HEES | CAGAARWEYNE | Muuse Ismaaciil Qalinle | Original + lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 135

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +49

    Cagaarweyne heesaa Muuse Ismaaciil Qalinle ereyadii Maxamed Jibriil. waa mid kamida Heesaha ugu culus uu qaado Faanaanku. Waa amaan aad ka dhadhansan kartid farshaxanimo dheeri ah oo lagu farayaraystay kaaga sii daranee waxaa lagu amaanayaa dhulkii ugu dhaqashada wacnaa xaga Geela oo waa hawdkee.
    Allaha u naxariistee Qalinle coskiisa ayaa heesta sii bilay oo ka dhigaya wax aan laga caajisayn markastana loosoo xiiso dhagaysigeeda.
    Gabadha markaan uu tilmaamayo ee dhankastaba ka dheeli tiran cajiib qof la yaable ayuu noo tilmaamay.
    Heeska aan ugu jeclahay kuwa faraha badan ee Qalinle ku luuqeeyo.

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +1

      Madaxweynaha bahda fanka salaan sare

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dhiblaawemedia8538 mudane waan kaa gudoomay saaxib. Madaxwaynaha adiga waqtigaagii ayaa wili socda odey adigaa madaxwayne ah hadda. 😄

    • @fittboi390
      @fittboi390 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Laalayslyrics saxiib salaama wax badn ayaan comentiydada arkay nin wax badn fanka ka fahnsan ayaad tahy

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Laalayslyrics war adiga kama dabo hadli karo madax deyna tahay

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fittboi390 Saalama Saaxib waa sidaaye soodhowow walaalkey.

  • @abdalleabdirazik2576
    @abdalleabdirazik2576 4 ปีที่แล้ว +23

    Cagaar Wayne iyo hawd
    Shaxda cidhifyadeedee
    Cajiib waa dhul Halgan hablo qurux badan iyo dad gob ah caan ku ah waa dhulka ay ku hanada qaadeen ama ku dhashee abwaanadii iyo halgamayaashii ugu magaca dheeraa Somalida sida Cali dhuux adan sayid maxamed abdule xasan iyo ismaaciil Mire iyo kuwo lamida waa inta buuhoodle ku soo jeeda waa dhul geela iyo fardaha lagu dhaqo waan dhul murtidu ku abtirsato
    Buuhoodle 💟

    • @NaturalEnvironment224
      @NaturalEnvironment224 2 ปีที่แล้ว

      Allayacizek! Beeen kamaaad sheeegin😍💋

    • @rukiaabdulle420
      @rukiaabdulle420 ปีที่แล้ว +1

      Waa gabadha dhulbahante

    • @Saidwalax
      @Saidwalax 8 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad waa dhuulka soosaray
      Abwaanada iyo halgamayaashii
      Somaliyed ee kala ah
      Cali aadan goroyo cali dhuux
      Ismaciil mire sayid maxamed
      Samantar baxnan cilmi carab cabdi

  • @aaminonuur8091
    @aaminonuur8091 4 ปีที่แล้ว +22

    Qalinle waxuu kamid yahay dadka tirada yar ee codkoodu ruuxdenu ku diirsato cajiib.🎻

  • @queenhaldhaa8467
    @queenhaldhaa8467 2 ปีที่แล้ว +12

    Heestan waan iska Jeclahay Xaajigayga💍 Amiirkayga🤴🏻 Ayaa ii Hibeeyay Hada ka Hor Alle Ha isu Daayo intii Sidayada isu Jecel,,

    • @Atharimedia99
      @Atharimedia99 ปีที่แล้ว

      Oof تسمينه بأمير لك ما شاءالله
      من هنا علمت انك لست في شمال الصومال
      وان أخطأت فإني ظالم لالشماليات

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees mudan in schoolada lagu dhigo, ereydu labo labo bay isaga soo horjeedaan, sida culay madoow ma aha casaan diirana maha, cajiib!

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhulbahante cashaaq tabtay ereyahan ayay curiyan. Issaqh kaban qatayna codkan ayay dhaxal nogareeban.🔝💙✅✅🎻🎸🎤 BOTH QALINLE & the writer deserved award 🥇👑.
    💙👑Anuu taan calmadaaye ka cashaaqay haween
    Caato weyd maahoo hilibna muu cusleeyninee
    Oo culay madoow iyo casaan diiran mahoo
    💋💙✅🔛🔝Dheerer lugama caayo
    Cillaan gaaban mahee
    👌1️⃣💙Ciridiyo banaan kulul
    Dani kuma cilaan celin
    Caku didib cagaaglehe cakuyee... caku dibib caagaglehe
    waxay DAHABO ku nooshahay
    Wajeerweyne iyo howd Laagbooqol cidhifyadeedee
    💙🔝🥰Cuduur muu dishoonoo
    Koriin ma ceelinnoo
    Noolashii cidhidhiyo
    cood la'ana may mudan
    Caana ramadka geelo
    Laaghbooqol cidhifyadedee
    Keymaaha caagarka leh Cosobkiisa daaqoo
    🔝💙✅Dawee culay udgoonoo cartir fiil lamaariyo
    IDIL xosh caaddeeyey Hawlyari cabtaaye

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow wow,
    Hees culus iyo fanaan kaba sii culus ayaad soo qabatay maanta QALINLE aun

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 4 ปีที่แล้ว +5

    Wwwww maadeeys ishclaaaa mxaa maalo tahay uan muse ismacil qalinle wlh tilmaamta heesta wxe iila muuqataa saado cali warsame aun ayadaa suuradaas laheeed oo sifeentaas

  • @mohamoudhajji4449
    @mohamoudhajji4449 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa Heestii Adeerkay Abwaan Mohamed Jibriil Caateeye Runtii ereyo aad u xigmadleh weeye dhamaabteen fanaanka qaadayanaa waa qalinle ♥️♥️♥️♥️

  • @cirgujiyexasan958
    @cirgujiyexasan958 4 ปีที่แล้ว +5

    Asbuucii ismaaciil qalinle, "inanyahay ina kala dadab" ku soo xigsii ustaad.

  • @brahimhassan2083
    @brahimhassan2083 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadii adduunka wax ka dalbo lay dhihi lahaa keliya waxaan dalban lahaa koob shaax rinji ah iyo rikoor uu qalinle ku duuban yahay. And I can leave the world

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน

    Waa eraydii abwaan maxamed xuseen jibriil (cateeye)
    Laxanka iyo kabanku waa xassan sabrie afrax (garayt )
    Waxa ku luuqeynaya lama helaankii muuse ismail (qalinle )
    Allah unaxristo inta kale abwaanka ma hubo 😢😢
    Hesta baydhba maqan mise waxa laga yaba in dubistu inta tahay🙏

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +7

    Ayeeday canab alle ha uraxmado walle makaftamayo waa ayeeyo😎😍😊😋😂🤣

  • @hassanbarre246
    @hassanbarre246 4 ปีที่แล้ว +13

    Sixitaan
    Gaawe culay udgooniyo
    Cartir fiid lamariyoo
    Idil xoor cadeeyey
    Hawl yari cabtayee
    Mahdsanid maadays tube🙏

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 10 หลายเดือนก่อน

      Hassanbare mahadsanid gaawe waa biraha geela lagu liso daawe na waa birta canjeelada lagu dubo 😮

  • @fittboi390
    @fittboi390 4 ปีที่แล้ว +11

    Saxiib heesta amal ee uu qalinle ku luuqeeyo orginal keeda raadi hees qaali ah waye waana la la,ayahy cid orginlkeeda TH-cam so galisa mahdsnid

  • @mohamedrashiid6617
    @mohamedrashiid6617 4 ปีที่แล้ว +5

    Xaqiiqdii waa mid ka mida kuwii ugu wacnaa hobaladii dalka soo maray Inta uu sheegayba waa buuhoodle bay ku yaalaan cagaarweyne iyo hawd magaca shaxduna intii aan buuhoodle loo bixin baa shaxda la odhan jiray

  • @libanmohamed1842
    @libanmohamed1842 ปีที่แล้ว

    Ereyadii abwaan maxamed jibriil caateeye ,cagaarweyne iyo shaxduba waa magaalada suugaabta soomaaliyeed ee buuhoodle❤

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 ปีที่แล้ว +1

      fadlan reer cagar weyne maa taahay

    • @libanmohamed1842
      @libanmohamed1842 ปีที่แล้ว

      Haa wlo abwaanka heesta sameeyay ayaanu isku deegaan iyo isku reer nahay adiguna

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhagaysiga codka AUN Muuse Qalinle caadi maaha, Maxamed ahaan waan kaga bogsadaa wixii heerya ahaa oo isaaran markaa, in maanta oo dhan aan ku soo celceshado hees qudha xataa marmar waan arkaa lagama daalo dhagaysigiisa wallaahay.
    Ilaah godka ha kugu Janneeyo sxb

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว +3

    Aun qalinle hees macaan oo fasiixa mahadsanid masuul

  • @AhmedGeydhe
    @AhmedGeydhe ปีที่แล้ว +1

    Cagaarwayne Hawd waa deeggaan Taariikhi ah Waa meesha Xilgii daraawiishta Dagaaladii ugu badnaa ka dheceen waxay dhacdaa ama ku taal Gobolka Doollo Somaali-galbeed inta u dhaxaysa Wardheer iyo Gallaadi Degmada gallaadi ayay dhanka wardheer ka jirtaa 64-Km halka Xarunta Gobolka doollo ee Wadheer ay u jirto 59-Km waa dhulka hodan ku ah Xoolataaqeenka Qabiil ahaan waxaa daga Majeerteen Reer Biciidyahan
    Rabi ha unaxariisto Fannaanka Heesta Qaaday Muuse ismaaciil Qalinle

  • @fingilaa
    @fingilaa 4 ปีที่แล้ว +5

    Waw qalinle 🤍🤎 waa taageraa

  • @attosh123
    @attosh123 4 ปีที่แล้ว +3

    Fannaankii codka libaaxa(Dinaaho) lahaa MUSE ISMAIL QALINLE😍

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +2

    Qalinle Fanaan Cod Cajiiba leh Allaha unaxariisto

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idiriscabdiraxman9915
    @idiriscabdiraxman9915 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh malinkaan maqlaybaan soo radiyay 2023 first daybaan maqlay kaalay arag

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa Sallaam. Muuse Ismaaciil Qalinle. ♥️

  • @QuruxbilaMuqdisho
    @QuruxbilaMuqdisho 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyada AUN xasan Qawdhan
    laxanka AUN xasan great
    codka AUN muse ismaaciil qalinle

  • @drkurtun270
    @drkurtun270 4 ปีที่แล้ว +4

    waaaaw wllsare waa hees caaqiba leh inkastoy adagtahay in lahelo waqtigaan inan intaba kulmisatay.
    waxaad modaa xoogaa jaqaf ah iney ku jirto hadaa kasaari karto mahad sanid in badan masuul

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 4 ปีที่แล้ว +10

    *waan ooya heesta markaa dhagaysto wllhi waxaan ku xasuustaa jeceylkagii oo iga tahriibtay ayaa mar walba wada dhagaysan jirnay*

    • @mahadcarte1262
      @mahadcarte1262 4 ปีที่แล้ว

      Raadi sxp qofta

    • @khadarabdilahimohamed2849
      @khadarabdilahimohamed2849 4 ปีที่แล้ว

      @@mahadcarte1262 lama helaayo sxb filaaya

    • @xiisxaaji6336
      @xiisxaaji6336 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh lkn hada rajo maka qabtaa qoftaas ?

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa bay kaa tahriibtaye maxaa la oyday. Miskiin! Heesaha daadiska dhagayso kuwaan adiga laguuma Tala galin.

  • @abshirali9018
    @abshirali9018 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto al fanan muuse ismaaciil qalinle

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaw sxb waxaad u dhaadhacday kaydkii Aun muuse ismaaciil qalinle sxb bal noo soo gali wixii kale ee aad heesihiisa layaabka lahaa aad ka haysid maantaanba waxaan dhagaysanayay heesihiisa qaar ka mida sida
    Samsam
    Aabe sii
    Geestaada ila qabo
    Jacaylkuna gedii raac
    Jiriirico
    Iyo qaar kale

  • @Natural22693
    @Natural22693 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sxb horay usco

  • @mubarakatteye8015
    @mubarakatteye8015 ปีที่แล้ว

    Heestii adeerkay maxamed Jibriil

  • @abdirizaksiyadhussein4773
    @abdirizaksiyadhussein4773 4 ปีที่แล้ว +8

    Editinkaagu wax kale weeye wlhi

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 10 หลายเดือนก่อน

      Waaba waxa xiisa gelinaaya in lagula dhamaysto ereyadaan cajiibka ah

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +9

    Hadde anigana laygama waayo meel QALINLE laga sheego hhhh

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว

    الذكريات تبقي في قلوبنا مهما طال الزمن ،،، الرحمه والمغفره موسي اسماعيل

  • @muhyadiinqoslaaye1047
    @muhyadiinqoslaaye1047 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw hees waxkaleesan waaye

  • @MubYus
    @MubYus 14 วันที่ผ่านมา

    Anigu Naag aad buuran ayaan jecelahay, Cagaarwene tegi maayo

  • @setnetchannel7489
    @setnetchannel7489 4 ปีที่แล้ว +1

    Caku didib cacagle waxay canabaku noolshayhay cagaarwayne iyo howd labaf eray ee is qaninsiyay midna tognan midna waa tabnan aadamaha ladaba afsomali wuxuu dhameyay maxamed

  • @xamdaancabdirsaaq3121
    @xamdaancabdirsaaq3121 4 ปีที่แล้ว +5

    Best channel for Qaraami Song keep it up

  • @abdikanishirar7491
    @abdikanishirar7491 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanka codka gariira hobol cod halaasi ah leh❤❤

  • @alimacalin6748
    @alimacalin6748 4 ปีที่แล้ว +4

    Maalin walba waan soo booqdaa best chnal walhi🤩

  • @setnetchannel7489
    @setnetchannel7489 4 ปีที่แล้ว +1

    Waligeed dad waan ka wadanisanayn

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 4 ปีที่แล้ว +2

    Heeska Hal ku dhigiisu waa Caku Ereyda iyo Muusic waa Maxamed Jibriil 10.8.1972

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว

      Cagaarweyne waa sida ay diiwaanka ku gashay. Magaca dadku u yaqaano iyo midka abwaanku u bixiyay waa kala labo

    • @yooniscaliafrax2251
      @yooniscaliafrax2251 4 ปีที่แล้ว

      @@maadeys Cajalada Keydka Radio muqdisho sidaa baa u diiwaan gashay

  • @laafa_cadde
    @laafa_cadde 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan 2017 baa iigu horeysay baan dhegeysty
    Maanta markala dhegensnyaa
    Hees waa dhaafty runti

  • @kamilhussein5082
    @kamilhussein5082 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah waan jeclahay chanalkan lakin codsi walal please heesaha ahmed gacayte uu qaado nosoo gali 🙏

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma eedaday saado cali baa tolow taasi

    • @setnetchannel7489
      @setnetchannel7489 4 ปีที่แล้ว +1

      May waa gabadh kalow caan ah walal xitaa ka midhaha sameyay ex buhodle weeye labaduba

  • @bashiir1881
    @bashiir1881 ปีที่แล้ว

    Maadeeys maad ba mahaysaane heeso le ku jira channel kiina no comment

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 3 ปีที่แล้ว +1

    Al fanaan qalinle yuu ka ahaa ree sheekh isxaaq iga dabageeya

    • @yahya579
      @yahya579 3 ปีที่แล้ว +2

      Garxajis, Ciidagale, Abokor Muuse.

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yahya579 dabadeed fanku garxajis buu ahaa

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@yahya579kasii ah xassan abuukar

  • @abdiabdulahiyoutube7446
    @abdiabdulahiyoutube7446 2 ปีที่แล้ว +1

    caku didib cagaleh waxay canab ku nooshahy cagarwayane iyo howud

  • @XamdiCabdi-f6g
    @XamdiCabdi-f6g ปีที่แล้ว

    cakuyeey hakudin

  • @aliahmedgurey8422
    @aliahmedgurey8422 2 ปีที่แล้ว

    Heestii caku muuse ismacil qalinle

  • @basi4652
    @basi4652 ปีที่แล้ว

    Aniguu itilmamaya❤

  • @CabdiqaniAadan-o1z
    @CabdiqaniAadan-o1z 8 หลายเดือนก่อน

    Cagarweyne iyo shaxdii buhodle

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 4 ปีที่แล้ว +3

    Qolka no sameeyo saxibyaal an wadadhageysano heesaha

  • @koosmohamud-s2y
    @koosmohamud-s2y 10 หลายเดือนก่อน

    Cagaarweyne my home reer hamud thks

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 4 ปีที่แล้ว +2

    Maadeys saaxib welcome

  • @sahra_muhammad
    @sahra_muhammad ปีที่แล้ว

    Qalinlee😢❤

  • @abdiahmed5092
    @abdiahmed5092 2 ปีที่แล้ว

    Axyaa cod alàw kuu naxariiso

  • @fadxiahmed9734
    @fadxiahmed9734 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem4731 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan waaba crazy 5 meelood baan ku arkayoo mid waa gooni

  • @abdiraxman-vp3dd
    @abdiraxman-vp3dd ปีที่แล้ว

    Waaa❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikadiromarJj
    @AbdikadiromarJj ปีที่แล้ว

    Waa hesta anujeclahay

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb page baa maqan kii uu reerka ku amaaanayay cumar hawl. Ogaaliyo cali waa walaalo beesha buu ku amanaayay Waxa ka mid aha cidhib waxay ku leedahaya ceebla hoyadeed

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว

      duubistan maaha sxb tan sidan ayay full ku tahay.

    • @khadarabdilahimohamed2849
      @khadarabdilahimohamed2849 4 ปีที่แล้ว

      @@maadeys haaa grty sxb

    • @siyaadiraad2049
      @siyaadiraad2049 4 ปีที่แล้ว

      waan arkay xitaa aniga curad hawl ogaaliyo cali waa walaaloo

    • @simanzakariye7182
      @simanzakariye7182 4 ปีที่แล้ว

      2 qeeb waaye heesta marka oo page ku jirana hidaheena caanka calanka buluga qeebta maqan mudug boy anu taan calmaday qor wey kusoo baxee qeebta family ku jiran 8daqiqa melahaas

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 ปีที่แล้ว

    ayaa cagar weyne degan pls waxan uu bahna doctorka halkas dagan ee affectation ka daweya 😢😢

  • @cabdikariinismaaciil7374
    @cabdikariinismaaciil7374 2 ปีที่แล้ว

    MAXAMED YUUSOF

  • @shiilalle
    @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta qayb ayaa ka maqan mise anaa mooda?

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +1

      markan way dhantahay sidaad musigaba uga jeedid oo waa orjinaalkii waxaa jirta qaybo kale uu kaban ku qaadaayo sxb ee middan oo wax kale ku jiraan ha sugin masuul.

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maadeys
      SaaS miyaa masuul
      Markaa 2 jeer ayuu qaaday heesta
      Sababtoo ah mar waxaa jirta uusan qaadaynin qaybta uu CALANKA kujiro kkkk balse iminka waa uu qaadayaa qaybtaas
      Marka waxaa jirta uu ammanayo qoyska gabadha dhalay

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +1

      haa sxb waa sidaas

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +2

      Way jirtaa bayj kale oo uu qaadayo balse heestu sidaan bay original ku tahay baan u malaynayaa siduu Maadeys sheegay

  • @abokormaxamed155
    @abokormaxamed155 2 ปีที่แล้ว

    Cagaarwayne iyo hawd

  • @ahmedindhoofficial6921
    @ahmedindhoofficial6921 4 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta qaaliga ah ee ku xidhan maadays subscribe isaara idinko mahadsan

  • @abdiqafarxamsa1845
    @abdiqafarxamsa1845 2 ปีที่แล้ว

    Aduunyo wakaa gabdhaheeni sidaan loo amaani jirey maanta tiktok is ruxaya

  • @yusufosman5102
    @yusufosman5102 2 ปีที่แล้ว

    Cazta weyda ma ajano??

  • @abdirahmanmohamed5334
    @abdirahmanmohamed5334 4 ปีที่แล้ว +2

    Holac

  • @CadiXaadXasan
    @CadiXaadXasan ปีที่แล้ว

    Cadi.xaad.xasan

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 ปีที่แล้ว

    Shaxda = buuhoodle

  • @khadaryolac
    @khadaryolac 4 ปีที่แล้ว +1

    Cuud la'aan*

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +2

      waa sidaas sxb coodna waa la dhahaayee ogow

    • @khadaryolac
      @khadaryolac 4 ปีที่แล้ว

      @@maadeys
      Waa si wacan sxb. Se heestan erayadeeda Xasan Qawdhan inuu leeyahay bay ila tahay waa abwaankii gaarka ahaa ee Qalinle, heeso badan oo caqiibo lehna curiyay.

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +1

      heestan waxaa leh maxamed jibriil. qawdhan kaliya heesaha uma sameyn qalinle waxa uu qaadaa heeso ay sameeyeen axmed saleebaan bidde, abwaan qaaqaay iyo hadrwaai iyo rag kaleba.