Allahayoow na ha badbaadi TII ALLE AYEY NOQO OOAD KU FARAXDO OO SOOMALILLANKUGUULEEYSATO ALLAA INOO MICIINI OO IN CAWIN BI IDNI LAH MADAXA KOR U QAAD WLL
FARAJALAA QARIIB MARKA TAARIIKHDA DIB LOO RAACO ILAA DHAWR BOQOL OO SANO WAXAYNU KASOO BAXNAY CAQABADO BADAN IMINKANA ALLE AYAA INAGA QABANAYA KUWAA INA DHIBAY KUWA U SHAQAYNAYANA XAQA AYAA QABAN DOONA ! 💚🤍❤️
Ciro yaan loo dhaarin wadan ka hala mudahraado shabku ha kaco yaa celin kara kacdoon shacb angu wiigan ayaan dhoofayaa inshaallah si aan ugu dhinto halii 1988 dad ka yagii ku dhiteen noloshu waa xaaraan walaahi hady ninkan ciro er cilaajka ah iyo xirsi ka awood bataan tollaay dadkay gii dhintay maxy ku dhinteen
Abdirahanow maanta maalin ee ka xuumad aya ka badbaadan 1988 ilaa 1991 oo reer sh isxaaq miiyi iyo maagaloo diibada ka jognay taana weeynu kaa guudbi insha Allah taalo waa tii Allah ❤❤❤❤
Dadkan qaran dumiska ah malaa waxa lo balan qaaday in saami laga siin doono shidaalka Somalia, meel aan isku halayn lahayn o alshabab gubayso macal shidaalkooda way qarxin doonaan ( karis xun iyadaa wax kula').
Ubaxle waxaad la hadlaysa dad beri hore loo tashaday oon is ogeyn 4tii iska celinlahaana aynu Cunar kuwan aad la hadlaysaa waa kuwan sacabka tumayay marka hadalka lahaa waa isbadalka cusub
Ubaxlooow u xasuusi warwadii aad turjuntay ee aad u macnaysay umadda ree Somaliland ee ina cumar geele qoray bari markii uu MOU CUSBAA. AX SOMALILAND WAAN KU DHIMANAY NAA AAKHIRKA
Somalidu waxay hore u tidhi Af wax cunay xishooo!!!!,Dadkan matalaya Som/Land waa dad mar hore la iibsaday .Shacabka reer Som/Land na waa ogaayeen waanay la qaateen inay iibsadaan dalkooda,waana nadiib darro aynu is dhignay!!!!!!
Heritage NGO not govts institutions. Just focus much more about what happens after the inauguration ceremony how the J'SLN proper under Wadani multiparty geopolitics proxies operates policies wise IWM. Anything else are premature.
Tolaaya mataas inoo dabasay please waa in waxii dhiga lahey ka cay waayo ciro waxu iska dhigaya in wanagasan oo waxu la shiray sheikh yad oo waxan rabay in ina shagasan iyo koofiyad bacalayash oo u soo doraya wasiirady la soo shagayay faqashta anagu inka layidhacado Mohamed cumar waa in laga ilaliyo dowlady ciro iyo ninka baylay oo faqash waar ka cay ilaahey ha ka Jzk kheeran wa in la gu gu bo Hargesa dhaxadeed
Ubaxlaw waxaad reer somalind u sheegta cidanka warsangali ee waan isa so dhiibnay leh ay rabaan in sy ceerigaabo so gLin sidiii kuwii lS canood ha la isk jiro
Wlhi waad no shagtay anaguna wanu ogiin musa walge ila seyad bara ila farmajo Hassan shiikh in Somalia cadow nagu yihin lkn shacabki lacaga qadiyadoda ku ibsaday mantay najidadi hayan 😮😮
Allah haa kuu barakeeyo
حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم
INSHAA ALLAH khaayimiinta yaa Rabbi soo afjaraa
Ilaahay ayaa inoo sikhirri doonna insha'Allahu
Wadaniban dooranaya iyo qaranba doonaya ismalaha muuse kamaydanbayn
Allahayoow na ha badbaadi TII ALLE AYEY NOQO OOAD KU FARAXDO OO SOOMALILLANKUGUULEEYSATO ALLAA INOO MICIINI OO IN CAWIN BI IDNI LAH
MADAXA KOR U QAAD WLL
Jazakum Allah khair
Muj.Ubaxle ❤Waa ino Difac Qaran ❤Somaliland 4 Ever
Ninkiis waa Hawiye waxan la yidhaah Mursal sanayawaa maddax hertige ee konfurka waa nin ay ku fogtahay nacabka Somaliland .
Allaah ayaa wata oo wehel uma baahna somaliland
❤❤❤❤❤❤❤guul❤❤❤❤guul somaliland guul ❤❤❤guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤
FARAJALAA QARIIB
MARKA TAARIIKHDA DIB LOO RAACO ILAA DHAWR BOQOL OO SANO WAXAYNU KASOO BAXNAY CAQABADO BADAN IMINKANA ALLE AYAA INAGA QABANAYA KUWAA INA DHIBAY KUWA U SHAQAYNAYANA XAQA AYAA QABAN DOONA ! 💚🤍❤️
SXB FICILBAA LOO BAAHAN YAHAY
Shaqadana jooji Ilaahay baa lacag kuu soo daadin Insha Allah😂
Yaan ladharin ciiro dalko waa inaga dumaya walaalayal😱😱
Ma HEERKAA AYAYNU MARAYMAA
Geesi geesi dhalay 👏 👏👋👏👏👏👏👏👏
Ignorant politicians cannot destroy our great somaliland because Allah protect it
Maxaa xal ah . Waar meesha Shacab ma joro . 😢😢😢😢
Haqaadan cad qudheed ❤❤❤❤geesi qaraan Gulayso.
Guuuuuuul Somaliland insha Allah
Waa kaa Reer Waddani khaasaare
SHACAB KAA BILAA DHIIGA
Ciro yaan loo dhaarin wadan ka hala mudahraado shabku ha kaco yaa celin kara kacdoon shacb angu wiigan ayaan dhoofayaa inshaallah si aan ugu dhinto halii 1988 dad ka yagii ku dhiteen noloshu waa xaaraan walaahi hady ninkan ciro er cilaajka ah iyo xirsi ka awood bataan tollaay dadkay gii dhintay maxy ku dhinteen
ubaxlow in badan baad noo sheegtay in qarankii la iibsaday laqkiin reer somaliland kumay maqlin
Walaal waxaan odhan waynu ogeyn . Allah ha dhowro adigiyo Ibrahim Caydiid iyo kuwa kaloo badan. Karis xun iyaduna waxkula waa kuwii ku doortey qabiilka iyo hunguriga
Iyaaa iminka ma gole xidhibano soomaliland ahi fadhiyan aya hadalka laga yidhi way way way😢😢
Waa quusta
Waa coloodhood u shaqaystayaal, waa kuwii u basaasi jiray faqashta oo kale
@@Burcaawi2010 ragaasi calooshooda uu shaqayste mahe cashuurti qarankay cunan oo lugu biila oo shaqale dowladeed weeye badankodu 15ka xubnood ee tagayba
@@Zimu.H taasi hadaas waaba waali cas weeye
guleyso ubaxle media ❤
xusbiga wadani ama beesha habar yoonis waxay uheystaan ictiraafka soomaaliland inay habar awal leeyahay kkkkkkkkk
XasbiyaAllahu wanimal wakiil
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉 10:32 10:34
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉😂🎉🎉😂🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉 11:16
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hadey soomaaliland lajabiyana habar jeclaa jabisay habar yoonis oo hada ka hor calanka soomaaliland muqdisho geysaa aaminteen . isaaq isma indho buuxiyee ilaa ay cadowgooda isu jabiyaan maiimaansadaan
ilahayban lenahay ilahayou naga qabo cadauga gudaha iyo cadauga somaliya😭😭😭😭😭😭😭😭😭
walee muwaadin xalaal ah baad tahay
Waaa runtaa muj ubaxle waan ka guulaysananaa cadawga JSL somaliland insha Allah
Abdirahanow maanta maalin ee ka xuumad aya ka badbaadan 1988 ilaa 1991 oo reer sh isxaaq miiyi iyo maagaloo diibada ka jognay taana weeynu kaa guudbi insha Allah taalo waa tii Allah ❤❤❤❤
Ha u baqan Somaliland marka ay ugu IL XUNTAHAY AYAY UG AYAAN BADANTAHAY , Khaayiniintu ha soo wada baxdo , Somaliland Rabi iyo Rag ba way leedahay .
Somaliland ila sool sanag ila badhan iiyi kuligigpod itaan lenenahay❤❤❤❤😊
Dadkan qaran dumiska ah malaa waxa lo balan qaaday in saami laga siin doono shidaalka Somalia, meel aan isku halayn lahayn o alshabab gubayso macal shidaalkooda way qarxin doonaan ( karis xun iyadaa wax kula').
What can be done. Do u think I don't think the public is interested which ever
So sad to say the enemy knows we are weak people.
Kadanba shegi
Waa caqligooda..hadday doonaan ha ugu yeedheen buuraha golis.muhimmaddu waa inaynu dadkeenna midayno unable jihaadgallo mar labaad dalkeenna
.nimanka sidaa laga horleeyahayna awalva kuuma soo halgamin haddeerna hasoo raacaan ciddii ay waligoodba raacijireen
Shaqadaa bilow OO u KACA dalkiina FICILBAA la rabaa
Insha Allah anllgana isuuf
Wale yaaab allow tuugda naga qabo
SOOMALILAND MAAHA QURUURAD JIRITAANKA SOOMALILAND WAA GOAAN SHACAB
@@EngdaauudAbiibgoaankii shacab sowkuwan qaar kujabinaya
Ubaxle waxaad la hadlaysa dad beri hore loo tashaday oon is ogeyn 4tii iska celinlahaana aynu Cunar kuwan aad la hadlaysaa waa kuwan sacabka tumayay marka hadalka lahaa waa isbadalka cusub
HALKAA WAXAA LA CAD IN MASHRUUCAN LAGU BURBURINAYO SOMALILAND WADANI QAYB KA YIHIIN
TABTA WEEYE TABTA WEEYE
Inoo duceeya ilaahayow na qabo cadow ga nagu soo socda.
Wlhi waa inunaguceeb. inaynu waxan ookale haadaynu eegano
Ummadii,ilaashan lahayd Waaddankan way arkaan oo maqlayaan waxa dhacaya ,wayna dhiidhiye
Sifiican ayaaanu kuula fahan sanayn xaqiiiqada aad noosogudbinayssy in xisbigani ina luminaayo tscsbkeenii
Faqashtii iyo dulmigii laga guulaystay ma soi nosonayaan.kan caloosha buuran waa xaarka buuxeh
Xasbunalaahi wanicmal wakiil waar anaga wax aragnay maqaranki ayaa sidan loo bahdilay iyadoo aanu muuse wali xilki wareejin maalinta xilka lala wareegana waxan filaya alle kamayeelo in aynu maqalo wax kasii wayn
waala ogyahay kooxda walqhi waa inaybu hargaysa ku dhex togano xabad xabad udilnaa oo walahiya
Ready to defend JSL
Zxb balan B-ga Djiouti in yar....
Walaahi waa qalbi hab 😢😢😢
wllo walahi wax walba wan si arkaynay waxa inagu dhacaya inu wadani somaliland duminayo ilahay haynaga qabto insha alah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
bal muqdisho hanala dagaalante jabuuti maxaahaya
Ubaxlooow u xasuusi warwadii aad turjuntay ee aad u macnaysay umadda ree Somaliland ee ina cumar geele qoray bari markii uu MOU CUSBAA.
AX SOMALILAND WAAN KU DHIMANAY NAA AAKHIRKA
So sad😢😢😢😢😢
War dicaan qaraan halgu dhawaaqo inder snm oo malin maynu ku dhawaaqin
WAAD MAHADSAN TAHAY AIL UBALE GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALILAND
walahi nomad qarinin ee dadkayagi aya cado qatayal noqday aax aax aax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Djibouti war yaala wa iskahaleh ina higareh
Reer Cadawgaa kobaad'aa oo reer Sheikh Isaaq ahayn ayaa inuguu jiraa - Allah garxajis haa inagaa dhexsaaro
GACAN LOO QAADO WAXAAN AHAYN KUWEENAA IYO KUWA SOO RAACAYA WAX KALE MA JIRO
Imika maxaynu yeelnaa
golaha wakiilada waa inaynu gufulnaa
Somalidu waxay hore u tidhi Af wax cunay xishooo!!!!,Dadkan matalaya Som/Land waa dad mar hore la iibsaday .Shacabka reer Som/Land na waa ogaayeen waanay la qaateen inay iibsadaan dalkooda,waana nadiib darro aynu is dhignay!!!!!!
Maanta markaan daawaday warbixintan dhiilada leh, dib ugu noqo wadankii oo qoriga qaado si wadanka looga xoreeyo canaasiirta u adeegaysaysa Soomaaliya iyo Jabuuti
Tolkaa baa noo keenay Cadawga Gudaha iyo Dibada ba😊
KACDOON SHACAB AYEYNU U BAAHANAY
Heritage NGO not govts institutions.
Just focus much more about what happens after the inauguration ceremony how the J'SLN proper under Wadani multiparty geopolitics proxies operates policies wise IWM. Anything else are premature.
Allaw sahal amuraha adiga awoodee badbaadi dadwaynaw somaliland
Tolaaya mataas inoo dabasay please waa in waxii dhiga lahey ka cay waayo ciro waxu iska dhigaya in wanagasan oo waxu la shiray sheikh yad oo waxan rabay in ina shagasan iyo koofiyad bacalayash oo u soo doraya wasiirady la soo shagayay faqashta anagu inka layidhacado Mohamed cumar waa in laga ilaliyo dowlady ciro iyo ninka baylay oo faqash waar ka cay ilaahey ha ka Jzk kheeran wa in la gu gu bo Hargesa dhaxadeed
Ubaxlaw waxaad reer somalind u sheegta cidanka warsangali ee waan isa so dhiibnay leh ay rabaan in sy ceerigaabo so gLin sidiii kuwii lS canood ha la isk jiro
Ubaxloow dadka inay mudaharaadaan jimcaha soo socda ogaysii
walaahi waxaad sheegaysay ee aad sare iyo hoos noola hadashay maantana waa la arkaya waanad mahadsan tahay ubaxlow inaad halganka waynu wadaynaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wll side loo oganaya hadu coro hoos kasaxexo saw dusha uun odhanmayan Somaliland nahy
Fcali waraabe inuu hadalo bay ahyd
Somaliland maanta may Dhiman horay udhimatay waxaa kaliya ee aan ku fikiraynaa reer waliba halkii udana inuu tago anba raaco
Ilahay haynoxafido lkn dadkenu way hurdan ilaho ugargara moye waxba garan mayo waa marki ugu horayse kawer wero shacabku hakcan hadii kale waay udhamatay 💔
But where we are going to Mogadishu a place who did not exists no way no way they cannot destroyed Somaliland
Jaabuuti in khalalase laga Abuuro ayey noqoneysa imika
Reer Somaliland haka xabxabiyan iyaga xisbiga faqashta ah dortey oo hungri ka racay dowladii aqoonsigoda soo wadey.
May wlhi markaste wxbad nooshegasay rer somaliland iyagan
Cadaw goga iyo nastexoga aankalagaranayn
Ciidanku ha qabsado madaxtooyada
Wlhi waad no shagtay anaguna wanu ogiin musa walge ila seyad bara ila farmajo Hassan shiikh in Somalia cadow nagu yihin lkn shacabki lacaga qadiyadoda ku ibsaday mantay najidadi hayan 😮😮
Badanka dadku way ku tala galeen inay Dalkooda Som/Land dumiyaan.
Warya dadku inay waxkaqabtan. Degdeg.Wadagal waxa sosocda.
ubaxle kuwa cashuurtena cuna kasar ayaa cunaha kaga wada dhici insha allah wanaynu ku dhex Tongan hargaysa walahi
Dadkan Haweyda ah Ee Gonimada Jecel Ee aynu ku siranay Wey fudud dahay sida aynu isu dhaafinayna waayo Innaga ayaa dooranay Jabuuti may dooran umanay codayn Dad ka Jabuuti waxa u codeeyey Dilaaliin tan iyo haway dan aynu ku sinay waa Shacabka Somaliland inaga ayaana si fudud uga qaaday na haday Masiir kayaga iyo Masiirka Dawladnimada yada iyo Jiritaanka yaga isku dayaan in ay mugdi geliyaan Oo aduunyo yar Oo iyaga la siistay Oo jeeb kooda gelaysa ay Madax banaanida yada iyo jiritaanka yaga siista is yidhaah daan xoog ayeynu kaga rogeyna xilka aynu kula khaldanay Kacdoon Shacab Oo Qawlaysata wadanka aynu kaga Saarayno ayaanu na bilaabaynaa hadaanu shacab ka Reer Somaliland nahay waxaana nagu hogaamin Doona Siyaasiyiinta u daahacada ah Jiritaanka Qaranimada Iyo Madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland ma yeeli doono meel yar Oo aduunka, Africa iyo Geeska Africa ba dhibic ka ah isla markaana Dal ku sheeg ah in Danahooda Qawlaysato fulinaysa Danaha yagana ku loofaraysaa Oo gunimo Doortayi ku ciyaaraan ma yeeli doono Waxaanu ugu baaqaynaa in Shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel uu ku sugan yahay ba mudahaarado waaweyn Oo aynu qawlasatada sida khiyaamada ah ay gacanta ugu gadhay taladii Dal kayaga iyo Qaran kayaga kaga saarayno wadanka haday Dagaal iyo dhiig lagu faraxasho tegeysana loo diyaar garoobo
Gobolladda waqooyi galbeed kkkkkkkkk hhhhhhhh, hhhhhhhh, hhhhhhhh
Wax.inoohadhay.ama.layno.reebay.majirto
Waar ina cali ubax law dad ka dhintay dad majiro somaliya meel tagamalahe, majabuti yaa babisay somaliland
Waa dulinimadii ugu danbaysay lakin cid ay ka xaynkaran ayan jirin ragu damiirxumaa
Jabuuti waa cadow
Ha la qabto mudaharaad aan joogsan ilaa inta laga noqonayo edebdaradaa ay sameeyeen reer wadani
Hhhhhhhh maqaleey warlaay malaguu waramay ina cali la dilay oo cumar la dilay oo waran dhul galay oo dhiig qulqulay laysma gaadhin 😮
Failed soomalia italiya only 3km destroyed
Soomaliland waa goaan shacab
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED
waynu joogna waynu fahan sanahay walahi bilaahi
Isaaq wixii caqli in uu ku dambeeyo haisu yimaadaan sidan laguma sii socon karo fadlan
Ubaxlow Inadeer Muuse isaga qof liita ah. Isagaana gacanta u galiyey cid kasto duminaysa dalka..
Muuse caygu waa taad wadanka ku lumiseen muxuu ku liitay ilaa maalintuu yimi dagaal iyo mijaxaabin ayaa lagu waday wuu idin so gaadhsiiyay isagoo gacanta wali ku haya aabaal male isaaq kuwii naftooda idiin sadqeyay ayaad ina ixtirami waydeen mid dhintay iyo mid nool abaalkiinu waa in cadawgu madaxa idinka garaaco insha Allah