Waridaadoow wlal dar Alle ayaan kuu tageeraa wlhi anoo sacad muusaa ee left ka soo qaado reerka oo nagu soo biir aad lacagta nala tiriside dalkaa kuu baahan 😂😂
hj xaran ma cunaan bal eeg dr mujahid madaxwayne Ahmed silanyo wadanki odhan buu dhisay xalaal cun xalaal cun dhalay weye maraabno meel xaran nagasoo gadho dalka wa difcayna diintana waa nu dalacsiinayna waxbarashdana kor baanu gaynayna umadaana wakaladejinayna Alka Allah jecela hj waxan lakiin filayay wasiirkaarimaha debada in laga dhigo mahamuud adan jaama galaal waxba semaha samada laga qoraa qofkawaxa uu noqonayo waan ku faraxsnahay in gaashandhiga nin solomadow loo magacabay wa kii faqashta liqi laha guul waxbarshadna awelba cali bare joogay hadii biciide loo dhiibay waa guul iyogobanimo dadkau wa isku mid kursigana wa meerto
wasiirka hidaha iyo tacliinta sare awelba saleeban diriir baa aha meesheeni bay ina siiyeen hj lakiin maxay u qataan dhowr wasiir iyago afar reeer sheekh isaaqa kuwalaena u qtaan waxa kale odhan walee taas wa in dastuurka laga fura oola diidiaoo laga hadala afar wsiir xaq uma lihin dadkan kale waxay heelan baanu xaq u leenahay mana xuma manta waxa uu ina siiyay ciro wax barashada iyo gashandhiga iyo diintaiyo kala dejinta umada dib u dejin maha wayo awelaba wa la degana lakiin wa kala dejinta iyo kala badbdinta guul baanu leenahay cabdi rahman xaqwuu sooray walalayal sidi muuse keligii ma qadan maxakmadana ha noogu daro wayo anagacadaaliyaa warya horumarintamagaalooyinka way fiican tahay anigu waxn ka baqyay in maaliyada la inoo dhiibo inaago waxba ka xunin hadhow la inagu caayo taasnba ka baqyay tuuugada xadaa maalka umada ilahay inaguma daro xaaran cunka maagaalooyin dhan ba ku gubta sida xamarbaugu babaysoxaranta noway hj xaranta way neceb yihin ceeb uun baka raci lahayd
WAR IDAADOOW MAANTA CIRO IYO LA TALIYAYAASHIISII LAF TIMIR BAY U TUUREEN HABAR AWAL OO AH SHAN WASIIR OO SANADKA HORE LAGAGA BAXAYO DALCADA MASALAHA KA DIBNA LA ODHANAYO DUCA QABO XILKU WAA MEERTO MARKA MEESHA ISKUGU DUBA DHACDO EE FAHAN MEESHAN NAF LA ISKUMA HAYEEE KKKK.
Maxamud xaashi xibigiisu waa ictisaam wuu ku dhexdarsanayaa somaliland waxay ku jirtaa qatar hadaanu hada iska eryin xaqna uma laha in wasiiro loo magacaabo
Waridaad....Wad iga Qoslisay....Markad ka hadlaysay Maaliyada Why HABAR -AWAL loogu doortaa ...Do Worry after 2 years shaandhayn ba dhici Habra jeclo iyo dadka kale ee cabanayaa loo badanayaa....Mid ha ilaawin HABAR JECLO WAXAA GUDOOMIYE GUURTADA...3 XISBI QARAN IYAGAA GUDOOMIYE KA AH☝
Walaahi, we dont hate you or hate any other tribe in somaliland. Somaliland o qarin ah ayaa naga wayn. Im GX and not going to benefit from dawalada aan ictiraaf haysan. What's important is somaliland oo cadaalad ah
Waridaadoow wlal dar Alle ayaan kuu tageeraa wlhi anoo sacad muusaa ee left ka soo qaado reerka oo nagu soo biir aad lacagta nala tiriside dalkaa kuu baahan 😂😂
Jjkkkk
❤❤❤😂@@waridaadtv5645
😢😢😢😅😅😂😂😢😅🎉
@waridaadtv5645😂😂😂😂😂
Waxanku
Idhi umadu
Wa isku mide
Inagada geeraka
Hoose
Habarjeclo iyagaa mahamadkaahin muuse ka olaleeyay waa abaalkood sax
run.
Wa runta
Viva HABAR AWAL❤❤❤❤
Am so happy for Haber awal Alhamdullaha my blood 🩸 they deserve it walhi 🎊 and congratulations from reer dahir sheikh ❤ 👑🎊🥳🥳🥳🥳🥳🥳🎊🎊💯💯💯💯💯💯💯🩸☝️☝️☝️☝️💖💖💖💖
INA XAASHI WELIGII MADAWEYNE NOQON MAAYO, WAA TUUG AAN XISHOON OO QARANKA AAN. U. TUDHIN
I agree with you
Madaxdeena maaha wll inaynu cayno balse waa inaynu la xisaabtano markay wax khaldan
Maygu raacday
😂😂😂😂😂😂😂Astaqfurullah wale waxba ka dhacay qosol badana waridaadow Wasiirada Meesha la soo magacabay ciiro waxba mumagacabine intu huurday ayu xirsi soo malmaluqay 😂😂😂😂
Habari awale guuuulso❤❤❤❤
Aqoontay idin dheerthy h.awal sxb
Subeeriya waay ka badan thy qabiikada wada dega somaliland waana sabra keentay inaay wasiirada iyo shaqaalaha uga badan yihiin maalkiina iyagaa haya 22 tujaar baay keeyihiin maashalaha
Waa wareey HJ kamuu xishoon odaygii Ciro wayne kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sax baga very good
Viva Habr Awal viva qarankanSL dhaqaalaha qaranka kor baa loo qaadayaa
Aqooon baay uleeyihiiin shaqada horena maalka ilaahay baa siiyey maaha dad dowlad ku noola maashalah
Reer daahir waa mucarad kulmiye ❤❤
Habar Awal waa Dawlad Salbalaadhan inta oo kaliyana kuma filna wali waxban qudaraynayna
Habar awal uba lagu amiina kara somaliland
Sheikh Isxaaq would be proud of Waridaad, sidu umada reer Somaliland u mideeyo dhamaantood.
Cadaalad before Qabil - Waridaad TV
KhasnDa haddii Bari loomagacaabo shilin loogu tegi maayo.
kkkkkk de dhulbahante bad dib u dajinaysan 😂😂😂wlhi waa funny waridaad 🦁👏❤️
waan soo dhawaynaynaa xukuumad ciro
Wasiirka maaliyada waxaan jeclaa inlaga dhigo Dr bayle waayo aqoon durugsan ayuu uleeyahay haga dhaqaalaha iyo arimaheeda from salaxley
Subeer Awal… NO Cashur! Villa gaajo qaranka haa biliso 😂😂😂
hj xaran ma cunaan bal eeg dr mujahid madaxwayne Ahmed silanyo wadanki odhan buu dhisay xalaal cun xalaal cun dhalay weye maraabno meel xaran nagasoo gadho dalka wa difcayna diintana waa nu dalacsiinayna waxbarashdana kor baanu gaynayna umadaana wakaladejinayna Alka Allah jecela hj waxan lakiin filayay wasiirkaarimaha debada in laga dhigo mahamuud adan jaama galaal waxba semaha samada laga qoraa qofkawaxa uu noqonayo waan ku faraxsnahay in gaashandhiga nin solomadow loo magacabay wa kii faqashta liqi laha guul waxbarshadna awelba cali bare joogay hadii biciide loo dhiibay waa guul iyogobanimo dadkau wa isku mid kursigana wa meerto
Ictisaam ayaa hogaamisa HJ. 1wasiir
Buurmadoow. 1wasiir
Xirsi. Afhayeenka dayr waa baalashlaha Xirsi.
Tahriibayaasha ugu badan. 1wasiir.
Habar awal saw halkiidhaqaalamajoogto
Ma adhiga ka dhoofa berbera ayaa futo awali yeelatay kkkkkk
Awalba adhi le jaahil ah ayuu ahaa sow kumu qabsan ina axmed saxar. Xirsibaa is dhaafiyey neefow.
H jeclooy xishooda 3xisbi qaran bad leedihiin oo cid haysataaba jirine
Ha waa in aanu aamusnaa 😂😂😂
Waa runtaa inaadeer.
😂
Abti isdeji h,awal waa ilaha dhaqaalaha 😂😂😂😂😂😂
wasiirka hidaha iyo tacliinta sare awelba saleeban diriir baa aha meesheeni bay ina siiyeen hj lakiin maxay u qataan dhowr wasiir iyago afar reeer sheekh isaaqa kuwalaena u qtaan waxa kale odhan walee taas wa in dastuurka laga fura oola diidiaoo laga hadala afar wsiir xaq uma lihin dadkan kale waxay heelan baanu xaq u leenahay mana xuma manta waxa uu ina siiyay ciro wax barashada iyo gashandhiga iyo diintaiyo kala dejinta umada dib u dejin maha wayo awelaba wa la degana lakiin wa kala dejinta iyo kala badbdinta guul baanu leenahay cabdi rahman xaqwuu sooray walalayal sidi muuse keligii ma qadan maxakmadana ha noogu daro wayo anagacadaaliyaa warya horumarintamagaalooyinka way fiican tahay anigu waxn ka baqyay in maaliyada la inoo dhiibo inaago waxba ka xunin hadhow la inagu caayo taasnba ka baqyay tuuugada xadaa maalka umada ilahay inaguma daro xaaran cunka maagaalooyin dhan ba ku gubta sida xamarbaugu babaysoxaranta noway hj xaranta way neceb yihin ceeb uun baka raci lahayd
Ismaaciil & mobilekiisii baafin 😂😂😂😂😂
Kkkk I ma xilbay dadku rabaan mise xatooyo dadwaynay rabaan shacabku shacab dhiigooda jaqaya
HJECLADAYII QAYLYAYSAY EE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAANU BADALAYNAA LAHAA ZUBEER AWALBAA WASIIRADII WADA (A) AHAA LA SIIYAY SIDII CADAADA AHAYD WAA NIMANYOHOW YAAN LA IS XAASIDINEE GARXAJIS IYO HJECLO WAA DHICIB QOLADAN ZUBEER AWALNA ISGOODBAY DAWLAD U YIHIIN
Mayee dhaqaalaha ugu badan ayaa nagasoobaxa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa dibu dejinta waa tan ugu wanaagsan waxana la dejinayaa xeebaha dalka laga soo billaabo lowyacaddo ila iyo xiis iyo maydh.
2.0. Xasan macallin haku daganini wuxuu wasiir u yahay dawladaha hoose oo lagu maal gellinayo dhaqaalaha ugu badan.
3.0. Waxana laga soo gooyey arrimaha gudaha.
4.0. Waxan dhahayaa cabdi raxman cirro waa diblomaasi, waana aqoon yahay, waana waayo arag aanay cidina waxba u sheegeynin.
Ismacil yare iyo cukuse maye
Havarjeclowy. Qaranka ka xishoooda 3da xisbi intaad ku shubateen baa havarwal cudla dhigteen hasooeegena havarawal
WAR CIIRO WAA NIIN AADGA MAXMED CUMUR BEELE CAKUSHA INAGALALE IYO KII CIIS ISKA CASIILYE GEELE SOO DERSADYE BUU EERYE😅😅😅😅😅
ismaaciil yare Mar haduu Banaanka ka joogo iyo Kii Arimaha guduhu Ciro waa madax madax kkkkkkkkkkkkkkk
Cukuse mee
Bookh mee
Ķii samaroon ee beeraha ahaa axmed muumin mee
Bayle mee
Seeftaa la tagtay iyo waliba wali kay odhan jireen
Madaxwayne ciro ❤😂
habar jeclo halkii wasiirada waaqeyn kahelijirtay sowtii riday
Viva ciro
Waridaad inader super awal baynu sasabaynaa
Inagu kursiga madaxweynahaynu haysanaa illeen cirro waakii HJ lagu warejiye
Maxamed saalaxoow waan ku salaamay saaxiib aniga oo sacad muuse ah kuma faraxsani wasiirrada waawayn waxaan ka jecelahay inaan xamar la inna gaynin arrimaha dibaddana arab ayaan la jeclaa
kkkkk ciro wuu kuso kala qabtay habar jeclo sow maaha waridaadow
WAR IDAADOOW MAANTA CIRO IYO LA TALIYAYAASHIISII LAF TIMIR BAY U TUUREEN HABAR AWAL OO AH SHAN WASIIR OO SANADKA HORE LAGAGA BAXAYO DALCADA MASALAHA KA DIBNA LA ODHANAYO DUCA QABO XILKU WAA MEERTO MARKA MEESHA ISKUGU DUBA DHACDO EE FAHAN MEESHAN NAF LA ISKUMA HAYEEE KKKK.
KOOW. MALAHA. INAAD. KALIGAA. AQLI. LEEDAHAAD. ISMOODAY. ADEER. WAALAYDINKA. HOREEYAA. ANAGU. AQLI. IYO. MASKAX. IYO RAGANIMO. WAAN KAABADINAAYE. HADIIWSIIR. LAMAGACAZBO. IYO. HADIIKALE. ANAGA. DHULKAYAGA. IYO. LACAGTAYADAA. NAGA. BADAN. CIILNA. UMA. QABNO. WASIIRNIMO. SAA. ILAAHAYBAA. NAGA. FADILAY. WAXAAS. GOAZNKAYZGUNA. WAA. MEEL. WAANAN. SOOJEEDNAAYE. SEEXAN. MAYNO. WAAYA. ARAG. WAXWAYDII. BAANU. NAHAY. LANAMA. SIRIKARO. HAAHEEY. ANAGOO. WAX. SIRNA. .MOOYAANE. XAGAAD. CARUUR. NOOMOODAY. DALKAADHAN. AYAZBA. NU. DHISNAYE. OOMAA.MULAYNAYEAQOON. IYO. AQLIBA. CIDIGU. GAADHAZ. MAJIRTEE. WAXBA. HADAALIN. ANAGA. WASIIR. LAMAGACASBAY. NAMA. SEEXIYEE. KUBIYO. CAB
Habarjeclo horey waxeedii u qaadatay,dawladdeeda waa kuwii dumiyay.
Allah beerk😂😂😂😂
HJ way ku dhacday, codkoodii shaah uma goyn.
Geeeeesi waridaad manoooli😂😂😂😂😂😂😂😂
WAR IDAD WASIIRKA WARFAAFINTU WAA KAAH MA AHA WADANI
hahahaahahahaah horta habar awal wasarada maliyada miyaa lagu dhex dhalay ????????? ahahhahahahaha from saylac city
Oo adigu ma lacag baad rabtey waa xaaraane iska ilaali xaga diintaa laydiin qaate ta danbaa darane sharciga barta ha yareysan❤❤❤
inder arab waxa waa La ma sim
Habar Awal waxaa xilalka loo siiyey waxaa laga fogeynayaa Xisbiga Kulmiye iyo Mohamed Kaahin
waxaa loobixi maayo
Alhamdulilah baguna sobiixin ismacil yaaree
mashallah SPSA love you my brother
Adkaatay war idaadAw🎉🎉🎉
Maxamud xaashi xibigiisu waa ictisaam wuu ku dhexdarsanayaa somaliland waxay ku jirtaa qatar hadaanu hada iska eryin xaqna uma laha in wasiiro loo magacaabo
Kkkk ganac siigay inagu dhaman ❤ habar awal shu
Guul iyo gobanimo Soomaaliland ❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Waridaad....Wad iga Qoslisay....Markad ka hadlaysay Maaliyada Why HABAR -AWAL loogu doortaa ...Do Worry after 2 years shaandhayn ba dhici Habra jeclo iyo dadka kale ee cabanayaa loo badanayaa....Mid ha ilaawin HABAR JECLO WAXAA GUDOOMIYE GUURTADA...3 XISBI QARAN IYAGAA GUDOOMIYE KA AH☝
Waliba jabhada Qalbi Wareen waa noo diyaar
SPSA JABHADII WA DIYAAR😂😂😂
Maasha allah .somaroon hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤
Ilahay kabaqo iskafur waxan aad afka aad kuxidhatay
iska hurudo dacawadu
Masha Allah habar awal iyagaaba Dawlada
Masha Allah suber awaal
Madhawa awal waa khiyaameeeue
Walaahi waad iga qoslisay. Inaader HJ fartoodi bay eeday 😂😂😂😂😂
Maaliyada iyo qorshaynta = xisaabiye iyo cashier means no isla xisaabtan, caawaba reerkii cashuurta soo bixiya ayuu leeyahay
Waridaadow Inadeer Habar-jeclo in badan bad la taliso way ku maqli wayday. Maxaynu samayna ma iskaga baxnaa?
Samaroon iyo habarjeclo sanadihii danbe waa dulmanaayeen marwalba🤏🤣🖐
yes, I’m gonna welcome the new president of Somali land from today on. He’s a wonderful man. SPSA
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 love you my brother it’s so funny. Look what’s happening today🤣🤣🤣🤣🤣
Hjeclo way dabacarareen wadani
Hadana afkaa dhulka Monday😂😂
😂😂😂😂😂
Thank you waddani from habar awal and thanks all reer somaliland
Walaahi, we dont hate you or hate any other tribe in somaliland. Somaliland o qarin ah ayaa naga wayn. Im GX and not going to benefit from dawalada aan ictiraaf haysan. What's important is somaliland oo cadaalad ah
😂😂😂 jeganti banu usoo noqonay😢
Somaliland ha nolato@@enddaoccupation
😂😂😂😂😂😂😂 you made my day 1:22
Habar jeclo sadexdii xusbiba la wareege maxay rabaan
Waar jaahilnimada wax ka baro qalinka iyo buugu waa wasar A ah dib u dejintana buq dharkayn baa dib loo dejinayaa
Habarjeclow yasosare wadani mee wasirki Bogaraada,garadada,suldanada iyo wixi madax gabil 😂😂
Awalyaanla kiishkii kaga tegay awal kkkkkk🎉🎉🎉🎉🎉
Axmed yaasiin sheekh cali ayaanle waa masuul qaran oo diin iyo dhaqanba ka dhisan somaliland baa taageersan
Haye haye qasnadi awoowo lacagee ba noogu aasan 😂😂😂😂
Lacagta waanu samayna.
Way yidhaadeen wasiirka maaliyada samaroon xiligii cigaal
Habar awal iyagaa lacagta ku sawiran
Kkkk kawran reer kii arbaha
Taku dhacday lama arag oo lamqal
Waa faji h. Awaley
Tusale maliyada. Cashurta so bixiya
Mad maqal markiba cashuurta soo bixiya buu yidhi wasirka cusubi 😂😂
Cabdigujipages 9358 sxb markahoreba cahuur maanaan diidanayn
Maaliyada iyo qorshaynya = xisaabiye iyo cashier
War xisbi lagu qeebiyo ee waxaa lagu qeebiyaa qabiil sow maaha xilalaka
anagu markaa ma masaabirtaanu garaaci karnaa cirroy
Arab ba haysan dinta awqafta musow 20sano. Marka hada qoyska nala magacabay bad maleh
subxaanallaah subxaanallaah why arab sidaad dhulka lool dhacay heerksu hay’kag baxan magac somaliland why waxab kam haa dalkaaa
arboo ka guura qariirda😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮🎉😢😢😢😮😮😢😮😮
Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂 wlhi waa iga qosliyey
Habarjeclo way nala dhuuqaysa maliyada😂😂
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉
Way noqodeen xiligii madaxwayne cigaal
Waridadow cawa mad naga dhex bilowday sxb naga qale
Wasiirkii ictisaamka 😅😅
Sxb.anigun.kulmidbaan.ahaay.sxb.waridaad.good.axmed.yaasin..thanks
Diintu maanta waa kaash waridaadaw