ADIGOO WAX MACAAN CUNAAYO HADANA CAYILAYNIN. PROTEIN PANCAKES

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Halkan iga soo xariir :
    / maryoley_muscle
    / maryoley_muscle
    www.facebook.c...
    linktr.ee/mary...
    Online coaching: nazzii6@live.com

ความคิดเห็น • 18

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wllkey aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wllhi aniga videos kaga waan ayaan u xiisaaya sababto ah wx badn ayn ka faa iida

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 11 หลายเดือนก่อน +3

    marka aad eegtid waagi hore dadku jidh dhisan iyo biro qaadis wax macno leh umay arki jirin xitaa ciyaartoydu jidh sidaa udhisan may lahyn hadana goal way dhalin jireen dadka caadiga ahina wax walba way cuni jireen mac macaan nooc walba caloosha wayn way ku faraxsanyen laakin imika six pack ayaa lagu waashy dadki waxa ku dhacy health anxiety 😂😂😂😂

    • @binfaqiibnulbalad1387
      @binfaqiibnulbalad1387 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂 hadalkaaga sax waaye

  • @ismailabdisalam1363
    @ismailabdisalam1363 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllkey Caadi maahin anigoo ciil iga haayo pancek ay Caruurta lookarinaayoo oo Na cunikarin wax macaane ubaahan waat ku mahat santahay wllkey insha Allah waan soogadanaa ❤

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman1202 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad 50kg ayaan ahay caatan ahay jiim iyo jidh dhis masuubin karaa isoo jawab insha allah

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 11 หลายเดือนก่อน +1

    Macalimuu mooska faa iidadiisa iyo halaha quality kujiro meeqa in laga cuno maalintii please???

  • @bondheere..s
    @bondheere..s 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro😊🤜🏽👍🏽

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walaloo magaca protein powderka isoo qoor pls sifiican lo ma arkoo

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Protein pancakes scitec

  • @ahmedkaafi7608
    @ahmedkaafi7608 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb. Cuntaaa mar wlbo so Gali Kaaape

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน

      Insha Alah walalkey

  • @axmadsa9629
    @axmadsa9629 10 หลายเดือนก่อน

    Lacagtiisu $ was imisa?

  • @Cabdirisaaq-dq7ek
    @Cabdirisaaq-dq7ek 11 หลายเดือนก่อน

    Adiga oo cayiilka marka ad dadasho oo ad misanka iska rido dadka ayad layabe hadalkoda waxadna dareme niyad jab wlhi qar kudhaho daroogo mab baratay qar kudhaho ma xanun saray oo sonkur ma kugu dhacdag qar kudhaho ma shiiday wlhi dadka wa cajiib lkn nafteyda aniga aya udurayo waxa ii fcn ha iska hadlano 84kg hori hadaneh 60kg alx 9bilood ayan waday m.a walinah wan wada shaqada insha allh

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  11 หลายเดือนก่อน +2

      Hadii aad aragto dadka INAY kugu mashquulayaan, taas macmeheeda waxay tahay wax fiican ayaa suubinoysaa. Maseer dartiis ayay kuugu mashquulsan yihiin

    • @binfaqiibnulbalad1387
      @binfaqiibnulbalad1387 11 หลายเดือนก่อน

      Waxaan kuxakumannahay in wax nalaga sheego marba hadii ey saas tahay waxa fcn lee sameey si ey beri ayaga xujo ugu noqoto afka ey kugu dheheen hadaladaan ayey brritana afkooda kugu amaanaayaan, alla wuu dadaalay walaahi wiilkaan shalay cayilka kamuuqday maantana jirkiisa qurux ayagoo kudhahaayana hasugiwaaynin

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 11 หลายเดือนก่อน

    bismillah kubilow wll

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 11 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊

  • @mashaallah1242
    @mashaallah1242 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤