6 Sabab Xiriirka Wanagsan Ku diidey | Ep 10 Naf Ogaal Podcast |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @SalimOmer
    @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา +6

    La talin Free ah - Buuxi Form kan
    forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6

    • @Fartunahmed-v6d
      @Fartunahmed-v6d 25 วันที่ผ่านมา

      Maba ii shaqeenaayo abowe

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi 24 วันที่ผ่านมา +4

    Waa ku mahadsantahay ilaalinta aa ilaalisid af soomaliga iyo waqtiga badan aa galisid sàa uheshid eray bixin sax ah 🎉noi ilaali wa waxa kaliya ee noo soo haray

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  24 วันที่ผ่านมา

      Thanks wan dadaalaya inshallah ☺️

  • @queensister2406
    @queensister2406 21 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah qeyr Salim ❤

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane3446 24 วันที่ผ่านมา +2

    Ina u cabiro dareenkyga ama fikirkayga qof kle baa ka baqa o daciifnimo u malen jiray lkn hda wa barty thnks😊

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v 25 วันที่ผ่านมา +4

    Salim omer❤

  • @Caaisha..
    @Caaisha.. 24 วันที่ผ่านมา +1

    Vulnerability gu ama nuglaanshuhu waa calaamad ka horreysa geesinimada📌

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 24 วันที่ผ่านมา +1

    Rabi raali hakaa ahado sida hagar la aanta ah eed noguso gudbinayso cilmigan cajibka ah
    ani waxan kanalka kuxiranahay wax kayar week waxan jeclaan lahaa in aan wakhti hore kusobiri laha hadana waxbadan ayaan kafaiday Alx❤

  • @ahmedtahlilabdulle6133
    @ahmedtahlilabdulle6133 24 วันที่ผ่านมา

    Mahadsnd bro

  • @ShexKonami
    @ShexKonami 23 วันที่ผ่านมา

    Soo laabsho fiican

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 24 วันที่ผ่านมา

    Wax badan ayaan kaa faa'iday wllo. Mahadsanid kun jeer

  • @sacadxasan-hr2ik
    @sacadxasan-hr2ik 25 วันที่ผ่านมา +5

    2 Sano ku dhawaad ban kugu xidhahay runtii waxaa cajiib ah casharadaada inaan dad badan ku daaweeyay aniga laftaydu 🎉 mahadsanid wll cumar👏

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา +1

      Shukran wll in bdn
      waa frxdeyda inaaad ka faidey wll Sacad

    • @AsmaFaarah-x2s
      @AsmaFaarah-x2s 24 วันที่ผ่านมา

      si khaasa inaa kula soo xiriro rabaa meel lagalaxidhidho nosheg

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb 25 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks ❤❤❤❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      Ada mudan 🙏

  • @sacdiyaomar6950
    @sacdiyaomar6950 24 วันที่ผ่านมา

    Wax badan banka faa idaa wll ilhy hku xifdiyo 🥰

  • @mariamsalim3846
    @mariamsalim3846 25 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks walal wax badan baan ka faaidnay🥰

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา +1

      Ada Mudan wll- So dhhawow

  • @Sisiko123
    @Sisiko123 25 วันที่ผ่านมา +1

    Low self worth issues kaasan la dhibanan jiray si dabiciya iskaga xaliyay👊

  • @Anzal222
    @Anzal222 23 วันที่ผ่านมา +1

    Calamada koowaad aniga ayey i heysataa waxayna iga soo gaartay xaga familyga ee sidee iskaga daaweeyaa

  • @yahyehassan-h2q
    @yahyehassan-h2q 24 วันที่ผ่านมา

    runtii aad ayaan kaga mahadcelinaya mowduucan wll salim omar aniga waxaa umaleynaa qodobka 6 the fixer complex iyo anconscious programing aan isku arkay insha allh xal ayaan uhelidona markale thanks wll🙏🏻

  • @sucdimahamed6637
    @sucdimahamed6637 25 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Mahadsanid ustad salim misreading signals hada wan fahmay cilada

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 25 วันที่ผ่านมา +1

    Legend

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      Thankz

  • @IzaAbdalla-uw5hw
    @IzaAbdalla-uw5hw 25 วันที่ผ่านมา +1

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 24 วันที่ผ่านมา

    Salim guleyso

  • @NitaPea
    @NitaPea 25 วันที่ผ่านมา +4

    Mrkst kudhgysto wx bdn iso baxo o nftyda ku sab san thanks abwe 🫡

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา +2

      Glad to hear that wll

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad kan ugu danbeeya mowducaas si fican uga soo hadal dhibka i haysta Bu ka mid yahay

  • @SafiyaDahir-qu1uv
    @SafiyaDahir-qu1uv 25 วันที่ผ่านมา +4

    Qofki uhoreyy ahay manta

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา +1

      I see that 😁 congratulations 🎉

  • @HoodoHoodo-l9k
    @HoodoHoodo-l9k 18 วันที่ผ่านมา

    Anigu hdaan dareemo inuu qof isoo dhawanyo waaban ksii cararaa oo ka fogaada wana ignore qofkaas midkle hduu qof xidhidh iga rabo wxn raadiyaa iskuna qanciyaa 1000 sababood onan xidhiidh kaas aqbalin

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs ustaad iyo wllka

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      😍😍

  • @RahmakayseAbdi
    @RahmakayseAbdi 23 วันที่ผ่านมา +1

    Familiarity with chaos
    low self-worth issues
    Misreading singals
    Kuwaas oodhan ban isku arkay😢

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 24 วันที่ผ่านมา

    mhdsanid wll Saalim sidaan u bartay channelkaada casharada ima dhaafaan waxaan ismooda😂Naag qibrad uleh xiriirada intaan ka bartay baa dadka u aqriya

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 25 วันที่ผ่านมา

    Mhdsanid ❤😊

  • @ayaanxuseen1865
    @ayaanxuseen1865 21 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks wll lkn noso gali side loga dawobaa noso gali 😊

  • @asmacismaan5586
    @asmacismaan5586 8 วันที่ผ่านมา

    Waxaba wlhi mhdsnid 😂

  • @QadroGugule
    @QadroGugule 24 วันที่ผ่านมา

    Latalin kasoo aad sooqaadatid ama darsi kastoo soo sharaxdid aniga nafsadeeda inee quseeso lee maxee unoqotaa barnaamij yadaada kuligood markaan fiirsado inaa nafsadeeda kaliyah kahadlaysid lee umaleeyaa mise waa wax aan ani iskadhaadhiciye oo badankood mahan mid run aha
    Lkn wax badan waa kaa faaiday mahsanid 🙂

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x 24 วันที่ผ่านมา

    Dhibteydu waxa weeeye qof marku telephone iga qaato ama social media kle igala hadlo maka aqbalo xiriiiir i don't know waxa dabeecadeyda badeley inan xiriir sameesto ma jecli

  • @Hafsah36
    @Hafsah36 22 วันที่ผ่านมา

    Wll aniga anxious attachment ayan qaba dhibatada kle ihysato nh waxa wye Anigu qof ma xaririn karo ila io qofka an dan ka Leyahy Maogiye Qofka hadu lacala telka iga qaban wayo nh Said ban uxanaqaya maskaxdyda hada ushego xita qofkan mashqul bu ahani Kari Madagayo, walidkyga lama hadlo hada lahadal isdhaho nh cabsi said ayan darema her uu xita wadnaha igaracmo😢

  • @manoqaali
    @manoqaali 25 วันที่ผ่านมา +1

    secure attachment ahay lkn inta bdn wilal anxious ah iyo rag toxic ah igu so hagaaga so sidaan ubartay attachment keyga waxa ka dhex radiyaa dadka secure man kas kali ba isfahmi karna kuwan kale energy iga dhameyenayan madonaayo😂

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      hhh Diyaar wye Manoqali

  • @khadijajamamohamed5516
    @khadijajamamohamed5516 25 วันที่ผ่านมา

    Saaka ayay ahayd markan soboqday channalka bal ina video cusub sodhigtay mahadsand wll

  • @Fartunahmed-v6d
    @Fartunahmed-v6d 25 วันที่ผ่านมา

    Dadka waan iska fukeeyaa sababtana ma aqaano tankale qof madihi kari waan ku jeclahay hadaan jeclaado waan ka fokaadaa oo jecelka ka cararaa lakiin xiriirka inaa sameeyo wey ii fududahay mana jaraayi waxaan dhahaa ha i jeclaan oo warabaa hadana marabi marka waaba ku wareey abowe wax kasta waan u bareeraa lakiin jaceelka aaba kacabsadaa aniga

  • @LibinAhmed-kw8bq
    @LibinAhmed-kw8bq 24 วันที่ผ่านมา +2

    Anu wxn is weydiya maxey dadku shukansiga ugu dhib qaban marka is firiyay ban ogaday in aan adunkle anu ku maqanahay alxm shukansi waxbarasha iga mashqulisay ani iyo buga isku dhib qabno

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 24 วันที่ผ่านมา +1

      Same 😂 anu dadkiina. Wa cayriyey saan ulahaa diyaaar ma ihi waxbarashiidin wa dhameeyy imika cidla so istaagey

    • @LibinAhmed-kw8bq
      @LibinAhmed-kw8bq 24 วันที่ผ่านมา

      @ xaqiqatan cidla ma tagnid naftada waqti gali oo ku dadal in an noqoto high value woman marka kii ad uaragto in uu kugu habon yahay waqti sii inta ad dadalka ku jirtane qofki adi ahan kugu habon haburin

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 24 วันที่ผ่านมา

      @@LibinAhmed-kw8bq talo wanagsen may wlhi cid kasta nafta iiigu keentey guurso wlhi bulshade wa dhib badanthey awel ma dhagesan jirin imika wa iga adkaaden
      Hye wlkey mhdsanid

    • @LibinAhmed-kw8bq
      @LibinAhmed-kw8bq 24 วันที่ผ่านมา

      @ wlalo dadka toda wxba haka so qadin naftada adiga uga aqon badan adu dadal illaheyna wu ku garab qabanaya lkn hal mid hdi ad damacdo gur in ad gasho salatul istiqara wiliga hailobin hda ciririga ad daremeysane rabiga hor dhig asaga aya ku xalin nolo بإذن الله کریم adu haisdibin in ad jano gasho Wxa ka horeyso in ad dhimato so noloshane wx walbo od rabto hdi ad udadasho wad heleysa so nasib wacan huno dulduladada hau ogolan in uu qof u gudbo 🥰

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 24 วันที่ผ่านมา

      @@LibinAhmed-kw8bq wlhi boowe kuma fekerin guuur i.a mhdsanid

  • @Mo.abousltly8151
    @Mo.abousltly8151 25 วันที่ผ่านมา

    The "fixer" complex😂
    Vartu way ihaysa waxan iskurakay in an dumarka garoobka ah soo dhawaysto anoo is leh tanba Qof xun la soo kulantay. Hadii aad si wanaagasan ula dhaqanto weligeed jacaylbaad ka helaysa
    Manta igu danbeysa insha Allah 17:23

    • @LibinAhmed-kw8bq
      @LibinAhmed-kw8bq 24 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂 dadka dhiban daqtarkodi bey helen waxan maqli jiray waxa dawo la hela marki cudurka la ogado

    • @Mo.abousltly8151
      @Mo.abousltly8151 24 วันที่ผ่านมา

      @LibinAhmed-kw8bq 😂😂😂 Haa dabcan

    • @Anzal222
      @Anzal222 23 วันที่ผ่านมา +2

      Inaa qof caawisid mshan wax xun qaladku waa inaa qofka xiriir la gashid ama jeceyl ka raadisid

    • @Mo.abousltly8151
      @Mo.abousltly8151 23 วันที่ผ่านมา

      @@Anzal222 really

  • @HodandahirYusuf
    @HodandahirYusuf 24 วันที่ผ่านมา

    2 qodob wan isku arkay sida qofka inu i bahdo ina wax tosiyi Blse nin ma aahne Wa howsha iyo dadka wax’e qaldan ban ku dhibanahy ina tosiyo wax walbo ine saxan yahin ba raba wana xanun i hesta xirir hdi an sameyo Waxan raba bun bunis ina helo Yacni qofka inu ila dhaqmo sida aflamta jclkoda cml ano hdlin inu ifahmo sikin sikin iso waco shekadisa bdn o xiso leh xirir dhan ma samen san u daremin dayacad please video ku xiga ka so dhig sida loga bad bado mhd snid😊

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 25 วันที่ผ่านมา

    Mhdsnd ❤❤❤🎉😊

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      Ada mudan ☺️

  • @252soomali
    @252soomali 25 วันที่ผ่านมา

    Ustaad shukaansi wa ku fashilme vedio noga soosame😂

    • @zamzamaadan3640
      @zamzamaadan3640 25 วันที่ผ่านมา

      😂😂free course

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      hhhhhhh ya Yiri

    • @252soomali
      @252soomali 24 วันที่ผ่านมา

      @@SalimOmer Rag badan baan uhadlay macalin Oo aan kow ka ahay😁

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah 25 วันที่ผ่านมา

    Waxa qurux badan inaynu ku faano afkeena hooyo.

    • @Abdulfataaah
      @Abdulfataaah 25 วันที่ผ่านมา

      1. Barasho La Qabsiga Fowdada
      2. Arrimaha Kalsooni La’aanta Nafta
      3. Qalad Fahmid Calaamadaha
      4. Ka Fogaansho Ku Saleysan Cabsi
      5. Barnaamij Maskaxeed oo Aan Laga Warqabin
      6. Dhibaatooyinka Isku Dayga in Qof La Saxo.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      Thankz.

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  25 วันที่ผ่านมา

      Wan ku daraya