Somalia Iney Dowlad Ka Hergasho Awood Leh Lama Rabo Ee In Qabyaalad Lagu qeybiyo Aya Laraba Sh Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh allaah subxaanahu watacaalaa ha ku gu xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhan maan sha allaah baaraka guulayso waa no 1

  • @HussenMohamed-ls1ju
    @HussenMohamed-ls1ju 2 หลายเดือนก่อน +8

    Sheekhaan Alle sw dartii baan u jeclagay

  • @feyslf1226
    @feyslf1226 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xasaan waxbadan ayuu ogyahay wuuna cadyahay mowqifkiisa lakin culimada. Somalida badankood way. Qariyaan. Xaqa. Allaha soo hanuuniyo.

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 2 หลายเดือนก่อน +8

    MAY ALLAH UNITE ALL SOMALIS UNDER QURAN AND SUNNAH AND NOT DEMOCRACY OR PUNTLAND JUBALAND SOMALILAND AND SO ON.

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Its your dream 😂 somali danbe heshiin mayso

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@dilara-jj5yj Go home and get some sleep xabash, this is beyond your level of understanding.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      @@thebeast09876 dhiigii koonfur daadisey badelkeedii by heleysaa

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@dilara-jj5yj 🤔 Never been to Mogadishu, get some sleep.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    Horaan u ogaaday, Xilligii Caydiid yaan idhi dhulkayga Anaa Gaal kanoqon xattaa Soomaaliga lagama ogala ee hadaalina

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143 2 หลายเดือนก่อน

    M.A
    Shekhul balad .

  • @AbdullahiAbukar-i1x
    @AbdullahiAbukar-i1x 2 หลายเดือนก่อน

    sh cabdullaahi weeraroow kheyr Allaha kusiiyo muuqaalkaada waa fasiix ee waxyar loogadana wajiga sheekha kasiki qoraalada badan ee dhexda ahna naga reeb waa codsi naga aqbal sidii aad noo yeeli jiray waagii hore noogu wad hadaad rabto linkiyo horaa kutusayaa fadlan kaso jawab codsigaan

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 2 หลายเดือนก่อน +4

    15:19 waar Ninkaas ma cali wajiis baa mise waa soomoow mise bashiir salaad 😅😅😅

    • @DAACIMEDIA19
      @DAACIMEDIA19 2 หลายเดือนก่อน +1

      Cali wajiiz amuu yahay

  • @DAACIMEDIA19
    @DAACIMEDIA19 2 หลายเดือนก่อน

    Daarul Xadiith Qaabka ay usoo dhigtay clipka qaabkaan ayaa ka fiican oo si fiican loo fahmayaa xikmada guud.
    Mahadsanid kun jeer imamushafcimedia

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 2 หลายเดือนก่อน

    💯 💯 💯

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 2 หลายเดือนก่อน

    Haa sheeqoow waa caynkaa

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

    Haddana Allaw qalbigoda isusoo jeedi kiilagadilana shahid kadhi aan qabiil u dhiman .

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 2 หลายเดือนก่อน

    14:02 Cajiib yaa fahmi dee , waa caji8b wallee.

  • @ibrahimsaladmohamed
    @ibrahimsaladmohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ileen Bilaayadu waligeeda way so dovtay

  • @WadoCad
    @WadoCad 2 หลายเดือนก่อน

    Horta marka hore waa in dad caafimaad qaba la helaa, iminka tusaale ahaan 5ta maamul goboleed ee Somalia calamadoodii meesha maxaad ugu sawiri waydeen ee kuwo aan kuba jirin u keenteen meesha.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 หลายเดือนก่อน

    Abidkeedba cadaawad iyo nacayb reer somaliland lagula kacay oo laga macaashay lama sheegin taariikhda waanad aragtaane - - - Allahayoow maxaan ka digay soomaali gabigeed diifta saaran maanta guudkeeda,,, Dayuus iyo daalim oo dhanbaa waayadan jiifkii qaban waayay, dheeshiina waa wali iyo waxay ka dheefaan dheh,,

  • @prosl11
    @prosl11 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh qabyaaliste sowdiga lacagta dhulbahante siiniyeen markay ay isaaq ishaysteen

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Deee dad bad xasuuqaysey😂

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad awoodleh waa tii kusoo xiri lahayd.
    😂

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 หลายเดือนก่อน

    Will daaroodow somaliland xaggaad pa jeceshay baad gelisay ee haddaad cadaalad uhiilinayso jamhutiyadda somaliland waxay noo tahay dzl madaxbanaan ee cuqdada iska saar oo kilinkaaga shanaadla sheekayso. Xamarna haw fadhiyin in mar dambe hargeysa laga xukumo.

  • @KaadSharub
    @KaadSharub 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu ma ogoshahay horta ? Miyaada dhihin Somalia 🇸🇴 yaysan dawlad kadhismin ilaa diinta lagu xukumo oo dagaalka wada ?

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 หลายเดือนก่อน +1

      Taas wuu ku saxsan yahay alxamdulilaah waligeen meel gaari mayno inta somalia dastuur gaal lagu xukumayo oo calanka nijaasta ah ee buluuga ah aa wadano 😂

  • @warrior_566
    @warrior_566 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kunacay shiikhoow markaad xajaaj caayday iyo umawiyiintii aduunkoo dhan islaamka gaarsiiyey
    Jaajuus baad tahay lasoo dirsady
    رحمها الله الحجاج رحمه الله عبد الملك بن مروان بنو اميه فتحو الدنيا من كشقر إلى باريس

    • @Gol33ftan
      @Gol33ftan 2 หลายเดือนก่อน +3

      Xajaaj iyo Cabdimalik binu marwaan aakhiro meesha ay tagaan ilaahay haku geeyo. Nadalyahow nadalku dhalay

    • @SheikhMohamed.
      @SheikhMohamed. 2 หลายเดือนก่อน

      @@Gol33ftan hhhhh sheekha ma I jecloow uu kuvdhahaydheh..
      ninkaan magac islam ma wato,

    • @AbdiazizDekow-t9h
      @AbdiazizDekow-t9h 2 หลายเดือนก่อน

      Akhiro cidini maahan​@@Gol33ftan

  • @AbdullahiAbukar-i1x
    @AbdullahiAbukar-i1x 2 หลายเดือนก่อน

    sh cabdullaahi weeraroow kheyr Allaha kusiiyo muuqaalkaada waa fasiix ee waxyar loogadana wajiga sheekha kasiki qoraalada badan ee dhexda ahna naga reeb waa codsi naga aqbal sidii aad noo yeeli jiray waagii hore noogu wad hadaad rabto linkiyo horaa kutusayaa fadlan kaso jawab codsigaan