Cabdikariim Axmed Mooge, oo baaq u diray Madaxwayne Biixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 143

  • @Gulletjoseph3
    @Gulletjoseph3 3 ปีที่แล้ว +26

    MAYOR waan ku garab taaganahay viva mooge

  • @nasteexonasteexo184
    @nasteexonasteexo184 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan waa nin loo soo diray caasimade ha loo dayo Abdikariin ahmed mooge mayerka caasimad inuu noqdo rajaynaynaa wayo waa isbadalka caasimada mooge ha lo dayoo leenahay✊✊✊✊

  • @abdirahmanahmed9543
    @abdirahmanahmed9543 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdikariim magac uma ubaahna oo reerkooda ayaa magac leh ee waxa uu ka damqaday dhinta haysata dadkiisa iyo magaaladiisa taasina waa midda aan ugu codaynay ee Alle haku guuleyo Mayerka Hargeysa isha Allah.

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah madaxwaynaha mustaqbalka illahay hakugu asturo xilka laguu doortay aamiin

  • @زينبمحمد-ب5ل6غ
    @زينبمحمد-ب5ل6غ 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaal abdikarim qabiilkomadoran qaran ayakodurtey sidaa aad tahay haiskabadalin haadi adkugulesato mayerka hargeysa guul guul somalilan💪💪💪💪💪💪

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 ปีที่แล้ว +19

    Hadan wx kale lagu ixtiramy halagu ixtiramo Aabo hii iyo Aderki ALLAH ha u naxariiste 😭🤦‍♀️

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      isagaa ka sharaf badan aabihii iyo adeerkiiba. fannaan maaha sharaf!

    • @inacumar170
      @inacumar170 3 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r dulibad tahy ka carar mesha 😏

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r ma hoyadaba dadka sharafta siisa

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 3 ปีที่แล้ว +8

    mansh allah abdikariin Axmed moge wanu kugu fana geesi

  • @osmansaid880
    @osmansaid880 2 ปีที่แล้ว +3

    Man shallah

  • @ladanbulux4188
    @ladanbulux4188 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah c/kariin axmed mooge waxaan kuu rajaynayaa heer madam wayne insha Allah hore u soco qabiilkana ha u dhawaan

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 3 ปีที่แล้ว +15

    Mshaa alah tabarakalaah
    Hambalyo sida fcne aad uhadashay
    Somalilnd aday ku rabtaa iyo hargeisa ba Insha alah guul

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 ปีที่แล้ว +3

    Inay xidhaan bay rabaan oo ugu marmarsiyoodaan amnigaas khatar ku tahay. Guulayso mayor insha alaah

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdikariim ahmed mooge libaan hambalyo guul iyo gobonimo🥰💚

  • @faysawacays2859
    @faysawacays2859 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi anigo oon kula qolo ahayne aaya ku doranaya mayaar ka hargaysa wallo. Hore u soco walaalo alah haku guuleyo❤

  • @asmaahmed8112
    @asmaahmed8112 3 ปีที่แล้ว +2

    Inshallaah in madax waynuhu noo aqbalo ayaan rajeyneynaa

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 3 ปีที่แล้ว +5

    Guul iyo gabonimo ayaan ku rajaynaayah abdikarim mooge Qaraan baa uu codeyeey ooo Qibiil uumuh Codeyn

  • @amaalmohamed7886
    @amaalmohamed7886 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc allayacisak ilaahay riyadaada hakuu rumeeyo xaqna hakuwaafajiyo guuul guuul guuuuul

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 3 ปีที่แล้ว +3

    Qorshe kasta iyo munafaqad kasta oo qabiil iyo lacag laaluusha oo la bixiyo salka ku haysa waxa ka weyn rabitaanka shacabka ku doortay Alle haku guuleeyo MAYOR.

  • @samatarahmed2079
    @samatarahmed2079 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva C/Karin Axmed mooge🥳 waa adiga mayarnimada aday ku rabtaa casimadu ❤️✌🏿

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah nin culus alaha kubarakeeyo mooge

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...........

  • @nimcoyassin1806
    @nimcoyassin1806 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobonimo hadlaysa 🙏🏽

  • @inabadal2043
    @inabadal2043 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo ah Dhalinta ibraahim kood buur waxaan ku leeyahay waxaad jabisay darbigii ahaaa qabiilka ee anagaa markazta ku garab taagan maayar♥️👨‍⚖️

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi dhagax baanu kusaaraynaa hadii lagu musuqo

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 3 ปีที่แล้ว +2

    Mayor ha dhagysan waxaas
    Guul guul mayor

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuleeysa

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 3 ปีที่แล้ว +1

    gar iyo gardaraba waxad tahay mayorki aanu doranay inshallh wanad noqonysa💪🙏🥰

  • @hothoyouzuf4811
    @hothoyouzuf4811 3 ปีที่แล้ว

    Insha Allah Guul Io Gobinimo Ayaan Ku rajaynayaa wll Ina Kooge Liiban👑💪

  • @yaasminciise1624
    @yaasminciise1624 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaas waxa lagu baabinaya
    Mayor nimada lkn
    Joojin maynoo hadafkeena
    Inta inta laga gaadhayo ujeedkena
    Baro bogaan dadana wayska daali

  • @buuqsiraatechannel1236
    @buuqsiraatechannel1236 3 ปีที่แล้ว +3

    Adiga ayaa ah mayorka jamhuriyada somaliland

    • @ayaanismail4496
      @ayaanismail4496 3 ปีที่แล้ว

      Hhh maroodijeex dheh shuuba tahee

  • @dhabadawacan5462
    @dhabadawacan5462 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso insha alh noqo mayir bilicdii hargeysa soo celiya guulayso insha alh

  • @juma6506
    @juma6506 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva mogge.

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 ปีที่แล้ว

    abti inkastoo aanan kuu codayn maayirnimadaada lkn diyaar waxan u ahy inan kuu codeeyo xilliyo kle kulana shaqeeyo keep going abti

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 2 ปีที่แล้ว

    Waya kaa muuqataa inaadabeela daajiye waxa dhisa oo ilaahaya baa noo kaasoo diraye ilaahaye haku xafido indhaha caafimadka qaba waya mu arkaan

  • @jibriilsaaxil4522
    @jibriilsaaxil4522 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul guul siraganimalah ayaad uhadashay waanuna kugarabtaaganahay

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 3 ปีที่แล้ว +3

    Shacabkoo dhan ku garabtaagan in mayor aad tahy

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 3 ปีที่แล้ว +4

    Durba ma uuray ku kiceyeen waar ilaa tuuloyinka bari baa ninkan laga jeclyahay 1994 iyo Istanbul Ordagan Kii somaliland 2021 weyaan moge

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 ปีที่แล้ว +1

      Tassa dhaba insha allaaah hadiikale dhagax ban kugu gaynaynaa shacabka ayaa coodkoooda kugu hiiliyayyay taa lawaayana gacantooda ayaa ayay kucadayn hadafkooda

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 3 ปีที่แล้ว

      @@zayidmeeaad8660 karay inay hanjebiyaan bay rabaan dadan la degaan iyo qolo tona ahayn baa la jecladay dhagaxa iyo shiid toona isagon lo samayn buu helaya inshallaah

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 ปีที่แล้ว

    Eng. Osman abdillahi ali
    Waan ku salaamayaa. Faylka la sito sida shinnida uga carar.

  • @masblmahmett7108
    @masblmahmett7108 2 ปีที่แล้ว

    M.a ilaahay kakugu asturo maayar

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdikarimow, mayornimadada waxa isku haysta labada xisbi mucarid ee Wadani iyo Ucid. Waxba eeda Madaxweynaha ha Ka saarin, wixii xunba xaawa leh hakadhigin sheekada. Madaxweynuhu amaan bu mudanyahay doorasho xor oo xalaal ah bu qabtaye, waliba dawladiisu kharashkeeda qabtay.

  • @naztehomahamed3119
    @naztehomahamed3119 3 ปีที่แล้ว

    Geesi gar u bahan mar walba waxan nahay garb kaga wlalo c kariim axmed mooge 💪✨

  • @cabdimataancumar5334
    @cabdimataancumar5334 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @haajiabaaz3400
    @haajiabaaz3400 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi hadal nin ku hadlo damiirkiisu joogo waan dhisnaa balse ma dumino

  • @rashiidcabdi8979
    @rashiidcabdi8979 3 ปีที่แล้ว

    guul cabdi kariin a mooge

  • @sportshighlights7395
    @sportshighlights7395 3 ปีที่แล้ว

    Insha alalh mayirka hargisa ilahay ha kaa dhigo.

  • @Chacal-j3v
    @Chacal-j3v 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @ابوشير
    @ابوشير 3 ปีที่แล้ว +2

    (DHAL-FANAAN) KU RAACNAY EE KHAL-KHALISO YAAN LAGUGU RIDIN

  • @farax6361
    @farax6361 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabitaanka shacabka haloo tixgaliyo bulshada iyadaa doortay maayirka

  • @jibriilsaaxil4522
    @jibriilsaaxil4522 3 ปีที่แล้ว

    Guul guul abti ama awaw

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahay umada reer Haregisa hawkeeno mayor dacad ugu shaqeeya oo karti leh. A mooge waa shaqsi ku haboon lkn damaca -xasadka iyo munafaqada xisbiyada ayuu khatar ugu jiraa

  • @somalicitizen5933
    @somalicitizen5933 3 ปีที่แล้ว

    Adaan ku rabnaa cabdikariim

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว +2

    Odayaashan Xun Xun ayaa Niyad Jebinaya waxaasi waa waxa waddanku u Hor mari waayey

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 3 ปีที่แล้ว +2

    Mayor mustaqpaalka hargysai

  • @lipanyouzuph2922
    @lipanyouzuph2922 3 ปีที่แล้ว

    Hyeh mayer❤️

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobanimo caasimada somaliland inankan oo kale ayay u baahan tahay

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 3 ปีที่แล้ว +1

    mashalla mayarka hargeysa

  • @somalicitizen5933
    @somalicitizen5933 3 ปีที่แล้ว

    Successful ckariim

  • @axmedcoday7188
    @axmedcoday7188 3 ปีที่แล้ว

    Adeer barkhadan godonka barlamanka ha noqdo

  • @juma6506
    @juma6506 3 ปีที่แล้ว

    A sc.
    Maashallah.
    Alhamdulillah.
    Allahuma astajeeb Lana jameean amen ya Allah rabal-aallameen wa swbrr ala raasul Mohammed waa aalihii.ajmeen waa tabeenaa wa mn tabahom ilaa yomuddin A meen ya Allah rabal-aallameen. Mogge deserves mayorkaaa casimadda hgsa iwm.

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi kariim waan ku doortay,sidaan kuu doortay ayaa raka kula midana loo doortay laakiin saaxibadaa haday ku doortaan waa sax haday midkale doortaana lashaqee laakiin sidaad u hadlaysaa waxaa laga dhan dhansankaraa tigtaatoorinimo . Doorashaad ku timid doorashana ku fuul .

  • @Xikma41
    @Xikma41 3 ปีที่แล้ว

    Geesi qaran kuu taaganay isha allh mayarka wadanka

  • @dthunder180
    @dthunder180 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanu ku soo dhaweyneynaa mayorka hargeisa... Illahay ha kuu fudeydiyo.

  • @atika5785
    @atika5785 3 ปีที่แล้ว

    Mayor Abdikariim

  • @farxaanfiiroh1934
    @farxaanfiiroh1934 3 ปีที่แล้ว +1

    C Karin Mayer wanku garabtaganay

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wad guulesan donad cabdi Karin axmed mooge

  • @ziciidgamadiid7837
    @ziciidgamadiid7837 3 ปีที่แล้ว +1

    c/raxMaan Mooge wuxuuba u hadLaYaa inu kursiga MaaYarmimo ku fadhiyaba 🤣🤣👊

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed 2 ปีที่แล้ว

    waa geesi lkn wuxuu kusoo baxayay madaxwayne

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 ปีที่แล้ว

    Isbahaysi mucaaridna waan ka soo baxayaa cidna yey iska kaayo caabin macquul maaha meeshu waa siyaasad idinkaa aqlabiyad ah ee heshiiya hadii kale hadhuudhlaha ayaa la idinku dari waa la idin fagi,

  • @guray050
    @guray050 3 ปีที่แล้ว

    Hambaliyo

  • @Beauty.inspiration1
    @Beauty.inspiration1 2 หลายเดือนก่อน

    Inta halkan timid marka mooge qabyaaladii qaadatay 😅😅😅😅

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 3 ปีที่แล้ว

    cabdikariin waxaan leeyahay shacabku waxay kuu xaqiiliyeen inaad 17 xildhibaan ka mid noqoto lakiin inaad maayar noqotaa waxay kaaga xidhantahay inaad hesho aqlabiyada golaha deegaanka 26 kun ee cod aad heshay ma aha inaad dadka ugu fiicantahay laakiin waxaad ahayd darbi qabyaalada lagu duminayo qiimayntu waxay kuu bilaami doonta maalinta lagu dhaariyo
    Xildhibaanka batuun waxa loogu codeeyay waxaa lagu duminayaa dulmi dad nala mid ah lagu hayay ee ma aha inuu dadka ugu fiicanyahay qiimayntu waxay u bilaami doonta maalinta la dhaariyo hadii cod badan maayar lagu noqonayo batuun is guna gudoomiyaha baarlamanka

  • @ridwaanmawliid2860
    @ridwaanmawliid2860 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku Guuleyo Maayar Wlaahi Waxaad Hanitiday Quluubta Dadka somaliland oo dhan❤

  • @asmaahmed8112
    @asmaahmed8112 3 ปีที่แล้ว

    Ku guuleysatey maayir ilaahay ha noo kaa dhawro hana kugu garab hawshaa aad u heelan tahay

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +2

    Gaadhiga ninkii wadi jiree garan ha loo daayo adeer maayirka hargeysa waa soltelco ka hor baydh

    • @abdikhaliqabdillahi2048
      @abdikhaliqabdillahi2048 3 ปีที่แล้ว +2

      Ha qabyaalad hadlin ninkii hargeisa wax u qabanaya ayaa mayirka xaq u leh,

    • @mubarakabdiismael7229
      @mubarakabdiismael7229 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedyasiin7616
      @mohamedyasiin7616 3 ปีที่แล้ว +1

      😂darwal shookanta caloosha ka gaadho loomabahna mizaad iskaleedahay haloodayo

    • @mohdabdallahyousuf3419
      @mohdabdallahyousuf3419 3 ปีที่แล้ว

      Waad gaftay istaqfurullaah bakhtiga ilaahay naguma soo celiyo

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

    U gurmo abaarta waqooyi Somaliland

  • @hah7064
    @hah7064 3 ปีที่แล้ว +1

    M.weynaha maxaa ku gaadhsiiyey 17nin baad tihiine kala baxa nacasnimo weeyaan M.weyanaha aad afka dheer la gelaysaa.

  • @abdiazizabubakar5139
    @abdiazizabubakar5139 3 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne waa fursadii 2aad ee nasteexo ah oo adiga ku dhisaysa oo Cabdikariim ku soo jeediyo
    Waxaan ku leeyahay Madaxwayne dhawaaqa shacabka iyo rabitaankooda u dhaganuglaw oo tixgali bariba sanduuqaga shacabkaaga waad soo hordhigan

  • @nimcoibrahim3642
    @nimcoibrahim3642 3 ปีที่แล้ว

    Moooge was sida Erdogan waan madaxeynaha mustaqblka somaliland imnka 2021 Dalka dhisaaya weeye

  • @cabdinuuxjaamac6131
    @cabdinuuxjaamac6131 3 ปีที่แล้ว

    Hargeysa was mayor la aaneysaa hadji doonistayada la ixtiraami waayo

  • @hodanisse6481
    @hodanisse6481 3 ปีที่แล้ว

    Adinkaaba 5xabaahe maxaa banaanbaxdan 😅😅😅💪🇸🇴✌

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 3 ปีที่แล้ว +2

      5 xabo ayad jeedaye man 2 xabo ahaano dad xor ah oo nabad ku nool oo kala dambeeya ayanu nahay sidiina qarax land ma nihin iyo mooryaan budhcad badeed argagixiso

    • @asmacaydaruus2318
      @asmacaydaruus2318 3 ปีที่แล้ว

      @@mustihaji97 jawaaab ku fiilan siiseyna waleee 🥰

    • @atika5785
      @atika5785 3 ปีที่แล้ว +1

      Qanaacsanaata ayaa ka wayn wax walba anagaa isu qanacsan
      Dad is jecel soomaliland
      Dadkayga soomaliland damciga waa wada walalo🇮🇹😎

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 ปีที่แล้ว +1

      5 xabo ana nabad ku nool wanu dhana afarta xabe malin walba is qarxiya

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p 2 หลายเดือนก่อน

    Maayar.mooge.allah.ha.garab.galo

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว

    Madaxweynuhu ma wax buu u diiday shacabku cod bay siiyeen ee mayer ma doortaan 17 nin heshiita wax 17 qabtaan way ka weyn tahay ku lahaa ma kaligaa baa qaban kara markaa 17 mayero noqda wada shaqeeya mucaaridka ayaa xumayn wada iyo reer ka soo go media wax buu walaa dadka iimaanka ka qadaa maxaa yaal ku cararayaan khayr inshaalah haduu mayer noqdo mucaaridkan qaldhabaya yaa xoolaha umada ka celinaya inay lee yihiin bay moodayaan ilayn dawladiina ka amar qaadan mayaane waa dhibta jirta

  • @axmedcoday7188
    @axmedcoday7188 3 ปีที่แล้ว

    Adeer guuled dafac waa tagerayashada iyo lataliyashada

  • @cabdilaahicali7101
    @cabdilaahicali7101 2 ปีที่แล้ว

    .mooge HARGESA MAQABO INU INUDHISO MOOYE UDUMINAYA MADHICIKATO WA BENA ABURA HALAXISHODO MOOGE WANNA XALAGAXUMADO

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 3 ปีที่แล้ว

    Sii banaan bax ama soo baan bax jacdoon sameeya

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 ปีที่แล้ว

    Isku darsinga labada xisbi I waa sharci daro.
    Marka aad eegto qaadka ay iskugu darsadeen labada xisbi qaran waxay ka soo horjeedda distoorka ee xisbiyada badan. Dalku l wuxuu lahaa seddex xisbi qaran laakin dalku ma yeelan karo laba xisbi qaran oo keliye.
    Haddi kale waa in la fuura ururaddi

  • @ranboo2116
    @ranboo2116 3 ปีที่แล้ว

    Viva Mooge.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 ปีที่แล้ว

    Waar madexweynaha waxba idinkama dhexeeyaan ee labadiina xisbi ku heshiiya UCID wuxuu leeyahay Wadani waxaanu siinay gudoomiyaha golaha wakiilada markaa hana siiyeen duqa magaalada markaa Kulmiye waxba idinkama dhexeeyaan talow miyuu iloobay shalay markii UCID iyo Kulmiye si aan sharciga waafaqsanayn u boobeen gudoonka golaha wakiilada xiligii madexweyne Riyale taas oo Ciro ku noqday gudoomiyaha golaha wakiilada markaa mucaaridku awalba mucaarad ayey ahaayeen wax inagu cusubna maaha ee xaga siyaasadana ha iloobin in xildhibaanada maanta UCID iyo Wadani ka soo baxay qaarkood codkooda si xor u codeeyaan oo ay dawlada u codayn karaan markaa buuro ma jiraan ee ha deg degin.

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 3 ปีที่แล้ว

    War ninka maxamed mooge wa aderki
    Waa ninki dalkan udhinty dadow abal uga dhiga wiilku aderka uyahay

  • @salmaannuuradiin203
    @salmaannuuradiin203 3 ปีที่แล้ว

    Moyer

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed7299 2 ปีที่แล้ว

    Waar ninkani waa geesi waxan ku leeyahay cabdi kariin waa ninka kaliya ee xisbiyada ka dabeecad duwan waayo waxaynu arkagaa dhaqanka fiican
    Waynu rideynaa faysal waxanu galinaynaa cabdi kariin

  • @tayomouseh3383
    @tayomouseh3383 3 ปีที่แล้ว +1

    Moyer dooran ayaad tahey

  • @KadraAli-pc5zf
    @KadraAli-pc5zf 8 หลายเดือนก่อน

    Waar huwanta aan meelsaarno

  • @quruxbila4149
    @quruxbila4149 3 ปีที่แล้ว

    Shacabkan uu sheegayo waa kuwee
    Dee nin walba reerkiisa ayaa ucodeeyay
    Xildhibaanada ayaad la simantahay
    Adeer

    • @mabrukcali1648
      @mabrukcali1648 3 ปีที่แล้ว +2

      Naa yaa ku yidhi dhilayay anoo meel uuna iga soo galin qabiilkisu ayaa cadceeda u taagnaye naa ka fadhiiso magalada laxyahay hadaad adigu adeerka u codaysay wxba nagama galine

    • @quruxbila4149
      @quruxbila4149 3 ปีที่แล้ว

      @@mabrukcali1648 naa inta aad tidhiba lagu yidhi badawnimadu waa waxa aad lacaytamaysid
      wad buktaaye alle ha ku caafiyo

  • @whyibeingstalkedbeingstalk1768
    @whyibeingstalkedbeingstalk1768 3 ปีที่แล้ว

    Qabyalada IYO qudhun la isku bahaystay Madaxweynaha idin sharfay ee sameyay doroshada Africa kaba dhicin may Dan xitiramin. Mayor ka cerigabo lkn wu so noqonaya? Sheko caruur iyo dad is moda in umada ka caqli badan yihin solteco aya ah mayor

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 3 ปีที่แล้ว +1

      Waar madaxweynah waajibkiisii qaran ee uu gudtay ha ka dhigin wax uu dadka abaal ugu galay karaamadiisa iyo ixtraamkuu ka mudtayna ha ka waskheynin Isbahaysigu waan kaan meesha ku nimi Isbahaysigii Jeegaanta maad illowday baraqngueylka iska daa oo sidii Fulaha ha shakiyinJeegaantu

    • @asmacaydaruus2318
      @asmacaydaruus2318 3 ปีที่แล้ว

      @@luqmansuleiman7870 hadalka wangsani waa sadaqo
      Jawaaab ku fiiln siiseyna wlllkey 🥰

  • @maxamudabdiqqadir1946
    @maxamudabdiqqadir1946 3 ปีที่แล้ว

    Waxa xusuustaa ruwaayasii beeney waa run

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 3 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan haloo daayo maayarnimada

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว

    BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO
    BARTAN KALO SOCDA CASHARO
    ..

  • @Hawd
    @Hawd 3 ปีที่แล้ว

    Ninka la doortay uun ban soconaya. Nacala Faysal Cali Dhurwaa ku yala

  • @cashacali9407
    @cashacali9407 3 ปีที่แล้ว