Arimo lama filana Kulan Ankara Somalia iyo Ethiopia heshiiska bada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @-mrrayan
    @-mrrayan หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuuuuul Somalian insha allah

  • @dalmardiaspora9607
    @dalmardiaspora9607 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 guul ayay ka gartay itoopiya

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade หลายเดือนก่อน +1

    Yuuf garaado horta somaliland baa kuwasta hooyaana waan mastaafurinaynaa markaa waad wasaysaa hooyadaa aamina muuse weheliye oo ah walaashaa
    Yaa lawseen bbc da

  • @yurub5288
    @yurub5288 หลายเดือนก่อน +2

    Faqash waa bilaa Aqali yaahuu

  • @Aadan-t8s
    @Aadan-t8s หลายเดือนก่อน +3

    Idina raceyno hadanu mid Naga hadhen

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂waxalaydhi midgaantu intay gudakale fadhaysaa keedu qudhmaa akhas waaxoolo 😂😂riyo kunool 🗣️🗣️🗣️🗣️👣👣🤫🤫🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🦮🦮🦮🦮🦮👣👣👣👣🤫🤫🤫 guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 insha Allaah aammiin yaarabii

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

    tuuuugggg beeennnnnnbaad iskumaaleysiaannnn tuuuugg waaar xasan shiiikh haladiloo

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah. Wa inaa ileehi Raajucuun

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 หลายเดือนก่อน

    Last time I recall so called Somalia Italia wanted to give away 4 port 😉

  • @hassanabdulahi104
    @hassanabdulahi104 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waxba Kama galin dal somaliyeed waa ii siin bada hadii lacag lasiiyo eeilaah ha qabto aad naan u cabsanayaa

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 หลายเดือนก่อน

    Qadaad weyn bada cas ma som,ali baa leh rag baa leh ee waxaaga ka hadal faqash fooqal faqash

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q หลายเดือนก่อน +1

    Mapka 7 XORTA AH.somaliland 🇸🇴

  • @UTIROBLE
    @UTIROBLE หลายเดือนก่อน

    ETHIOPIA WAA INAY SIDA JABUUTI WAXA UGALA SOO DAGTO LAKIIN WAXA KALE NO NO NO

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 หลายเดือนก่อน

      Ayaa adiga kaala tashaneyaa arimaha Somaliland?
      Ethiopia in ay MOU da ka noqoto waa habeen aan weli bilan.
      Waa baa bacada oo timo ka soo baxo.
      Beenta isku maaweeliya.

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 หลายเดือนก่อน

    Tuugo iyo moorayaan is wareesohoosa, Yuusuf garaad oo wasiir ah oo garoonka Aadan cade dad lacag dahriibanooya waa arkeenay asaa noo wareesanee

  • @monahassan-cu2rt
    @monahassan-cu2rt หลายเดือนก่อน

    Faqsh iyo qadaadweyn ka ahaada

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey หลายเดือนก่อน

    Reer koonfur weligood siyaasad baran mayan 😂😂

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u หลายเดือนก่อน

    Waan. Kaxunahay. Heeshiiska. Dulmiga. Ordogaan uu. Uhiliyay. About. Axmad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +3

    ethiopia haday qadato side somaliland wado kale oo wayn ba noo banan wana ruushka iyo china somaliyaay kolayba nagama macashaysan

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt หลายเดือนก่อน

      Ruushka suuriyoo difaci lahaay chana waxaa kadorayay Taiwan 😅😅😅😅

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d หลายเดือนก่อน

    Heshiiska ciro ayaaa fududeeyay because warcad markii laga waayay hasan oo abaal kuqabaa yimi haliso waawayn ayaaan kabaqayaa aamuska ciro waftiga uu diray Ethiopia jawaab ayay siisay

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade หลายเดือนก่อน

    FUTADIINA MAAD GUDI U SAARTAAN IYO HINDIYA OO SHIN
    BADDA CAS SOMALILAND BAA LEH WAA ILAAHAY MAHADII
    SOMALIDA TALYAANIGA AY SIIYEEN BADA HINDIYA OO SHO

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e หลายเดือนก่อน +1

    Gull sland

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน

    Hawiye moriyaan kkkkkkk wadanka halagaqabto

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 หลายเดือนก่อน

    Somaliland guul war waxkale kahadal isasaxa horta south somalia where is somaia?

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Qof had io jeer qslaya uun waaba doqoniimo😂

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op หลายเดือนก่อน +1

    Bada.s.laand.mahooyadin.baale.nasoo.cawrya.waxba.inagamadhexeyan.yusuf.doqon.somaalia.meelkagasowaran.

  • @AyanCbdy-o9o
    @AyanCbdy-o9o หลายเดือนก่อน

    Hubyo waxa lo saxiixay Itoobiyo turgiga iyo Qadar waxey raben wey helie Xasan wu saxixay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 หลายเดือนก่อน +5

    Nacaas yusuf garaad baada Somalilland Hoyaddin maale midnimo Hoyaddin Waasa yaa kubiiri kadha meel dimateey Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 หลายเดือนก่อน +1

      Somali lend waligeed Somaliya ayay ka mid ahayd. Marka Ethiopia miyaa hadda noqotay. Kuwa Smali lend haday Ethiopia noqotay Allaha naqa qabto. Dowladayna oo hogaminayo Xormadle Madaxweyne Hassan Sheekh Xafidullaah Dalkeena iyo Dadkeenna Somaliyeed oo qalbiga fiican Allaha noo badbadiyo. Cadawgooda Allaha ka bixiyo wadankeena. Allahuma Amiin Wbt

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 หลายเดือนก่อน +3

      Hooyadiin iyo doofaaradii idin dhashay wase somaliland ma idinkaa sheegan kara... Adigiibaa amnigaaga la ilaalinayaa markaasaad ka hadlasaa meel kale. Xayawan la hayste ah ayaad tahay aamus doofaar yahaw

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂 SLND guuuul Alloow jebi cadawga SLND hakuwaalane futadaada bal eeg 😂😂😂 faqssh uuuuf 🐕‍🦺🦮

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor หลายเดือนก่อน

    waxaa ka xun heshiiska Somaliya iyo Ethiopia kuwa qabiilka ku oorkacsada iyo kuwa aan isku kalsooneeyn

  • @salaxdiiriye4408
    @salaxdiiriye4408 หลายเดือนก่อน

    Hawiye ma.xukumo waqooyi waxaa xasan shiikh. Haysku dayo .inuu..koonfur .isu .geeyo waana calaacal timo kaso bexeen inaan la midowna dad aan .xayawaanka .dhaamin

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q หลายเดือนก่อน

    Tuugta heritage waa arkayay xeer ciisaa Gaal Tusnay in ay
    lahaa yeen:
    Farmaaajo, hadaan dib loo dooran. Somalia waa iib dhamaan:

  • @EdiilElmiMahamed-p1x
    @EdiilElmiMahamed-p1x หลายเดือนก่อน

    Madax.waynaha.maydka.ii.somaliya.xasan.shiikh.itobiya.way.hiishay.cawa

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q หลายเดือนก่อน

    Saylac iyo 7 jasiiradood Anaa difaacanaya Ciise:

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน +1

    Yaan lagaa waayin Warkaaa aad sheegayso. Waan kuu Duubaynaa. Dayuus beenaale ah. Tuug.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 หลายเดือนก่อน

    Erdogan Soomaaliya iyo Suuriyaba wuu gaday

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 หลายเดือนก่อน

    Erdogan Soomaaliyana wuxuu uloogay Ethiopia Suuriyana wuxuu uloohay Israa'iil

  • @EdiilElmiMahamed-p1x
    @EdiilElmiMahamed-p1x หลายเดือนก่อน

    Baadii

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q หลายเดือนก่อน

    Farmaajo. Mapka waa difaaci lahaa. Daanyeerka Xassan waa maxaa Cunnaa!!! Mooryaan hoyaa was: lacag inuu Qaato waa Sahal: saylac:

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e หลายเดือนก่อน

    Warya weriye hore Moa waguleystay somaliland 😂

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Yussufow Badda Cas Awoowgaa Malle manuu arag. Ee ku qanac Baddi aabaha kaaga tegay. Kkkk

  • @Aadan-t8s
    @Aadan-t8s หลายเดือนก่อน

    Dhaman mawaxad aheden rer kofur waxad wadan ti siyad bare

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน +1

    Tuug Garaadow. Walahaan kugu dhaartee Hassan sheekh oo Cidhiidhi Siyaasadeed galay Dhinac walba ayaa Wadahadalka Dalbaday😊

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 หลายเดือนก่อน

    Waxaas hadal maahane ninka hala garaaco

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    BEEN BADANAA YAMYAM IYO QADAAD WAYN DHULKU IDINLA GARIIR HADA FILLO WARDHIIGLAY AYAA DALBATAY INLA KULMO TEEDA KALE SOOMAALILAAN OO 1960KII QAADATAY XORIYAD SIDOO KALE 33DAWLADOOD AQOONSADEEN MIYAA KA GO,AYSA SOOMAALI ETAL NACALADI IDINKU DHACDAY😅😅😅😅

  • @FatumoKhalif-z8k
    @FatumoKhalif-z8k หลายเดือนก่อน

    Etobiya guuuuuuuul

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน

    Beenta daa xasan dhiqo baadalbaday

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e หลายเดือนก่อน

    Warya Yusuf garadow nin weriye ah ayad tahay waxba hamereysan saxiib mou hashiiska somaliland iyo ethopia unbaguleystay idinko isxiijin idinku intad nafiskuyeshan somaliland aqonsada waxba kamabadalikartan e

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv หลายเดือนก่อน

    اتوبيا تبتعد من الشون السوماله والارضي السوماله بس

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Abi aad buu u qoslayaa

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 หลายเดือนก่อน

      Heer badiyo ayaa tahay waxaa meesha la soo saaray sawir hore. Maskada ka shaqaysii. Wbt

  • @MssSityomar
    @MssSityomar หลายเดือนก่อน

    War beenta iskada yaa sugaya shirkaasi wuu fashilmye

  • @UTIROBLE
    @UTIROBLE หลายเดือนก่อน

    Yes safiirku walaahi run ayuu sheegay waana midhkaan odhan lahaa anigu waxaan ka soo jeedaa somaliland .lakiin waxa kasta oo aynu isku haysano ama yanu isku fahamilanahay.cidkale inay ina soo dhex gasho sida Ethiopia iyo ciday doonto ha noqotee waa dhaxal wareejin nin walba halkiisa ugu iman doonta .ubadkeenana samayn doonta

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 หลายเดือนก่อน

      Waa beentaa somalinimaduwax jiraba maaha bal sheeg adigu ma dalkaa ma afkaa ma dadkaa

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq nacdali kugu dhacday badi somalia ugu danbayn wuxu u ogolaaday Ethiopia turkey waa dilaal tuug ah halka waxaa guul kala tagay aby ahmed tuug baa qabsatay somalia bal muxu kani ku waramaya Ethiopia OMU may shegin inay ka noqotay wayna ku adkeeysanaysa

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m หลายเดือนก่อน

    Barwaqada somaliya iyo Ethiopia dhex tal somali iyo Ethiopia wa u nolol barwaqo iyo horumar

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 หลายเดือนก่อน

    Weligeed Somaliland la midoobi meeyso Somalia, hadii uu Hal qof oo Somaliland ka hadho.
    Ethiopia ayaan idin ka jecelanahay.
    Waxba ha isku keen dejinina.
    Somaliland iyo Ethiopia weey ku guuleysan doonaan Heshiiskaas waanu hirgeli doonaa.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Beenalle

  • @ShucaypSiciid
    @ShucaypSiciid หลายเดือนก่อน +1

    Si walalnimo leh ha loo aqoonsado somaliland si nacabku dhexdeena uga faadeysan

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Bal dhegaysta. Xuduudaha Africa tidhi waxba lagama beeline karo. Waa Xuduuduhii Gumaystuhu Africa uga Tegay. Hhhh Xuduudii Somaliland waa Xuduudihii Africa gumaystuhu uga tegay. Hhh Lol

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q หลายเดือนก่อน

    yusuf garaad aayahiin waa dagaal iyo hoog iyo jab jab aayo kale ma lehdiin farac ayaad u leedihuun

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Beenaale. Kkkk

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q หลายเดือนก่อน

    Mapka 7 portal ah somalia 🇸🇴 waa lama taabtaan: Saylac Gobolka 1aad ee Awdal somalia 🇸🇴