gay soomali ayaa waxaa ku had li is ma oran acuudu bilaahi acuudu bilaah isaga iyo kan buuga qoray waa is ku mas kax
The scholars make mistakes but at same time they endavour daily to spread & defend islam while we are busy in our daily world chores. The writer who wrote the book intentions are clear & what he is advocating for stealthy is emancipation from our faith by implying that by clinging to our faith & applying it in all aspects of life is major hinderance to our progress as a people. He states that since the European emancipated themselves from religion they had heralded the industrial revolution & contributed great human advancement. He & his kind advocate the promotion of human rational thinking as the basis for religion thus deciding for themselves what is haraam & halal. Their first step of business in their little strategy is to bring confusion & divide a gap btw the somalis & their scholars by constantly attacking them.
Walle shaydan iyo Umal, shaydaan baa janada u dhoow, waayo shaydaan waa un la sheegaaye cidna waligeed ma arag, laakiin wadaadkaan shaydaanka u eg umadii jar buu ka riday.
Masha allah allaha kaa abaal siiyo sheekh maxamed umal War qofkaan soo labaxay ogaal83 adiga maxaad ku hadlaysaa ma sheydaan baaad caabudaa subxaanalaah yaab walhi somali way luntay dhan WALBO
They also advocate the rejection of hadith (sunnah) as one of the basis of shariah & they only accept the Quran as the basis for shariah which by the way they interpret the Quran to their liking. They have established this school of thought already in all major urban somalis cities & started holding conferences where people are invited in the name of islamic debate. So one wonders where they get the funding to undertake such a mission? But no mistake the path they are is clear kuffur (disbelief ) & whoever entertain this kind of thinking is truly lost so beware people
Waa cajiib. waxaan ka yaabanahay somalida raacda oo tusaale lagu dayado ka dhigta mohamed. ninka dhahaaya risqigayga waxaa la galiyay waranka hoostiisa'. runtii waa wax laga naxo. waxaan Scienceka ka baryayaa in uu Somalida bad baadiyo waa umad lunsan
Haddii aad garasho lahaan lahayd oo aad maankaaga ruxi lahayd, waxaan ogaan lahayd in Maxamed iyo Allah isku qof yihiin oo Allah yahay wax Maxamed sheegtay. Allah waxa uu ahaa eebbihii Carabtaii Pagan Maxamed ka hor, waxaa na uu ku suntan yahay dhammaan sooyaalka Carabta, ka hor diinta Maxamed ee ku salaysan waxyaalihii uu beenta ka sheegay ama soo minguuriyey. Allaha aad sheegayso wuxuu jiray Maxamed ka hor, waxa uu ka mid ahaa 360 eebbeyaal oo Carabtii hore rumayn jirtay.
habartaadi gadhka weyned was diinta islamka waa diin aan waxba ka jirin waa diinta gaajada dagaalada ,dhibaatada intaba ah ee wax kale la imow kulahaa waxaan nahay umad muslimiin ah oo ilahy inoo dooray diintii ugu fiicneyd waxooga yar ayaa Saudi arabia ama Saudi nagoo looga soo tuura waa la quudiya cml anaa ku waso adiga iyo muslim Kaba
Mashaa Allah ilaahayoow culimada noo xifdi fidunyaa wal aakhira Aamiin Aamiin yaa Allah
الله يجزيك الخير يا شيخنا الفاضل
ويبارك فيك
ونورالله وجهك ياطيب
كفيت ووفيت
Amiin amiiin
Jazak aallah kheyer sheikh mohamed umal allah ku xiifadyoo
Mahadsanid sheekh, muxaadaradaada markii aan dhageystay kadib waxaan soo iibsaday kitaabka aad ka hadashay, kadibna waxaa ii cadaatay in hadalkaaga iyo wixi aad ka sheegtay barafasoorka ey aheyd been abuur. Taas oo sabab u noqotay in indhaha ii furmaan oo aanan wadaad danbe diinteyda marti uga noqon. Waad ku mahadsantahay sida aad nolosheyda u badashay.
Wa hadal lagu farxo guulayso diintana cidna marti ha uga noqon qoraa abdisicid bugaagtisa wada aqri❤
Masha allah Sheikh Maxamad Cabdi Umal ilaahay hakuxifdiyo
Jaza aka Allah ♥️♥️♥️♥️
Jazakallah sheikh Umal
masha alah ilahy ha noo xafido culimada kuwa shikha wax ka sheega galka buuga qoray waxba ma dhaaman
Ma'sh'Allah ilahah ha ku xifdiyo
ilaahay swc haku barakeeyo
mashaa allah
allah ha idin xafido
xaqa ha loo diriro
waa in runta loo sheegaa
dadka noocaas ah
Manshaalah Jazak Allah Sheikhuuna
Aqoon-Yahan Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulah
Sh umal shakiga iyo shubahatka buuga igu furay igama daaweyn ee waa iiga sii daray, jawaabo caqli-gal ah ma sheegin sh umal,
masha allah thanks shiekh umul
ninka buuga qoray waaa jaahil calmaaani ah diiinta waxba kama yaqaaano wuuu lunsan yahay kani aqoon daro iyo jaahilnimo inuuu soo caanbaxo ayuuu rabay laakiin way ka xumaatay diiinta inuu fara galyaaa ma haboono wuxuuu noqday tuuugla qabtay talo malaha sheikh umal jazaakallahu khayraaa Allahayow nooo barakeeee culumada muslimiinta all aaamiiin
Sheekh alla haku xafido
Illaahay ha soo hadeeyo isaga iyo wixii la,midaba.
Amiin amiin
Subxaan Allah, subxaan Allah, subxaan Allah. Diinta Islaamku waa diinta aduunka ugu wanaagsan, laakiin waxaa jira waddamo badan oo ay ka mid yihiin carabta, ha ugu horeeryo Sucuudiga, oo diinta Islaanka ka siifogaanaya xagga dhaqanka iyo isticmaalkeeda. Dad badan oo ninka boogan qoray ka mid yahay waxaa haysta wareer iyo confusion, waxaaana iskagaga darmay waddada khaldan iyo wadada toosan...
Way jiraan wadaado bayd -gaab ah oo khaladaad sameeya laakiin diinta Illah ayaa soo dejiyey waana digniin loo soo diray aadamiga, qofkii aqoon lihi waa yaqaanaa sida uu diinta ugu dhaqmo dadkana ugu soo dhoweeyo. Illahow adaanu ku wakkilanay... subxaan Allah, subxaana Allah, subxaan Allah.
The zani in tarqw
+Hamed Nassir
Wallahi waa runtaa dadka somalida confusion baa haya, waayo waxay waayeen cid saxa iyo khaladka u kala sheegta.
Maanta koonfur Somaliya waxa la wareegay quwado shisheeye ah, waxaana la adeegsadey Alshabaab.
Anigu waxaan dhaleecaynayaa wadaadada dhabta ah ee dadkeena iyo dadkiisa difaaci waayey. ILLAAHEY sw khayr baanu weydiinsaney, laakiin khatar baa somaliyi ku jirtaa.
jazakaallahu
Ilaahay wajigaaga gub khaain yahoow xag jirka aha.
Isama laheen nin somali ah baa gaal ah ogaal83 caabka alle haku
Fogeeyo aduunkana waxaad rabto
Hakusiyo akhirana jahanab kuwaar.
inaalilaahi wa inaa ilay hi raa jicuun ku wa umal gaal nimo ku sheegaya may na arag ogaal kan is ku sheegayaawuxuu ku had layo nabi ga caayaya ilaah na ku sheegay in ilaah yo kale la jiraan war dadooow ka aamusa waxaas oo kale waa lagu halaag samaaye isagaa ku dhb qabee wali gay soomali ayaa waxaa ku had li is ma oran acuudu bilaahi acuudu bilaah isaga iyo kan buuga qoray waa is ku mas kax
The scholars make mistakes but at same time they endavour daily to spread & defend islam while we are busy in our daily world chores. The writer who wrote the book intentions are clear & what he is advocating for stealthy is emancipation from our faith by implying that by clinging to our faith & applying it in all aspects of life is major hinderance to our progress as a people. He states that since the European emancipated themselves from religion they had heralded the industrial revolution & contributed great human advancement. He & his kind advocate the promotion of human rational thinking as the basis for religion thus deciding for themselves what is haraam & halal. Their first step of business in their little strategy is to bring confusion & divide a gap btw the somalis & their scholars by constantly attacking them.
Qofkii naftiisa wixii u qurxisa raca ilahay ayaa ka jaasinaayo ee sheikh adigana illah ejar haka siiyo intaa caamadeyna u ifiimisay waxa naluku qaldi ramay
jasaa akalaah shiikhanaa
waxaan layaabay goormay soomalidu saanoqotay ee ay saa ufogaatay
waxaan aad ulasii yaabay qofka qortay ogaal83
Tugbaad tahay sheikh bele ilahay shartaada hanaga qanto
Nacalad rabi kugu dhacday
Walle shaydan iyo Umal, shaydaan baa janada u dhoow, waayo shaydaan waa un la sheegaaye cidna waligeed ma arag, laakiin wadaadkaan shaydaanka u eg umadii jar buu ka riday.
Nacalad rabi kugu dhacday ilaahayna naarta kugu fogeey
@@farhiobarkhad1615 Ilaahay ma aduu kula tashadaa? kkkk
Masha allah allaha kaa abaal siiyo sheekh maxamed umal War qofkaan soo labaxay ogaal83 adiga maxaad ku hadlaysaa ma sheydaan baaad caabudaa subxaanalaah yaab walhi somali way luntay dhan WALBO
Wlciyaadu billah war maxaa gaalo isku qarinaysa subxanallah laakiin ogaada qof kastooo gaaloobay Allaha uuma baano runtiii laakiin adaa u baahan inaad muslim taana ady dani kuugu jirtaaaa wallahi laakiin hadaad iska diiday inaad muslimto waxaa kaa horeeyaa waa Cadho Allaha iyo Caaab aad ku Jiri dooonto waligaaa waxba Allaha iyo Rusushiisa csw kama qaadi kartaaan haday gaalo wax ka qaadi karayso gaaladiiii dunida xukumaysay ayaaa waxka qaadi lahayd hal saac oo kaliyah waxba kama qaadi kartaaan isku diyaari naar iyo cabaad iyo hulac kaa horeeeya aduunku waaa wax yar inaad ku kibraysaa waa ayaamo yar haduuu gaaal awood leeyahay fircooon kama tageeen waligiiii ogaw waa lagaa qaban mar dhaw inshallah
Ladan adamay kuwan gaalobay hala hadlin waayo ma istahilan in lala hadlo waayo dhareer baa ka daad an ayan iyo kafirnimo
Subxaan Allah, subxaan Allah subxaan Allah... aadamigu waa diciif waxa uu doonaba iskagaga hadla sida ninka buuggan qoray oo ka dhacsan wanaagga iyo akhlaaqda diinta.
Somaliya waxaan umalee naayay dad wada ah Muslim lkn waxaa jiro somali gaala ah ilaahay hasoo hanuuniyo haday anagana alaha raxmaan ka ah hanaga qabto
joatmonkapitn maxamed ka aad jeedo ma aabahaa baa adigaa umuuqda in aad kasoo jeedo aabo ciyaalo caseeye ahaan jiraye???
Ajar iyo xasanaad ilaah hakaasiiyo shiikh m.c.umal sidaad noogu iftiimisay
CABDI WAA PROFESSOR ADIGU MAXAAD SOO BARATAY?
Professor xaq umalaha inuu diinta xaqa ah ceeb anay lahay ku sheego
Kaliga in aad shop keeper ka diinta laga gato aad ahaatid rabta wa sax dadka kacesho shop kada
Ufiirso hadalkaga buugama
Wàa buugii robetwilyan 1972
Somali Channel maa Comments ka Off ka dhigtaan ma danbigaad rabtaan. iyo Caruurtaan Qaxootinimada ku gaaloobay.
Maxaa dadka hadalka ugu dhajinaysaa, ninkaan waalan ee Umul layiraahdoba afka waa loo furaye.
ma umalynaynin in soomaali ilaah inkirsan ama aflagaadaynaysa Nabi muxamad inaan arkayo, Si kastaba waxaan jeclahay inaan waydiiyo dadka ku tilmaamaya nabi muxamad scw inuu yahay argagaxiso dadka layn jiray imisaa ku dhimaty dagaaladii Rasuulka scw uu qaaday? ma isbarbdhigtay inta gaalada lagaga dilay dagaaladii rasuulka muddo labaatan sano ah iyo inta ay gaalada ka dileen muslimiinta maalmo kooban gudahooda? iyo inta gaalada dhexdooda ay iska dileen?
labaatankii sano ee Rasuulka scw risaaladiisa gudanayay waxaa kadhintay labada dhinac muslimiinta iyo gaalada 1284 muslimiinta 262 gaaladana 1022
waa muddo labaatan sano, haddaba immisay gaalada kadileen muslimiinta? ma ogtahay in ay gaaladii tataar ay muslimiinta kaga dileen caasimaddii islaamka marky qabsadeen labo milyanmaalmo kooban gudheeda, bal fiiri farqiga u dhaxeeyo dagaaladii kalena iskaba daa ilaa iyo hadda xasuuq ba'an ay kuwadaan muslimiinta ayagoo ku marmarsiyoonaya argagaxiso'.
xitaa ayaga dhexdooda is xasuuqay dagaalkii labaad ee adduunka waxaa uu udhaxeeyay gaalada dhexdood immisay iska dileen 54.800.000.
hadaba adigoo garsooraya yaa argagaxiso ah adoo eegaya xaqiiqda.
Ninkan qacda hore waxa ku sawir Maya inu yahay Sheydaan diinta islamka ku dhex jira
I don't knw sheikh umul who is ?????
no I don't knw wht u talking abt so if u believe him me I don't knw him and I don't believe him also
Ajeelow Salim walaalow luqad adan kareen maxaad iskugu dhebeysaa
Reyaan Ahmed Dhoofo luqada wan karayaa lkn odeygan fahmeynin mana rabo in aan fahmo
Qasab ma'aha inad fahantu lakiin aflagadada walaga ficanyahay.
Reyaan miyaad Aamisantahay Adiga Umul??
ogaal81 nin gaajo iyo faqri u adkaysan waayay oo wixii ugu qaalisanaa uu haystay ku iibsaday canjeero mad madow in aan wax waydiiyo aadba ugaran maayee mawaxaad bulshada ugu yeedhaysaa canjeeradaa mad madow mise ilaah aad aaminsantahay in uu dhilaysi iyo ehelo fuulnimo kudhashay??
They also advocate the rejection of hadith (sunnah) as one of the basis of shariah & they only accept the Quran as the basis for shariah which by the way they interpret the Quran to their liking. They have established this school of thought already in all major urban somalis cities & started holding conferences where people are invited in the name of islamic debate. So one wonders where they get the funding to undertake such a mission? But no mistake the path they are is clear kuffur (disbelief ) & whoever entertain this kind of thinking is truly lost so beware people
Waa cajiib. waxaan ka yaabanahay somalida raacda oo tusaale lagu dayado ka dhigta mohamed. ninka dhahaaya risqigayga waxaa la galiyay waranka hoostiisa'. runtii waa wax laga naxo. waxaan Scienceka ka baryayaa in uu Somalida bad baadiyo waa umad lunsan
Gaalo weyka buuxdaa walaalo laakiin ayagaa is halagaye cinda wax kuma yeeli karan gaal nimadooda
Mad magacaga iska shegtid kolley somalibaa tahaye gaalyohow munaafiq waxba ha is qarin munaafiq wuxuu leeyahay naarta meesha u hoseysa nabi muxamedna scw adigu ma caayi kartid allahbaa amanay illaa inta addunku uu jirana afkaga xun afafka fiicanbaa lagu amanayaa go'go' oo addunka ku hoog akhirina booskinna allaa shegay subxanahu watacalaa alla maxaa gaalo nagu jirtaa oo noo dhumaneysaa
Haddii aad garasho lahaan lahayd oo aad maankaaga ruxi lahayd, waxaan ogaan lahayd in Maxamed iyo Allah isku qof yihiin oo Allah yahay wax Maxamed sheegtay. Allah waxa uu ahaa eebbihii Carabtaii Pagan Maxamed ka hor, waxaa na uu ku suntan yahay dhammaan sooyaalka Carabta, ka hor diinta Maxamed ee ku salaysan waxyaalihii uu beenta ka sheegay ama soo minguuriyey. Allaha aad sheegayso wuxuu jiray Maxamed ka hor, waxa uu ka mid ahaa 360 eebbeyaal oo Carabtii hore rumayn jirtay.
Ninkan Beenta ku naaxay inuu xoolaha dadka rabo cuno `aniga waxba weeydinmaayo
Diinta islaamka waa inay faafiyaan wadaado Soomaaliyeed oo aqoon u leh diinta, isla markaana tarjumi kara sida nolosha maanta jirta loo waafijin lahaa diinta
habartaadi gadhka weyned was diinta islamka waa diin aan waxba ka jirin waa diinta gaajada dagaalada ,dhibaatada intaba ah ee wax kale la imow kulahaa waxaan nahay umad muslimiin ah oo ilahy inoo dooray diintii ugu fiicneyd waxooga yar ayaa Saudi arabia ama Saudi nagoo looga soo tuura waa la quudiya cml anaa ku waso adiga iyo muslim Kaba
Ma'sh'Allah ilahah ha ku xifdiyo
Jazakallah sheikh umal