Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 5

ความคิดเห็น • 53

  • @ruweydahassan7636
    @ruweydahassan7636 19 วันที่ผ่านมา +7

    Ilahow hooyo hanaga qadin inti Walid dhimatana Allah unaxaristo

  • @Amina-d3b
    @Amina-d3b 19 วันที่ผ่านมา +7

    Ax foosha xanuunkeeda ayay isoo xasuusiyeen 😢 cunugaygi ugu horeeyey 😢

  • @AbdulahiAhmed-t8h
    @AbdulahiAhmed-t8h 19 วันที่ผ่านมา +5

    Ax team shaqo fican hayaa tihiin wey ka dhacdaa qisadan oo kale somaalida ilaahow hoyo aduuna dhip la,aan aakhirana jano yaa alah😢

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 19 วันที่ผ่านมา +3

    Team qasaal marka hore umulqeyr allh inoo caafiyo iyadoo caafimaad qabtaa allh so celiyo insha allh🤲🤲🤲tan kle dhammaan team qasaal salaan sare

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 18 วันที่ผ่านมา +6

    Kkkk.Ivre depression 😢 😔 💔 😞 😪 BROTHER sorry to here you sister 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😢😢

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 19 วันที่ผ่านมา +4

    Yes anaa cawa u horeyaaa❤😉😜

  • @shukrialigamaar7769
    @shukrialigamaar7769 18 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkk whi filmkan caadi maaha canab hoyadeed wlh waaa jilaaa weyn

  • @xafsobashiir1245
    @xafsobashiir1245 19 วันที่ผ่านมา +5

    Gabadhaan foosha si dhaba bay u jishay,qofkii soo maray baa garan fool xanuunkeed,Allaw hooyooyinkeen cadaabka ka xoree.

    • @Amina-d3b
      @Amina-d3b 19 วันที่ผ่านมา +1

      😢 Haa walaahi 10 bari ayaan dhalanayhay xanuunkeedana waan arkay cunugaygi curad alx alle wuu ii fududeeyet

    • @user-ny6zh2dz1g
      @user-ny6zh2dz1g 18 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin aamiin

    • @xafsobashiir1245
      @xafsobashiir1245 18 วันที่ผ่านมา +1

      @@Amina-d3b Allaah ha kuu daayo,anna dhawr bari baan kaa horreeyay cunugayga curad,alx.

    • @Amina-d3b
      @Amina-d3b 18 วันที่ผ่านมา +1

      @@xafsobashiir1245 Haa masha Allah wll aaamiin Aaamiin dhamaanteenba

    • @nawaalsaid2915
      @nawaalsaid2915 8 วันที่ผ่านมา

      Ilmo inay dhashay laga yaabaa

  • @RoodaCaahi
    @RoodaCaahi 11 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahyow hooyo.hanag qadin

  • @roodarashiid3810
    @roodarashiid3810 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah tabarakalah alle ha xafido hooyo macn

  • @sayidcabdi-pb8vc
    @sayidcabdi-pb8vc 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wa mahdsntihin horumar wcaan filimka wa shidnyhy asxbta

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 18 วันที่ผ่านมา

    Faadumo hooyanimada si fican uga soo baxday booskas ana meeqa Kooba la maqan tahay ma diin tahay allow hooyinka dhan anoo xifdi intaa dhimata allah ha u naxariisto

  • @AminaAlimahamud
    @AminaAlimahamud 18 วันที่ผ่านมา

    Allah hooyo mcn nagana qaado intii gadhimatayne Allah unaxariisto❤

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @haboondeeqa-ln6xc
    @haboondeeqa-ln6xc 18 วันที่ผ่านมา

    Alla hooyo mcneey Ilahay janatul fardawsa ha kugu abaal mariyo😢😢😢

  • @user-lq4yy3je3g
    @user-lq4yy3je3g 18 วันที่ผ่านมา

    M.a hore usoco film qimabadan🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 18 วันที่ผ่านมา

    Maryaha halkan feeraha iskaso gelinaysaa. Canab. 😂😂. Acuudu billah

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox วันที่ผ่านมา

    Nin jimcada walan rabo khamiistu xeydxeyta 😁

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dhamaantiin waan idinwada salaamay laakiin suaal baan qabaa ee ii jawaab cabdi shukri mee xaynoosh ?nooga jawaaba?❤❤❤❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 10 วันที่ผ่านมา +1

    Sacdiyo carab ma ku jirta halkan na 😂

  • @buzhrocaddey
    @buzhrocaddey 16 วันที่ผ่านมา

    Alla fosha xanun badana wanba cabsaday illohow noo fudude aniga io dhaman intii isku buuxdo

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allh❤❤❤❤❤

  • @umutazliimlove155
    @umutazliimlove155 18 วันที่ผ่านมา

    Wlhi fduma sey ula ordeyso shaaha inaba cdi mhn hoya ilaahow ha cdaabin😢 gbdha folaneysa wey keenty wle xnun weyna

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 19 วันที่ผ่านมา +2

    Axsan filim ❤❤❤

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 19 วันที่ผ่านมา +1

    Canab ashahado

  • @Abdikarim-ex8yo
    @Abdikarim-ex8yo 17 วันที่ผ่านมา +1

    7 Sano kadib maxaa waaye 2,3,4,5,iyo 6 awee

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 19 วันที่ผ่านมา

    Mashallh

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 18 วันที่ผ่านมา

    NAACAM.WA ROUNTII ABAYAha

  • @niciimosiraaj2261
    @niciimosiraaj2261 18 วันที่ผ่านมา

    Sacidiyo rubayadkasta waa kugu arkaah😅😅😅😅

  • @____0934
    @____0934 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dumarka somalida iyo Shah maxa kalahaysta imika islantan fadumo darmuska xagay ula ordaysa😅😅😅😅

  • @nimcoshafec2096
    @nimcoshafec2096 18 วันที่ผ่านมา

    Filimka wakhtiga walagu soworaa hada markay xamilada noqotay 9 months kadib ookale

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 18 วันที่ผ่านมา +1

    FOXLII.KOULLOULAA NINWAHAYER FOLHOUMMAAA ALLAHA HOU NARISTO HOYOMACANN HADJIA HABIBA KAHIYER WARSAMA ALLAHA ACCUEILLE SON PARADISE ETERNALLY VALLEY JARDIN FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH ALLAH YA RABBI ALHALAMIN ✋ 🙏 😊 😀 😄 ❤ ✋ 🙏 😊 😅😅😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahracadanxubey1929
    @sahracadanxubey1929 18 วันที่ผ่านมา

    Waxan u maleynaa canab gabadhey isheqey tiri ineey ninkii canab horay uwada socden inoo qabo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 18 วันที่ผ่านมา

    Familyyyyyy Familyyyyyy system Yartaanaa tanaa iiritareey Qatroisliina liina ShahshalEey Yar ba laga yiri layga ya soo dhawaystayoba Runa Run Y Fariidad Facyaashay troonEey Qasatan wa lagu YaqaanE murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey Bilyans dumarood ugu QiimobadanEEy RiyaQEY

  • @SOMALIA-1960-
    @SOMALIA-1960- 18 วันที่ผ่านมา

    😅😂😢😢😢😢

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi6338 18 วันที่ผ่านมา

    Ax foosha saas miyaa anaa cabsadaybo

  • @____0934
    @____0934 18 วันที่ผ่านมา

    Somali fadul shaqadeda maxa kagalay

  • @JoeyojHolmsop
    @JoeyojHolmsop 14 วันที่ผ่านมา

    Robinson Sarah Clark Susan Rodriguez Deborah

  • @fartun9503
    @fartun9503 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sax

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 18 วันที่ผ่านมา

    FAMILYYYYYYY tii kujirtayba dumaar Yariisey ba laga yiri Naago haweendumar teen yaahey teen ahey badanbadan lay Qadariyaba QiimobadanEEy RiyaQEY RasmiYEy RaysaanEEy lagufarxeeeey YariisEey wadayareey wadajir muqtishooy SarascadayYarey Nicmaturabi Nicmaturabidaba Suradana Y Sabirintaba shamsadatan jemadatana Y

  • @SOMALIA-1960-
    @SOMALIA-1960- 18 วันที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😱😰

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 18 วันที่ผ่านมา

    Shame out Sagikweyn brother 😪 😕 😔 😢 😞 😒 😪 😕 😔 😢 adiga gourriga katoummihayer billa douho sodowda walantay kahahabbii ??????

  • @Kaafiyoisse
    @Kaafiyoisse 18 วันที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋😢😢😢😢

  • @QureshoHillowle
    @QureshoHillowle 19 วันที่ผ่านมา

    Mamada esteiskuekyihin

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 18 วันที่ผ่านมา

    Asc garbarri gourriguegaa koufiantayy sodow walantay of course is true listen et respected you 👨 👩‍🍼 🤶 👪 👨‍👩‍👧 👨 👩‍🍼 girl INDISCIPLINE girl impolite WOWEN