ISKILAAJI | HEES CUSUB 2024 | KAAGA DHIGAY GOONI | TRUE STORY | OFFICIAL 4K VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Heestan waxaan u hibeeyay wiil iyo gabar Soomaaliyeed
    Ereyada: Abwaan Qoslaaye
    Music: Furinle
    Codka: Iyo Laxanka Iskilaaji

ความคิดเห็น • 93

  • @FeisalMubarik
    @FeisalMubarik หลายเดือนก่อน +16

    Anaa ugu horeya heestu markay soo dhacday

    • @Amindada095
      @Amindada095 หลายเดือนก่อน +3

      Maxay intaasi noloshaada ku Soo kordhinaysa markaa????

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf หลายเดือนก่อน

      ​@@Amindada095hhh waa iga qoslise 😂😂😂

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @BaarshinBashiir
      @BaarshinBashiir หลายเดือนก่อน

      ​@@Amindada095hadalka wa ika hor tiri lagend

    • @talowxuseenoscar7300
      @talowxuseenoscar7300 หลายเดือนก่อน

      Illa hadana heesta micnaheda waa fahmi la,dahay

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi หลายเดือนก่อน +10

    Farxad aan dhamaan igula dheel
    Kuuma dhigo ruux e
    Alla wacana qof kaad dhab u jeceshahy markaanad cidna la simin
    Isna sidookale uuna cidna kugu doorsan jacaloow waar oo gulayso❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiiXamdii-tc7rm
    @XamdiiXamdii-tc7rm หลายเดือนก่อน +7

    Fanaan kaliyaa aan ilaa 2016 tageera u ahayd guulayso iskilaaji 😊

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 หลายเดือนก่อน +18

    Lyrics
    Xubno dhilan bishimahaa dhowrsanee aan dhacdhaca aqoonin
    Jaah dhalaala sida dheemantiyo dhaayahan indho kuulan
    Afka dhuxul ah midab dhiina iyo xaada dhabankaagah
    Qof la dheehdo sow waxa dhug teen uunku la dhaco sow maaha
    Sidaan kuu dhawaystiyo sidaad iigu dhololaysoh
    Sidaan kuugu dhigay laabta iyo sidaad ii dhowrto
    Waa waxaan ku dhaafneen dadkaba aynu dheernahayee
    Kuu dhiibay kugu dhigay qalbiga laabta kugu dhaabay
    Haddii aanan kuu dhiman karayn kuguma dhaateene
    Dhiifmaan muteen maan dhafreene mana dhukaalmeene
    Dhaayaha inaan kuu baxshaan baaba mudan tahayeee
    Kuu dhiibay ruuxdii dhamaan kaaga dhigay gooni
    Isku dhigan jacayl uu dhexyaal oo dhan kala aadin
    Is dhagaysta dheeli iska jira dhiiga wada qaata
    Ruux qudhaynu nahay oo dhibtiyo dheefbah wada qaybsado ee
    Dharaaraha aduunyada ka hadhay aan is dhinac joognoh
    Sidaad ii dhisaysiyo sidaan kuugu dhididaayo
    Ee aan iskugu dhaar marnoo uunku dheygagaayo
    Waa laysku keen dherarsho oo laysku keen dhalayee
    Farxad aan dhamaan iigula dheel kuuma dhigo ruuxe
    Cabdicasiis cali ciise { iskalaaji } tiirka fanku ku taagan yahay 🐐

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 หลายเดือนก่อน +1

      Thnks wlalka ✌🏾

    • @cabdikariim571
      @cabdikariim571 หลายเดือนก่อน

      ​@@KingHamada1mudnaan wll ❤🎉

  • @AyaanAmiin-bk9up
    @AyaanAmiin-bk9up หลายเดือนก่อน +4

    Tem iskalaji is muujiya😊

  • @XabiiboJeele-t1h
    @XabiiboJeele-t1h 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa su aale iskaaji heesahaan murtida miiraan yaagaar usiisyey axsan eraya macaan

  • @AxmedKamil-z6e
    @AxmedKamil-z6e หลายเดือนก่อน +1

    Erayada 100
    Codka 100
    Laxabka100
    Music 100
    Camera 📷 100
    Iskalaaji the best fanaan ❤

  • @user-hy6bc5uj1v
    @user-hy6bc5uj1v หลายเดือนก่อน +10

    M.pa🎉🎉🎉🎉🎉

  • @moharoble7971
    @moharoble7971 หลายเดือนก่อน +1

    Bravo! What a good song has been done by Abdi Aziix Iskalaji!
    "If I can't die for you, I don't swear to you." :"Haddii aanan kuuu dhimman kareyn kuguma dhaarteen".

  • @kaafiyaretube
    @kaafiyaretube หลายเดือนก่อน +2

    frest coment legend iskaji ❤❤

  • @AminGuedi
    @AminGuedi วันที่ผ่านมา

    Fanaankii masoonayada ushaqaynayay iskalaaji

  • @IfrahMed-pq9xw
    @IfrahMed-pq9xw หลายเดือนก่อน +3

    Jacelku wacana marka haseydid qof. Si dhaba ku jecel alhmdoulilah

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c หลายเดือนก่อน +1

    Wooooow Sax, ❤ I like you legend, heestan waxaan umalaynayaa in aad Aniga ii tirisay❤

  • @SucaadCismaan-y4v
    @SucaadCismaan-y4v วันที่ผ่านมา

    Axheestu way ideeqday❤❤❤❤❤❤❤

  • @princessistaahil
    @princessistaahil หลายเดือนก่อน +1

    Woow ka bax libaax

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf หลายเดือนก่อน +1

    Www hees shidan 5saac ayadoo taalo ayaan daawanaayaa ❤❤❤

  • @MHire
    @MHire หลายเดือนก่อน +1

    Lageand of the lageand abdi raxmaan qoslaaye Erayada 100/100/

  • @engmohamedhaji
    @engmohamedhaji 24 วันที่ผ่านมา

    Bal Fanka Hadaadan ku jirteen Sidee ayuu ahaan lahaa Fanka somali. Golden Voice 🫡🤝

  • @dalmardaacad28
    @dalmardaacad28 หลายเดือนก่อน +1

    Waa legend aan la hor istaagin

  • @AxmedBashe-ib9zo
    @AxmedBashe-ib9zo หลายเดือนก่อน +2

    iskalaaji boqorka fanka nolow

  • @ibramo7183
    @ibramo7183 12 วันที่ผ่านมา

    ISKALAAJI ❤❤ this is a beautiful song ❤❤❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 28 วันที่ผ่านมา +1

    Pg legend ✅️

  • @user-pc6xe9vv1m
    @user-pc6xe9vv1m หลายเดือนก่อน +2

    Ninka kaliya heesihiisu miisaanka culus yihiin c/casiis cali ciise iskalaaji zlan zre nzpow

  • @KhadroCabdiyuusuf
    @KhadroCabdiyuusuf 13 วันที่ผ่านมา

    Mashalah

  • @sucaadmohamedjama2114
    @sucaadmohamedjama2114 26 วันที่ผ่านมา

    Keep Going ❤❤❤❤❤❤❤ Al fana.n izakaya 🏮

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe หลายเดือนก่อน

    ZUPER STAR ISKALAAJI

  • @Munohuseinomar
    @Munohuseinomar 5 วันที่ผ่านมา

    ❤😂 3:03 munish

  • @fartunahmed7224
    @fartunahmed7224 29 วันที่ผ่านมา

    Iskilaaji on fire 🔥 🔥

  • @IfrahMed-pq9xw
    @IfrahMed-pq9xw หลายเดือนก่อน

    Siyadow adan ku hibeyey heestan mi amore

  • @baaba_ducaqabe3208
    @baaba_ducaqabe3208 หลายเดือนก่อน

    Woof best New song ❤😮

  • @IfrahMed-pq9xw
    @IfrahMed-pq9xw หลายเดือนก่อน

    Esh cala hees ha waro jacelku ❤❤❤

  • @HaydaaHamud
    @HaydaaHamud หลายเดือนก่อน

    Iska legend 💯😍

  • @Wiilo___Hassan
    @Wiilo___Hassan หลายเดือนก่อน

    keligiis fanaan😮

  • @Sucaadm
    @Sucaadm หลายเดือนก่อน

    Fananka kali heesah somalida jclaahy😢iskilaaji ina ader mcn guuleyso ❤

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 หลายเดือนก่อน

    Best song ❤

  • @AbdirahmaanAbdimahamoud
    @AbdirahmaanAbdimahamoud หลายเดือนก่อน

    Axmed wali furinle❤ ilaahay cimrigiisa hadheereeyo

  • @khairehawad1254
    @khairehawad1254 หลายเดือนก่อน

    Super bro continue

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen1 หลายเดือนก่อน

    Hadii Aanan ku dhiman karayn
    Kuguma Dhaateene😩
    Diif maan muteen mana dhafreen😢
    Mana Dhukaalmene🥹💔😭🤷‍♀️
    Fanaanka kaliyee heesihiisa samayn Igu yeesha iskalaaji😩😢😢💔

  • @Munohuseinomar
    @Munohuseinomar 5 วันที่ผ่านมา

    okey

  • @falsaiabdinoor1105
    @falsaiabdinoor1105 หลายเดือนก่อน

    Legend keep going

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 22 วันที่ผ่านมา

    Waxke dad ayaad nafis utahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedosmanali4950
    @mohamedosmanali4950 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Munohuseinomar
    @Munohuseinomar 5 วันที่ผ่านมา

    ❤😂 3:03

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali หลายเดือนก่อน

    Nice song ❤❤❤❤

  • @MuzamilAbdinor-j8s
    @MuzamilAbdinor-j8s หลายเดือนก่อน

    99 aa iga hor dawatey

  • @shaxshaxleeyboqor4403
    @shaxshaxleeyboqor4403 17 วันที่ผ่านมา

    🎉❤

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 หลายเดือนก่อน

    LAXAN CAJIIBA BOQORKA FANKA 🔥💪

  • @ashajama5058
    @ashajama5058 หลายเดือนก่อน

    Wow 🎉🎉

  • @AfnaanApdi
    @AfnaanApdi หลายเดือนก่อน

    Wow❤❤

  • @RawxaShek-en4hx
    @RawxaShek-en4hx หลายเดือนก่อน +1

    Waan jecla fanankan lkn omar darti baan unacay🙄🤣

  • @abdirisaaqxasan541
    @abdirisaaqxasan541 หลายเดือนก่อน

    uqdi.asis.ali ciise.esh.cala.hees.adigo qudhan maan kugu dhabay.

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 29 วันที่ผ่านมา

    Asal Fanaankeena Guulayso inadeer

  • @Fiinasweat
    @Fiinasweat หลายเดือนก่อน +1

    Nio iskaga hadh oomer barbar

  • @OsamaHassan-w7m
    @OsamaHassan-w7m หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤
    1:08

  • @fadumasaid7828
    @fadumasaid7828 หลายเดือนก่อน

    Iskalaaji maha waa robot 🤖 😂

  • @sharmapoyofficial2696
    @sharmapoyofficial2696 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka aad sixreyso iska daaa asaladada wasi 😂

  • @user-fz9ov8hc9z
    @user-fz9ov8hc9z หลายเดือนก่อน

    Abdiaziiz. Iskalaaji. My blood 🩸

  • @dereksewallace9846
    @dereksewallace9846 10 วันที่ผ่านมา

    Allen Margaret White Ronald Hernandez Patricia

  • @maydhanemohamed8576
    @maydhanemohamed8576 หลายเดือนก่อน

    Viva iskalaaji gar iyo gardaraba

  • @khalidesman
    @khalidesman หลายเดือนก่อน

    18 /8/2024 fiidnimo 7:11 Pm xasuus

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI หลายเดือนก่อน

    Roppot-kii Iskalaaji 😂

  • @fadumoabdulle9819
    @fadumoabdulle9819 29 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @wiiloxasanxooshey9941
    @wiiloxasanxooshey9941 หลายเดือนก่อน

    Haddii aanan ku dhiman karayn kuguma dharteen

  • @InclinationMerch
    @InclinationMerch 10 วันที่ผ่านมา

    Johnson Gary Lee Kevin Taylor Melissa

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน +1

    Kiii masayrsanaa e oomaar fariin baad u reebtey iskalajiyow hdu wax fahmayo cadow buu mj iyo ms u jabiyey kaas nacas dameeri raacdey weeye dhararaha aduun ka harey aan is dhinac joogo hdu fahmi waayey kaas aan aduunka ku duugno nama matelo

  • @GeorgeMcKnight-w9b
    @GeorgeMcKnight-w9b 10 วันที่ผ่านมา

    Rodriguez Christopher Perez Joseph Rodriguez Brian

  • @NettieRodriguez-r2y
    @NettieRodriguez-r2y 20 วันที่ผ่านมา

    Thomas Patricia Jones Margaret Allen Christopher

  • @SandraHuges-g6n
    @SandraHuges-g6n 16 วันที่ผ่านมา

    Hall Kenneth Hall David Lewis William

  • @harrisondyson1508
    @harrisondyson1508 3 วันที่ผ่านมา

    Taylor Ruth Young Margaret Lewis Margaret

  • @prencesscaishosoodaan7063
    @prencesscaishosoodaan7063 หลายเดือนก่อน

    639 iga horeyso😂 bal mxaa heesaha ibaray😢

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 หลายเดือนก่อน

    War masoo heestay jawaabta oomaarna waan sugeynaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Oomaar waa qof nasakhan ma iskilaji bu gaara heesta isagey ku socotaa bal car wax u dhigma ha keeno o hku jawaabo

  • @BakerClement-d1s
    @BakerClement-d1s 13 วันที่ผ่านมา

    Rodriguez Paul Young Donald Jackson Steven

  • @walalicardiofficial8180
    @walalicardiofficial8180 หลายเดือนก่อน

    Dislike 👎 iga qaado maxaaa gad gadayay inaa heeslee la imaatid 😂😂😂😂

  • @AaminocadeeyMaxamuud
    @AaminocadeeyMaxamuud หลายเดือนก่อน

    Sixiroole 😂

  • @ishwacadey9073
    @ishwacadey9073 หลายเดือนก่อน

    Iskilaajo ropet miyaa tahay runta sheek🤔

  • @FeisalMubarik
    @FeisalMubarik หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @RojinaAmla
    @RojinaAmla 18 วันที่ผ่านมา

    Robinson Frank Anderson Maria Miller Thomas

  • @OsamaHassan-w7m
    @OsamaHassan-w7m หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @ubah-mo8uj
    @ubah-mo8uj หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @OsamaHassan-w7m
    @OsamaHassan-w7m หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤