6 Qodob oo halis ku ah Midnimada Somalia oo soo wajahan & Xassan Sh oo fursad siiyey Midnimo-diidka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 173

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @Raiizch
      @Raiizch 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      scw scw scw

  • @OmarShawqi-t8e
    @OmarShawqi-t8e 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Somaliland❤❤❤hanbalyo had a kadib adunkan wx LA qaybsanaynaa

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +34

    Walaahi bilaahi talaahi SOMALILAND marnaba kuso noqon meyso somalia.

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Baahidaas soomaaliya yaaba rabo khaadka ha iska cunaaan

    • @MacalinCabdiqadir
      @MacalinCabdiqadir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      War hadhaaranin adiga ma ogidee waxa dhicidoono mustaqbalka

    • @abdikariin5471
      @abdikariin5471 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waxba ha dhaaran cid ubahan sonaliland majirto cid aqonsanyso se majorto…

    • @Zakiaria-haaji
      @Zakiaria-haaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ISAAAQ DHEH

    • @Abdirahmanmohamed5104
      @Abdirahmanmohamed5104 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ISAAQ MABA KASOJEEDO CUDUR ISAAQBA ADUUNKA IDINKA REEBAY​@@Zakiaria-haaji

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oyy ama barrooro Alloore Somaliland ALAAH ayaa AQOONSAN insha ALAAHU ciduu doono ayuu u soo bandhigi oo ka yeedhsiin insha ALAAHU walaahu XASBUNAA wa nicmal wakiil ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow dalkayga Somaliland ictiraaf sii yaarabi😢😢😢

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wllhi billahi somaliland in ayna dib ula midoobayn somalia ee yan la coladsan waana la ictiraafaya sababto ah koonfurta somalia intay isku meeraysanayso caalamka oo dhami wuxu isha ku haya siday wax u qabsanayan isuguna kalsonyihin caalamkana ugu hamunqaban inay wax la qabsadan sababto somalia dal lala midoobo oo lagu kalsonan karo kama jiro

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Hassan allaha ka badbaadiyo wadanka

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED BY XASAN HAWIYE

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Failed soomalia italiya destroyed

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahay haydin daayo

  • @MyMotherland99
    @MyMotherland99 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliland recognition is on the table

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sxb Mr gaylanoow ka hadal xaqiiqada iyo waaqiciga dhabta ah anagu hadaanu nahay isaaq midnimadan aad sheegtaan anagaa keenay oo anagoo dal xorimadiisa qaatay ahayn ayaanu koonfur u nimi oo la midownay markaa anagu waanu iska noqonay ee intiinii koonfur wada joogtay ka hadla midnimadiina walawayneey

    • @abdulfatahyusuf8669
      @abdulfatahyusuf8669 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jirida weyne sodon 40 sano ayad riyo kujirtaan waxa ku arka nin hooskiisa sooqabo layirih ama qoomki juud kama juud oo darbiga ay subaxdii qodaan habeenki marki lagaaro seexda isla subaxdii kalana meeshiisa hore ayu wali jooga marka darbigaan midad jabin karto maaahane yusan qiyaamaha kugu dhicin huuno

    • @axmedjihaad7747
      @axmedjihaad7747 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkk soomaali inaad wax la qeybsato oo aad daaqada ama miisaankaada wax ku hesho Ethiopia baa ku liqeysa hasoo ooyin oromo kaa badan oo waliba Muslim, Christian iyo cawaanba leh adigoo 1 million ka yar baad leedshey another jabuuti lakadaloowso waan kaa celineyno😅

  • @khalidahmed5448
    @khalidahmed5448 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    War Somaliland way tagtee maad Ka fuqdaan reer xamaroow😊
    Jamhuuriyadda Barakaysan🎉

  • @Abdisamad-tt5mu
    @Abdisamad-tt5mu 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaliland guul guul

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Somaliland ♥️ 🤍 💚

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waan ku salaamay saaxiib somaliland iney m x kanoqoto mooyee marnaba yeeli mayso iney ku noqoto Somalia mahadsanidin

  • @HRU20256
    @HRU20256 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SOMALILAND WEY GUULAYSATEE, GAYLANEY HA WAALAN😂😂😂😂

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Somaliland hambalyo 🎉🎉🎉

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland guul iyo gobonimo waarta ilahy qalbiga haidinka reebo Somaliland

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Failed soomalia italiya hooyadaa midnimadeedii was mahaysaa sharci midnimo aan ahay 5 soomalia

  • @sucdicabdulqaadir
    @sucdicabdulqaadir 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid farax horoy usoco

  • @abdiresaksaleban845
    @abdiresaksaleban845 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    reer somaliya waaa dad xasiidiin ah anaguna kuma so noqonayno ictirafkina waa dhawan insha allah

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂yahu

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Midnimo soomaali dib u midawdo maha suurtogal wakhti xaaddirkan la jooggo. Waxa habboon in lagu taageero Soomaalilaan aqoonsiga ay dhawaan ugu dhawaaqi doonto dawladda Mareykanka.

    • @ConfusedDalmatian-qh4hg
      @ConfusedDalmatian-qh4hg 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mahadsanid wllo❤

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jufada isaaq maahe inta kale khiyaaligas ma qabto, inta yare inta degtaan dal ka dhigta

    • @XaajiLadane97
      @XaajiLadane97 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Sunny45553 aqoonsiga ma ka dib ayaynu wada hadli doonna...! Inta kale caqligaagu sidaa ha u qabiilaysnaado.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wadanka Marekanka waxu doonayaa inu CANADA wadankiisa kudarsado. Adigana waxa kufaraxsantahy in SOMALIA lakala jero. Cajiib.

    • @abdirahmanmohamedsaid6201
      @abdirahmanmohamedsaid6201 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Somaliland waa dhado ama ceeryaamo aan waligeed roob noqonayn. Haddii aad Somali diidan tihiin adinkana waxaa jira dad diidan somalilandta.

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliland waxa wada leh Dir iyo hawiye wana quwada geeska ee sadex dawladood leh 🎉

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geylan media xaasid ka xun oo nafta waa

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Looooooooooolin,, maaaaaaaaaaaaayo xasan shiiq guul waligiis

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland xor ayey ahayd in 26th, 27th, 28th, 29th, 30th. 1960th lakin Somalia waligeed xor may noqon taariikhda baadh yariisoow Somaliland waxay leedahay xuduud international ah xasuuso ASXB ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤INSHA ALAAH SOONER RECOGNITION

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahay Ummada hamideeyo, qabyaalada hanaga caafiyo, Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @AbdihamiidAbdilaahi
    @AbdihamiidAbdilaahi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @Umo580
    @Umo580 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HORAA LEOSHEGAY XASAN IN U DALKA KALAJARAOY WUNA U GUTALAGALAY KOON FUR IN U BOQOR KANOQDO

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer 26/jun waxaa Madaxbanaani ka qaatay dawalada Uk Dalka Soamliland.. haloo weriye Wax akhri.

  • @qisoiyoqalin4119
    @qisoiyoqalin4119 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gayland is indha tirkii reer somalia adigu waad iska daysay insha allh somaliland wa la aqonsanyaa

  • @socialmobilizationservice2661
    @socialmobilizationservice2661 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somalia

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂Qadaadwayn Ilkaha igu daawo 😂😂

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ilaahay somaali ha badbaadiyo aamiin aamiin yaarabi

    • @halimohassan3109
      @halimohassan3109 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin

    • @cabdilahidaroor871
      @cabdilahidaroor871 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ictirafka noguduce wll😂😂😂😊

  • @engdaakir9900
    @engdaakir9900 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland ⬜️ 🟩 🟥 victory................. ✌️

  • @abdixakiimibrahiim7063
    @abdixakiimibrahiim7063 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ssc khaatumo bay dowladnimadi uwareegtay oo xata shacabki soomaliyed oodhan ba kutaxmay midnimada jabhuuriyada soomaliya hanoolato💙💙🇸🇴🇸🇴

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      war khatumo la anted ayasomaliland la aqonsanaya magaladan yar elascanod iyada albabka igafura kuwalandonta ..you see me..

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaan beesha caalamka iyo qaramada bidoobay ku wareegano somali meel uma socoto lkn aakhirka cadawbaa isku qaadan doona kuwa midnimada doona iyo kuwa kala taga doona warkaas meel ku qorta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kacdoonka midnimo oo lagu xoreyo wadanka lagu badbaadiyo soomaaliyed weliba dhalinyaradu habiloowdo inshaa Allaah

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakiilada caalamiga iyo gaalo warkood sxb adiga wax fiican kula tahay.

    • @Junanilll
      @Junanilll 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dowlada yaa quudiya. Wakiiladas hadey dhahan waxbo mabixineyna waxa bilaabanaya hada iyo kow isbaaro sabab waa cidamada ayaga biilo intan waxkale lagarin

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wax an gaal lahayn muqdisho macunto,kuwa xalane degan ma azxaabtiba dhaqanxumada xalane kasocota walagawarhayaa

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo Hawiye waxay ku tashadaan in ay daarood dhulkooda ka sifeyaan,iyaguna intooda ay iimaansadaan. Sidaa darteed reer kasta dhulkiisa ha barakaysto oo ha aamino.

  • @XareedmaxmedJaamac
    @XareedmaxmedJaamac 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland it state of somalia when ever diid ama yeel Somaliland waa gobalkamida somalia

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somliyeey ayna iswareerina adunki waaynu ka hadhan hadaynu heshina waayna ina waliba dalkisa ha amino

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Hooyadeed ha wasto midnimada aydin ku riyootaan habeen iyo maalinba u bustards.

    • @abfjxjj
      @abfjxjj 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      adna sool iyo sanaaga bari ha ku xisaabtamin.

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      sool iyo sanag labadaba aniga kubadan lasoco nefow majoratiga unba samaynta yelanaya halka waxbakagama banan intada iimanso alle imanka hakaqade​@@abfjxjj

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASSAN DHIIQO IN SOOMAALIA WAX LA DHAHO UU TURTIRO OO WAX DAMBEEYA LAGA DHAXLIN WAA UU KU TASHTEY LAAKIIN ILAAHAAY BAAN KA MAGAN GALNEY SHARKIISA QABYADUU KU CADATAABI JIREY WAA KALA DIRKA IYO HOG KU RIDKA SOOMAALIYA .

  • @abdirahmanhassan121
    @abdirahmanhassan121 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland Guul

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somaliya wax ladhahaa majirto Daaroodow Tuuloyinkiina aamiina.

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Naayaa waxaad tahay qof aan school aadin weli gii raas caseeyr raascamp booni redsea indian ocean yaa dagan

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@hassanmohamedmohamud8448😂😂naga aamu aabahaagii faanka badnaa wase

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Minimadan aad sheegtaan markii horena anigaa keenay iyadoon qasab ahayn hadana anigaa iska tegay iyadoon wax qasabi jirin insha Allah

  • @EngSharmaarkeAli.
    @EngSharmaarkeAli. 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cuqdada waad la dhimaynaysaa machine ka dawooybi maysid
    Somaliland first

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabiilka hawiyaha waxan leyahay war ninkan iskaqabta o somaliya kaqabta khatarta usowado xasan shekh kohortaga war ninkan nin fayow ma aha war kaca wadanku wadankini difaca o qabta dalimkan maxishodaha ah qabiil ha u egina dhibta u wado kahortaga

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midnimad idinku karsad sxb somalinad 🎉 way tilabsatay No cawri

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk Nimaan Ogahay Hadii Afartan malyan lasiiyo Wuusixiixidoonaa $ 400000

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qafaadweyney wax aan soo noqoneyn haysku mashquulininsa,danihiina ku mashquula nin tegay ha ku habsaami a eh.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Pundland hadi aan nahay waa in aan ka gono muqdisho wax dan aha kama aan leehi hadey goostan isaqland anagana waa in aan daroodland aan sameeysano❤🫶✅️😂

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dheh dirland waayo adiguba darood ayaad lasoo carartay

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarood land xaggee joogaa mj land dheh hadda ayaad ku asturantahay iladigoo mj kekiya in laguu aqoonsado maamul goboleed ,armuuba isaaq land ku dhaamaa haddii ay goosasho noqoto

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War maxaaad la cabaadaysaa la ismaba gaaarine see cml dalkaan cida dhibka ku ah waa eedeysane madoobe iyo dani mardhow insha alalh maxkamad aya lasoohor istaajin hasugi waayin

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Somaliland xataa wuu sii dayay oo waa uu fasaxay waana la oqoonsanayaa

  • @MaxamedMaxamud-l2v
    @MaxamedMaxamud-l2v ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waa la aqoonsanayaa waa xaqiiq inta somaliland lagu mashquulsan yahay inta muqdisho hoyga utahay in layskusii hayo maxaa looga shaqeyn waayey 😂😂😅

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasidnimada weyi arinku,waxmidnimo layidha futadedi mesha kama muqato,ee makalanolana arintinu wa aynuwadadhimano

  • @ConfusedDalmatian-qh4hg
    @ConfusedDalmatian-qh4hg 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War midnimo dhimataye somaliland orod allshabaabata iska xooree intaad somaliland ugu mashquudhay ayaad badaadi aad bilaash kusexeexday 😂😂

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlee kooxdii koonfurta ee dhibta Somaliland waa kagulaysnaysaa wlee dhawan aduunku dawladnimada Somaliand ayuu hada usoojedsnayaa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasurtogal in turam kudhirado isago isleh ilhan cumar kaga arso isaga intasa macnowayn laleh

  • @KhalidcbdiXasan
    @KhalidcbdiXasan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahayow anigoo nool somaliland la aqoonsada

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      saxib madhera inyarba kahadhe hinjiya insha alla

  • @CabdirazzaqYuusuf-gz7nl
    @CabdirazzaqYuusuf-gz7nl 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliland iska illawa
    Oo intiinna kale bal hashiiya

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midnimada anaga waxba nooguma jirtee hadaanu nahay hawiye iyo isaaqe adigoo daarooda maxaa kuugu jira miyaad dhimanaysaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wa xaqiiqo xasan wadanka wuu kutalo galay in lakala gooyo waxana laguso bararaarugay xilki kacdoonka buluugga ssc khaatumo sidu xasan uladhamay

  • @aadanmaxamudaadan5516
    @aadanmaxamudaadan5516 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hambalyo Hambalyo jamhuuriyadda barakaysan ee somaliland guuleysta weligiin

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasada Trump Africa ma si daaneeyo ..Gaylan media u sheegay 😂😂😂😂😂 Is suuq gayn miyaa

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂 Oohintu waligeed way iska socon kartaa meeshan yadii gubanaysa ayaad raptaan in la idinla gubto nacdal baad tihiin qadaadweyneey

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farax wad mahadsan tahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wixi soomalinimo iyo diin iyo damiir kuhadhayow ssc khaatumo kutabo fayla oo halagu midoobo

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daaroodow ku biyo caba irir samaale aqoonsiga somaliland wan isku raacney wax loo joojinayana majirto ‼️

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba Matareeyso In Nin Iska Celin uu ku dhaqaaqo MD Xassan Sheikh Maadamada Lagu eedeynayo Kala Goo goga Midnimada Umadda Somaliyed Waa Inuu Noqdaa Tanaasulaad Madaxweynaha Somalia uu Dalka Midnimadiisa Isku heyaa Oo Uu Dulqaad Iyo Tanaasul Uu Sameeyaa Labada Maamul ee Waaweyn Jubbaland iyo Puntland iyo haduu Awoodo Somaliland isku Soo uruuriyaa halkaa Uu Ka Raadiyaa Dalkii Oo Mideesan

  • @CabdiraxmaanOsmaan-m3j
    @CabdiraxmaanOsmaan-m3j 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mar danbe layma dago soomaali wayn been ah laguma xadho xataa dhiig walaahi waan u bixin karaa somaiand

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geylan qabyaalad soconaysa haduu maamul Daarood ah sida Puntlinad iyo jubland isqabsadaan gar iyo gardarroba waakii lasoo safta Maamulka qabiilkiisa hadana wadani somaliyeed buu isaga kaaya dhigayaa Somaliland hadaanu reer koonfurnahay waanu jecelahay inay Dawlad la aqoonsan yahay noqdaan anaguna qabiilada Daarood baanu muqdisho ku gunaysanaynaa

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaad usoo noqoneysaan anagaaba rabno inaan kalatagnee??adink & daarood ma midoobikartaan adinkaa isku degaan ehe?midnimo wax layiraahdo majiraan saaxiib waxba hadhaaranin midnimo marabno kuligeen ee makalabadbaadikarnaa??

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maamul goboled kasta gooyni bu ugoosan hadi wadanka labadbaadin surtogal maaha gumeyste ingriis iyo mareykana inay kala gooyan wadanka

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax layirahdo somaliland ma'ayjirto, warkaa waxaa lasoo afjaray 25 august ee gobolka Sool, markii Goojacade laga kiciyay oo riyadaa somaalidiidka la baabi'iyey.
    Ilaahay Ummada hamideeyo, qabyaalada hanaga caafiyo, Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomali kala tegi mayso ee xasan iyo kooxdisa tegaya laga tuuraya meesha midakale xamse isagaba kashaqeyay kala gooynta wadanka ee muxu kahdlaya

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 viva Somaliland wllhy walaweyntii xaarka ka da aaya oohin owgeed

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wax Somaliland la dhaho majiraan khaadland dhaho

    • @AbdirahmanJota-b2o
      @AbdirahmanJota-b2o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      xamar alshaabab ka xoreeso​@@Deeq_official

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh isagaaba lacag ku qaata kala tagga somali

  • @abdikarimwarsame4145
    @abdikarimwarsame4145 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaamiyaal aan wax dhaco waxana cuno mooyaane wax qabta majiro aduunoow xaalkaa ba!

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somalilandd inbadann ayaaa xaaasidnimo xamar waday midnimo cirku intuuu kuujiro ayay soomali ujirtaaa dawadnimadaba somaliland ayaa idiin keentayyy iminkana iyadaa goonkiii lalaabatayyyy

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Koonta furtu
    Maxay sidaa bisadau uga daba ciyayaan😂
    soomaaliland mar waxaan leeyahay muqdisho ha olosho 😂😂😂😂😂😂😂

  • @baashe09
    @baashe09 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horre u Carar Faarax Horwaynka Jiciirtey Hadhaaga U Jooji

  • @KhalidcbdiXasan
    @KhalidcbdiXasan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii somaliland dal gaar ah noqoto maxa dhibaato ah ee somalia soo gaadhaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaaq wa jifo yar oo soomali kamida haday goosaneyso hargeysa iyo gebilay bay degan ee awdal dadki laha ba utashan dee ssc na dowlad bayba noqotay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wax shisheeyuhu ukala gooynaya soomaliya wa in diinta laga saaro oo waxa kuxigta iskudiin batihin dee isaaq na weyba kalibaabtay inay amxaaro iyo yahuud sheegtan ee dhalinyarooy umidoba badbaadinta wadanka iyo diinta oo dee ssc khaatumo halagu kulmo ileen muqdisho midnimo marabte

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      intad imika hayso madinbadkuhaysa xalane dhexdeeda aya macatabka loguxidha,hostada eeg indhahad meelkale ku arkaysan ayadkuhabsanten qadadweyney

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabaad an dhamaneyn kujir wiilka majertenow.
    Xasan Qof iyo cod ayuu hirgali donaa cid lagala tashanaya majirto

  • @CabdiraxmaanOsmaan-m3j
    @CabdiraxmaanOsmaan-m3j 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    midnimo danbe ma jiri doonto
    dib u noqosho danbe ma jirto
    somaliland hore ayaay u dhaqaawday ,,

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War trump Dan Kama laha soomliya

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareykan taiwan buu wax qaban lahaa haduu isaq wax uqabanyo labada gobol burco iyo hargeysa ba go,ayaa

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa nagala galay hoga aa tirineysid 😂😂

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali midowgeedu wuxuu isu jiraa inta cirka iyo dhulku isujiraan
    Se Qur"aanku masheegin inay soomaali midowdo se waxa lagu sheegay Muslimiintu inay midoobaan markaa soomaali waa ku saxan tahay kala Tagto
    Dibna uHeshiinmayso soomaali

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Koonfuray sheegsheegeen hadhan viva Somaliland

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midnimo diidkad eomaliland ku sheegaysa miyaanay gef kugu ahayn wakaas caqliga qadadweyntu

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhinacyada deriska oo ay ka midtahay ssckhatuumo kkkk ninkaasi wuxuu meesha la soo fadhiistaydaya

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadi an daarood nahay ma ogolin horimarka somalilnd iyo imay dal noqoto🤣😊

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jubalaan butlaaln galbudulaan koonfurlaan hirshabelee lan somaalilan iyo khaatumalaan

  • @iclaammedia6688
    @iclaammedia6688 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Never 🇸🇴 xasan shiikh danta dalkuu udhaartay mahayo dadkiina wuu sii kala geeyey sorry 🇸🇴

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxuu ino tari calaacal Hadaynan marnaba raali ka
    Ahayn inan dhigno qabyaalada
    Hadaynu nahay dhalin yarada
    Waxan dhaxalay inan nahay
    Kuwa aduunka Ugu nasiibka
    Daran ee hanbalyo ???

  • @MohamedmohamudHasan
    @MohamedmohamudHasan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxas iska ilaw shubadi ku dhashay wase