Lcgtu haday tira badato waa tayo beeshaa,waana inay cadadka lacaged oo la heli karo la ekaata wax soo saarka dalka kana badnaan kana yaraaan.quantity theory of money(qt=mv) xeer ladhaha sharxaaya asalka sicir bararka(awoodda goysmada lacagta oo yaraata). Mahadsnd sxb cabdi raxman cumar waberi
cilmi iga maqnaa isiisay pro thnks waxan is dhihi jiray why America lcg badan ay u daabacan weysay madama lacagteda qiimo ay leedahay😊 lkn hda jwbta la fahmi karo adigan kaa helay👍
Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir
Nio adi oo mahad san waxaan kaa codsahayaa abka aad ugu sameysid kartoonka iyo appka aat u adegsatit ii sheeg noo soogudbi masuul sare misa waxa aat ii sheegtaa meel kala soo xiriiro
Izinka Ismaaciil wll taariikhda aan xusay waa 3 qarni curashada taariikhda miilaadiga ka hor waana waqti inbadan ka horeeyay xiligii Nabiga iyo Xitaa waqtigii jaahiliga, Waana sidaad sheegtay waqtigaas lacag waa la isticmaalayay laakiin ka hor ayay soo bilaabantay. Mahadsanid
bangiyada dahab aya lagu asaasay ka dib ayaa dahabka la dhigtay markii danbe waxa loo badalay warqado bangigu bixo oo masuul ka ah hantida dahabka ah ee baanka kuu taala
Waabari media, maashaa Allah, aad baan uula dhacay! Meesha ka sii wada, waxbadan baan idinka faa'idnay
Sual aan in badan ku wareeray jwbteda aan manta helay jwbteda thanks wllky abdirahmaan omar
M.a barnamijka waan radinayay walaal
Hore uu soco Mahadsanid
Waxn ahay daa wadihii ugu horeryey ee waberi media
muuqaalo tayo bdn aad soo bandhigtaa ee horey usoco
Waabari media waan ku cusbahy halayso dhaweeyo Asxapey😎😂🙏🙏
Waaberi media keep ahead legend
*Ilaahy Haydinka Abaaliyo Waxyaabaha Khayrka Ama Faa'idada No Leh Noso Gudbinaysaan*
Mahadsanid wlo
Abdirahman waaberi
"Prices rise when the government prints too much money". waa mid ka mid ah principles of economics
Arday economic ah miyad tahay zxp anna finance and banking ayan ahy year one ayan ahy ayamo ka hor aya lay bilabay courseda principle of economic
@@abdalaali6591 Haa Economics ban dhigtaa
Abdillaahi Awed . Haa m.a wan isku takhasus dhownhy
Dadala saad wadankiina wax ugu qabatan
young canjeel . Inshalh wllkay waa ballan inan wadanka dartiis wax ubarto . Alla wadanka hanoo hagajiyo
Waa saxantahay dad badan oo fikrad qaldan ka fahamsanaa lacagtana si weyn ayad wax u fahamsisay
Thanks wax badan bad ummada u iftimisay
Waa sual muhim ah mxaa kahortagan in dawlad ksta lacag kufilan dabacdo
Su'aashan dhoor jeera is weydiyay wax iiga jawaabana waanwaay lkn caawa jawabteeda mahadsanid sxb
Walal aad Ayaad ugu maha santaha
Mahadsanid walaal,,,👏👏👏
Su aaL mudo badan iga dhex guuxaYsaH baY ahayd ....
Mahadsanid wlaL....
Lcgtu haday tira badato waa tayo beeshaa,waana inay cadadka lacaged oo la heli karo la ekaata wax soo saarka dalka kana badnaan kana yaraaan.quantity theory of money(qt=mv) xeer ladhaha sharxaaya asalka sicir bararka(awoodda goysmada lacagta oo yaraata).
Mahadsnd sxb cabdi raxman cumar waberi
Wow m.a sicir barar macnihiisa hadaa sificn ufahme shukran wll
Waaw ✅
MaaShaaAllaah ✅
Mahadsanid ✅
Walaal ✅
mashallah nin wax garad ah its my first comment
Runtii aad ayan isku waydiin jiray su,aashan thanks wllka
Wagar waar waabariyaw saaka waad iga yaabisay lkn waxaan ku leeyahay illaahay haka abaal mariyo
Masha Allah mowduuc faaiido badan
Mahadsanid wllo
Masha allaah wllky horey usoco
somali maxamed hadaad muslim tihiin ha idhaafin adoon subscrube iyo like share ee iisaar
maxasanid wll waad ku madxasan thy wanaga aad noo sameyso
Mahadsanid walal.jasaakallaah
Brother sannad kadib baan daawadey muuqalkan lkn waxan jecleysty inaan kaasaxo jarmalka markuu lacagta daabacayey mey aheyn dagaalki 2ee kii koowad kadiib bu aha mahadsanid
M a ❤️❤️ keep going pro tnks
Alle ayaa mahadleh oo ila kulmiyey janaalkaan oo waxtarka leh
Hore usoco wll
Kep going pro
mahadsnid wax kabadan badan ayaad u qalan taa wllkayaw
cilmi iga maqnaa isiisay pro thnks waxan is dhihi jiray why America lcg badan ay u daabacan weysay madama lacagteda qiimo ay leedahay😊 lkn hda jwbta la fahmi karo adigan kaa helay👍
Wcs mahadsanid sxb
Hore u soco wllo
Mahad sanid wll waxad noo sheegtaa ama nala so cos siisa wax naga daah soona thanks
Inaadan lcgta wax badan ka ogayn bas tidhi wll lkn meeshad adigu kasoo ogaatay sow ma jiran dad iyaguna kasoo ogaaday
Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir
M.a sxp hore u soco
Aad ayaan u mahadsanthy walaal Larkin sadex qarni la hot sax Kumar aha sameynta lacagu.
😥MaanTa Gacanbn idiin ka baaHanaHeY zomaLiYEY😭😭wiiL eithopia aan La TarTamaYaYE subscribe ii zaar waLaL😭🎶🙏
LiL baLiL Official mashaa allah
Nio adi oo mahad san waxaan kaa codsahayaa abka aad ugu sameysid kartoonka iyo appka aat u adegsatit ii sheeg noo soogudbi masuul sare misa waxa aat ii sheegtaa meel kala soo xiriiro
Wa copy paste
sxb codka mxaa ku duubtaaaa videogana sidee usameesaaa noo faaideee
Waaberi media
Asc abdirahman waabari.
Waxaan rabaa in aan kula had lo ee in tee kaala soo xariiri karaa mahadsanid
Arrinka muhiimka ah waa in lacagta waraaqadaha aysan ahayn lacagta xaqiiqa ee magaca waalasiiyey . Lacagta dhabta ah waa dahabka iyo fiddada . Sababtoo ah nafsad ahaantooda ayey qiimo u lee yihiin
Yeeyee keep going
Dollar-ka maxuu u khiimo beeli la'yahy kaptan 🤔
3 qarni kahor dahab aya lacag u aha dadki hore halkaas ku laabo macalin
c raxman cumar mahad sanid wllo
ILahey CaqLigah Haku DaaYoH
Thank's
Mahadsanid ✅ Mahadsanidiin ✅
Ii-doori dheh ama bart-system
Mowduuc i cajabiyey waxbadana ii iftiimiyey noolow walaalka soo diyaarshay
Puntland ba lacag iska daabacata iyo somaliland qanina kuma noqon sidee lacag badanoo lasoo saaro qani loogu noqdaa?
#Asxaabey su'aal. A digoo heysatid lacag badan
ma caawin laheeyed qof aan waxba heysanin haduu kuweydiisto in yaroo lacag ah.
Caawin ayaan ubaahanahay. Idinkamarabi lacag ee waxaan rabaa lacag wax ka qiimayar waana Subscribe. Cidwalba waxba lama ahan oo faqriga iyo taajirkaba weyaboodaan.
Tas miya su al
Waan ku saare ee isaar
@@qadaafinhoqadaafinho2552 OK bro
Top 💥
lkn zxb lacagta waxay ku xidhantahay shidaalka aduunka yaala teeda kale kamad hadal maraykanka aya hortaagan dhaqalaha adunka sidu lacagtisa uhuramariyo
Nio milxo maheysaa zxp adigo mahad san
Ninyohoow ✅ Ninyahoow ✅
Minxo ✅
Saaxiib ✅ zxp ❌
Mahadsan ✅
Hadana EVC PLUS aa loo guuray lacg la taabto dhan waa laga tagay 😂
Lacagta mareykanka maxay u qiimo beeli weyday
Lacagta hadii labadalo oo bankiga loocelsho intuu geeynaa bankiga lacagtaas
Lacagta Halkaa lagu dabaca (wadankee kobtee)
Mise
Wadan kasta gudahiisa ay lagu dabacaa
Cajiib
Wlhi beentaa mahin👏👏👏
Yahuuda ayaa aduunka madaxa Ka haysta
Masayrkooda u haya..warfaafinta.. economic ga dhinacna way Ku horeeyan
😍😍😍😍😍😍🏄♂️🇸🇴✍️😎👍👌
Mashalah❤❤❤❤
@@suhuromar6395 TÜRKÇE 🇹🇷
@@eyoubomar8559 🤔
Jeep gng ader🤙🤙
Mahad sanid wll
Dollor-ka Zimbabwe 😁
Ciwanka muuqala iyo wuxuu ka hadlaa isma laha
muuqaal loo habeeyay sidii ugu wanaagsaneed, waxaa tahay Wiilka aan aad utaageersanahy
Mhdsnid wll
M.a
❤
Sax Weeye
M.a🤘🤘🤘🤘🤘😏
Sxb beenta nagadaa waaykii rasuulka ayee jirtey lacagta dirham ama diinaar iska sax meesha taarikhta amaa khaladey
Izinka Ismaaciil wll taariikhda aan xusay waa 3 qarni curashada taariikhda miilaadiga ka hor waana waqti inbadan ka horeeyay xiligii Nabiga iyo Xitaa waqtigii jaahiliga, Waana sidaad sheegtay waqtigaas lacag waa la isticmaalayay laakiin ka hor ayay soo bilaabantay.
Mahadsanid
Waaberi Media wll Anaa warka dhuuxin
somalia dollrkaa ufiicn war dhan hayska dhaafaan somaliaba wxn nacey mallinkii anoo tahriib eh oo 100 shilin somalia wato anoo bldweyney maqaaxi wax kucuney leyga diidey shilin somaligiiba 100 kii saan uwadeyba xeebta boosaaso aan kudaadiyey illen shilin somaligaba bld wey nuu ku ekaa somalia niik umk
bangiyada dahab aya lagu asaasay ka dib ayaa dahabka la dhigtay markii danbe waxa loo badalay warqado bangigu bixo oo masuul ka ah hantida dahabka ah ee baanka kuu taala
Saddex qarni ka hor lacag waala isticmaali jiray sida dahabka iyo fiddada kuwaasna waa lacagta dhabta ah . Ammaa waraaqadaha sax saddex qarni ayey jiraan
Mahad sanid wl
Hhhhhh zimbaabi gaari sii kaxeyso aaaaa
Ha ha ha ha 3 qarni ka Hor aa 😂
Iidoori..... Idoor ..... ii door....??
Lllaoguo
Madhaxle
Bana haweys god laqodo lagu kediyo cid kugu heysan hadi adiga kufududan xili qali gadan kartid oo kuwi raqiska dhamadan lacagta eyjirtay masugto meher maleh ninkedana marag magalo
467502
Hindiafsoomaali
Mahadsanid walaal,,,👏👏👏
M.a