WISIISI SAHRA AXMED JAAMAC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Sahra Axmed Jaamac oo ah Hobolad Cod Macaan kana mid ah Fanaaniintii Qaranka ee Waberi ayaa heeskan ku luuqeyneysa.
    si aad noola socotaan SUBSCRIBE Saara Channelka,
    Mahadsanidiin,

ความคิดเห็น • 133

  • @kingusaama113
    @kingusaama113 11 หลายเดือนก่อน +16

    Sahra axmad alla ha unaxariisto afka soomaliyeed inta kuheesta tii ugu cod macaaned ❤️😭

    • @Idiris-zw4md
      @Idiris-zw4md หลายเดือนก่อน +1

      Afka kuma hadalnee waanu udhalaney

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 2 ปีที่แล้ว +34

    Waxaynu shuqul ku leenahay maaha, heestani. Codka, laxanka,erayada cajiibka ah iyo musiga iswada ceshanaya maaha wax aynu erayo ku cabiri karno. Alle ha u naxariisto intooda badan waydhimatee. Aaaamiiin,

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 2 ปีที่แล้ว +2

      Erayada Cabdi Cali weyd ayaan filayaa inu lahaa

    • @jaambiir8
      @jaambiir8 ปีที่แล้ว

      Ma hubo, lkn inuu isagu lahaa ayaan jeclahay. Mahadsanid sxb

    • @cilmibiletiin9034
      @cilmibiletiin9034 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@wiilkahargeysajecel87481❤

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@wiilkahargeysajecel8748haka noqon waa ereyadiisii

    • @Xaajimideeye
      @Xaajimideeye 5 หลายเดือนก่อน

      @@wiilkahargeysajecel8748 haaa waa Erayada cabdi Cali weyd

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail ปีที่แล้ว +10

    Wooow. Wooow. Wooow.
    Meesha qamaamuurtii fanka ayaa ku kulmay.
    1. Midhihii Cabdi Cali weyd.
    2. Laxankii C/raxmaan dheere.
    3. Codkii Sahra Axmed jaamac.
    4. Durbaanka Goobe.
    5. Kabanka Daauud Cali Masxaf.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 5 หลายเดือนก่อน

      Laxanka Gujis ruwaayada qayb buu laxanka Cabdiraxmaan dheere lahaa heestan Xaaji gujis baa lahaa laxanka

  • @CabdirashiidJaamac-vn2pd
    @CabdirashiidJaamac-vn2pd ปีที่แล้ว +7

    Allow kuu naxariiso sahra axmed jaamac waa caawa oo taariikhdu thy 4/07/2023 weeye goobtuna waa hrgysa xaafadaha buurta kala jeexan waan ku marqaamayaa xasuus gaar ah
    W
    Isla maabta ayaan jigjiga kaso galay
    Waa aniga iyo
    1.Abdi rashiid jaamac
    2.Maxamed axmed jaamac
    3.Iyo abdi qani

    • @husseinofficialpro8
      @husseinofficialpro8 ปีที่แล้ว

      Madaxa qaraamiga aya tahay heesaha qaraamiga wan jecelahay

  • @lapazcastro2113
    @lapazcastro2113 8 หลายเดือนก่อน +15

    It’s 2nd of January 2024 and I’m still listening to this...what a song

  • @ahmedisse5616
    @ahmedisse5616 2 ปีที่แล้ว +19

    Waqtigii i dhaafiyo habeenkii wacnaaaayee i waydaartey baan weli xasuustaaa😘
    Wehelka wehelkayga caashaqa la wadaaagi jireybaa weli u yeeraaa.
    Naxaris jano rabi hakusiiyo maamo sahra ahmed

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed1304 2 ปีที่แล้ว +5

    Sahr Calaa Hees waayo waayo Dhagta Saarkii Heesaha Sahra Ahmed Jaamac
    Alaha uraxmo

    • @mustafeyare3502
      @mustafeyare3502 2 ปีที่แล้ว

      ᴡᴇᴡᴇ xᴀsᴜᴜ s ǫᴀʟɪᴀ

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 ปีที่แล้ว +8

    Sahra axmed jaamac really boskaagi in aan dib loo buuxin donin ya waduud ❤️❤️❤️🌹🙏

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 ปีที่แล้ว +11

    Ahu naxariisto Sahra Ahmed aameen

    • @mohamedmohamud173
      @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว

      Aamin eebe haunaxaristoo sahra ahmed

    • @MubYus
      @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

      Amen

  • @Jiirnugaaleed
    @Jiirnugaaleed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sahra Axmed Jaamac AUN sida ay laxanka ugu raaxaysanayso ayaanba layaabay musiguna Erayaday dhahayso ugu hadaaqayo!
    Rabbo kunaxariiso🤲.
    Heestaan waxaa aad ujecel saxibkay mahure Abdikarim Q. 2:07

  • @hamzemohamud9169
    @hamzemohamud9169 9 หลายเดือนก่อน +1

    Markii loo wan qalayee,
    Waa wiil la yidhi baa,
    Ana la ii waxyoodoo .
    Yaa salaam
    Eebbe qabriga ha u nuuro Abwaan Cabdi Cali Weyd

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 4 ปีที่แล้ว +20

    Waa riwaayadii nin qasbaaya jacayl maloo quudhi karaa? 1976.Erayadii abwaan Cabdi Cali Weyd.

  • @saamijarka
    @saamijarka ปีที่แล้ว +7

    Marki loo Wan qalaye Wa wiil layidhiba ana lay waxyodo iwaren jacaylkuye 😢

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wadnahayga dhiiga way daranayoo wax-yaha jidhkeygana ma warabinayee
    Waqtigii i dhafiyo habeen-kii wacnayee i waydaartey baan wali xasuusnahay,❤
    3-6-2024 goorshegto waa 2:00 habeenimo" wxn waqti qurux bdn ku qadanayah casumadii uma somaliyed"
    Mama sahra axmed naxaristii jano"

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sida wegan gammaanoo
    La mirin waaga tiigasadayee
    Wayraxa kalgacalkaan
    la wisiisi goohaa
    Wadnahaygaa dhiiggaa waydaaranaayo
    waxyaaha jirkaygana
    ma waraabinaayee
    Waqtigii idhaafiyo
    Habeenkii wacnaaye
    I waydaartay baan
    wali xasuustaa
    Wehelkaygaan caashaqa
    la wadaagi jiray baan
    wali u yeeraa
    Dhalalan dhalalan dhararan
    Sida waqal daruureed aan di'in weehday kaligayeey
    waanadu dhagahayga
    uma weecanaysee
    Markii loo walqalaye
    Waa wiil layiri baa
    Anna lay waxyoodoo
    I wareen jacaylkuye
    Waqtigiyo idhaafiyo
    Habeenkii wacnaayee
    I waydaartay baan
    wali xasuustaa
    Wehelkaygii caashaqa
    aan la wdaagi jiray
    baan wali u yeeraa.
    By Beeroof❤.

    • @Jiirnugaaleed
      @Jiirnugaaleed 5 หลายเดือนก่อน +1

      Nin weyn Abdiwali Aydiid Soodhakhsade nin weyn
      Aadbaan kuu salaamaya sami🖐

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@Jiirnugaaleed wa kaa qaaday bwe mid lmd ah ale yczk.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow u naxariiso sahra axmed jaamac

  • @xasanijaara9867
    @xasanijaara9867 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha,unaxariisto sahra axmed jamac

  • @abdisalaancumar3061
    @abdisalaancumar3061 3 ปีที่แล้ว +5

    Eraydii cabdi caliwayd nin qasbaaya jacayl malooquudhi karaa laxanka riwaayada cabdiraxmaan cismaan cabdiraxmaan dheere ito walaalkii maxamed cismaan agtarka koowaad sahra alaha unaxariistee iyo cabdiraxmaan dheere heesaheedii waxa kamidahaa oo kale suuldhabaale waa hadal hadana waa sigooni ah sahra&iyo cabdiraxmAN iyo doonidii jacaylka aan raacnee,tiriig&maxamed cismaan maxamed dheere 1976

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhi ugu codka macanayd dumarka afka somaliga ku heesa sahra axmed
    Fanaanadii mashraxa Saado cali
    Fanaanadi quruxda khadra daahir ❤

  • @idleali2459
    @idleali2459 ปีที่แล้ว +9

    Most and foremost of all behalf of Somali people, respect to you and your family

  • @KhayrYuusuf
    @KhayrYuusuf 4 หลายเดือนก่อน

    26/5/2024🎉 habeen jimco aah gobyuu waa burco xafduna waa afgooyo habeen xasuus le walyo waa habeen kii igu horay say oo aan nin uu baaxo ama la hasaawao😊 wa haben naxdin iyo farxad wad wata wax aan dhageeystay heestan ano wax badn.ka famhy qofkii.iga daneeyaw lik isaar wllo😊❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน

    Ya RabE towbE offcourseee offcourseee soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN akhiroooy jano duniba NololQiimobadan Xalaal Ta fariidad dumaaaar iyo Rag.

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 5 หลายเดือนก่อน +1


    Gabadhaan Gabadh ka caashaqay sow cawa lama koolkoolinayo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Wadnaheyga dhiga wa I dharanayo waxyaha jirkeygana ma warabinayo ❤❤❤❤❤❤aun

  • @abdirihmaanjuniorfred47
    @abdirihmaanjuniorfred47 7 หลายเดือนก่อน

    Sahra axmed jamac rabbi naxariistii janno hka waraabiyo

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii c.c.weyd laxankii xaaji gujis codkii sahra axmed jaamac

  • @haleel1517
    @haleel1517 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto amiin

  • @Sanweyne12Sanka
    @Sanweyne12Sanka 8 วันที่ผ่านมา

    Illahi haunaxariista

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599 8 หลายเดือนก่อน +1

    STILL 2024 AMAZING SONG ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    As, Ya RabE towbE Qatimo QEyr jano. YA rabE towbE

  • @AdenSugal
    @AdenSugal 9 หลายเดือนก่อน

    Waaaw Allah unaxariisto sahro ahmed jamac

  • @DeeqDarajo-mk1hy
    @DeeqDarajo-mk1hy 3 หลายเดือนก่อน

    Sahro axmed jamac hees laxan keda fadhiyo allh ku naxariiso manta o tariiqda tahy 17/6/2024 magalada waa muqdsho waxan ku suga nahay suqa xola gar ahan xero maslax wana ku jadadayy

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu naxariisto mom sahra ahmed jama😢😢

  • @mohamedjama3337
    @mohamedjama3337 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax ninkaa saa leh c c wed

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 3 ปีที่แล้ว +6

    kabanku gacantii saalax qaasim in uu yahay baan filayaa

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว

      Laxanka waa xaaji gujis sxb

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 หลายเดือนก่อน

    As, Nabad iyo nolol qatraaayyyy tii tii dumar ugu qiimobadanEEy iyoiyo qiimobadan murwidumarooooo yaayEmuqtishoooiy wadajirEeeeey Runrun

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa abwaanki maxamud cabdulaahi ciise. Sangub. Ruwayadi

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +3

      Nur omar Abdibile kaalay adigu sii waa ereyadii cabd cali weyd iyo riwaayaddii nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa! kir

    • @qabyatireofficial5994
      @qabyatireofficial5994 3 ปีที่แล้ว +2

      Yes

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 ปีที่แล้ว

      Alla ha u naxariistee muu lahayn abwaan sangub waxase lahaa curinta heestan Allah ha u naxariistee abwaan cabdi cali weyd

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤allow❤ku nxriso❤hbo❤❤❤❤❤

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed3693 6 หลายเดือนก่อน

    3/3/2024 Axad habeen jawi dagan
    Waayo waayihii wacnaa 🎸🔥

  • @AmiinHo-x5h
    @AmiinHo-x5h 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadh ii qaada oo intaa itidhaa wan helay alle ha isku keen daayo Muna A Rahman Daahir mcn nolashaydii adiga iyo ubadkaykaba
    Ayaan dheeman
    Yahye lamiis
    Ayman dawaahiri
    Aabo ifka hibo ku noolaada aakhirana janada ayaa inoo balana inaka iyo qoyskeenuba awoowyaashiin
    Eyeeyoonkiin
    Habaryarooyinkiin
    Adooyinkiin
    Abtiyaashiin
    Adeerayaashiin
    Waa inoo janada ifkana shaqo iyo cibaado ayaynu isku ognahay hadaad aragtaan commentiskaygaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน

    Ya E mashaaaaalah tabaarakalah Runeey

  • @ayaansaleban9865
    @ayaansaleban9865 ปีที่แล้ว +1

    Ale Haku naxariisto mamo sahra

  • @MaxamuudMaximise
    @MaxamuudMaximise 5 หลายเดือนก่อน

    Allahayoow u naxariiso aamiin aamiin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    E mashaaaaalah tabaarakalah, Ta RabE towba towba ba

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso🤲

  • @yusufabdillahikahin1613
    @yusufabdillahikahin1613 2 ปีที่แล้ว +2

    Waayo wayo xasuus

  • @khaalidsheekh2416
    @khaalidsheekh2416 7 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo badh dadki hore waa heesen
    Hadda murti madadaalo midna malaha heesaha wakhtigan 2024-01-31

  • @basheali683
    @basheali683 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariis to

  • @CabdibadalShabcan
    @CabdibadalShabcan 22 วันที่ผ่านมา

    Only ehel MirQaan ayuu Dhagaysa heesta 😂Kolay reer Xamarku EheL MirQan ma GaranaY waa Nin Qayilo uun Ku mirqaama😂❤waa idin salamay

  • @maxamedhoryaal4656
    @maxamedhoryaal4656 2 ปีที่แล้ว +1

    wooooooow hees jecel

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior2394 ปีที่แล้ว

    Eebe ha unaxaristo

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib amazing voice and music 🎶 🎵 zido kle erayo laxan wllhi heeztan xazuuz ayay igu leedahy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    SEE istaahilaaba.yaayE waan uwataa tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey walEEnEEy inbadan yaqayeeto

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 6 หลายเดือนก่อน

    Abwan cabdi cali weyd iyo sahra axmed allah hownaxariisto

  • @cabdicali7512
    @cabdicali7512 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ereyadii cabdi cali weyd

  • @MaxamedMaxamuud-bw9bd
    @MaxamedMaxamuud-bw9bd 4 หลายเดือนก่อน

    10/5/024 waa hben jimcah axab badan la fadhiyo

  • @abdinuislan5203
    @abdinuislan5203 ปีที่แล้ว

    Walaxay erayga wasiisi

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Sahra axamad... Jaaamac

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 หลายเดือนก่อน

    Familyyyyyyyyyyyyyyy Systems

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Wisiiisi..heeestaa baro

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yar walaalkey ah oo cabdinuur la dhaho baa jcl heestaa, marki loo wanqalaye waa wiil la yiri baa ana lay waxyoodo, habeen talaado ah 16.4.2024 12:46 baan qolkeyga ku dhageysanaya

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    heestan. waxa.. sameeyaayay abwaan mxad iidaan

  • @mubosugo1955
    @mubosugo1955 ปีที่แล้ว +2

    sida wagan gamaan oon la mirin waaga tiigsadayeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    Inti hEE Yu awEY ihihihihihihihii ihihihihihihihii a ku xigto Yabacdina waxad galabsatey lEE Naga horeeyo . Cidiiba Qaas tiiba kiiba Yala duwanba yala cayn Ya.Estlyyy wadajir muqtishooy

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 7 หลายเดือนก่อน

    15/2/2024 4:30 sunaxnimo hanen aan murugaysna 😢

  • @FaadumoAcmed
    @FaadumoAcmed ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ 4:07 4:10 🎉🎉

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yarabi towbE.

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 7 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed)

  • @cawaancawaan8819
    @cawaancawaan8819 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax sawtul raxma

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 ปีที่แล้ว +1

    ❤🔥❤🔥❤

  • @kherowhamud3198
    @kherowhamud3198 3 ปีที่แล้ว +1

    Hz frequency

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 หลายเดือนก่อน

    Qatroosqiimobadan yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad sahrascadayyareey qiimobadan dumaroo

  • @SakiOsmaan
    @SakiOsmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Sahra

  • @jeylaanishugri8308
    @jeylaanishugri8308 2 ปีที่แล้ว

    xmdi kuwan iyo mXamad bky

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว +2

    Old is gold🥰

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    wali xasuuustaaa

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Guska Ciidagale yaa jecel ?

  • @jeylaanishugri8308
    @jeylaanishugri8308 2 ปีที่แล้ว

    hesti xamdi iyo maxmad bky

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 หลายเดือนก่อน

    Mudo .qaatimokhayr

  • @MorseRalap-r3f
    @MorseRalap-r3f 6 วันที่ผ่านมา

    Martinez Donna Lopez Carol Harris Nancy

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 ปีที่แล้ว

    Hees fican weye

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Daaroodku waa Tuuug isku xaarta.

  • @turxaanlaawe7892
    @turxaanlaawe7892 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabankii iyo laxankii macanaa ee siciid xarawo

  • @CabdikhadarAxmad-n1k
    @CabdikhadarAxmad-n1k 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @FaadumoAcmed
    @FaadumoAcmed ปีที่แล้ว

    Namaste ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉to be with 8:30pm namaste

  • @KennethThomas-r1j
    @KennethThomas-r1j 3 วันที่ผ่านมา

    Allen Karen Moore Jennifer Wilson Maria

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 หลายเดือนก่อน

    SaxanEeyqatraaayEeeyqaranEEy lagufarxeeeey Nafsad cadceeddumaroo iftiinaay fariidad yareey facyaashaytroonEEy khayryaashay wayba dhaafaaba princseseseses

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    LEE bal bal intan Yar Jiroo joog Nolow SEEn istaahilaaba Qado xalaaloo dhan Qado wanaago wacanoo shahshahlEEy yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey Noocyadeyba Ugu QiimobadanEEy cadayyareey wa HEEYE san san , WELDOOOOOOWN soo dhawoiw badan RunEEY, Ya ileeneey Nolol badan nolol Yar QadErin Qiimo dEarajobadan lagumaYEEshEE saataheyba ba tagEE Runoo saxan Naturally independent Ya wa san

  • @sir__cmc
    @sir__cmc ปีที่แล้ว

    Qofka kabanka tumaya hallay sheego kuu yahay saan filayo waa Goobbe. Cidii igu dhaanta hay sheegto ?

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 3 หลายเดือนก่อน

      Waad saxsanayd isaga laftiisa weeye haka shakin !

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    Yartayarta qiimobadan dumaroo dagan fariidad waxtaqaan qiimobadan murwodumaroo yariisEEy Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba dhamaystiran princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan hablaha waanba uwataa dhaafaaba princseseseses

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 ปีที่แล้ว

    🧑‍⚖️1920 waxad isiisay 1 dollar
    Waxan manta kusiinaya oo ah badelkeedi 60 000000 inteed kunoolan karta naag hayarasanin🎀🤩🧐🧠🤣

    • @idirisahmed
      @idirisahmed 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahay aya umada qofba si wax u siiya

  • @عذنذ
    @عذنذ 2 ปีที่แล้ว

    Cusmaan12

  • @CarafaadCarafaad-qp8tc
    @CarafaadCarafaad-qp8tc 3 หลายเดือนก่อน

    P
    P
    P
    P

  • @ibra8409
    @ibra8409 ปีที่แล้ว

    😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 หลายเดือนก่อน

    Janatiiii murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey yariisEEy wanaagsan wax taqaan daganEeEy.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 หลายเดือนก่อน

    E

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 14 วันที่ผ่านมา

    Somlli,land,iyo,markalle,halloo,diyargarobo,dagal

  • @lapazcastro2113
    @lapazcastro2113 8 หลายเดือนก่อน

    It’s 2nd of January 2024 and I’m still listening to this...what a song

  • @FaadumoAcmed
    @FaadumoAcmed ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤