Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 98

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 98

ความคิดเห็น • 99

  • @Walalnm
    @Walalnm 25 วันที่ผ่านมา +5

    Manshallah Dalma doon meshi ugu fiican wlhi thank you

  • @AminasaidHassan-ud8rn
    @AminasaidHassan-ud8rn 25 วันที่ผ่านมา +9

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @BahjoAbdicashfkrirkrfis
      @BahjoAbdicashfkrirkrfis 25 วันที่ผ่านมา +4

      Hooyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @XayaadCabdalle
      @XayaadCabdalle 25 วันที่ผ่านมา +2

      Masha all ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @CawoabdilahiIbrahim
      @CawoabdilahiIbrahim 24 วันที่ผ่านมา +1

      Mash.Allah❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

    • @naseexomedia3983
      @naseexomedia3983 24 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤🎉🎉

  • @barwaaqomohamud2603
    @barwaaqomohamud2603 25 วันที่ผ่านมา +5

    Waxay xiligaad doontaanbaad soo daynaysaaye😂😂😂team Qasaal TV

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 23 วันที่ผ่านมา

      Barwaaqo & Hodan oo Dhani caqli Bay leeyihiine 😂 talo aan ku siiyo. Maalin walba ha sugin, arbacada/Wednesday walba uun eeg, that way lu gooyo & niyad jabka kaa joogsani😂 kolay ba its only 20min each. Bal eeg caawa daawaday intii isbuuci. Part 99 caawo ma jirto 😂

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 23 วันที่ผ่านมา

      Talo aan ku siiyo, maalin walba ha sugin, waayo lug gooyo iyo niyad jab baa kugu dhici. Only arabaca/Wednesday walba eeg uun 😂 hadii isbuucaa 3days ay soo fasaxeen, waa cadi kolayba waa 20min each eh. Bal eeg caawaa waanigaa daawaday isbuuci, part 99 already caawa ma jirto 😂

  • @abdullahihassan3471
    @abdullahihassan3471 24 วันที่ผ่านมา

    We will wait for the original Umulkheir in shaa Allah .may Allah swt bless and give her quick shifaa ...Ameen.she is a great actor mashaa Allah.

  • @nuuramuuse7497
    @nuuramuuse7497 24 วันที่ผ่านมา +1

    Reer c shukri way so wada bexeen

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 24 วันที่ผ่านมา +2

    Waxa noosoo dadajiya walaalayaalow please umulkhayr haku xirinina waxa noosoo dhaqsada adinkoo mahadsan inaan ogaadaa rabaa familka gabadha

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 25 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh team qasaal halkaan indinka salaamaa❤❤❤

  • @LuulYuusuf-w9i
    @LuulYuusuf-w9i 25 วันที่ผ่านมา +3

    ❤dhalma don ❤

  • @MaahiGoozhee
    @MaahiGoozhee 25 วันที่ผ่านมา +2

    Waxy ruwaayadan ada ngu gumysateeen🤨🤨

  • @user-jo5le1ky2b
    @user-jo5le1ky2b 25 วันที่ผ่านมา +1

    Adkatay qli 😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 25 วันที่ผ่านมา

    10:45 Eedo east Wajiga see leedahay😂

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 24 วันที่ผ่านมา

    Team.qasaal wad mahad santihiin dhamantin ❤❤❤

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 25 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi
    Shukuri
    Warkisu
    Wacdayahy

  • @MouminOmar-ld3lt
    @MouminOmar-ld3lt 21 วันที่ผ่านมา

    Umulkhar. hoyaded. Wa abeso

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 25 วันที่ผ่านมา +1

    Daqtarki maa police iskubadaley😂

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar 24 วันที่ผ่านมา

    Baq baq badanaaa kkkkk

  • @nimcomaxmud7802
    @nimcomaxmud7802 22 วันที่ผ่านมา

    Labda reerba ma dhalin anigaa dhaly

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 13 วันที่ผ่านมา

    Dhalmo doon madhamaaty

  • @ladanadan591
    @ladanadan591 24 วันที่ผ่านมา

    Mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-nl2dk8vh7f
    @user-nl2dk8vh7f 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar 24 วันที่ผ่านมา

    Daanyeeeer😂😂😂😂

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 24 วันที่ผ่านมา

    Cabdi shukri aad baan u tageraa.waa.nin wax garad ah cabdinasir jamaa.igu salama❤❤

  • @AminaAlimahamud
    @AminaAlimahamud 25 วันที่ผ่านมา +2

    𝗠.𝗮 𝘄𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲 𝗷𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗹𝗹𝗹❤❤❤

  • @Mariami-er1wq
    @Mariami-er1wq 17 วันที่ผ่านมา

    Filmkeena sugeynayey natiijada dNi tii maxaayba inoo soo daayan film kale ayeyba nagu wadaane 😢

  • @OsvaldoJohnson-w7f
    @OsvaldoJohnson-w7f 2 วันที่ผ่านมา

    Smith Brian Williams Michelle Lee Angela

  • @user-sp7px2nl2u
    @user-sp7px2nl2u 18 วันที่ผ่านมา

    Fadlan abdishukri original Umulkheyr so qabo

  • @IlyasBashir-w7z
    @IlyasBashir-w7z 24 วันที่ผ่านมา

    Manshaallh manshaallh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asaldhaladsland
    @asaldhaladsland 25 วันที่ผ่านมา

    Maanta werwerbaa haysta labada familyga gabadh aramay la goda famiyga c/shukri isaso dabo qaxay

  • @IdileBouhdoualeh
    @IdileBouhdoualeh 22 วันที่ผ่านมา

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 25 วันที่ผ่านมา

    13:20 Adeernimada ukaadi
    Markuu dhiigqagu ka dhex muuqdo udoood😂

  • @Nasro-pb9nt
    @Nasro-pb9nt 21 วันที่ผ่านมา

    99 noo soo daya

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 23 วันที่ผ่านมา

    Dadka qaar khalad kooda ma qaataan, laba waalid oo ilma dayacay baa wali blame game ku jira, adaa sabab ah & adaa sabeeyay, bal car dareenka ilmaaha ha ka fakaraan. Indho adeeyga ka sii daran waliba, kuteene 'aduu maad dhalin, naag ta korsatay baad tahay' 😢 Mahadsanid reer Qasaal TV

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t 25 วันที่ผ่านมา

    Riwaayadu waxy soo marysaa 30 sano kahor😂

  • @SarahWhite-g5u
    @SarahWhite-g5u 5 วันที่ผ่านมา

    Taylor Sharon Jones Kimberly Davis George

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 25 วันที่ผ่านมา

    6:20 Lkn baaritaanku meequu qaataa😂
    Fatxiyeey mumtaas shiid iyo faqri marabto😂
    Hadiiba baaritaankii aad la rafanysid😂😂😂

  • @nmaariya
    @nmaariya 24 วันที่ผ่านมา

    Dhaqtarka waxa larabay kaliya in DNA qado lkn wuxuba noqday police iyo in maxkamad lajogo

  • @user-ss2dv8gi8h
    @user-ss2dv8gi8h 23 วันที่ผ่านมา

    Meeshu ma Xarun Police 🚔 Bay isku Badashay sootay Hospital 🏥 Ahayd Dr shaqadiisu waa DNA Bas 😊

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 25 วันที่ผ่านมา

    Wa sheko dhacado ah

  • @hindabulqas1379
    @hindabulqas1379 24 วันที่ผ่านมา

    Horay u socoda guul

  • @rashiidcabdiqeex7387
    @rashiidcabdiqeex7387 25 วันที่ผ่านมา +1

    C/Shukri waxaad naga ballance qaaday hadii dadka moment ga bixiyaa ay gaadhaan 200 islamrkaana umalkhayr in lasugo ay codsadaan waan sugaynaa dad laba boqol kabadan ayaa codsaday in lasugo umalkhayr waamaxay markaa Ballantine waad kabaxdeen

    • @Cutlyyy123
      @Cutlyyy123 24 วันที่ผ่านมา

      Mahdsanid wll waa umalkhayar ❤❤

  • @Wadani-j3h
    @Wadani-j3h 23 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 23 วันที่ผ่านมา

    Waa riwaayad wanaagsan

  • @martineseddington4908
    @martineseddington4908 2 วันที่ผ่านมา

    Thomas Kenneth Brown Daniel Davis Barbara

  • @IlyasBashir-w7z
    @IlyasBashir-w7z 24 วันที่ผ่านมา

    10:17

  • @EqlasadanMaxamedcumar
    @EqlasadanMaxamedcumar 24 วันที่ผ่านมา

    Adkatay shekada😂😂

  • @runeyhaji5348
    @runeyhaji5348 25 วันที่ผ่านมา

    So complicated movie waye 😂

  • @mariaqueen1310
    @mariaqueen1310 22 วันที่ผ่านมา

    😍😍😍😋😍😋

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 25 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 24 วันที่ผ่านมา

    Hoodan.waa.agtarad.fiican.lakin.shartii.horemalaha

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 24 วันที่ผ่านมา

    ❤mnaaaalah

  • @deeqoali1716
    @deeqoali1716 25 วันที่ผ่านมา +1

    Booskii umal khayre wax sideeda u ma tali karo ma arko falinki naxurkii atarishada ka maqan🤣😂🤣😂

  • @AxmedSalad-m4o
    @AxmedSalad-m4o 25 วันที่ผ่านมา

    Abdi xaliim xataa waalabadaly😅

  • @marvinesvancese4464
    @marvinesvancese4464 5 วันที่ผ่านมา

    Anderson Deborah Gonzalez Joseph Hall Sarah

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 24 วันที่ผ่านมา

    hhhh qolada cafimadka DNA bes qadan waaye shaqadoodi waraysiga iyo garta maxa galiyey

  • @HamzeAhmed-l4v
    @HamzeAhmed-l4v 25 วันที่ผ่านมา

    Sidani xaqmaha dadku boqolkiiba sideetan umalkhyr ayaan sugayna ayay dhaheen codsigooda utix geliya

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire8821 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wahl
    Shekadan
    Waxa.jiro
    Le.waye
    Qasal
    ❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @JonathanaWilliams-o9z
    @JonathanaWilliams-o9z 10 วันที่ผ่านมา

    Wilson Karen Hall Scott Anderson Jason

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 24 วันที่ผ่านมา

    Asc filiinka.hasocodo.umulqerna.hanotimaado.qeebaeykaledahana.halagusugo.waayomidana.mafahansana.fiilinka.raali.nooqda.❤❤❤❤❤❤❤

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 24 วันที่ผ่านมา

    Ninka dhuubanbaa dareen aabonimo u eg dareenkuu jilayo

  • @SahraCabdi-zk1sv
    @SahraCabdi-zk1sv 25 วันที่ผ่านมา

    Na umulkhayr maxaa ku dhacy😢

  • @haboonyusuf41
    @haboonyusuf41 21 วันที่ผ่านมา

    System ka ayaa aad idinka halaysan
    Film kii hore oo aan dhaman inaad midkale bilowdaan
    Oo hadana isla chanel kiiya
    Waa qorsho xumo iyo System la,aane saan wax kabedela

  • @AfnaanWarsame
    @AfnaanWarsame 25 วันที่ผ่านมา

    Fatxi iyo odeygeeda ma baaritankii baad ladaalaa dhacaysan

  • @Kaafiyoisse
    @Kaafiyoisse 22 วันที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅

  • @TinaMitchell-l7j
    @TinaMitchell-l7j 19 วันที่ผ่านมา

    Rodriguez Maria Young Dorothy Walker Donald

  • @cabdirisaaqaadanmaxamed290
    @cabdirisaaqaadanmaxamed290 24 วันที่ผ่านมา

    Meesho ma dhaqtarbaa mise waa xaruunta CID

  • @asturxasanali6033
    @asturxasanali6033 24 วันที่ผ่านมา

    Asxbey 100 an garsino

  • @nmaariya
    @nmaariya 24 วันที่ผ่านมา

    Flimka iska sodhameya

  • @hananm7701
    @hananm7701 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mw2qj4je3z
    @user-mw2qj4je3z 24 วันที่ผ่านมา

    Umulkheer iyo gabadha les laqabo Aabaheybaa dhalay maxey tahay

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 25 วันที่ผ่านมา +7

    Anaa ugu horeeya ee like ii saara Asxaabey please ❤

  • @hoodoabuubakarmuxumed6788
    @hoodoabuubakarmuxumed6788 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahikhala4993
    @abdullahikhala4993 24 วันที่ผ่านมา

    Where is Umulkheir

  • @SeynabCabdullhicumar
    @SeynabCabdullhicumar 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-cn3vv4ed9x
    @user-cn3vv4ed9x 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dhactar bolice ah yaab

  • @DeeqoAbdicise
    @DeeqoAbdicise 25 วันที่ผ่านมา

    💕💕💕💕💕😭😭

  • @user-vr5sw5fi6z
    @user-vr5sw5fi6z 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @user-pr2kw1sf3p
    @user-pr2kw1sf3p 25 วันที่ผ่านมา

    Wasax

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 25 วันที่ผ่านมา

    Umulqeer baan sugayna baan iriye ma layga badiyey dhib ma leh lakiin dhaqtarkii watigii bu naga cunay waxay Ila tahay in loo bahdo hooyo iyo aabo kale muntaas umulqeer iska haysato

  • @caarafmadar6038
    @caarafmadar6038 24 วันที่ผ่านมา

    Dhaqtarka ma denbi baaraa sheekadu xagee iska qabsan weyday

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 24 วันที่ผ่านมา

    Reer.qasal.tiifi.marlabad.badasoobadashen.ninki.rabay.gabadha.waadkabad.badisen

  • @user-pp8qt8pg2p
    @user-pp8qt8pg2p 25 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @NimcoAli-zo8zv
    @NimcoAli-zo8zv 25 วันที่ผ่านมา

    M a

  • @user-dm5om4rc4l
    @user-dm5om4rc4l 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😢😢

  • @user-rm9qk7wz1v
    @user-rm9qk7wz1v 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉