ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wadaadkan waa Fariid. Cilmi iyo balaaqo af carabi iyo af Somali ayuu isku darsadey. Waana geesi inkasto in yar oo fudeyd ah u raacsantahay.
Maxaaa kamid ah fudeeykaaaas
Mashallah
Dadka qoray wuxuu ahaayeen Somalilander
Ayaga Somali ma'ha miyaa? Kkkk
Waayo arag
12 ka bilood magacyadooda oo Soomali. ah cid garanaysaa way ku yartahay Soomaalida . 7 maalmoodna waa la ilaaway magacyadoodii somaaliga ahaa.
Shekh hasaaan Alooow barakeee oo dambigiiiiza dhaaf
Carabiga hsda waxa la yiraa miino😊
Waraaqda waxba dheexaa waan kafahmi waayy kkkk waxaa iiraaca ayaan kafahmay iyo ooridaydii
Asc ooridaydii wanaagsanayd ayay kagartay ito ninkaagi salax dirir
Aniguna carcaraafkiinaan ku maqanahay idina war iima haysaan
Anigu waan fahmay waliba lahjada hargiesa ku qorantahy manta ku hadlaan Waxaa kamida. Haduu yimaado amaahdi aan ku lahayn ka qaata sidaa iyo nabad .
Videogaas waa arkay
Carabi
Marasada
khaariji maatoole ah
Hye amisom
Libx tow xidka
😂
Hadda ayaa xirta baadiyaha ka yimi ee baydhabo waxkabarato Af-may ku qoraan carabi
maashaAllaah ❤️
Diintu ma in lays carabeeyaa, war hana dhalandoorinina
Oo soo ma ogid inaan hadda dhalan rogannahay oo fartaan aan hadda qorayno (Latin) inay Rome empire nooga timid.
Wadaadkan waa Fariid. Cilmi iyo balaaqo af carabi iyo af Somali ayuu isku darsadey. Waana geesi inkasto in yar oo fudeyd ah u raacsantahay.
Maxaaa kamid ah fudeeykaaaas
Mashallah
Dadka qoray wuxuu ahaayeen Somalilander
Ayaga Somali ma'ha miyaa? Kkkk
Waayo arag
12 ka bilood magacyadooda oo Soomali. ah cid garanaysaa way ku yartahay Soomaalida . 7 maalmoodna waa la ilaaway magacyadoodii somaaliga ahaa.
Shekh hasaaan Alooow barakeee oo dambigiiiiza dhaaf
Carabiga hsda waxa la yiraa miino😊
Waraaqda waxba dheexaa waan kafahmi waayy kkkk waxaa iiraaca ayaan kafahmay iyo ooridaydii
Asc ooridaydii wanaagsanayd ayay kagartay ito ninkaagi salax dirir
Aniguna carcaraafkiinaan ku maqanahay idina war iima haysaan
Anigu waan fahmay waliba lahjada hargiesa ku qorantahy manta ku hadlaan
Waxaa kamida. Haduu yimaado amaahdi aan ku lahayn ka qaata sidaa iyo nabad .