Asc walaal aniga Canada ayaan ka hajiray Malaysia ayan tegay mudo dheer ayan ku noolaa schoolkii ayey iga dhameyay jamacada ku dhameyeen xitaa masterkii qaar soo dhameyeen ilahay waa nagu xafiday anagana dadaal xoog ayan gelinay ilahay ha fahansiiyo inay caruurtooda la haajiraan
The sheikh is fact? Please af soomaaligaaga ku hadal There is no place on earth that is free of problems, sacudi Arabia oo xaramkii iyo Meeshii ugu barakada badnayd ayuu ka tagay, 30 sano ku dhawaad buu ku gaadhay Canada wanaag iyo xumaanba way leedahay sida meel kasta oo aduunka ah
Asc walaal aniga Canada ayaan ka hajiray Malaysia ayan tegay mudo dheer ayan ku noolaa schoolkii ayey iga dhameyay jamacada ku dhameyeen xitaa masterkii qaar soo dhameyeen ilahay waa nagu xafiday anagana dadaal xoog ayan gelinay ilahay ha fahansiiyo inay caruurtooda la haajiraan
Asc abaayo jisaakilaahu qayr alaha ku xifdiyo adiga iyo intii xaqa ka hadasho
Jizaakallahu khayr abaayo waxaan kayaabay somalida qurbaha ku nool oo iskaga nool oo waxii ay soo baaraan dad dareen leh iska laalaadinaya xasbunallah wanicmal wakiil
Asaalam Aleikum walashey fatima munay waan kusalamaya iin badan mashaAllah illahey haku barakeyo adun iyo akhiraba ❤❤❤❤❤❤❤❤
HadaLka.Sheekh.Waa.Runtiisa
ANiga.Waxaan.AHay.Hooyo..Ku.NooL.Wadanka.Yurubta
Culumadana alaha noo xifdiyo wax badan baan kafaaidnay
Waaa run walaahi taasi anaa arkay taas anaa swedan kunool oo ku arkay
ASC ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO DHAMAAN TEEN AAMIIN YAARABI ❤❤❤❤
Abaaayo waaruntii Sheeqa Anaa joogo Canada waxaan aqaan reer soomaali ah oo gabadhoodi jaamacado dhiganeysey eydiidey in ey aado jaamacadi wexeytiri marabo jaamacada Waxaa jaamacada maanta oodhan naloogu sharaxaa ama nalabaraa mulxidnimo maxaayeeley macalin ka dhigo jaamacadaha waxey unbadanyahiin dad alle inkirsan cashirada oodhan waxaan ayey noofududee sheegaaan
❤walaal maka hurray hargeysa
Maasha allah
Laaxowla walaa quwata illabillah
waa sax walaashey allha ku xafido adun iyo aqiraba ❤❤❤❤❤❤
Sheekhu waaa runtiis aniga ayaa jooga halka uu ka haajirey
Maad iskaga timaadid marka.😂
Walaashay qaali
Walaashey sheikh warkisa 100 kiiba 95 waa sax laakiin waxaan nahay dad runta neceb ee ducada aan badino.
Sheeka alla ha xifdiyo iyo adigaba
Aamiin
Masha allaaha
جزاكي الله ألف خير كفيتي وووفيتي
وين ساكنة يا فاطمة
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Asalama caleykum walal fatima muna runta hadaan kuu sheego intaas shiekhu sheegay iyo ka badanba way jirta ee somalida baa indhaha iska tuura beentana yaqaan waayo dheh meel walba waxad ku arkaysa qof somali ah oo leh waa nala cunsuriyeya shiekhana waxay leeyihin been buu sheegaya yaab walahay
The sheek is fact what ever he said about Canadian life style
The sheikh is fact? Please af soomaaligaaga ku hadal
There is no place on earth that is free of problems, sacudi Arabia oo xaramkii iyo Meeshii ugu barakada badnayd ayuu ka tagay, 30 sano ku dhawaad buu ku gaadhay Canada wanaag iyo xumaanba way leedahay sida meel kasta oo aduunka ah
Sheikh waa runtiis
ASC
Sheekhyadeena iska dhaafe waxaa sheegayadad cafaana oo ka guuray wadamadooda oo leh muslimiineey seed ugu noolaanaysaan diintiina iyo qawaanintan iska soo horjeeda
Waxaa la yidhi doqoni ma dhiman bay ku faantaa
Hooyooyinka soomaaliyeed awladooda oo xumaanaysa ma daba qabtaan waxba maanu aragbay ku fogaadaan
Wejiran walo😢
Asc sister
Where do you live now?
She lives in Hargeisa.
Galada dhankoda somalida lagama maro wllo anu ano arkim dibad xata aya bes awlada laqadanayo an kayaxyaxay on idhi bes dhul muslim allow igudil iguduug aniga awladayda marabo dhulka galada qudhun weye galadu qaarba markay arkan gaal laleyahay awlad ayu kaqaday mamadas waxay kugujawabayan war wadankoda jogta sharcigoda kusiyen was kibirteen😅 sharcigisa janadi miyaa igalinaysa dhul gaal faasiqnimo taal um wixi muslim wawalalka imta kale awladima babinaysaye iska jira
Telka iso qoro
00447946540634 soo dhawoow walaal
Can i have tour contact number please