Qorshe Halis ah oo Lagu Burburinayaa Diinta & Dad Somali ah oo Qeyb Weyn | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024
- Qorshe Halis ah oo Lagu Burburinayaa Diinta & Dad Somali ah oo Qeyb Weyn | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan Sh Cabdiraxmaan Bashiir uu kaga hadlaayo qorshe halis ah oo loo dejiyey si loogu burburiyo diinta islaamka dadka muslimiinta ahna looga leexiyo jidka saxda ah qorshahan waxa qeyb ah dad badan oo muslimiin ah oo xitaa qaar soomali ah ku jiraan aynu ka wada faaidaysano waa muhiim inaad fahanto mawduuca
-----------------------
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
--------------
Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
--------------------------------
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك
عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً
و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
💝رضي الله تعالى عنهم و أرضهم الصحابة الجليل💝
اللهم صل على نبينا محمد❤
Allaha ku barakeeyo sheekh
One of my favourites sh cabdirahmaan❤
Masha Allah sheekh waa ku jeclahay ilahay dartii ku jeclahay😊😊
Jasakalah khayr
Jazakalaaah
Jasakallah
Wacdikan qiimaha leh anigo dhageysanaya wado 70 in laku socda aya xawaraha aan ku ardaayay wxu ah 82 police aya ijoojiyay tolow ticket ma laku sinya aya isdhahay kabacdi warqad digniin ah aya la ijaray sidas aya wacdikan qiimaha leh wa ku badbaaday sheikh alle hagu xafido fidunya wa fil aaqirah
❤❤❤❤❤❤
ninkii diida sunha nabiga swc. Qofka sidas yidhii waa GAAL waa in la dilaa
Soomaali soomali xaaasi ku ah waaa n aragnay laakiiin umada kale waxba yaaaan lagu meeraysan
Sunada ninki diida rasuulku diidey marka wa gaal
Waxaad ku xaqiijineysaa in diinta weerar lagu haayo mar walba waxad aqrisaa culimada hadaladoda kookoban oo Social Media laso dhigo dadka Comments ka uso galo oo diinta iyo quranka iyo culumadaba caaynayo weliba Af Soomali ku hadlayo iilah hana Hagaajiyo
Ilahey kumu saleeyn bu ku leeyahey aduunka kitabkisa lakin wuxu ku saleye oo saldhig uga dhigo wa 40 xadiths oo bashar uu leyahey
Wata aqidadise uu amin sane yahey inu ilahey fikirka shaqsiga uu laa sugayey inu adunka uu ku dhigo
Waaba waxa aan la yaabay, Wadaadadaan Kitaabki ilaahay qiimaba agtooda kama leh, Khuraafaad ayey dadka ka buuxiyeen.😂
Waxan aminsanhay innan qaldad baadan ku jiiro kitabyada aad qorteen we sunaha ku sheegeysan. Beenta kaa daa. Nabiga lagama maarmikaraay. Lakin cayda nabiga kuu jiirta kitabyadina maa suuna . Sunaha hadi lasku qabto kitabka haa laskula nooqdo
😂😂 kuwa lashegayo maka mid tahay
Sheikh ma qof kitaabka Alle haysta ayaad dadka u shhegaysaa inuu gaal yahay. Way muuqataa inuu kitaabku agtaada ku yaryahay. Allah ka baq oo dadka ha lug goyn! Xadiisku laba qarni nabiga kadib ayaa la qoray. Diinta Allah baa iska leh, nabi Maxamadna usoo dhiibay. Wax kale looms soo dhiibin. Aayadaad akhriday iyadoo dhamaystiran macbheeda dadka usheeg…
Sxb Kuwaan maanta Nabi Muxammad hadii lasoo nooleyn lahaana wey gaaleyn lahaayeen ileyn Kitaab aan Qur'aanka aheyn ulama yimaadeene.😢