Max'ed Gacal Xaayow Naga gaarsii.flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2010
  • Max'ed Gacal Xaayow "Naga gaarsii"
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 57

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v หลายเดือนก่อน

    Abwan qaran Allah u naxariisto m ,gacal xaayow

  • @mohamedhabeb8245
    @mohamedhabeb8245 8 ปีที่แล้ว +7

    Halyeey qaran.viva Maxamed gacal xaayoo.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso.

  • @abdiali6364
    @abdiali6364 7 ปีที่แล้ว +4

    maxamed gacal ale haunaxariisto abwaanka

  • @TheAbdirahman2012
    @TheAbdirahman2012 10 ปีที่แล้ว +6

    Somalia - nation of poet. It is a God given gift. M. G. Xaayoow Illaahey ha dhowro waa wadani qaranimo jecel.
    A. Ali
    Sydney, Australia

  • @sarahahmed3032
    @sarahahmed3032 5 ปีที่แล้ว +2

    Fardowsa Allah geyo aamiin

  • @yusufa.8323
    @yusufa.8323 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso
    Walahi isku reer ma nihin
    Aniga waxa ka soo jeeda
    Afbarwaqo galmug
    Aun Abwaanka cilmi
    Guurayo Ayuu aha
    Kaligiis ma aheed boqol
    Soomali ah oo meelkasta
    Kasoo jeeda ayaa jira
    Lakiin kuweena xun
    Ayaa taaloyin loo dhisay

  • @axmednuurjeellemaxamuud9855
    @axmednuurjeellemaxamuud9855 5 ปีที่แล้ว

    Ilaah kuu naxariiso abwaan maxamed gacal xaayoow geesigeena

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu naxariisto nin xigmad leh baad eheyd Lkn lagulama fahmin aamii

  • @abdulahimahamed5012
    @abdulahimahamed5012 4 ปีที่แล้ว

    Allaah unaxariisto abwaanka maxamed gacal xaayoow

  • @abdulkadirmohamed8989
    @abdulkadirmohamed8989 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ...xikmad ilaahey waakugu shubyay ee ilaahey dadka hagaradsiiyo

  • @halimamali2872
    @halimamali2872 8 ปีที่แล้ว +1

    maxamed gacal mansha alaah

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaaan hawiye abwaaan culus

  • @yanbawayne9093
    @yanbawayne9093 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alh ilahay ku naxariiso

  • @mogadishuproduction2088
    @mogadishuproduction2088 6 ปีที่แล้ว +3

    subscribe sidee lagu kordhiyaa youtube channel aan leeyahay mana bato meshiisuu joogaa

  • @aliabdi243
    @aliabdi243 8 ปีที่แล้ว +2

    allah unaxaristo insha allah

  • @sacdiyoali2662
    @sacdiyoali2662 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaah ha u naxariisto

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 ปีที่แล้ว

    Gacal xayow Allow KU naxariiso

  • @nuurdin4066
    @nuurdin4066 6 ปีที่แล้ว

    Allha u raxmdo maxamed gacal xaayow

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto abwanka

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 5 ปีที่แล้ว

    ALLAH HA U NAXARIISTO ABWAANKEENA AAMIIN

  • @xuseenjanaraalwaasuge2460
    @xuseenjanaraalwaasuge2460 5 ปีที่แล้ว

    masha allah abwaanka wlh wu iga ilmeeyey markan dhageystay

  • @craxmaanmuse9411
    @craxmaanmuse9411 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto aamiin

  • @karamaprincespuntlander9300
    @karamaprincespuntlander9300 7 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah allaha ku naxariisto

  • @hawamohamed1480
    @hawamohamed1480 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow u naxariiso amiiiiin yaa rabi caalamiin

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 ปีที่แล้ว

    Abwaaan culus allow KU naxariiso

  • @barooaflax
    @barooaflax 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto abwaankan

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 ปีที่แล้ว

    Allowkunaxariiso

  • @ahmedzaki218
    @ahmedzaki218 6 ปีที่แล้ว

    Alla ya raxma abwaan maxamed gacal xaayoow

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 7 ปีที่แล้ว

    alaah haunaxriisto waa mid kudayasho mudan masha alaah

  • @abdifataxshaka8779
    @abdifataxshaka8779 7 ปีที่แล้ว

    Alla ya raxmo abwan weyn

  • @xasanmaxamedxaashi2923
    @xasanmaxamedxaashi2923 7 ปีที่แล้ว

    cod macaanaa masha allh

  • @nasirabdi8513
    @nasirabdi8513 7 ปีที่แล้ว

    alow kunaxaristo

  • @cadeabdikariim7650
    @cadeabdikariim7650 7 ปีที่แล้ว

    Allow Ku naxariiso adeer mcn

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 7 ปีที่แล้ว

    Alh yaa arxan wuxuu ahaa wadani Healy jano

  • @drmuniita5152
    @drmuniita5152 8 ปีที่แล้ว

    allow ku naxariiso

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 5 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @fahadkoshey2382
    @fahadkoshey2382 8 ปีที่แล้ว

    asxan adwaan

  • @halimamali2872
    @halimamali2872 8 ปีที่แล้ว

    alle haku naxariisto

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 6 ปีที่แล้ว

    Igaarka Gacal Xaajow ilaahow u naxariiso

  • @Starkman30
    @Starkman30 11 ปีที่แล้ว +1

    mash alaah heybad ilaah wuu siiyaya ninkaan

    • @alijohna1192
      @alijohna1192 7 ปีที่แล้ว

      alaya cisak walahi waa xigmad lkn soomali dhaba lamahaayo ee qabyaalad aa jookto

    • @qalanjoqatarooz3986
      @qalanjoqatarooz3986 6 ปีที่แล้ว

      mohamed bishar sax aboowe mhd sanid adna rabi haku xafido

  • @user-yg4zg7nx1e
    @user-yg4zg7nx1e 5 ปีที่แล้ว

    sas waye

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh guurow dheh
    heygu odhen gabey waa qosley walahye buraan bur miyaa

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว

      Kuwiinu wax lasoo qoray ayay iyagoo mirqaasan lashirtagaan ninka waa indhool korka ayuu ka aqrinayaa hhhhh kaftan

    • @indacadeabdulqadir8901
      @indacadeabdulqadir8901 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa caytantay buraanbur ka fog waa gabay qiimo leh waa somali run ah kala qabiilna waa nahay ileey qabiil baa jeceshahay