7 GUUR KAAMA RABO NINKU HADII SIDAAN UU SAMEEYO😡 video saxda ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • 7 Guur kaama rabo ninku haduu sidaan sameeyo, calaamada badan ayaa lagu garta marka qofku damac guur kaa leeyahay, hase yeeshee waxaa dhacda inaadan aqaan kuwa lagu garto markaad wax jeceshahay way adag tahay inaad horay u garatid.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 154

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +52

    LA SOCO SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 2
    th-cam.com/video/W_N8IyTmGRQ/w-d-xo.html

    • @hamdaabdirahman580
      @hamdaabdirahman580 2 ปีที่แล้ว +2

      Ustaada qaybtii 3 aadbn usugayn nasoo dhakhso mclin insh allh

    • @mohamudsiyaad8133
      @mohamudsiyaad8133 2 ปีที่แล้ว

      ninyaw saaxiibaw waan taageeraa

    • @mohamudsiyaad8133
      @mohamudsiyaad8133 2 ปีที่แล้ว

      Ninyaw mushkilad aa ihaysata waxaan ahay nin dhalin yara ah waxaan lajoogaa reer adeerkay waxaan ugu imiday inaan wax kubarto iyag waxaana iga soo gaadhaya hadalo dhacdhac ah mRkaa maan is kaga tagaa oo meelaha ka shaqeeyaa bal ila tali wll

    • @hooyomacan9747
      @hooyomacan9747 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamdaabdirahman580yĥyhgyggghybbyyhghh 3:54

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 ปีที่แล้ว +191

    Waligey gabar erey tumasho iska daaye xitaa Jirkeeda waxba kama sheegin
    Ilaahow guur xalaala ii sahal iyo gabadh nolosheeda inta ka dhiman farxad siiyo iyana ijecel

    • @dekoabshirsaid2013
      @dekoabshirsaid2013 2 ปีที่แล้ว +3

      Yaa rabbi 🤲🤲🤲.
      Rabbi rajadaada ha kuu rumeeyo

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 2 ปีที่แล้ว +2

      ILAHAY hakuu sahlo

    • @yamosaalax4986
      @yamosaalax4986 2 ปีที่แล้ว +2

      Amin yarb

    • @aliishaahmed64
      @aliishaahmed64 2 ปีที่แล้ว +3

      Aaamin Allah haku yasiro sawjad saalixad ah

    • @inawadaad7000
      @inawadaad7000 2 ปีที่แล้ว +6

      Ilaahaw kaa aqbal ducada
      Ilahay ha ku sahlo iyo dhmaamn qof walba oo khayr Allah ha ka barya

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 2 ปีที่แล้ว +22

    Waligay gabadh lama shekaysan sobobtuna waa ma doonayo inan qof walashay ah inan wakhtiga iyo maskaxda kaga ciyaaro

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 2 ปีที่แล้ว +53

    Alle ayaa mahad iska leh oo iga badbaadiyay ruuxaas.
    Alle ayaa mahad usugnaatay oo Caqli aan wax kugarto isiiyay.
    Alle ayaa mahad iska leh oo qofkaa xumaantiisa itusay.❤🤲

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 2 ปีที่แล้ว

      Qof saas camal miyaa ku soomaray

  • @ifraaxabdinasir6748
    @ifraaxabdinasir6748 2 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi waxaad modaa inaa ani lee iga hadleysid qisada manta ani iheeysato meel kama badalna wlhi lkn waan laqabsaday mana u heesto inaa la,aantii noolankaro waxan wada soconaa 8sano talo Ii reeb wlhi waa iga dhab marku rabo wajiga ayuu ibadalaa marki uu rabo neh wuu ilasoo hadlaa aan kulano cml

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +2

      Channelkayga kale la soco sheekada noloshayda wax badan ayaad ka baran doontaa
      m.th-cam.com/channels/rOY0r-Wouq5QbUkDfQF0eg.html

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +5

      8 sano waa wakhti badan la hadal ka wada hadla arintan ama is guursada ama wakhti kale ha iska lumin in kastoo aanan iyadoo dhamaystiran aanan ogayn xaaladiina hadana wakhti ayaa idin ku socda ka faaiidaysta

    • @ifraaxabdinasir6748
      @ifraaxabdinasir6748 2 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaxmedmedia sax wlhi waad mahad San tahy marhore ayaa isku dayay inaa ka haro lkn maba dhacdo calafkeyga iska sugaa hadey asi noqoto ama qof kle mhdsnid wll key

  • @hamdaabdirahman580
    @hamdaabdirahman580 2 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi calamahaa qaar ka mid ah wn ku arkay anigoo aad ujecel kln wn ka tagay hada qalbinh wn ka jaray alxm allh rabinh wuu igarab galay alxm allh

  • @talowaalid4563
    @talowaalid4563 2 ปีที่แล้ว +18

    Lkn hada wiilasha jooga aaminaad maqabaan ma aniga kaliyaa ma aqaan
    Lkn muuqaalka qofka xitaa waa loosababeeyaa kalsooni darada .
    Qofku dhahaya waa ku jclhy lkn aan isku nimaano waxas jcyl maaha kalsooni maaha .thnks ustad waan ku taageera

  • @hanan5639
    @hanan5639 2 ปีที่แล้ว +45

    Aniga waaan iskadaaye waliba Anigow jecel Hada wali waaan dareemaaa xanuun lkn Alxm ilahay hai ilowsiyo i.n iisoduceya😔🙏

  • @dhashane517
    @dhashane517 2 ปีที่แล้ว +12

    Shekada aniga aye mar i qabsatay balse alle aya talo sartay, kadib nolasheda waxan ku hilmamay si fudud.

  • @amiishalove9795
    @amiishalove9795 2 ปีที่แล้ว +11

    Qofkii ugu HoreYY like isaar

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 2 ปีที่แล้ว +17

    Suheyb saajid ustd waa waqtigii iigu horeysay ee aan comment kasoo bixiyo muuqaalkaaga
    Muuqaalkaan waa xaqiiq inta aad ka sheegtay ragga waana kugu taageersanahay runta aad ka hadashay
    Keep going sxb

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +17

    Thanks 🙏 ustaad
    Wax badan o ay cid noo sheegin Ayaad noo faaideysaaa
    Allah haku cizeeyo

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 2 ปีที่แล้ว +10

    Aad ayaad umahadsantahay macalin ayuub suaashayda waad iiga jawaabte hadana waan aqaan waxaan samey lahaay

  • @ridwaanabdiraxman237
    @ridwaanabdiraxman237 2 ปีที่แล้ว +7

    Hubaal calamadahas 4 kamida wanku hayaa I.a waana ka tashanayaa

  • @sahramaxamed1572
    @sahramaxamed1572 2 ปีที่แล้ว +31

    ugu yaraan sadex ka midaa wan ku arkay lakin Qalbigayga wan
    ka jaray mudo hal sano ah imika waxan ku jiraa sabootin isaguna wuu ii Calaan calaya lakin waxa jirty inbadan oo anigu aan jelaa labse isagu aanu dan iga lahay wada socodkayagu waa 6sano ilaahay Qalbiga hayga maydho Thanks you wll

    • @safiyaaxmed7602
      @safiyaaxmed7602 2 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid ban ahay 5 sano oo qalbi java alxm hda

    • @hamdamohamed9738
      @hamdamohamed9738 2 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyaaxmed7602 soo kle wllshy alleh ayaan ka magan galney

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaana allaah
      Allaa gabdhaheena wxaa sida u galaya
      Qalbiga adkaa kuwaas

  • @xafsahyaasiin5109
    @xafsahyaasiin5109 2 ปีที่แล้ว +4

    4 xaqiiqo aan arky waaye wlhi alxmd ilahy hdna qalpiga wuu idajiye bdl qeerqabna wuu isiiye mhdsnid wll adigana

  • @amuunimohamed469
    @amuunimohamed469 2 ปีที่แล้ว +8

    Alxlillah Aniga wanka baxay gabdhaha waqtiga la dhumanayo fadhiga haka kacaan 🤚🏼

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed7689 2 ปีที่แล้ว +5

    Wcs. Walaalkey waxaan filayaa inaad qoraalkeyga in badan aragtey anoo kuu duceynaya. Waxaa sababey ducadaa waxeey tahay in aad nolosheyda waxbadan ka bedeshay Allaah haku xafido aamiin. Sannadkii hore ayaan kugu soo biirey waanan dhegeystaa oo daawadaa muuqaaladaada.

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 ปีที่แล้ว +3

    Alla ayuuboow mxd xaqiiqada Ka hadashay wll Alle haku barakeeyo 🥰

  • @hjssvizje2114
    @hjssvizje2114 2 ปีที่แล้ว +4

    M,a ayuba la soo hadala Raga xanaqa badan iyo midaka Difaca badan iyo midaka Hadalaka xuna ku Hada Layo oo isaka dhigayo isaka dhigayo ino wara xuba ku Hada Leenina 🤔

  • @aminafarah4681
    @aminafarah4681 2 ปีที่แล้ว +7

    Manta wad dhibtootay ad bad ugu mahadsantahy macalin🙏

  • @rakiarashid6392
    @rakiarashid6392 2 ปีที่แล้ว +6

    Guurba intan la garin xidhidhka ayanba ka baqa 🤕

    • @faizahabdi298
      @faizahabdi298 2 ปีที่แล้ว

      Kula mid ha wllo 🥺🥺

  • @shukribintuhassan3719
    @shukribintuhassan3719 2 ปีที่แล้ว +6

    thanks ayuboow wlhi wax tahye maclinka na dhergaliy ciz shrf ku nolow 🥺❤

    • @simanturki5077
      @simanturki5077 2 ปีที่แล้ว +1

      Shukri hassan ahaa😁😃

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yaaa rabi guur xalaal ah isiii 😢😢

  • @sucaabdiaden3617
    @sucaabdiaden3617 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtaa walaal waa sifiican
    Waad kumadsantahay.

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 3 หลายเดือนก่อน

    Sikastab ha ahaate family kayg ceeb uma keening done si walbo aan jeclahy ❤

  • @KhadraAbdi-hz1ki
    @KhadraAbdi-hz1ki 4 หลายเดือนก่อน

    Ayuub axmed walal qiso igu dhacday ayaan rabaa inaan kula wadaago halkeen kaala soo xidhiidha walal talo ayaan kaaga bahanahay😢🙏

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 2 ปีที่แล้ว +4

    Aawey part three qisadii

  • @ifrahabukar4605
    @ifrahabukar4605 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wd mahdsnthy barnamijyada qurxda bdn e ad noso glisid mrksta lkn suaal waxan la socdaa wiil jcyl ayuna naga dhexeya mr dhowna inn isguursanyno ayuu iishegy reerkiisa walalihiisa intaba wuu isoo baray lkn dhibka jiraa wxy thy wxuu ileeyhy video call aan ku shekysano markan ka diidana wuxu idhahaya maxaa iiga diide xppti kolba anigaa ku guursan rabe ha iska key qarin mrka wn ku warery arintan iga jaahil bixi
    Aniga aragtida wajigisa ayan u xiiso qaba lkn asaga markan ka diido sheekadisa wuxu idhahaya call cadiya noga dhig video ga iska jar
    Mrka shaki aya igu jiro

  • @deeqaiidow7445
    @deeqaiidow7445 2 ปีที่แล้ว +3

    Ma. Alahakuxafido Ayub waxbadan nofa idey sey xaqiiqdii keep going

  • @AyaanCismaan-q8w
    @AyaanCismaan-q8w 11 หลายเดือนก่อน

    Waxa laa dhah mustafe cali nuur wasarad ciyar somaliland. Ayu joga

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @miskiabdi-ml1nd
    @miskiabdi-ml1nd 8 หลายเดือนก่อน

    plz boowe halke kla so xiriira talo walalnimo kaa raba

  • @munacascas4228
    @munacascas4228 2 ปีที่แล้ว +2

    Wall aad ayaan kuudaawada waana kugu xiranahay mudo ilaa 3sano ah waxad noqotay dhiiri galiyaha yga kaliya lkn pdf maad nooga dhigtid si aan dhagysi kaliya ugu dhagysano aada umahadsantahy

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 2 ปีที่แล้ว +15

    صحيح كلامك جزاك الله خير الجزاء ويجمعنا الجنه الفردوس الأعلى ان شاءالله، بإذن الله تعالى، وأنا في مدينة عاصمة نيروبي كنيا

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว +1

      ءامين اعتقد اخي انه ايوب هو صديقك

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +13

    Wcs ustaad , cawey anaa u horeya , masha Allah ustaad inbadan waad nodadashay ee Allah ku xifdiyo🤲🤲

  • @umalkheirapdi7289
    @umalkheirapdi7289 2 ปีที่แล้ว +2

    lkn may sheegi kartan waxa laga wado tumasho

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💗💕❤💕💗💕💗💕💗💕💗💕💓💕💕💗💌💗💌💓💌💗💌💗💌

  • @adamdeer4539
    @adamdeer4539 2 ปีที่แล้ว +1

    Dee nio ustaad xiisad bad noodhigi jirtey mxa ku hely

  • @AyaanCismaan-q8w
    @AyaanCismaan-q8w 11 หลายเดือนก่อน

    Nin xun oo wasard ciyar somaliland joga ayaan uu soo samray 4 sano

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว +1

    AYUUB waxaad kasoo hadashaa xaasaka laqabo dhibaatada heysata kow laba marnaamidka dadka isla socda waa kudaalnay

  • @munacascas4228
    @munacascas4228 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll kay allh haku xifdiyo

  • @yaasminnuur8199
    @yaasminnuur8199 2 ปีที่แล้ว +3

    M.A ustad suheeb guuleso 🙏🙏🙏🙏

  • @naciimodagan441
    @naciimodagan441 ปีที่แล้ว

    Arin ayaa i haysta wallo si aan u shego nah ma aqano qof ila taliyan waan rabah maxaan sameyeh😢

  • @abalqasim5955
    @abalqasim5955 ปีที่แล้ว

    Wll gabar haday oo dareenkeda zaa id uyahay bikrada maka jabesaa

  • @kowsar39
    @kowsar39 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa 🏃‍♀️

  • @AyaanCismaan-q8w
    @AyaanCismaan-q8w 11 หลายเดือนก่อน +2

    Noca ayu ah

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 xge ku aragtay ي كذا

  • @richhome3678
    @richhome3678 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa gabdhahana noosoo geli macalin

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r 5 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @safiyosaafi1746
    @safiyosaafi1746 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs mhdsanid wllky

  • @faadumocali760
    @faadumocali760 ปีที่แล้ว

    Wxan sameyo ma aqaan said ban ujeclahy wlhi mustaqbal inuusan iga rabin ba iimuqata

  • @almaz100
    @almaz100 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll mahadsanid sida aad nagu aqli cilineyso aaad u mahadsantahay hore u socod wanagsan🙏🙂

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Wcs wllo ayuub ahmed thank you wllhay qof wax garadaa tahay alx

  • @Birdia423
    @Birdia423 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you macalim❤

  • @haruntez3417
    @haruntez3417 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 2 ปีที่แล้ว

    Asc wallo aabahay wuxu igu daray nin kahor intan meherku dhicinpaa heshiis wada galnay kadip marku meherkii dhacay heshiiskii ayuu iga baxay xaq ma uleeyahay inan qofkas katago ila kuma faraxsani qof sida udhaqmaya I furse ma orankataa wallo waxan filaya ina talo isin donto

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid teacher Abalkaga janada alaha kaga dhigo

  • @IKRAAMIISH
    @IKRAAMIISH ปีที่แล้ว

    Kan ku dhahaayo kwrn inaa ku guursadaan rabaa hadana kuu soo jeedin😊

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow ปีที่แล้ว

    Please program afsomali youth inta badan ma fahmaayaan sida Tumasho.hadalkaaga ku dar in aad English iyo somali ku fahan siisid.war kaaga oo dhan waa run waana loo baahan yahay Thank you so much Ayuub

  • @rayankamal-rh9gt
    @rayankamal-rh9gt ปีที่แล้ว

    Firi wll 7 badaba haduna lahayn ma la o ran kara mustaq bal gur ayu iga raba wilka plz iso jawab🥺🤔

  • @maryanabdallamire6816
    @maryanabdallamire6816 2 ปีที่แล้ว +1

    Jeceliyaa dhiirigalintaada🥰🇸🇴

  • @muslimah6785
    @muslimah6785 ปีที่แล้ว

    Badankoda WA arkay hal qof maahan niman badan kaladuwan

  • @nedaabdirazak2653
    @nedaabdirazak2653 2 ปีที่แล้ว

    Jini caashaq miyaa haysto qofkaas

  • @Najmamohamout
    @Najmamohamout ปีที่แล้ว

    Mid halkn ah intn kuma arg alle ha daaye😍😂❤

  • @dagannuux2087
    @dagannuux2087 2 ปีที่แล้ว

    XAQIIQ WEY WALLKY WAA CILMI II KORDHSI MANSHALLH

  • @xosenjanow9620
    @xosenjanow9620 ปีที่แล้ว

    Xaqiqo waye wllhi thanks abbwe keep going

  • @naciimasaciid3886
    @naciimasaciid3886 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @qaaliladaninaxersi951
    @qaaliladaninaxersi951 2 ปีที่แล้ว

    Wallo ayuub sajid aad ayaah uh mahadsantahay wayo arin mugdih igah jirtay ii cadeesay ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Jzkh

  • @zuzu1abdirahman628
    @zuzu1abdirahman628 2 ปีที่แล้ว

    raaga imk joga waa wada malyacni mid uu hoydi uu ducaysyi moyane

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaad ka sheekaysid in ka in ka mid ah waan arkay

  • @saajidmediapro1152
    @saajidmediapro1152 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaasd ayuub waad mhdsantahy lkn koorsadii aaway maxa kuugu dhacay

  • @shukricabduqaadir608
    @shukricabduqaadir608 2 ปีที่แล้ว

    Ascw wll suheyb waxan rbaa qisa inan kula wadgo qusadas ah mid xanun bdn🥲instgrnkga sxda isheg🙏

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah abowe bal kasoo hadal intee ok in la la socdo nin intee Le eg weye inta laga garayo guur kawaran long distance relationship how much time do you need to spend as far it goes communicating with each other

    • @fiicaneeyhaaji1832
      @fiicaneeyhaaji1832 2 ปีที่แล้ว +2

      Abyo 4bil wey kugu filan thy wadna ku baran krta wadan ogan karta qorsahiisa
      Hdl bdan waqti dheer wa dambi abyo gabdhow is ilaliya waqti xun lagu jira

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax walakey like haloo saaro we love u ayuuib♥️❤️❤️❤️

  • @shukriomar8393
    @shukriomar8393 2 ปีที่แล้ว

    M.a Wllkey ayuub Shukran ,Waxyaabo badan ayaan ka faa iiday muuqaalkan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sahrahussein815
    @sahrahussein815 2 ปีที่แล้ว

    Asc.ayub.maxa.vidio.nogatirtirtay.????

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 2 ปีที่แล้ว

    Horu soco walal
    Macalin Qiimo badan

  • @SM-ft1cz
    @SM-ft1cz 2 ปีที่แล้ว

    D

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 2 ปีที่แล้ว

    Asc abwe waad mahdsan thy sidaad Idhiiri galiso balse ka soo hadal akhriska sida la isku baro

  • @hodanaxmad5905
    @hodanaxmad5905 2 ปีที่แล้ว

    Maan shalaah wll waaruntaa wll waad mahadsanid wll qali

  • @mulkiducaale6127
    @mulkiducaale6127 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @cadaaweclaahiclecadaawe3740
    @cadaaweclaahiclecadaawe3740 ปีที่แล้ว

    Thanks Walla ayub

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว

    Wsc walalkey ayuub

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayuub 🥰🙏

  • @kadramoudahmed3710
    @kadramoudahmed3710 2 ปีที่แล้ว

    Ragoo dacced mahaaaa😔😔😔

  • @nimcomaxamud4703
    @nimcomaxamud4703 2 ปีที่แล้ว +2

    Wankusalamay abowe aren Ayan raway inaad igalataleso abowe aniga qof Ayan jeclahay hooyadeyna qof ayey jeceshahay aniga hada abehey wudentay lkn hooyadey Aya nol anigana qof Ayan said ujecelahay Ayadana qofgale ayey ilajeceshahay abowe mcny inad ilasotaleso Ayan gacodsanaya qorageyga hadad aragto isojawab waxan gamid ahay dadga said kuguxiran

    • @salaamentreprise
      @salaamentreprise 2 ปีที่แล้ว +1

      Apyo waxa jiro qof taladisa Adan ku qasareynin wa alle saladul istikharo tuko

  • @wasacyare7613
    @wasacyare7613 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakal llaaah

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahadsan tahay wad ino faideysay.

  • @ramlomacalin2693
    @ramlomacalin2693 2 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid.walal

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    Saxiixwll

  • @caatikamohamedsalat6968
    @caatikamohamedsalat6968 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว

    Keep gonig

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh

  • @nimcosaleebaan8056
    @nimcosaleebaan8056 2 ปีที่แล้ว

    Part 3 qisadii sugynaaa

  • @ruweydaak7894
    @ruweydaak7894 2 ปีที่แล้ว

    👍👍❤️♥️

  • @m32244
    @m32244 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ustaad

  • @abdiazizmadari5066
    @abdiazizmadari5066 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaadii

  • @caashaaxmed5336
    @caashaaxmed5336 2 ปีที่แล้ว

    🥰