QUDBO SIRADA IYO QIYAAMADA - EPISODE 10 MUNIIR AQAA, QALANJO SOMALI -SUMAN PODCAST EP10 DEEQ DARAJO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มี.ค. 2024
  • Catch us on our social media
    Instagram_ / darajo_boy
    Instagram _ / somflix1
    TikTok_ / somflix1
    TikTok_ / deeq_darajo01
    Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

ความคิดเห็น • 104

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 3 หลายเดือนก่อน +15

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz 3 หลายเดือนก่อน +35

    Wa gabadhi igu horeesey e Somaliyed an ka heley caqliga degananta . Beautiful intelligent, smart , strong Allahuma Barik sister.

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 3 หลายเดือนก่อน +11

    Wow qalnjo somli degan hadal qurx badan iyo caqli degen❤

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 3 หลายเดือนก่อน +17

    Quruxlaydaa wn jclhy qalanjo wn ku salamay xbbti ❤,
    Deeq adbad ugu mahadsanthy barnaamijyada fcn ed nala wadaagto mrkasta. Keep it up😊

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed7908 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wiilka si dhaqsi leh 50k anku gaarsiino insha allah ka badan ayuu u qalmaa wllhi 😢 CIWAANKIISA HORE 300K AYUU ku dhawaa meybi ina laga jabsady ani wiilkan wanla socday barnaamij walba oo so dhigo ❤ WLLKEI MCN KEEP GOING ✊️

  • @ayzaryare1046
    @ayzaryare1046 3 หลายเดือนก่อน +7

    Qalanjo Somali ma daawin jirin,Muniir Aqana wax kle baaba ka aaminsanaa Balse 40 daqiiqo een dawaday Labadoodaba shaqsiyadoda ayaan in yar ka bartay waana ku faraxsanahay ee Sxb mar kle noso celi labadooda Mahadsanid ❤

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz 3 หลายเดือนก่อน +9

    Jaceylka wa ixtiraam kala danbeyn iyo kalsooni💪

  • @khadar_shariif
    @khadar_shariif 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ma shaa allah Quruxi waa diin look how she is beautiful so amazing ❤ wearing Hijaab Every girl who wear hijaab is soo beautiful 😍 🤩 👌 💖 ma shaa allah Diinteenu waa qurux akhlaaq Xishood iyo Karaamo alhamdulilah

  • @ShamsaHassan-gc3hr
    @ShamsaHassan-gc3hr 3 หลายเดือนก่อน +3

    Amiin qofkey sokorise lee dharemi karo my duni ayeyo ilahay hanodayoo❤

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ayeeyo allah u naxariisto 😢😢😢😢 of course ma ayeeyo i love u ❤

  • @zeynabnoor9307
    @zeynabnoor9307 3 หลายเดือนก่อน

    Manshaalah thank you for your great advice bro muniir

  • @asmamed190
    @asmamed190 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waa Gabdh Aqli badan Masha Allah ❤

  • @ayanmohamedeman4817
    @ayanmohamedeman4817 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allha ❤❤❤❤ Wlhi waa wan fican thanks dhamantin

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw m.a keep going noo soo badi

  • @daahirx999
    @daahirx999 3 หลายเดือนก่อน

    That is good point👍 keep it up pro

  • @user-ew9jq1ys1g
    @user-ew9jq1ys1g 3 หลายเดือนก่อน +1

    maashalal wllhi hooyaaaday baa saaxiib laahay hooyo mcn

  • @user-hb2iq4fs6d
    @user-hb2iq4fs6d 3 หลายเดือนก่อน

    Somflix
    dhammaantiin wan idinsalaamay gaar ahaan abaayo qalanjo somali ❤

  • @user-sk9wv3dk4u
    @user-sk9wv3dk4u 3 หลายเดือนก่อน

    Mash allh 🎉

  • @mssnafaqo7796
    @mssnafaqo7796 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ani xita ayeeyo koris ahy ilow cilmi dheer isii waan jclhy ❤️🥰🫶🏻

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 2 หลายเดือนก่อน

      AAMIIN YAA ALLAH

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b 3 หลายเดือนก่อน

    mansha allh woooow mansh allh ❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah qalanjo waa fariid isku kalsoon .

  • @user-gb2tt3ol8n
    @user-gb2tt3ol8n 3 หลายเดือนก่อน

    Zxpkeyga guuleyso

  • @zaynabcabdiwali312
    @zaynabcabdiwali312 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ale hainibarakeyo muniir io qalanjo somali io abowe❤❤❤❤❤❤❤❤jalanka leh❤❤❤❤ teem ayeyo koris lkn ani wey iga geryotay ale haunaxaristo ❤❤❤❤❤ paladins wacan waninikaga mahadcelinena

  • @ZamzamElmi-rb7bn
    @ZamzamElmi-rb7bn 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi barmaamuj ku dayasho mudan ❤😊

  • @amranmoha9230
    @amranmoha9230 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran❤

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 3 หลายเดือนก่อน

    Beautiful qalanjo dagan❤

  • @OmarAbdi-ng8bj
    @OmarAbdi-ng8bj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nimanyahow horta shaqo fican baa heysaan kowdhaha🎉midda labaad waxyalahan jaceyl ka iyo cantara baqashka inaga daaya please, wax nuxur leh nooso gudbiya sida hormarka dadka sameeyey, nolosha dad sare marey dadka hankooda dhisa oo baraarujiya ee inaga daaya jaceylkaan iyo afaaraha hoose

  • @ziyaa-isse
    @ziyaa-isse 3 หลายเดือนก่อน +2

    ani sheikh ma ahi la soco 😂😂😂😂

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 หลายเดือนก่อน +3

    furiinka xataa hadaad kaftan u tidhaa waa kaa furmaysaa lkn meherku bilaa wakiil ma dhaco ,sida waalidkaa ,walaalahaa ama amiirka ama magaaldada aad ku nooshahy masuulkeeda marka la waayo dadkaaga ama ay dhinteen

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b 3 หลายเดือนก่อน

    Mansh allhu akbar maansh allh maansh allh ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤🎉

  • @FaadumoMaxamed-hf7nd
    @FaadumoMaxamed-hf7nd 3 หลายเดือนก่อน +1

    So beautiful girl manshaalah

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 3 หลายเดือนก่อน

    muniir waji malihid aawey saaxiibadaadi #laali boys

  • @MustaphIbrahim-qw8pz
    @MustaphIbrahim-qw8pz 3 หลายเดือนก่อน

    Less than 90 but grate than 90

  • @MohaMet-gd7bp
    @MohaMet-gd7bp 3 หลายเดือนก่อน

    Horay Uu socda

  • @FarhanHussen-fn1fi
    @FarhanHussen-fn1fi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sxpkey Deeq waxad uqalanta 1m subscribers

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 3 หลายเดือนก่อน

    Next doni b keen

  • @user-eo1gk3tk1u
    @user-eo1gk3tk1u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qalanjo always qwn❤

  • @najma649
    @najma649 3 หลายเดือนก่อน

    qudbo siro ma fiicna diin ahaan a u mafiicna waana xaaran

  • @liifiyoore1650
    @liifiyoore1650 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alah waa gabar caqli iyo diin iyo daganaan ilaah usoyay❤❤❤

    • @lareindenegan
      @lareindenegan 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mr_lii_king
    @Mr_lii_king 2 หลายเดือนก่อน

    Gabar cod wayn ilama ahan inay jaceyl taqaaano 😂😂😂😂

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 หลายเดือนก่อน +2

    qudbo siro guur maahan waa xaaraan

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 3 หลายเดือนก่อน +4

    QALANJO ❤❤❤ XABIIBTI DAR ALLE AYAAN KUU JECLAHEY HORE USOCO

  • @aliafdeer7806
    @aliafdeer7806 2 หลายเดือนก่อน

    Jacelka waa naxariis pls dhamaankiisa xanuun zaid 😢

  • @user-yn5hx8ox5h
    @user-yn5hx8ox5h 2 หลายเดือนก่อน

    Muniir awal waa jeclaa lkn hada 😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anigana sidoo kale Ayeeyadee illahy ha idhowro 🤗❤️

    • @ShamsaHassan-gc3hr
      @ShamsaHassan-gc3hr 3 หลายเดือนก่อน

      AMiin aniga hitaa ayey koris ahy❤❤❤❤ alxm my duni

  • @documentaryboi8328
    @documentaryboi8328 2 หลายเดือนก่อน

    Suasheyda wxey tahay qoftaan hada #Mamadoowdahay 😂🙈

  • @ApdManaanMaxamed
    @ApdManaanMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Jaceel Aabahaa was😢😢

  • @user-ew9jq1ys1g
    @user-ew9jq1ys1g 3 หลายเดือนก่อน

    😘😘😘😘😘

  • @Amlaah
    @Amlaah 3 หลายเดือนก่อน +1

    3 sano oo sxiibnimo ah waa yaryahay walaashay ka fiirso 😂

  • @Hooyo.seynibSon-xb6yx
    @Hooyo.seynibSon-xb6yx 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb qoftan iyo wilki kle oo lha Gabadheey school mageeynayo vidioga inaan ku cishta rwa mar kle so post Gareey plz plz

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 3 หลายเดือนก่อน +16

    The question is why should you bring your privacy to public?

    • @suleimanabdi2742
      @suleimanabdi2742 3 หลายเดือนก่อน

      It is very important

    • @malyuunmaxamuud5033
      @malyuunmaxamuud5033 หลายเดือนก่อน

      Dadku waa somali luqada lagu hadlayona waa somali adigana somali thy maxa English u soo qoree

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayeeyo

    • @user-wm9hd4sm7b
      @user-wm9hd4sm7b 3 หลายเดือนก่อน

      Waaaxaaraaan wll ax 😢😢😢ax😢😢

  • @deeqowdheeraa6380
    @deeqowdheeraa6380 3 หลายเดือนก่อน

    Wallhi anigo idindawanayo xitaa ayeeyo koris baan ahay

  • @farxiyomaxamed6436
    @farxiyomaxamed6436 3 หลายเดือนก่อน

    Intee barshuudka uwadataa kulahaa muniir wan qoslay😂😂😂😂

  • @cabdiraxiinxassan6633
    @cabdiraxiinxassan6633 3 หลายเดือนก่อน

    90km waayeh sxb

  • @KhadijaAxmed-xe1ul
    @KhadijaAxmed-xe1ul 3 หลายเดือนก่อน

    Ani sheekh ma ihi lasoco yaa😂😂😂😂

  • @SafiyoJeyte
    @SafiyoJeyte 3 หลายเดือนก่อน

    90 kiilow mitir😮

  • @wllsafii
    @wllsafii 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lilcato is not easy

  • @RamadanHassen-nj2gt
    @RamadanHassen-nj2gt 3 หลายเดือนก่อน

    👌 saddex qoF oo wax Fahansan HorTa Fikirka LaYsku Naca LaYkuna JecLada Marka🫡

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayeyo ilahow jannada gee

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 3 หลายเดือนก่อน

    Waa 90 kiilamitir sxb

    • @ahmedrashid5668
      @ahmedrashid5668 3 หลายเดือนก่อน

      Waxas wa qurafad niyow meel eey dinta kaga taalo

  • @AhmednurAbdulahi
    @AhmednurAbdulahi 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb masaafada qaa 30kkowmitir😊😊

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 3 หลายเดือนก่อน

    Waa naag waalan nin shantiisa waqti tukado ilaahey ka baqo adigaba ilaahey ka baqin oo surwaal xirato jirkaagane baneeya yaa u sheegee waxaa fasahaad wayn baatahay

  • @faadumocali2434
    @faadumocali2434 3 หลายเดือนก่อน

    Hada raga qayanabadan

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 3 หลายเดือนก่อน

    90km

  • @abdikadirissackbiyey6253
    @abdikadirissackbiyey6253 2 หลายเดือนก่อน

    90km waye inay ka fogadan mesha walidkoda joga kkk

  • @FarahAwed-jw9hf
    @FarahAwed-jw9hf 3 หลายเดือนก่อน

    100km oo toos ah

  • @Dayax2208
    @Dayax2208 3 หลายเดือนก่อน +1

    nio queen canab soo qabo

  • @maxamedyoolax6655
    @maxamedyoolax6655 3 หลายเดือนก่อน

    90kiila mitir

  • @ShugriAli12
    @ShugriAli12 3 หลายเดือนก่อน

    70 km

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 3 หลายเดือนก่อน +1

    DEEQ NOO SOO BADI DOOD WADAAGA WAAN JECLAHEY

  • @fowziamohamed9409
    @fowziamohamed9409 3 หลายเดือนก่อน

    Sida okale aayeo

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 หลายเดือนก่อน

    😂qayaano hadaa sheegtay qax aaba iga yeertay inaa ii jeedaa u malaynaayey 😂😂😂😂

  • @siraajeosman7199
    @siraajeosman7199 3 หลายเดือนก่อน

    Ogadeen jcyl maba ku dhaco benta nagala taga.😂

  • @user-rz3be3ws3o
    @user-rz3be3ws3o 3 หลายเดือนก่อน

    Hadalkii sheikh mustafe
    Soomalida waa dadka keliya dhageysta dadkoda waa waalan 😂😂

  • @user-wc8fg5xi8v
    @user-wc8fg5xi8v 3 หลายเดือนก่อน

    Qalanjo qoordheer

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 3 หลายเดือนก่อน

    Suufiyaashu waxaa dhahaan 90 kilomiter Qaar. Waxaydhahaan geed ayaa inbadan laguwareejiyaa

  • @deeqaluulali8751
    @deeqaluulali8751 3 หลายเดือนก่อน

    Ma .

  • @user-rf1zv3lu1d
    @user-rf1zv3lu1d 3 หลายเดือนก่อน

    30

  • @AishaabdullahiDiirie
    @AishaabdullahiDiirie 3 หลายเดือนก่อน

    Masaafo ilaa 60km

  • @maryandaud3153
    @maryandaud3153 3 หลายเดือนก่อน +1

    40km

  • @ayuubak90
    @ayuubak90 3 หลายเดือนก่อน

    60 kilometre waye is masaafeysiga

  • @aliamiinmohamed8065
    @aliamiinmohamed8065 3 หลายเดือนก่อน +1

    Deq darajo lipx barnamijyadan daily noga dhig hee saaid uwadana

  • @user-mj1uw4xc9c
    @user-mj1uw4xc9c 3 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊saa😊😊😊😊❤❤😂😂😂❤❤❤❤

  • @wardimaxamed114
    @wardimaxamed114 3 หลายเดือนก่อน +4

    wa sx jecelka wa ixtiram io kala damben tasaa xaqiq ah

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 หลายเดือนก่อน +1

    dadka waxa ka yaabay qudbo sirada guur u haysta ,waxay lamid tahy adoo bilaa meher lagugu haysto sida gaalada oo saaxiibtinimo iskula jooga

  • @ramlaqooje9579
    @ramlaqooje9579 3 หลายเดือนก่อน

    Bada liiido Aya laguusamey waan xeebta labad meshey iskuso mehersadan gabarwalbo wiil ladhashy hoyo iyo abena kunolyiihin sharaftod ilali plz

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 3 หลายเดือนก่อน

    All man cheat xaa waaya

  • @nagadmohamedbella4697
    @nagadmohamedbella4697 3 หลายเดือนก่อน

    Munir aqaa is not easy 😂😂😂😂

  • @suleimansra6856
    @suleimansra6856 3 หลายเดือนก่อน +1

    HABLAHA SOMALIYEED WAXAN KULA TALINAYAA INAY ISKA DAYAN BIRAHAN SANKA LAGU XIDHO IWM HABLAHA SOMALIYED WAY ISKA XIDHAN EE MA YAQANAN SABABTA KA DANBEYSA EE REER GALBEEDKA HAWEENKOODU WAXAY U XIDHAN WAA CALAMAD LAGU GARTO KUWA JIDHKA KA GANACSADA SAS DARTEED HAKA DIGTOONADAN BIRAHA SANKA AY HAWEEN KUU XIDHANAYAN

  • @caydiidfaarax2308
    @caydiidfaarax2308 3 หลายเดือนก่อน

    Aqaa 49kv 6dy hassan 47k 2w

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yarkan You tuber ka ah codkisu waa very low fadlan codka kor u qaad.

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 3 หลายเดือนก่อน

    Dumar laguma gobanin wx ficanbay ushegen inamadu baryahn dhaqamo cusub oo xunba dumarlandnimadi loguso gabada qalnjoy huno

  • @user-to8bd6yy2m
    @user-to8bd6yy2m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhĥĥhhhĥhĥhhhuhhhhhj jhujhhuyhhhjj

  • @user-hd8tr9kc8t
    @user-hd8tr9kc8t 3 หลายเดือนก่อน

    Maxad ku fali adiga marabo taliye

  • @MaxamedmuuseMohaz
    @MaxamedmuuseMohaz 3 หลายเดือนก่อน

    90km