ISkilaaji | Daryeela | NEw Music Video 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • soo saaristii ‪@Tusmofilms‬
    Ereyada: Abwaan Samakaal
    Laxanka:Cabdiladiif
    Music:Samiir Zaam
    Camera & Edit: CabdiQanitusmo

ความคิดเห็น • 57

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 12 วันที่ผ่านมา +11

    Lyrics:
    Markuu kugu deeqo daryeela illaahu
    Hankaad ka degtaaye marwooy dunidoo dhan
    Ka doorashadaadu naftaydii dayow day danbay u ahaatay
    Daryeelka jacaylka dulqaadka samaanta
    Dabuubta wanaagsan xumaan laga daahay
    Ayaa igu dayray kalsoonida dooran
    Dawoy hablahoo dhan adaa iga deeqay
    Adaa ila duuban in doora xabiibi
    Dawgii adigaa dedaalkiyo guusha
    Adaa dugsi ii ah oo dejiya noloshayda
    Markuu dookhaagu qof daacada aduunka
    Dartaa ugu nooliyo daweeyo kusiiyo
    Kashaadu dareenka ku diiran samaanta ayay dugsataaye
    Nafdoora nasiibku marku kugu daabo
    Oo daadihin taada dedaal badnideeda
    Darta ugu foogan hankaad ka degtaaye
    Iskalaaji one greatest singer somali music 🐐🔥😍

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 12 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks wlalka ✌🏽

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 9 วันที่ผ่านมา +1

    Fanaankeenii bulshada ❤wax walba oo la dhaho Dantiisa ka raacdaaa axyaa Fanaan ❤

  • @ibramo7183
    @ibramo7183 7 วันที่ผ่านมา

    Thank you 🎉❤❤ the legend ISKALAJI horary uu socoo

  • @Ilyaascosoble
    @Ilyaascosoble 9 วันที่ผ่านมา +2

    Golden voice

  • @XamdiiXamdii-tc7rm
    @XamdiiXamdii-tc7rm 12 วันที่ผ่านมา +1

    Fanaan kaliya heesihii aan tageero fanaan ku heesa murti
    Horay u soco fanaane

  • @ousmansiyat3812
    @ousmansiyat3812 วันที่ผ่านมา

    14/9/2024 haben Axad Ah viva Iskalaji ❤❤❤❤🎉
    1000 likes inta iga dambeeso

  • @FatouOkiyeh1964
    @FatouOkiyeh1964 8 วันที่ผ่านมา

    Iskalaji fanan qaliya ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @FeisalMubarik
    @FeisalMubarik 12 วันที่ผ่านมา +1

    Fanaankeygii iskilaaji hore u soco

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 9 วันที่ผ่านมา

    Hees iyo badh❤

  • @HanaMoustapha-mx8nx
    @HanaMoustapha-mx8nx 6 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 8 วันที่ผ่านมา +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @mohammedwadani9203
    @mohammedwadani9203 12 วันที่ผ่านมา +2

    Boqorka jecelka waakuwataa

  • @AbdimaalikIbraahim-x7k
    @AbdimaalikIbraahim-x7k 12 วันที่ผ่านมา

    Walahi nafteydaaa kaa heshaa ku jecliyaa❤❤

  • @user-ky1zq6ss5i
    @user-ky1zq6ss5i 3 วันที่ผ่านมา

    Woow nice

  • @Thomas_moh
    @Thomas_moh 12 วันที่ผ่านมา +1

    Golden voice mr iskilaaji ❤❤

  • @Raage11
    @Raage11 12 วันที่ผ่านมา

    I'm wiching from norwey oslo so' gar iyo gardaraba wanku wadanaa SRK 👌

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 12 วันที่ผ่านมา

    Iskaalaji fanan culus hit 🔥🔥🤘

  • @FeisalMubarik
    @FeisalMubarik 12 วันที่ผ่านมา +1

    Number one

  • @Wiilo___Hassan
    @Wiilo___Hassan 12 วันที่ผ่านมา

    iskalaaji keligiis fanaan❤

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 12 วันที่ผ่านมา

    Fanan Weyn Tani waa hit 🔥🔥🔥

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 11 วันที่ผ่านมา

    👑💯🤩

  • @RidakKadir
    @RidakKadir 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 12 วันที่ผ่านมา

    ZUPER STAR ISKALAAAJI

  • @AhmedKhatian
    @AhmedKhatian 12 วันที่ผ่านมา

    Wadadii caanima ee qodxaha lahayd 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢victim is xoree sxp iskalajiyow😮😢.

  • @FatouOkiyeh1964
    @FatouOkiyeh1964 8 วันที่ผ่านมา

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dajaalka fanka mxa fanaaninta oodhan kaga cawdaan horta😂

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 12 วันที่ผ่านมา

    My favorite singer❤❤❤iskalaaaji❤❤

  • @kayseshismail851
    @kayseshismail851 12 วันที่ผ่านมา

    Yaa salaam ❤

  • @AbdiwahidYasiinFarah
    @AbdiwahidYasiinFarah 12 วันที่ผ่านมา

    GoaT 🐐🔥

  • @MisbahNor
    @MisbahNor 12 วันที่ผ่านมา

    The one and only 👑

  • @AbdimaalikIbraahim-x7k
    @AbdimaalikIbraahim-x7k 12 วันที่ผ่านมา

    Iskalaji ku jecliyaa

  • @baaba_ducaqabe3208
    @baaba_ducaqabe3208 12 วันที่ผ่านมา

    Golden voice❤🎉

  • @SiradMeraneh
    @SiradMeraneh 12 วันที่ผ่านมา

    Wasida kalkaca dhab❤❤❤❤❤ 💯 💶

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 11 วันที่ผ่านมา

    Pls laxanka kla du waa isku wada mid

  • @Ilyaascosoble
    @Ilyaascosoble 9 วันที่ผ่านมา

    Yo

  • @sucaadmohamedjama2114
    @sucaadmohamedjama2114 12 วันที่ผ่านมา

    Waaaaaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AANUUR
    @AANUUR 12 วันที่ผ่านมา

    woow❤❤

  • @mohamoudaadan531
    @mohamoudaadan531 12 วันที่ผ่านมา

    Isklaji🎉

  • @SiradMeraneh
    @SiradMeraneh 12 วันที่ผ่านมา

    ❤😂🎉

  • @NadiiraShabelle
    @NadiiraShabelle 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤Waw My mafanankaygiii 🥰🥰🥰💞💞💞💞

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaydaan inaa tahay ku ogaaney😂

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 12 วันที่ผ่านมา

    WAKAA WAKAA❤

  • @mohamedadow2834
    @mohamedadow2834 12 วันที่ผ่านมา

    9/2/2024 Galab talada ah abaaro 6:12

  • @mafakkaam1278
    @mafakkaam1278 12 วันที่ผ่านมา

    Heesahiisa oo idil maxaa hal laxan ka dhigay yaab

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 12 วันที่ผ่านมา

    Www ❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoxasanAadan
    @XaliimoxasanAadan 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 12 วันที่ผ่านมา

    👑👑👑👏💐👏

  • @SuzannePitts-v2w
    @SuzannePitts-v2w 5 วันที่ผ่านมา

    Jackson Scott Jackson Eric Lopez Christopher

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 12 วันที่ผ่านมา

    Laandheeere Dani Waad Qixisayna nabeee 😂😂😂

  • @GsyshbagFsyuabag
    @GsyshbagFsyuabag 8 วันที่ผ่านมา

    Thomas Christopher Moore Carol Thompson Timothy

  • @JakirHossene-j4f
    @JakirHossene-j4f 2 วันที่ผ่านมา

    Robinson Barbara Thomas Lisa White Nancy

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 12 วันที่ผ่านมา

    VIDEO EDITING WAXBA KA YARA QALDAN SIDII LIBAN OO KLE MA AHA ❌

  • @RidakKadir
    @RidakKadir 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @munacadar1941
    @munacadar1941 12 วันที่ผ่านมา

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MoustaphaDjama-hz3dq
    @MoustaphaDjama-hz3dq 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤