PROTEIN KAN UGU FIICAN 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Halkan iga soo xariir :
    / maryoley_muscle
    / maryoley_muscle
    www.facebook.c...
    linktr.ee/mary...
    Online coaching: maryoleymuscle@gmail.com

ความคิดเห็น • 29

  • @MaryoleyMuscle
    @MaryoleyMuscle  6 หลายเดือนก่อน +5

    Halkaan ka soo dalbo waxaad rabto 👇🏿👇🏿
    Www.mmuscle.shop

    • @abdikariimmohamed7309
      @abdikariimmohamed7309 6 หลายเดือนก่อน

      Number lagaala soo xariiro ii sheg masuuul

    • @suhaibfuaadomar-fm4qm
      @suhaibfuaadomar-fm4qm 6 หลายเดือนก่อน

      Macalin shoulderka aya dhawac iga gaadhy Mxa xal ah 😢

    • @nasraabdallenur4544
      @nasraabdallenur4544 6 หลายเดือนก่อน

      Asc wllo in aad ila shaqeyso raba plz ila so xariir

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman3409 6 หลายเดือนก่อน

    Maryooleey muscle 💪 thanks sxp waxa ino balan ah marka Europe 🇪🇺 imaado wankugu soo dhawhy legend ❤️ 🎉

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  6 หลายเดือนก่อน

      Adiga ayaa mudan brother.. Balanteena waa muruq

  • @axmedibraahim8498
    @axmedibraahim8498 6 หลายเดือนก่อน

    Mcln suaal ayaan wadaa murqaha ma weyn weyn ma noqo naayaan waxaan qabaa gaas gooryaan protein kama qaadan kari meelaha oo ku badan jirka neh 2 bil ayaan alamiiteysanaayay xoogaa ayaa igu darsameyso waxaan kaa sugaa jawaab mcln ka iyo dad gym dhigto

  • @mohamedsalex5062
    @mohamedsalex5062 17 วันที่ผ่านมา

    Maclin xog Ayaan kaa rabaa

  • @HomesGan
    @HomesGan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going walaal 🤜🏻🤛🏻🫡🇸🇴

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 6 หลายเดือนก่อน

    Productigaga europele ma laga helaa somalia kwrn

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 6 หลายเดือนก่อน

    Coach wali Dhalinyaraa Somalia way ku sugayaa taa niyada ku hay....

  • @farduusmaxamuud7914
    @farduusmaxamuud7914 6 หลายเดือนก่อน

    wll jiimeelkaag wuu noo soobixi waaya 😢😢 maxaan sameenaa wll waan u baahna jimka ag inaad macalin iinoqoto

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  6 หลายเดือนก่อน

      Walal gmail wuu shaqaynaa.. maryoleymuscle@gmail.com qoraal iigu soo , markaas ka dib aniga ayaa kula xariiraayo

  • @abdirahmanfarah6681
    @abdirahmanfarah6681 6 หลายเดือนก่อน

    sxb tukan kenya ka fur asagaa somalıa ıyo uganda ıyo ethıopıa u dhaw

  • @munah8659
    @munah8659 6 หลายเดือนก่อน

    Sida an k gadankarno hal mar video nogu samey plz mafahmiyi macliin❤❤

  • @sadaqyasin7844
    @sadaqyasin7844 6 หลายเดือนก่อน

    Qof weiht lost samenayo ma qadan kara !?

  • @CabdifitaaxCali-s3g
    @CabdifitaaxCali-s3g 6 หลายเดือนก่อน

    muqdisho dukaan kafur sxb

  • @yowmangaming8671
    @yowmangaming8671 6 หลายเดือนก่อน

    50 uro imaa doolar ku tahaay zxp

  • @abdinsirmohammedomar1945
    @abdinsirmohammedomar1945 5 หลายเดือนก่อน

    Wadankee joogtaa

  • @pazhir.guhaad9691
    @pazhir.guhaad9691 6 หลายเดือนก่อน

    Adi kee isticmasha cunto fcn hadii aan helayo qasab maha sowmha

    • @pazhir.guhaad9691
      @pazhir.guhaad9691 6 หลายเดือนก่อน

      Ok thanks zxp wax yalaha maba jecliye

  • @maxamedahmed1674
    @maxamedahmed1674 27 วันที่ผ่านมา

    Wax caqliga so celiya maku jira caqliga ka catobe xoolanima isku arkee 😂