Ilaaa hada Africa wa la adoonsada si dadban ama si indirect oo America iyo yurub qofkata oo Africa jooga u haminayo inuu tago u tahriibo wa adoonsigii ooo loo carsiyeeyyey uun
Hadii uu dhamaday Adoonsigii jidheed waxaa Soo biiray in maanka iyo maskaxda dhalinta Soo koroysa laga qabsado, wiilashaydiiyow/gabdhahaygiiyow Jiilkaygii ayaa Soo jabaye idinku badbaada .😢
Walalayal hadii aad Jareer un inaa Somalia sidaas ku imaate umoodan markale fakara wayo Reer Xamarku waa dad aan isku mid ehen oo midba doon garo lagu keene, qar ayaba ku shegayan ine india iyo melahas ka imaden, kuwa kale arabaha faqirinta laga kene, kuwa Portuguesekii ay Somalida sanandyadi 1800th ay islaayen ayee ka haren marka dadka Islamka ah nabad galiya oo Aman ha idinka helan markas un aya muslim sax ah noqon kartan magocoda udaya
Hadaa itoopiya adoonsanosa somalida raalina ku yihiin waaba adoon hadana is dabar goynaayo isla iyaga waana dadka Africa ugu maanka gaaban xaqiiqdi amaanta runta ka fog marka laga yimaado
Magacaaga waa maxamed dad muslim ah oo diin jacel iyo dad jacel ay ku badan tehe ine Umada Somaliyed aynan yeelen wax ino midlooda soo gadho waliba uugu imada dad shisheye ah waad ka dharagsantehe maxa ka qaldan calaan yaho!
Koonfurta somaaliya Waxay ahaanjirtay xarumaha ugu wayn ee adoomada qaaradda Afrika Somaaliduna waxay ahaayeen dad ka ganacsada adoonimada Koonfurta dadka ku nool waxay gaareen kooda taajirka ah iyo kan faqiirka ahba ay adoomo yeeshaan. Carab hindi Madow iyo cadaan intaasba way adoonsadeen Ilaa maanta tafiirtii adoomadaas koonfur way ku noolyihiin Jareerwayne dadka ladhaho ayaa kamida dadkaas
@abdullahiabdi2402 waan sheegay Cadcadka qafaalasho ayaa badankood lagu keenay Oo iyaga badda ayaa laga keeni jiray Hindi carab asiyan kale iyo Cadaan ayay ka koobnaayeen
Sxb sidaasi ulama jeedin taarikhda waxaa kuxusan in somaalia la keeni jiray adoomo laga soo daabulay ama laga keenay zinzibaar ,tansania muzanbiig kuwaas oo laga sii dhoofinjiray xeebaha somaalia maadama somalia 🇸🇴 ey laheed xeebo sidaas ayeey sheegeysa taariikda somaalidu waligeed lama adoonsan
Waberi dhulkii punt ee boqortoyadii punt wxa lga helay dhuLka S/land map Lga helay Hargeisa miyigeeda xogtaas o fahfaahsan wxa ka helaysaa MM TV ADOO MAHADSAN kasoo hdal
Wax dabar go ay majiran ee waxad dhahda kuwa sheegta reer banii Israel Aya badan. Yahuuuda mashey ubadan yihiin way shegtan wadamada reer galbedka ayay ka imaden . Kuwa yahuuuda saxda ah aad ayay uyaryihiin.
Saylac lagama dhoofin jirin soo baadh taariikhda saylac waayo heshiisyadii saldanada ayay ku jirtay mamnuuc inay ka tahay ka dhoofinta adoonta soo baadh
Oman ayaka dhan waa laba qof! Halke umalesa ine ka imaden reer xamarka xamar buuxa inte laga soo ibsade wayo ayakoo dhan meelo kala duwan aye ka imaden sida india, arabha, iyo Portuguese aya ku jira dadkas jarer un ayaa aragtan
Dadkii nuucaas aadanaha uga ganacsan jiray baa ilaa manta na hor boodaya oo intey dad dhulkooda ugu tagaan weeraraan ku leh waa argagixiso hade isagaa duulaan ah kolkaa buu argagixiso kugu le yahay
Mida kale soomaaliya 1960kii wixii ka horeeyay mabey jirin ee waxaa kaaga haboonayd inaad tiraahdo dhulalka soomaaliyeed nio dadka kadaa macluumaadka beenta ah ee aad soo gudbinayso jaahilyahaw
@@LuulMuumin-z1mdawlada somalia waxa la asasay 1960 kadib labadi qobolka ka qateen xornimada gumeystashii talyaniga iyo ingiris kadib wa la midoobay waxa sameyay dawlada hada layidhaahdoo somalia laakin gumaystaha ka hor somali xolo dhaqatoy ahyeen iyo dhman dadka Africa ka ah kadib gumaystaha ayaa u kla qaybiyay dawlado dhamantood dalba intuu gumaystanyay dadkii daganay go aan sadeen inay dalal noqdan dhmaant dalalka Africa waxa la asasay 1950 ilaa 1970 intii u dhaxay maid an ku xasuusiyo. Adu ma waxa ledhy gumaystaha ka hor somalia way jirtay
Somalid been laga dhadhicinay 30 sanee ugu danbiyay sbabtoo tarikhda sax maba living wax alagu gumaystaha ka hor somalia jiety uudbad maqli taasi xaqiiq maha sbabtoo Africa oo dhan xoolo hdaqato ahayeen dhamaantood kadibna gumaystaha yay kla qaybsaday kadib dhulalka ay gumaysten yay xornimada doono ku dhawaqay kadib dalal yay sameysteen
@TataAbdi somaliland xagee ku iloowday th-cam.com/video/7X3N2DRxvuY/w-d-xo.htmlsi=VYthwF0YBZhRotji soo baro somalida marka calanka buluga ma mataloo dham somalida waxay haystan different nationality countries
@@marshaal9099 adiga oromo oo laga dhadhaciya waxan oo kle sbabtoo gumaystaha ka hor mabab jirin dawlada somalia 1960 laba dal oo midabay ku noqotay dal. Waligeed lmaba arag somalida midaa
Qofkii ugu horeeyay ee halkan yimaad fadlan liketa ha illa dhaafin huuno
@@ibraahinAadan2024 g🤘🏻🦁🇸🇴
@@ibraahinAadan2024 g🤘🏻🦁🇸🇴
Alxamdulilaah ilaahay nagadhigay umad islaama Alxamdulilaah marwalba mahadsanid
Aynu ku salino suubanaheena muhamed " Scw "
Scw❤
Sallaahu caleyhi wasalim ❤❤❤
ولا تحسبن الله ان الله غافل عما يعملون الظالمون😢❤
Wlk qoraalka sax waxbaad qaladee
ان الله غافل x#
Iska sax aayada sxb
ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون
Iska sax waxa qurayso wll mcn ❤❤🎉
Abdirahmaan thanks 👍🙏
اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا
Soomaalidu dad la adoonsado maaha iyaduba dadka ma addoonsato!
Somali were slaves to France Britian and Italy stop lying
Faan badnaa
@@AbdirashiidXasan-n8f Maxa faan ah. Xaqiqda unba la sheegaye
talyaanigu sawtuu wabiyada nooga gudbi jiray anaguna xilyadii ahmed guray sawtaan gumaysan jjray
@@AbdirashiidXasan-n8f somaalida Lama adoonsan balse waxay ahaayeen dad ka ganacsada adoonimada gaar ahaan somaalida koonfurta ku nool
Waxay adoonsadeen Hindi, Carab , cadaan iyo madow
Mahadsanid ustaad
Asc m.r abdirahma omar❤
Alx ilaahay baa naga badbaadiyey❤
No you are lying remember Britain🇬🇧 France🇫🇷 and Italy🇮🇹
Ingariis iyo talyaani wadanka xeey ka qabanayen ma iska bashalayen shekooy ku nacay dhiiqada ayaa lagu dulmari jiray
Waaxas waxay ahayeen jareerta ushaqeen jireen gumaystaha talyaanigu@@AbdirashiidXasan-n8f
الحمد لله
ilaahey aya naga badbaadiyey foolxumadaas
🥺🥺🥺 .. ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Wara tugsiiga maxaa lagasiya
Jimca mubaarig❤❤
Ilaaa hada Africa wa la adoonsada si dadban ama si indirect oo America iyo yurub qofkata oo Africa jooga u haminayo inuu tago u tahriibo wa adoonsigii ooo loo carsiyeeyyey uun
First viewer comment and like
Ustaad❤
صلي الله عليه وسلم صلي
First comment 🎉
Hadii uu dhamaday Adoonsigii jidheed waxaa Soo biiray in maanka iyo maskaxda dhalinta Soo koroysa laga qabsado, wiilashaydiiyow/gabdhahaygiiyow Jiilkaygii ayaa Soo jabaye idinku badbaada .😢
😢😢😢
😢😢😢😢
Jimca mubaraak🎉
Mahadsanid sxb ❤❤❤
Africa always Africano
Taas macnaheedu waxa aguwediirabaa
Raadi bogag ku xiran xabsi iyo xaalada magaalada luuq
Never give up pro
Scw❤
🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Soo wad
I am the first Comment 😊
Somalia lama adonsan beenta jojji West Africa waye 😢😢😢
1948 joojinta adoonsiga dunida ....
Second comment🤫
Frist comment
Waaberi media firsr
❤❤❤❤❤
Guryo somali kuyal manosheegtit kenya barten maa leh mise somali ayey kamidtajay
Online form two history😢
first 5
dawladii somaliyeed ee awoodeedii isku adeegsatay burburkeedii ayaan kaa sugaynaa cabdow
indha buluug kuwee waaye😂
waa dadka yurub iyo waqooyiga America.
Los Angeles ka soo hadal sxb si dag dag ah
Sxb abdirahman wabari sheekadii nimrood kaa sugaynaa
wllki unuu muqal ka dubay ban umaleyniye qisada namrud un ku qor searching ka
Abdirahmaan Omarow Ka soo Hadal Dabka ka kacay Los Angeles
Asc oll management waabari
Video kasow samey Gaza iyo lous angles
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay zhp
Soomaalida lama adoomsan alx waa umad karameysan lkn iyaga isla haray
Soomaalida lama addoonsan iyana wax ma addoonsan.
Waa sax somaalida lama adoonsan lkn ayada wax wey adoonsatay oo oromada ayey adoonsatay
Ma is waydiisay oromada maxaa afsomaaliga baray?
taarikhda hdaad akhriso wax badan ayaad ogaaneysaa
Sooy
waaberi media miyaad ka saartay youtube kaaga
mowduucii ahaa MUSIIBADII DHEX MARTAY MUSLIMIINTA
Walalayal hadii aad Jareer un inaa Somalia sidaas ku imaate umoodan markale fakara wayo Reer Xamarku waa dad aan isku mid ehen oo midba doon garo lagu keene, qar ayaba ku shegayan ine india iyo melahas ka imaden, kuwa kale arabaha faqirinta laga kene, kuwa Portuguesekii ay Somalida sanandyadi 1800th ay islaayen ayee ka haren marka dadka Islamka ah nabad galiya oo Aman ha idinka helan markas un aya muslim sax ah noqon kartan magocoda udaya
Fadlan Kamidnoqo Saaxiibadeena Nagu Xidhan... Waxbadan ayaynu Kala Faa'idi Karnaaye
Hadaa itoopiya adoonsanosa somalida raalina ku yihiin waaba adoon hadana is dabar goynaayo isla iyaga waana dadka Africa ugu maanka gaaban xaqiiqdi amaanta runta ka fog marka laga yimaado
Somalida waa la adoonsan lahaa lkn maheyn dad naf leh sidaa ayaa looga tagay
Magacaaga waa maxamed dad muslim ah oo diin jacel iyo dad jacel ay ku badan tehe ine Umada Somaliyed aynan yeelen wax ino midlooda soo gadho waliba uugu imada dad shisheye ah waad ka dharagsantehe maxa ka qaldan calaan yaho!
Waxaasu waxlalayabo
Aakharo maxay xisab tala😭
Koonfurta somaaliya
Waxay ahaanjirtay xarumaha ugu wayn ee adoomada qaaradda Afrika
Somaaliduna waxay ahaayeen dad ka ganacsada adoonimada
Koonfurta dadka ku nool waxay gaareen kooda taajirka ah iyo kan faqiirka ahba ay adoomo yeeshaan.
Carab hindi Madow iyo cadaan intaasba way adoonsadeen
Ilaa maanta tafiirtii adoomadaas koonfur way ku noolyihiin
Jareerwayne dadka ladhaho ayaa kamida dadkaas
Reer xamarka maxa u sheegi weese ayakana! Ilen ayaba waye hindida, arabta iyo waxe Portuguese isku shego maxa uugu boode dadka kula midka ah ee madaw maxa kaliya ushegte?
@abdullahiabdi2402 waan sheegay
Cadcadka qafaalasho ayaa badankood lagu keenay
Oo iyaga badda ayaa laga keeni jiray
Hindi carab asiyan kale iyo Cadaan ayay ka koobnaayeen
somali xilagas boqrtoyo ahed waliba takadahda laga dhofiyo adomada africa sas darted wadano badan la hishiiye
Waa halka jareertu nooga timid
Remember🇫🇷🇬🇧🇮🇹
Qurunyahow Somali waxey lahagagi la adahy adigaa kamid ah kuligeen wllo nahy ❤ love you Somali weyn❤
Reer xamarka xataa sidaas ayee ku imaaden waa isku urur midba meel laga keene ayaka wareso wee kuu shegayan, meel ay ka yimaden ma garanayan
First one 😢😂
Cabdi raxmaanow miyaad inoo xil-qarinaysaa soodiga sheegaya in dekedaha soomaalida laga dhoofin jiray adoomaha😅
Sxb sidaasi ulama jeedin taarikhda waxaa kuxusan in somaalia la keeni jiray adoomo laga soo daabulay ama laga keenay zinzibaar ,tansania muzanbiig kuwaas oo laga sii dhoofinjiray xeebaha somaalia
maadama somalia 🇸🇴 ey laheed xeebo sidaas ayeey sheegeysa taariikda
somaalidu waligeed lama adoonsan
Waberi dhulkii punt ee boqortoyadii punt wxa lga helay dhuLka
S/land map Lga helay Hargeisa miyigeeda xogtaas o fahfaahsan wxa ka helaysaa MM TV ADOO MAHADSAN
kasoo hdal
Nio ninka janalkan lihi ma jaahilbaa wuxuu ku leeyahay reer banii isrel waxa weeyaan yuhuuda maanta joogta taasi waa qalad oo reer banii isrel wey dabar-go,een xilli hore ee yuhuuda imiga joogtaa waa tataarkii qaatey diinta yuhuudiga ah adiga waxaa isaga kaa qaldan isir iyo diin horta labadaas kala garo damiinyahaw.
Waxsoobaro wllo tii madiina daganayd miyaanay ahyn markii nibbi muxamedscw lasoo diray tataarka ka hor ayay yuhuudu noolayde
Wax dabar go ay majiran ee waxad dhahda kuwa sheegta reer banii Israel Aya badan. Yahuuuda mashey ubadan yihiin way shegtan wadamada reer galbedka ayay ka imaden . Kuwa yahuuuda saxda ah aad ayay uyaryihiin.
Saylac lagama dhoofin jirin soo baadh taariikhda saylac waayo heshiisyadii saldanada ayay ku jirtay mamnuuc inay ka tahay ka dhoofinta adoonta soo baadh
qarniyadii danbe ee 13 ilaa 15kii ayaa la mamnuucay, markii hore waa ladhoofin jiray.
Annaga adon ahan iskumanan ibsan jirin lkin taas badal keda somalidu dad itoobiyan ah takadeheda ka dhoofin jirtay talow saldanadihii xilligas somaliya mamuli jiray maa intay Itoobiyanka ku duulan soo qafashan jiray oo haddana caddanka kasii iibsan jiray !? 🤔
Somaalidu ayada lama adoonsan lakin taas badalkeda ayada ayaa waxay adoonsatay oromada oo marki danbe kudhexmilantay somaalidu oo afkii somaliga bartay
ma isweydiisay oromada maxaa afsomaliga baray oo ku kalifay iney kuhadasho?
taarikda waxaa kale eey sheegeysa in adoomo laga keenay zinzibaar tansania lakeenay dhulka somalida halkaas ayaana laga siidhofiyey maadama somalidu eey laheed xeebo
Waa sidaas taariikhda sida eey sheegeyso
Sidoo kale somaalida ladhaho somaali bantu ama jareerta eey asalkooda ahaayeen adoomo laga keenay zinzibaar tansania malawi lakeeni jiray koonfurta somalia kadibna markii lamamnuucay is adoonsiga lagu siidayay daayey somalidu sidaasna eey kufideen dhulka somalida
Inkasto anlagu faiden osomalidu sixun ugadagalamilahayd hadana waxankubaxsanay gacanta kuhaynta juqurafi Esaldanadi cuman
Oman ayaka dhan waa laba qof! Halke umalesa ine ka imaden reer xamarka xamar buuxa inte laga soo ibsade wayo ayakoo dhan meelo kala duwan aye ka imaden sida india, arabha, iyo Portuguese aya ku jira dadkas jarer un ayaa aragtan
Dadkii nuucaas aadanaha uga ganacsan jiray baa ilaa manta na hor boodaya oo intey dad dhulkooda ugu tagaan weeraraan ku leh waa argagixiso hade isagaa duulaan ah kolkaa buu argagixiso kugu le yahay
Mida kale soomaaliya 1960kii wixii ka horeeyay mabey jirin ee waxaa kaaga haboonayd inaad tiraahdo dhulalka soomaaliyeed nio dadka kadaa macluumaadka beenta ah ee aad soo gudbinayso jaahilyahaw
Waa jidhay waayo waxaa kuu cadeenaya xeer soomaaliga oo jiray inka badan kun sano ee xilligaas waa laqoonsady waana xorowday kuumaysibaana haystay waana sababta aan xornimo iyo dawlad madax banaan
Ma taqaan taariikhda dalkaaga
Meeday boqortooYOOYINkii
ajuran, ADAL ,warsangali IWM
MARKAAD MACLUUMAAD hashid comment soo qor eeyahow taariikhda dalkaaga orod baro anagu ku maqalnay ee yuunasan ku maqal darisku eeyahow
@@LuulMuumin-z1mdawlada somalia waxa la asasay 1960 kadib labadi qobolka ka qateen xornimada gumeystashii talyaniga iyo ingiris kadib wa la midoobay waxa sameyay dawlada hada layidhaahdoo somalia laakin gumaystaha ka hor somali xolo dhaqatoy ahyeen iyo dhman dadka Africa ka ah kadib gumaystaha ayaa u kla qaybiyay dawlado dhamantood dalba intuu gumaystanyay dadkii daganay go aan sadeen inay dalal noqdan dhmaant dalalka Africa waxa la asasay 1950 ilaa 1970 intii u dhaxay maid an ku xasuusiyo. Adu ma waxa ledhy gumaystaha ka hor somalia way jirtay
Somalid been laga dhadhicinay 30 sanee ugu danbiyay sbabtoo tarikhda sax maba living wax alagu gumaystaha ka hor somalia jiety uudbad maqli taasi xaqiiq maha sbabtoo Africa oo dhan xoolo hdaqato ahayeen dhamaantood kadibna gumaystaha yay kla qaybsaday kadib dhulalka ay gumaysten yay xornimada doono ku dhawaqay kadib dalal yay sameysteen
ma waalantahay somalida 1960 kii kahor aan jirin wa kuwee koley dadka asalka ulaha somalia waligood way jireen cidii timid 1960 kii somaliba mahan
@@LuulMuumin-z1mdadka somalida boqolkiiba 90 magaranayan tarikhda somalia hala yaabin walal qofka manta dhahay 1960 kii ayaan kabilabay wlhi wa qof aan caadi ahayn wana so xiri laha hdan madaxwene ahaan laha😅 nacas
Su aal somalida dhamantood ma somalia ka soo wada jeedan 😂😂😂😂 ileen dawlad ku kla nolyihin
Somalia 🇸🇴,Djibouti,ethiopia,Kenya wadamadaas bay kasoo jeedan
@TataAbdi somaliland xagee ku iloowday th-cam.com/video/7X3N2DRxvuY/w-d-xo.htmlsi=VYthwF0YBZhRotji soo baro somalida marka calanka buluga ma mataloo dham somalida waxay haystan different nationality countries
been low baad tahay somalia waala adoonsade
Xagee ba lagu adoonsaday marka , waad ba tiri waa la'adoonsadaye
@@abdimalikkhadar3824gumaystihi talyaaniga hlka somaliland igirisku gumaystay adeer
Cadey badal wakase
Calanka buluuga ah soomalidu mawada laha kaliya waxa leh dadka bilaa damiirka ah ee failed satate kaso hoostaga itoobiya somalidu waxay kalaleedahay calamo kaladuwan sida ka somaliland , ka jabuuti ka DDS , qaybta kenya markaas marka somali aad soo hadal qaadid haso qaadan calanka failed state
Halkaan oromo loogama baahno katag waxyahoo baqtiyay
@@marshaal9099 adiga oromo oo laga dhadhaciya waxan oo kle sbabtoo gumaystaha ka hor mabab jirin dawlada somalia 1960 laba dal oo midabay ku noqotay dal. Waligeed lmaba arag somalida midaa
Dadkan waxa kla sari lying somalia iyo somali today kle maba kla garanyaba somalinimo iyo somalia sababtoo somalia waa magacaa dawlad laakin somalinimoda ayay kulifaaqayayn somalia magacaa daawladeed. Waa ina xaqiiqda fahma Mar ka layidhahdo somali clnk buluga lasoo orday kliay waxay moday calan buluga somalininimodu inay isku xidhanthy
@AhmedClaahi-x7wsomalia waxay utaagan tahay somali.
Marqaanland meeshan kaa aamus 😂😂
First comment