Sh Umal oo Si,adag uga Hadlaya Arinta Ibraahim Ciyow Iyo Sh Cusmaan Xidig cadeeyayna Jahliga soomoow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
    COMMENT✔ Thank You✓
    fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
    / @zaadkaaakhiro4727

ความคิดเห็น • 345

  • @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ
    @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ 2 หลายเดือนก่อน +52

    Sheekh Umul ilahay umada soomaaliyeed ha u daayo. Waligiis xumaan kama aamusin waana waxa inta khayrka jecel ay sheekha kujeclaadeen inta shaydhanku yar shaki siiyayna ay sheekha ku eedeeyaan.

    • @Ahmedbashi4
      @Ahmedbashi4 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sheqaow xal qado diintada baro

    • @Hassan10136
      @Hassan10136 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@Ahmedbashi4

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 2 หลายเดือนก่อน

      Umul markuu dhinto islaamku waxay dhihi doonaan waa kii swcws nabi muxamad caayi jiray oo dhihi jiray wasaqle injire waa kii dhihi jiray tusaale xun u soo qaatay swcws nabi muxamad oo yiri qofkii istaag ku kaadsha maxaad u taqaaniin ardaydiisii ayaadheheen gaal wuxuu yiri swcws nabi muxamad ayaa ku keediyay,

    • @AbdowYare-d7b
      @AbdowYare-d7b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh Waligiis xuman mugalin aa away tii nabigena Muhammad scw u cayay taas yaa kawen

    • @DaudOmar-ww6qg
      @DaudOmar-ww6qg 2 หลายเดือนก่อน

      Markas
      Waxbara dadka ladod​@@AbdowYare-d7b

  • @yonisabdullahi3024
    @yonisabdullahi3024 2 หลายเดือนก่อน +11

    Walle nin xaq ku dhiiran karoo noolbaaba maanta iska yar, ilahay shikha hadhowro, cimri iyo cafimaadna ha usiyaadiyo amiin

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 หลายเดือนก่อน

      Ma nabi Muxamed baa injir lahaa baa xaq ah Hdaydaan Mudda ka xishoonayn Ilaahay ka xishooda

    • @caliyareafgooye
      @caliyareafgooye 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@goudhassanaden4627daliil keen adiga suufi qabuura caabuda baa kula fiican ilaaheey kaligiis caabudna weeyku dhibtay ma diin baad leedahay se diintaadu waa tee adiga

    • @jamalqaysmohamedyare6970
      @jamalqaysmohamedyare6970 2 หลายเดือนก่อน

      Caisha ayaa tiri sheikha ha ku walani ok​@@goudhassanaden4627

  • @abdullahisanweynehassan3851
    @abdullahisanweynehassan3851 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sheekh sifiican ayaad wax noo fahansiisay Jazaakalaah khayral jazaa.

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 2 หลายเดือนก่อน +29

    جزاك الله خير الجزا وافتح الله لسانك يا شيخنا❤

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waligeedba ummadu markay kusugayso kumawayso Allaah hanooxifdiyo,
    أسد السنة الذي لايخاف في الله لومة لائم نحسبه كذالك ولا نزكي على الله أحداً

    • @mnbmnb4086
      @mnbmnb4086 2 หลายเดือนก่อน +2

      جزاك الله شيخ امل بارك الله في علمك وعمرك

  • @husseinnoorduble
    @husseinnoorduble 2 หลายเดือนก่อน +1

    جزاكم الله خير الجزاء sheikh umal iyo intii isku tacluujisey iney nasoo gaarto muxaadrdan qiimaha bdn 💯

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 2 หลายเดือนก่อน +14

    Cimriga iyo Cilmiga ilaahay haku barakeeyo. Darbiga diinta ayaa ilaahay kaa dhigay.

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 2 หลายเดือนก่อน

      Umul hadduu dhinto waxaa muslimiintu dhihi doonaa waa kii caayi jirey swcws nabi muxamad ee dhihi jiray injir iyo wasaq ayuu lahaa xaalku waa wajabad

    • @ZakiMuse-j3h
      @ZakiMuse-j3h 2 หลายเดือนก่อน

      Ha u gafin wll umada cilmu kheybka waxba kama ogidee ilaahay usoo laabo oo dambi dhaaf weydiiso❤​@@abukardhaay8360

    • @caliyareafgooye
      @caliyareafgooye 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abukardhaay8360adiga daliil ukeen qabri lagu wareego iyo culumadiina aaad ku tawasushaan xawaalahood waa diinteee sheeg ilaheey caabud maaa ku dhibta shiiqa diiin buuuu ka hadlayaaaa waana ssxiix hadalkiisa idinka dhariiqiina waa kee sanamyo cml ayaad xawaalaha ugu dul wareeganeeysiin yaaa idin baneeyey in xawaalaha korkooda lagu baroorta sheeeg daliil maad uhaaysaaa

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 หลายเดือนก่อน

      @@abukardhaay8360 Diinta baro cidi kaama xigtee

  • @CabdiraxmaanXasan-ou8mo
    @CabdiraxmaanXasan-ou8mo 2 หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله والله محاضرة قيمه
    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
    فضيلة الشيخ العالم العلامة محمد عبدى أمل

  • @ahmedbariis8347
    @ahmedbariis8347 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu kheyraa sheikh

  • @hamza-9315
    @hamza-9315 2 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا على هذا الجهد العظيم

  • @abdilahiali6677
    @abdilahiali6677 2 หลายเดือนก่อน

    Ictisaam baan ahayna meel ku gayn mayso muu iloobay sheekhu
    بارك الله فيك

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا ياشيخنا

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 2 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاءالله جزاك الله خيرا

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير وبارك الله فيك واثابك الله الجنة ان شاء الله شيخنا الفاضل شيخ محمد عبد أمل ❤

  • @cabdulahisheq7769
    @cabdulahisheq7769 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaaka allahu sheq maxamed candi umale❤❤

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خير شيخ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allahu akbar illahayoow sheikh maxamed cabdi umal nooxafid oo caafimaad iyo cimridheer siii illahayoow diintaada darteed baan ujecelnahay dankale kamalihin yaa rabbi xaqana kuwo qaata naga dhig yaa allaah

  • @ibrahimgudow4407
    @ibrahimgudow4407 2 หลายเดือนก่อน +6

    Shekha caafimaad Allah Hasiyo, Cilmigiisana muslimiinta haku Anfaco,
    Isagana camal Aan go'eeynin Ha,uga dhigo.
    Aamiin

  • @faisalkulane4683
    @faisalkulane4683 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad tiri “Hadaan Nabiga NNKH qolkiisa lagu duugi laheyn, waa la caabudi lahaa” oo sidee ku ogaatay in lacaabudi lahaa haddii meel kale lagu aasi lahaa!

  • @MusbaaxMustafe
    @MusbaaxMustafe 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير ا شيخنا

  • @XasanmaxamedCali-m1m
    @XasanmaxamedCali-m1m 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran sheikhanaa

  • @iqraaxmed1276
    @iqraaxmed1276 2 หลายเดือนก่อน +11

    Mash allh Alloow Culimadeena inoo Cifdi ❤
    ‏‪52:29‬‏ ‏

  • @OmarnageyeNaciima
    @OmarnageyeNaciima 2 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خيرا

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka4678 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallh qeyr jazaa sheikh umul

  • @gaaraneaxmed
    @gaaraneaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allaah shekh mohamed ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo kalimadaan xaqa ah

  • @cabdiraxmaannuur-z6w
    @cabdiraxmaannuur-z6w 2 หลายเดือนก่อน

    شكرا لك شيخي الحبيب

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu kheyran Sheikh Mohamed Abdi Umal

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ayaa mahadsan waa nimnooyinka illah ina siiyay shekh mohamed abdi umal illahayo caafimaad iyo cimri dheer sii kuwa badan oo isagookale nasii amin

  • @abukarxabiib9113
    @abukarxabiib9113 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakala laahu qiir jaza ilahi akuxafizo xarbjaka 😊

  • @AliMohamed-kx7cm
    @AliMohamed-kx7cm 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alah sidii gabadhii ayadoo bood boodaysay ayay darbiga ku dhufatey wayna dhimatey waa xuskii nabiga ayaantaas jasaaka laah

  • @ibnusayid99
    @ibnusayid99 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير شيخنا وعالمنا الله يحفظك

  • @AA1237
    @AA1237 2 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاءالله تبارك الله عليك شيخنا الحبيب

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jizaaka laahu sheykh maxamed csbdi umal cimrigaaga iyo cilmigaba rabi hakuu barakeeyo

  • @EbadoYonis
    @EbadoYonis 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah haku xifdiyo

  • @SakariyeCali-i3c
    @SakariyeCali-i3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh inoo wax halaga qori intaa uu nool yhy Alle cimriiga ha uu dheeryo Amiinك ال
    Amiin
    Xafidu Allaah
    Sheikh
    Allo danbiigiiisa dhaafsheikha
    ما شاء لله تبر الله

  • @CfitaaxMacalin
    @CfitaaxMacalin 2 หลายเดือนก่อน +11

    جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب

  • @HudaAbdalla-b4z
    @HudaAbdalla-b4z 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilahy haku dhawro aduun iyo aakhiraba

  • @abdifatahhassan7144
    @abdifatahhassan7144 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء

  • @Goljano-f1n
    @Goljano-f1n 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah sheekhanaa ilaahay haku xifdiyo Aakharo iyo aduunba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Katheynur
    @Katheynur 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallahu qeyr ❤❤❤❤❤

  • @AnwaarCabdi
    @AnwaarCabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Cimriga iyo caafimaadka allaha kuu barakeeyo yaa sheekhanaaaa

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 2 หลายเดือนก่อน

    Alle cimrigiisa ha inoo raajiyo sheekheena❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +7

    sheekh maxamed umal ilaahayow caafimaad iyo cimri dheer iyo cimaado suuban iyo guul kumanneyso oo xifdi cilmigiisan nagu anfac yaa rabbi

  • @abdihfitaahhusseini7788
    @abdihfitaahhusseini7788 2 หลายเดือนก่อน +3

    sxbayalow videogaan soo jar jara kadibna faafiya ad boo ufaaido badan yahy.

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey haku sharfo cimriga alle hakuu barakeeyo
    .

  • @AdamCabdiraxman-l1l
    @AdamCabdiraxman-l1l 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah
    Wuu cadaalad falay
    Sherkku
    Khayr alle hasiiyee.

  • @hadiabdi6953
    @hadiabdi6953 2 หลายเดือนก่อน

    Mash ALLAH

  • @AdowHusseinbodee-fn7kv
    @AdowHusseinbodee-fn7kv 2 หลายเดือนก่อน

    Cimri der iyo cibada suban allaha kusiyo
    Qatumo wnagsan iyo cafimad qer qaba kurajeni sheikheygi

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha'allah allaah ha xifdiyo sheekh maxamed cabdi umal

  • @mohamedmohamud296
    @mohamedmohamud296 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaka ALLAH sheikh mohamed umul

  • @AskSom53
    @AskSom53 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaa Allaah cumriga Allaah ha u barakeeyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal

  • @anowadeshcade5675
    @anowadeshcade5675 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزإ❤

  • @abshirmohamedadam5070
    @abshirmohamedadam5070 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله اللهم احفظ واغفر له

  • @mohamoudmuse6517
    @mohamoudmuse6517 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم احفظ شيخنا sh alla ha ku xifdiyo

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك اللٌه خير الجزاء يا شيخنا ❤

  • @abdihakimadow4893
    @abdihakimadow4893 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @Khaalid-x1v
    @Khaalid-x1v 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow sheekha barake

  • @AA1237
    @AA1237 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @ducaad.dacwa121
    @ducaad.dacwa121 2 หลายเดือนก่อน +7

    m.a❤❤❤❤❤❤

  • @shrashiidshomer6552
    @shrashiidshomer6552 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 2 หลายเดือนก่อน +9

    Jazaakalaahu khayran

  • @RamadanCali-i9p
    @RamadanCali-i9p 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaahu kheyr sh maxamed umul

  • @cabdulqaadirAwcali
    @cabdulqaadirAwcali 2 หลายเดือนก่อน

    jazaakallaah khayr allaah ha xifdiyo sheekh umal

  • @cabdiraxmancali7354
    @cabdiraxmancali7354 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikhu aad buu u mahadsanyahay runtii wuxuu iftiimiyey waxyaabo badan oo mugdi Ku jirey, Iyo kalimo wangsanna waa soo jeediyey, jazaaka Allah kheyr

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ massive Allah sheeq Maxamed Aida aad u tifstirtsy ❤❤❤❤❤❤❤❤ jazaaka Allahum kheyra ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 2 หลายเดือนก่อน

    جزاكم الله

  • @safiyamukhtar2574
    @safiyamukhtar2574 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ كثرالله أمثالك

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا شيخنا العزيز ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @miskisagal1069
    @miskisagal1069 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allh shiikh umaal ilhy dhib kuma tuso ❤

  • @nugaaltv5270
    @nugaaltv5270 2 หลายเดือนก่อน +1

    وإن تجد فيه فسد خللا
    قد جلا من لا عيب فيه وعلا

  • @ibrahimbare4162
    @ibrahimbare4162 2 หลายเดือนก่อน

    Barakallah

  • @علىبناسماعيل-ج9ل
    @علىبناسماعيل-ج9ل 2 หลายเดือนก่อน +1

    أحس الله اليك

  • @AyanDabayl
    @AyanDabayl 2 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah shukran shiekh

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah wanjogi cawa muxadarada allah barakeeyo culMada somaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax sh mahadsanid

  • @AbdukadirMohammed-h1s
    @AbdukadirMohammed-h1s 2 หลายเดือนก่อน +6

    جزاك الله خير الجزاء واحسن الله اليك

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikha waa kusaxsanyahay umada diintooda ucadeeyo

  • @AhmedSaciid-k8e
    @AhmedSaciid-k8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suufiyado hadey xaqa rawaan muxaaradaan ley hadheygesteen bes

  • @MoahmedYuusuf
    @MoahmedYuusuf 2 หลายเดือนก่อน +20

    Sheekh maxamed umal caalimka soomaaliyeed

    • @abdiraxmankisaayi1284
      @abdiraxmankisaayi1284 2 หลายเดือนก่อน

      Kitaab u qoray mano shegi karta o bari umada uga tago

    • @abdiraxmankisaayi1284
      @abdiraxmankisaayi1284 2 หลายเดือนก่อน

      Calimka somaliyed wa midkii isbuc horay geriyoday lkn kitaabo ugatagay umada maxu ugatagidoa ninkan

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 2 หลายเดือนก่อน

      Makaxunta?​@@abdiraxmankisaayi1284

    • @khalidabyaal1363
      @khalidabyaal1363 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa uu qoray muxuu faido leyahay wakaas shirkiga kabuxdee.
      Shekh Umal wixisa dan weyduban yihiin.
      Wxa laqoro caalim laguma noqdo

    • @IslaaxMedia
      @IslaaxMedia 2 หลายเดือนก่อน

      Haa kutuboo qoray​@@abdiraxmankisaayi1284

  • @AbdirisaaqIbrahim
    @AbdirisaaqIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    جز ك الله خير الجزاء

  • @rahmaomar8398
    @rahmaomar8398 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh umal ilaahee ajir bdn haka siiyo muxaada darada qiimaha bdn ee uu soo jeediyey iyo sida xaqa u cadeeyey in badan Ayaan sugeenay ilaahee cimrigiisa hanoo raajiyo

  • @sharmaarkebudul2023
    @sharmaarkebudul2023 2 หลายเดือนก่อน +1

    الله اكبر حفظك الله شيخنا

  • @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ
    @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ 2 หลายเดือนก่อน +10

    Shiiqa xaqa waacadeeyay Lkn waxaa Kafaa,ideysanaya qofkii alle Hanuun uqoray

  • @zahraAli-v2s
    @zahraAli-v2s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazzakallaahu muftul umahah

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 2 หลายเดือนก่อน +1

    احسنت وافدت، والصوفية لا عقل لهم في كل مكان
    وزمان،عبر التاريخ

    • @AbdullahiJelle-i8j
      @AbdullahiJelle-i8j 2 หลายเดือนก่อน

      من اين أخذت أمن كتاب أو سنة أو إجماع بل الخوارج التي قال الرسول صلى الله عليه وسلم سفهاء الأحلام هي التي لا عقل لها

  • @zakariemjamac2588
    @zakariemjamac2588 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah kalimada waxa uu dhigay halkeedii ee ummadda allaah ka qabto kuwo iimaankooda jahawareerina😮😮

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi maana arag sheikh kawanagsab sheikh umal maana arag sheikh umal oo ka aamusay Arriin jirta

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 2 หลายเดือนก่อน

    فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekha aan xaqa ka ganban ilaahoow cimrigiisa dheeree

  • @RaiisYare143
    @RaiisYare143 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw shiiqa umada somalia culimada ayaa wax fahansiin Kara m.a m.a

  • @cagadahabfabtastic6368
    @cagadahabfabtastic6368 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allha shiiqu waa nashafiyay

  • @AbdifatahYasiin
    @AbdifatahYasiin 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alh jazakalahu qayran

  • @axamedAadan-g7g
    @axamedAadan-g7g 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jzk Allaahu kheral jazaa yaa Sheekh
    illaahi ha kuxafida
    lkn waxaan layaabay ereeyga ( Naag) qof dumar ah .

  • @foosiyoxamari114
    @foosiyoxamari114 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @omarali4265
    @omarali4265 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢asc, haa waa ognahay suufiyada,khawaarij, tabliigha, shiicada😮 iyo wixii la mid inay bidco yihiin oo jaahileen yihiin,sheikh umal na hadana si fiican ayuu muxaadarada laakiin sheikh umal iyo sheikh shibile waxay ahaayeen urur kii bidcada ahaa al itixaad markii dambana la baxay al ictisaam , ok hada sheikh umul iyo sheikh shibile ma isaga baxeen itixaad ama ictisaam oo culumadu dhaheen waxay aamin San yihiin manhaj ka khawaarij ta , oo hada madax u yahay sheikh bashiir salaad, muqdisho teeda kale sheikh ali wajees itixaad asagu wuu ka baxay itixaad laakiin hada wuxuu noqday siyaasi

  • @SadikahmedAli
    @SadikahmedAli 2 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah
    allah hakuxifdiyo
    hadey dhago waxmaqlan leyin
    waloshey

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sh umal

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 2 หลายเดือนก่อน

    Allah hasiiyo Sheekha caafibaad buuxo.