WAA RUN❤. XASAN AYAX LACAGTA BADAN UU KU QAATO LADAALANKA ARGAGAXIDA IYUU RABAA IN AY ABID USOCOTO‼️. IN LASOO CIRIBTIRO MA RABO. FAAIIDO IYUU U ARKAA IN DALKU QALAASO GALO, NABADNA AAN LA HELIN SI DADKA CABSI LOOGU BERO OO AY ISAGA KUSOO JEENSAN, WAXNA LA WEYDIIN, TAAS OO AH KALA QAYBIS SI KELIGIIS U WAARO😊
PUNTLAND WAA AY GUULEYSAN ‼️ WAAYO DAWLADOODA IYO SHACAB KOODUBA DHAMAANTOOD OO IS RAACSAN BAY KA GOANTAHAY IN AY ISKA SAARAAN DACASH IYO INTA KU XEERSAN EE DHULKOODA KUSOO WEERARAY. WADA JIR IYAA GUUL LAGU GAARAA😊.
Xassan mashruuc aan dhamaanayn oo lacag isaga qaato ayuu rabaa inuu ka dhigto halganka daacish uma naxo shacabka , sidaasuu udiidanyahay in Puntland guulaysato adeer indhaha ma liin
Mawaxaa isku mid umaleydaa kooxda aan tiradeedu dhaafsiineyn 500 xunboon iyo koox 20k oo ciidana kusii dhow... mise ogtahay in AS ey xataa dowlada ka sirdoon sareydo iyo ku dhex milanka bulshooyin... keny gudiheeda ayaa ka qorayaa war bixino shegaya in hab mustixiilka as umarayaan helido siro..
Hassan waa legend caadi ah, maa la waco oo laga codsado kaalmo loona sheego in aan laga maarmin inta narative been ah suuqa la gishan lahaa, sidaas dhan haduu u xun yahay maxaa ugu calaacaleysaan
puntland dowlad bay noqotay iskurdir iyo fowdo way kaweynaatay dhan laakin waxa socda in harti lakala dhex galo oo warsangeli ba laso maray weyna kamuuqata
Hubkaa loosoo raray gudaha puntland ee ka yimid dhanka mooryaanka xaasidka oo qof ah ee muqdisho fadhiya waxaa loo waday argagixisada gabalkeedu dhacay ee hada duulaanka adag lagu qaaday
waar soomaali shacabkii wuu ka dhintey maxaayeelay ninka runta sheega waxa la odhanaya waa qabiilkas . adigu qabiil horta ha eegin ee marka hore waxa usheegayo runmayahy, inta aan sidan nahay weligeen waxba noqonmayno
Puntland powers iyada isku filan tahay guul insha alha👏🦁🇸🇱💪
@@zundiinahmed855 inshalaha marwalbo GuuL Puntlanf
M.w Hassan waxa uu Kala qaybiyey ciidamakii Somali waqtiga ugu dheeraa iyo qarashkii ugu badnaa tababarkii fiicnaa la siiyey
Oo daljirka dhaafi la aa
Ciidanki daljirka aan waligii dhaafin waagii farmaajo 😂
You are an agent of Satan. Stop turning Somalis against each other.
@Ayub You are an agent of Satan. Please use your platform to bring Somalis close to each other instead of dividing them along clan lines.
Mareexan hada nahay duco iyo garab istaag ayan lagarab taaganahay walalaheen Puntland iska celiya canasiirta argagaxiso ahan looso adeegsanayo more peace and prosperity to our brothers and sisters in Puntland
Argagaxiso lahene kufaarta ethopia ka xoreeya gedo
Sacid Dani guuleyso saxib
Xasan xaraaah qaran iyo tiimkiisa waa argagixiso dahsoon
Ku dayo Puntland, guulaysta Masha Allah tabaraka Allah
guuulll buntlan
Subxallah Xassan Alshabab waa munaafuq Guul Puntland🦁🇸🇴🩸❤️🙌🙌
Inshalah puntilan way guulaysanaysa❤
Igu sawir horey puntland uga gaashamateh sanku neefle uma baahna iyada isku filan
Xasan. Maaha. Madaxwayne. Soomaaliyeed. Ee. Madaxwayne. Kooxeed
Guul iyo gobanimo puntiland from ssc khaatumo❤
Daaroodoow guulaysta
Ogow xassn sheekh waxa dhiba wax kasta oo waca horkac leh iuo Qabiilka Daaroodka .
Markaa waa hanlaawe ku soo koray meel hanku ku yar yahay.
Waa dameer qurun ah aad u xun
Waa lax aanmwaxba rabin lacag maaheee xataa lacagta aan cunin ee aasa sida oromada iyo hindida oo ka dhinta xassn iyo meeshuu ka yimi waa sidaas oo kale wuu aasaaya lacagta wuuna caabudayaa.
Iyagaa na doortey ka doortey daarod kale!😂 Tallow yaa eeda leh?
War ninka maxaad taqaanaa sxb,
Daarood guulaysta,guushiinu waa guusha soomaaliyeede
Insha Allah puntland guul iyo gobanimo walaal guualso
Walhi waan oyay markan arkey waxa lagu hayo walaalahena reer Gaza 😭😭
Hal mar aan uduceyno reer Gaza 🤲🤲
Allow cadow gumeysiga ka celi 😭🤲
Ax Allah haugargaaro rer falaestiin🤲🤲🤲
Guuleysta Puntland wey hormartay nabadana Allaha usiyaadsho duq maseyrsan oo Somalia laharay waxba umadhimi karo 🥰guuleysta boqortooyo 👏
dowlada dhexe xiriirka waaba u jarteen buuqa maxaa waaye
War. Xasan. Gurgure. Asagaa. Aragixisoa
Argagixisada puntland kusoo duushay waalaga guulaysanayaa insha alh laakiin xasan shiikh asagaa argagixiso ah oola shaqeeya alshabaab
Villa Somalia Hassan Sheekh isagaa Alshabab that is why?
Wariyaha kaliya ee ruuntaaa sheegaaa oo aan cidna u joojiin putland guul iyo gobanimo guulaysta cadowga Ina ha jaabo aamiin yaa rabiii❤
Waa beentaa
Xasan shiikh waka surtowda in uu argagaxisada Soo hubeyo si aysan puntland nabad uhelin lakin wan ka fejiganahay
Hassan DHOQO wuxu khatar ku yahay DAWLADNIMADA IYO JIRITANKA SOMALIA 🇸🇴
Hawiye rer puntland ma yaqanaan Gortin laisku diro ayey aad isku jecladaan
Siciid deni iyo Axmed madoobe waa guulaysteen
Xasan shiikh ma ogola in laga adkaado argagaxiso waayo isagaa kamid ah argagaxisada
Guul puntland
WAA RUN❤. XASAN AYAX LACAGTA BADAN UU KU QAATO LADAALANKA ARGAGAXIDA IYUU RABAA IN AY ABID USOCOTO‼️. IN LASOO CIRIBTIRO MA RABO. FAAIIDO IYUU U ARKAA IN DALKU QALAASO GALO, NABADNA AAN LA HELIN SI DADKA CABSI LOOGU BERO OO AY ISAGA KUSOO JEENSAN, WAXNA LA WEYDIIN, TAAS OO AH KALA QAYBIS SI KELIGIIS U WAARO😊
Habaluo😂budlaan mahadsanid😂 dani
Ceeb calaykum
Xassan Dhiiqo wa horjoogaha Argagaxisada AS mana rabo in Argagaxisada laga guulaysto.
Masha allaha guuleyso wariye qaran ilaah haku barakeyo amiin 🤲📿❤️🫶
Guul iyo gobanimo dowlada pundland insha allaha waad ku guuleysaneysan ❤️🫶📿✅️🔥🔥🔥💪💪💪💙💚🤍
Mw Xasan xarash qaran ilaah hanoga badbaadiyo dalkena diintena iyo dadkena amiin 🤲🤲🤲
wariye qabiil dheh hhhh
Maansha Allah guul butlaand
Butland guul inshallaj
Hassan argagixiso maxu ka qaadi kara puntland weey tii labsatay ciidankana hospital private waa awoodna xiita shacabka reer puntland gurba joogta ku fulin 1 hour kaliya diyaar uu nahay naf iyo maal waa uu horeena sumcadeena iyo sharaftiina dee puntland hore uu socoto
Adeer hawiye kama maarmo arga gixiso
Waa umad kunool
Xaaraan
Guul putland ❤
Madaxwenah mugdisho
Insha allah Puntland way guulaysan
PUNTLAND WAA AY GUULEYSAN ‼️ WAAYO DAWLADOODA IYO SHACAB KOODUBA DHAMAANTOOD OO IS RAACSAN BAY KA GOANTAHAY IN AY ISKA SAARAAN DACASH IYO INTA KU XEERSAN EE DHULKOODA KUSOO WEERARAY. WADA JIR IYAA GUUL LAGU GAARAA😊.
igu sawir buu wadaa
Xassan mashruuc aan dhamaanayn oo lacag isaga qaato ayuu rabaa inuu ka dhigto halganka daacish uma naxo shacabka , sidaasuu udiidanyahay in Puntland guulaysato adeer indhaha ma liin
Xasan dhiiqo waaba cadowga koowaad ee PL wayo mahayno igu sawir xaraash ow qabiilliiste xaasida sharkaa kugu noqoy yaahuu
Magaalada aduunyada maxaad kawadaaa sxb.⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Kk marka aabhaa agaasime la siiyo waa amaan kabadis ah pu taln so
I
Xasan Sheekh isagaaaba argagixisada ka tirsan
Guul, Guul, Puntland Guul & Gobanimo
Xassan dhiiqo iyo xamar midna ugama baahnin taageero af iyo adin midna ee ayagu hooyooyinkood iyo gabdhahoda ha Ka difacdaan Cali dheere iyo kooxdiisa sida sharaf darada ah ula dhaqma ee kufsiga ujoogteeyay
Mawaxaa isku mid umaleydaa kooxda aan tiradeedu dhaafsiineyn 500 xunboon iyo koox 20k oo ciidana kusii dhow... mise ogtahay in AS ey xataa dowlada ka sirdoon sareydo iyo ku dhex milanka bulshooyin... keny gudiheeda ayaa ka qorayaa war bixino shegaya in hab mustixiilka as umarayaan helido siro..
Waan daawaday video ga dhamantis
Waxana ka fahmay kaaga kulalihi keygana anaa iska leh
Hh horta idinka maxaad muqdisho ugu maleysan tuulo yarow reerkina dago ..so caasimada umada somaaliyeed maaha ..hadeysan aheyn iska wareejiya de ...o beydhabo xita kuwareejiyaan. ..garowe baad kusoqabaneysaan muqdisho caasimadi umada somaaliyeed bad sharafta kaqaadeen
villa soomaliya wa dacwad lagu gudbiyo oo puntland usheegto caalamka in xasan sheekh argagixisada siyaasadeyay oo uu argagixisada lashaqeyo
Asc.Eedo madaxweynaha Muqdisho fadhiya waa ashabaab
Mana doonayo gusha Putlaand. Ay ka heleyso in laga nadiifiyo Ashabaab buraleyda Calmadow
Masiixi waxgaradka waxaa laga hayaa wiilku hadii uu aabihii isu ekeeysiiyo qalad ma sameeyn, adna sida adeerkaa claahi kuu abaabiyey in aad siiwadaa maku qaldanit...
Ilaahoow xasan dalka ka qabo
WAA ADIGA FAHANKAADA IYO FIKIRKAADA UN EE DOWLADA FEDERAALKA INNABA KAMAXUMA PUTLAND INEEY HORUMAR KAGARTO KHAWARIJTA. XASSAN SHEEKH, XASSAN SHEEKH ADIGA LEE KUDAALI
Dowladda lininteeda haddaadiideen haddana cabadaysaan daroodow xaggeee iinraacnaa
Xasan asaga shabab ah xasan dahir aways hada xogo aan maqlay waxay sheegayan in lagadhigay taliye ciidan hada wayba muqata inu xasan shabab lashaqeyo waxba ma qarson
Mar horaan sheegay in meshaan lagu difaaco Arimaha masiiriga ah ee daaroodka😂😂😂
Adi ma,aha ee wasir abaha laga digay qabyaladiste
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas qaniskas foshaxun
War
Hassan waa legend caadi ah, maa la waco oo laga codsado kaalmo loona sheego in aan laga maarmin inta narative been ah suuqa la gishan lahaa, sidaas dhan haduu u xun yahay maxaa ugu calaacaleysaan
Shakiga ay ka qabto waxaa waaye Mashruuc ay leeyihiin waaye Shabaab yaa aas aaasay so iyagu ma ahayn
Guul ciidanka Putland cagta mariya argagaxizada dhamantod
Wasiir 😂😂😂😂😂😂😊
Nin aabihii Puntland wasiir ka ah uma xumid
puntland dowlad bay noqotay iskurdir iyo fowdo way kaweynaatay dhan laakin waxa socda in harti lakala dhex galo oo warsangeli ba laso maray weyna kamuuqata
Xasaan gurgurte naceyb darood baa waxwalbo oga daraan xasiid cilaan oo bahdillaan aby ahmed buu hadaa leflefayaa
Wr bixntaan mid laga baaqsan karay bay u egtahy 😅
Argagaxiso wa mareykanka iyo dabadhilifyadoda 😂😂 runta qarara
Nnkan waxan modi jiray nin cadiya wuxu ilen wa majerten😂
Xasan iyo ismacil i dslalks gumsystsshi waxy ku heshiyen iany somalia weligii degin oo xor noqon
Wariye matid ee waxaad tahay Wariye ka shaqeynaayo isku dirka qabiilada
Wariye qabiil
vila shaab iyadaa ku shaqaaysta
Xasan dhiqo tuuga qabra fagta qabra cashurah dhulxarasha
Maxa dameer kaqanuudaya commentiga 😂😂😂
Niman u. Xintamaya. Sida. Gabdho 9gaal jira
Xasan. Haduusan. Dhaqaalo ku . Helayn. Waxba. Kama. Gelin
Gaylanow warkaagu dhexdhexaad maha wuu qabyaaladaysanyaha dhadhanmalah dibkuu dhagaysan maayo😮 6:36 6:38
Adiga hadaadan dhageesan oo uurka ka jiran tahay angaa dhageesan oo cafiaad qabna
Puntland guul.
Rag tashaday cir waa tolikaraan taako labadeede.
Q❤
Waxaa wax iska cad marka qofku guul dareesto inuu ladagaalamo cid kasta uu guul gaari karto xsn shq waa fashilmay
Hhhhh ma sidaasaa ku tahy wariye dhax dhaxaad ah 😂😂😂😂😂😂
Guul. Putland
Hubkaa loosoo raray gudaha puntland ee ka yimid dhanka mooryaanka xaasidka oo qof ah ee muqdisho fadhiya waxaa loo waday argagixisada gabalkeedu dhacay ee hada duulaanka adag lagu qaaday
Sow adinkii lahaa markii Hiiraan iyo mudug iyo shabeele Alshabaab lagula dagaalayey qabiil baa lahubeynya oo diidanaa munaafaqimo MJ waala bartey
Buurahaasi qofkaan arag waa u sheeko mahan meel sifuduud cadow looga saari karo horaa loo yiri ( calay col iyo abaarba Lagaa gel) ilaahay KU guuleeyo ciidanka iyo shacabka Allah'a xifdiyo
Waxaan jirin ha sheegin wuuba hanbalyeeyay madaxwaynuhi intaan ogahay
Noo sheeg meesha uu kuhambalyeeyay
Awalba ma jeclayn waligeed in argagixiso laga adkaado kooxda villada ee igu sawir lee ahayd dagaalkii kula daarashada shacabka ee alshabab
Aabaha inuu agaasime yahay bal umada u sheeg uuna ka yahay puntland tan hassan sheikh waa fahane
Xassan biiq ma laha sharaf iyo karaamo 😂😂waa xoghayeha USC😂ma fahmin sababta loogu yeedhayo madaxweyne 😂😂
waar soomaali shacabkii wuu ka dhintey maxaayeelay ninka runta sheega waxa la odhanaya waa qabiilkas . adigu qabiil horta ha eegin ee marka hore waxa usheegayo runmayahy,
inta aan sidan nahay weligeen waxba noqonmayno
Saaxiibow puntland dowladii bay ku caasisaye sidee loo taageeraa
Gaylan Media, waxay u muuqataa mid u xuub siibanaysa af mucaarad. Lkn, waxa u fiicnaan lahayd inay dhexdhexaadnima ilaaliso si loo sii dhagaysto.
Madanta data guud ayaa dhaxdhaxaad laga noqon
@AbdinasirmuhumedAdan-pl6pz Danta guud ayaa wada?
Daylan media, waxaad ashkhaar aad u aragti gaaban, una shakhsiyad liita, amalkooda, himiladooda iyo halbeeggooduba waa farmaajo, Axmed madoobe, gurguurte, deni iyo wax kasii liita!!!
Atmis wadanka kabixiya macawisley iyo cithanka dalka lacagta siya shaqadha alshabab hakabixiyan
Atmis mexey qabten tobanka sana eyjogen
Caasimada. Soomaaliyeed. Waxa. Loo soo. Raridoonaa. Garoowe
Kkkkkkkk
xayeysiinta kadhig fiidiyowga bilowgiisa ama dhamaadkiisa lakin kadaa fidiyowga dhexdiisa. Fadlan.
Wad asiibtay in ader waxan rajenaya iney qatan taladas i.a
Madaxwryha meyl uroon buulayahy marka fodada buu awood karaadinayaa
Waryaa argagixisada hala cidhibtiro garguurte isagaa alshabaab ehee