Ilaahey ka cabso faataale baarlamaanka ha loo daayo Sheikh shariif waa ninka halkaan ma dhigay wuuna ku dhaartay doorasho qof iyo cod iyo dhamaystirka dastuurka waa intii uu hore usheegay balse asaga raga la mid ah xasan sheikh ayaa horumarkaan gaaray bay ka xun yihiin Mida kale Baarlamaanka Somalia qabiil ka maqan majiro
👊👊👊👊❤️❤️❤️
WALOOW MAXAAD BEE NOOSHEEGTAY FATALAN WAXAD UMAADA USHEEGEYSID IS KAHUBI😂
Ilaahey ka cabso faataale baarlamaanka ha loo daayo
Sheikh shariif waa ninka halkaan ma dhigay wuuna ku dhaartay doorasho qof iyo cod iyo dhamaystirka dastuurka waa intii uu hore usheegay balse asaga raga la mid ah xasan sheikh ayaa horumarkaan gaaray bay ka xun yihiin
Mida kale Baarlamaanka Somalia qabiil ka maqan majiro
M a waa runtii
Sharif Sh Axmed wuxuu ka mid yahay madax Wayne yashii dalka soo maray kii ugu fiicnaa.
Shriif lasoo gemay siyaasad waxaba kamayaqaane waa caada qaate
Sh Shariif. Cagta dhol kadhig..waa dardaaran 123