Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 44

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 44

ความคิดเห็น • 146

  • @nimcosiciid1739
    @nimcosiciid1739 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan ka tagera filmka umalkhayr walahi qof wanagsan caqli badan weyaan ❤mansha aalh iyo cabdishukri qof ilahay karameyay ❤

  • @DaahirGuray-mc9ix
    @DaahirGuray-mc9ix 5 หลายเดือนก่อน +8

    Walhi labada jilaa oo ilmada Iga keenay jilin koodu waa umu khayr and samiro big respect sisters ❤❤❤

  • @user-bu4pn3zo7t
    @user-bu4pn3zo7t 5 หลายเดือนก่อน +19

    ilahayow umul khayra ubad khayr qabasii waxalayiri 40 qof ducadoda wala aqabalah marka asxaabey anudocayno walasheen umul khayr ❤💔🤲🤲🤲🤲🤲

    • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
      @YasmiinAhmedirre-bd2hi 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂 wixiiba run ka dhigteeee

    • @user-bu4pn3zo7t
      @user-bu4pn3zo7t 5 หลายเดือนก่อน

      Hee abayo waxa ahay qof qalabi wangsan waxan mooday run 🤣💔💏

    • @user-fy9pj7bz2o
      @user-fy9pj7bz2o 5 หลายเดือนก่อน

      Alah hasiiyo kuwa baariya❤❤

    • @sahroabdullahi2401
      @sahroabdullahi2401 5 หลายเดือนก่อน +1

      This is a movie

    • @ABDALLE.
      @ABDALLE. 5 หลายเดือนก่อน

      Wxaan wa jilitaaan gbadha ilmo la’ani mhayse kadhaca 😳😂

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wajiga subag kamari😂😂

  • @ismailhassanahmed6206
    @ismailhassanahmed6206 5 หลายเดือนก่อน +3

    Umul kheyr gurigii dansanaa ayay shiday, filmku markuu gurigaan soo gaaro waa iska gudbi jiray lkn hadda asi ayaanba ku nastaa 😆 🤣 😂

  • @____0934
    @____0934 5 หลายเดือนก่อน +6

    Walalayalow iso duceya 5 sano aya reer leyahay wax ubadan wali man dhalin iduceya walalayal inu ilahay fadliga Ramadanka awlad khayr qabta igu arsaqo lagayaba inu ilahay ducadina I Aqbalo walashin aya ahay

    • @user-sx9gq6ru1q
      @user-sx9gq6ru1q 5 หลายเดือนก่อน

      Walal allaha hakusiiyo ubad kharqaba oo kuafca insha allha

    • @____0934
      @____0934 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-sx9gq6ru1q amiin walashay ilahay ducada ha i Aqbalo amiin

    • @umuabdiweli717
      @umuabdiweli717 หลายเดือนก่อน

      Ilaheey oowlaad qeer qabta hakuugu irsaaqo i.a🤲

  • @user-uj7fd8qp8p
    @user-uj7fd8qp8p 5 หลายเดือนก่อน +11

    Nio umul khayr ma reer khalafba c/cisaaba meaha kabuuxe war nal like❤😂

    • @GARAADFARXAAN
      @GARAADFARXAAN 5 หลายเดือนก่อน +2

      Maye sxb wa reer jariiban

  • @user-up3uz2hn6n
    @user-up3uz2hn6n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Umulkhayr ducaqabto waaye

  • @user-up3uz2hn6n
    @user-up3uz2hn6n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Umulkhayr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lh7lk3ne7r
    @user-lh7lk3ne7r 5 หลายเดือนก่อน +3

    Riwaydan mid lamidan samaynaya i.a.

  • @naimowarsame7551
    @naimowarsame7551 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xatnosh speaking English 🤣🤣🤣

  • @user-jt4xp9zu9s
    @user-jt4xp9zu9s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Umulkhayr waan ku haysta atariisho weeye mansha allah
    Waxan udawada musasalkaba waa iyada iyo odayga basadiir inaba caadi maaha labadaasi si xaqiiqo ah ayay u metelayaan

  • @user-we1ss8hb3z
    @user-we1ss8hb3z 5 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂jiir haan kuu wayinaday garac

  • @user-hw2yd7xe5t
    @user-hw2yd7xe5t 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkhhh adeer reeerka fasahaatka kadaaaa😂😂😂😂

  • @nimcofarmaajo7875
    @nimcofarmaajo7875 10 วันที่ผ่านมา

    Umulkhayr baan sugaynaa 😂😂

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xeynosh romantic buu jilayaa😂

  • @user-gm7fj4uf4n
    @user-gm7fj4uf4n 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haday ka dartay😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisalamamoore3569
    @abdisalamamoore3569 4 หลายเดือนก่อน

    Manshaalah qoof walbo oo Muslim aah hailaaliyan huquuqda muslimiiinta oo eey gumeeysiga eey kadaaayan.Umulkheyr geesinimadeeda Aya lobaahanyahay gawaar walbo ineey muujiso manshaalah.Gawadan hadeey garoobtahay Mise gawar tahay haligu so xariiriyo anige caruur qurux bathan idaali leehed tan camal nag kale lama guursanaayo ruunti❤❤

  • @RaxmaXasan-zr8nc
    @RaxmaXasan-zr8nc 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @user-gi9un9uz7b
    @user-gi9un9uz7b 4 หลายเดือนก่อน

    Team tiktok kasoo raacy is muujiya 😂😂😂

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Umal khayr wa aktarad buxda

  • @saynabcabdicali-mo9rg
    @saynabcabdicali-mo9rg หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇😇😇

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo 60k i.a 100k coming soon

  • @AwoAbdi-cb2yp
    @AwoAbdi-cb2yp 2 หลายเดือนก่อน

    Baska hore Soo raaca😂😂😊

  • @haboonabdi-lt5xw
    @haboonabdi-lt5xw 5 หลายเดือนก่อน +9

    Umalkheyr Masha allah qurux deganan caqli iyo dadnimo codkar allaya cizak noloshu kuma xumeyso farxad ku nolow❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan mubarak legend cabdishukri

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 5 หลายเดือนก่อน +2

    Iglan wa inkaar qabto

  • @xaliimoaaden1458
    @xaliimoaaden1458 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa umu kheryr cashir udhig cidaan kibirsan

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 4 หลายเดือนก่อน

    Islaantan baa flimka u nacay xaasidsanaa😢

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guul umulqeyr quruxeey calool xumada bal arag aadbaan kujecahey ❤❤

  • @fahmidirechannel2373
    @fahmidirechannel2373 5 หลายเดือนก่อน

    Ay xaynashe waa shidanya kkkk

  • @user-ev9li8su4w
    @user-ev9li8su4w 4 หลายเดือนก่อน

    abaayo owlaad khayr qabta ha ku siiyo insha allaah gumaysiga waad ka baxaysaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zh7zm3rv6b
    @user-zh7zm3rv6b 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xaynosh baryhn wa naga wlosa😅😅

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 5 หลายเดือนก่อน

    Umulkhayr Maansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XubiAadan
    @XubiAadan 4 หลายเดือนก่อน

    eshcala filim iga dheh🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💯💯

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 5 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 4 หลายเดือนก่อน

    kkkkk UGBAAD aqoon show uma lahan UMUL KHIER teestaan kaala daali may dhahdin yac darbiga markii lagu garaacayo ma dheero

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 5 หลายเดือนก่อน

    Umulqeyr haddii dadka oodhan ADI Iyo cabdi shugri oo kle ahaan lahaayeen wax dhib ah ma jireen Gabar fcn guul umulqeyr ADI cabdi shugri guul badn❤❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 หลายเดือนก่อน +1

    Baska hore soo raaca adeeer kkkkkkkkkkkk

  • @user-tv3vh3wv8p
    @user-tv3vh3wv8p 4 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xànun badan😢😢😢😢😢

  • @user-bu4pn3zo7t
    @user-bu4pn3zo7t 5 หลายเดือนก่อน +3

    War asxaabeya filimku wuxunoqday khatar kabax😂😂😂😂😂

    • @salahyare3384
      @salahyare3384 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 5 หลายเดือนก่อน +4

    Subag u mari kulahaa

  • @user-sx9gq6ru1q
    @user-sx9gq6ru1q 5 หลายเดือนก่อน

    Mansh allha filinku hada ayu macaanday. Hor usocda

  • @mustafemohamed4754
    @mustafemohamed4754 5 หลายเดือนก่อน +1

    Samiira markasta maxay u matashaa mesha ugu liidata cajiib!!!

  • @nmi2672
    @nmi2672 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo ayan ku haysta markay matalayso rer badiyo run ayaad modaa😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 หลายเดือนก่อน

    Taasaan been ahay qofkastaa xuuquuq buu leeyahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 หลายเดือนก่อน +1

    Umulkhayr horey usoco

  • @MaryamCali-hb6bq
    @MaryamCali-hb6bq 5 หลายเดือนก่อน

    Ar xaynosha😂😂😂

  • @khadramhmed0943
    @khadramhmed0943 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka waa maxay sidan

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 หลายเดือนก่อน

    umul hooyaded wey iga qosliyay 😂😂😂 qaxooti caadi ah😂

  • @iidleosman6857
    @iidleosman6857 5 หลายเดือนก่อน

    Umulkheyre walhi waa Aktarad buuxda😂

  • @user-tv3vh3wv8p
    @user-tv3vh3wv8p 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Mohameddacwi
    @Mohameddacwi 5 หลายเดือนก่อน

    Oo umul khayr yaa guursaday ma cabdi shukri 😂

  • @Mudane-
    @Mudane- 5 หลายเดือนก่อน

    ASC dhamaan Ramadan Mubarak 🌙 sheekaduu wey kululaatay

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 5 หลายเดือนก่อน

    Dulmiga wlhi adunka u nicbahay bal gabadhan samiiro say u dulminayan day😢sorry abyo abdishukri aya mar kaste ku garab tagan io umulkheyr wan idin salamay team qasal from nairobi❤❤

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 หลายเดือนก่อน +11

    Part 44 xaynoosh legend

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadha wiilku qabo matalaad dhaba bay matalaysaa waa gabadh sariigasho badan

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabeey Umul Qeeyr Holac beey ka soo bax day mar kale eey Holac gashay waa wareey Xeeynoosh na raaxo oow galay War Xegeey nala tageey saa Ruwaayad waa wareey ayeey naga maree Saxaabeey waa cusub ayaa noo baryay. Cabdi Shukri na Gabadhiisii ayuu helay duco ayeey Dalbatay Umul Qeeyr na ducada gabadhan waa helee iin shaa allaah. Dhib kii waxuu marayaa ila meereey so.

  • @NasroCabdi12
    @NasroCabdi12 5 หลายเดือนก่อน

    Umala kheyr fariid weye😊

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @umuzamhaat3351
    @umuzamhaat3351 5 หลายเดือนก่อน

    Uma qayr maskiin😢😢😢😢waaye

  • @user-ev9li8su4w
    @user-ev9li8su4w 4 หลายเดือนก่อน

    ugbaad is not easy❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 หลายเดือนก่อน

    Haday macaanaatay ruwaayadu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamseDaad-ll2xy
    @XamseDaad-ll2xy 5 หลายเดือนก่อน

    Umal khayr wa libaxd

  • @XamdaabiibXamda
    @XamdaabiibXamda 5 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @anisojama-vp6yw
    @anisojama-vp6yw 5 หลายเดือนก่อน

    Xaynoosh iyo gabdha yar isu ekaa maysagaa dhalay tolow😂

  • @user-zb7ih5xw5u
    @user-zb7ih5xw5u 5 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 60k ❤❤❤❤❤❤

  • @user-gk5ju7dz8j
    @user-gk5ju7dz8j 5 หลายเดือนก่อน

    Subag ugu dar kulahaa

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo waa qosol kulaha nownow dadana ma aqane reerka fasahada kaa daaya😂

  • @nabiihashucayb9527
    @nabiihashucayb9527 5 หลายเดือนก่อน

    Xaynoosh 😂😂😂😂 wuu waashtay markaan😅

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 หลายเดือนก่อน

    Umal khayr.hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifarahhasan9022
    @ifarahhasan9022 5 หลายเดือนก่อน

    wa yaab ma casriba mamoiynku miyanay guryo lahayn

  • @user-oh2dz8mi8b
    @user-oh2dz8mi8b 5 หลายเดือนก่อน

    Xaynoosh lee kuhaystaabo ani😂

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 5 หลายเดือนก่อน

    Duqtaa madhow kulaxa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-sx5gg1bm7f
    @user-sx5gg1bm7f 5 หลายเดือนก่อน +2

  • @aarcade8634
    @aarcade8634 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa filinku caadi maaha😂

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 5 หลายเดือนก่อน

    Umal khayer ❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 5 หลายเดือนก่อน

    Now Nowdaada ma aqaanee kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Ayub252
    @Ayub252 5 หลายเดือนก่อน

    1:28 Adeer know know daada ma aqaane

    • @Ayub252
      @Ayub252 5 หลายเดือนก่อน

      Commentiga fasahaad ka ka daa😂

  • @xafsasiciid8252
    @xafsasiciid8252 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢🎉🎉😂❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 5 หลายเดือนก่อน

    Umulkhair wasidarunta wlonaxa shaqalaha

  • @user-jn5el8cn4i
    @user-jn5el8cn4i 5 หลายเดือนก่อน

    Duqda madow😂😂😂😂😂

  • @user-lo6qw2dz9c
    @user-lo6qw2dz9c 5 หลายเดือนก่อน

    Xynoosh inba cadi maha😂😂😂

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa😂😂😂😂😂qarxis

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 5 หลายเดือนก่อน

    Ooga badhiyarad yarad waymaqlaysaye ma ilowday

    • @ednaaden7248
      @ednaaden7248 3 หลายเดือนก่อน

      Film ku bartaas wuka qalmaday😂😂😂😂

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 หลายเดือนก่อน

    horta filmka wey na waale umul kheyr oo xataa shukaaansaneysa ma aragee waxay guurkan kle🤔🤔

  • @user-ix6dc1gn4z
    @user-ix6dc1gn4z 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ny9zr8qc7g
    @user-ny9zr8qc7g 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah musalsalki meel wacan ayu maraya ❤❤❤❤

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaata Waaw waah waxaas ayaa Jaceel ah

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 5 หลายเดือนก่อน

    You know that hhh xeynoosh wuu ku tuurtay

  • @farxiyomaxamedcali1939
    @farxiyomaxamedcali1939 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk😂xaynooshaa😂

  • @FaraxUmasha
    @FaraxUmasha 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhh tvga inaad noga hor imatan bn kbaqaya

  • @ABDALLE.
    @ABDALLE. 5 หลายเดือนก่อน

    Ayyo EAST LaNdherysNa Anaga Ha FarisaN Miya NaLo qory KuTeH ayyo wakuwaTa😂😂

  • @feysalyusuf1739
    @feysalyusuf1739 5 หลายเดือนก่อน

    Duqda madow 😂

  • @user-tv3vh3wv8p
    @user-tv3vh3wv8p 4 หลายเดือนก่อน +2

    Samiro is not easi

  • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
    @YasmiinAhmedirre-bd2hi 5 หลายเดือนก่อน

    Wlh filimka haduuu dahab noqday

  • @nasracarab9381
    @nasracarab9381 5 หลายเดือนก่อน

    Balaayo soo jiido

  • @user-xt3nl2sw8o
    @user-xt3nl2sw8o 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsomali2229
    @mohamedsomali2229 5 หลายเดือนก่อน

    Somalida.in loo shaqeeyo waa gumeysi caadiya anigo yurub ku cuusb ayaa qolya somali shaqo ubilownay meel dukan ah aniga iyo yar kale.qolyaha ganacsiga.leh waxay noo hystaan in aan bini adam ahayn maalinti danbe ufakarnay ganacsiga dhan hawada ku cunay iyagana welwel rafaad galeen marka qofki lug kujara 3 ayaa lajaraa

    • @user-gi9un9uz7b
      @user-gi9un9uz7b 4 หลายเดือนก่อน

      Saaz wye tacadi ma fcno wlhi bili aadanka wax la beerto ayaga ugu wngsn waa loo naxatiista si biri lagugu naxariisto