@@Drkhadarabdi1 Aad iyo aad saqiiqadan lataagan yahay Ana so raadiyay sida lo ladhaqmo adoo sharxayo ku arkay Allha qayr kusiyo Walhi wan ku dhibanahy dr 😢
waad noka baashaasha ustaad mashalaah adaab funy aha baraklaaah waad mahasanatahay shukran wllhi nin alaab aan leyahay ika heesto waan uku tagey si osan iifahmin inaan obaahana alaabtaas waxa oo is moo daa ina aan daciif ahay wllhi go;aan baan ka qaatey inaana wacin nolshada aan weydiin xolahega aan xaqa ulahaa why Shaley Alla s.w.c isiyeye maantan Alla isiyeye wuu iijogaa waa qiso dheer gabarkasta cibara qaadsho oah qofka marba hadow is moodo inaan laka maarmin wuxu is ku heystaa inoo awood leyahay in la xasuuta aaba qaalada ah dadaka noocaasah sinay ogaadin in ay doqnimo iyo dacftinimo aktooda taalo
Khadar dadka si dad ban kuu Af lagaadeeynaya markaad ku fahanto ee jawaabteey mudanyihiin siisana kuu cadhoonaya aya goo waliba kaa khaldan ayagu Dadkana kugu diraya Bilaa dabeecaa tahay ku dhahaya ka soo hadal Abaawe
Walaal hori ayaan uugu sameeyay vidiyow aan uugu hadlaya sida loola daqmo dadkaan inee si dadban kuu caayan ayee hadana markaad xanaaqdo ku dhahayaan waan kula kaftamayay ee isdaji waxaad u ekaaneysaa sida qof waalan oo kale, waxaad ka heli kartaa vidiyowga qeybta playlistka fadlan like saar vidiyowga mahadsanid
Marka koowad maxuma inaad ogalaato qaladkaada ood qirata inaad qaldantahay laakinse waxaa ku weydiina sidee ku ogaatay inaad cudurkaas qabto ma dadka kuu sheegay mise adi unbaa isgartay?
@@ikranhassan2348 waaaa sun abyo Meeel lo raaco iyo nafis aan lahayn hadiii Allh wax kugu daro ama shaqo wadaagtihiin Aniga isla shaqaynaaa nafta iqabay ma daaalaaaan adigina bi aadan tahay qof maanta dhan ku manubate gareeyo Hadii aad dhow maalin iska indha tirto maalinka kale adooo xanaqay arkay reaction sameeyay kadib jawigoooda qaldan iyo badaaas bay inaad la dabaalato Bay rabaaa 🥺
@@Drkhadarabdi1 yacni waxan kawada qof xanunka qaba hadu ku dhawaco dhowr jeer oo uu ka tago hadana kugu sonogdo ada iskugu Tala qalay dadkasi kaliya waxay ku ficn yihin in Lajaro uun oo laga fogado
noo soo badi wallkey❤🏃♀️💯
Haye thanks for watching
Dr khadr mahadsanid.
Mhdsanid ❤❤
𝑹𝒖𝒏𝒕𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒙 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒒𝒐𝒇 𝒖 𝒔𝒐𝒐 𝒃𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒅𝒖𝒍𝒎𝒂𝒏
𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒍𝒆𝒆𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒔 𝒌𝒂 𝒔𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒅 𝒉𝒂 𝒋𝒐𝒐𝒋𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒉𝒂𝒏𝒂 𝒏𝒊𝒊𝒅 𝒋𝒂𝒃𝒊𝒏 𝒙𝒂𝒕𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒅𝒐 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒂𝒃𝒂𝒃 𝒖 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒕𝒊𝒅 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒍𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒐 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒖 𝒌𝒉𝒊𝒆𝒓 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒂𝒅𝒖𝒖𝒏 𝒊𝒐 𝒂𝒌𝒉𝒊𝒓𝒐
𝒘𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒎𝒖𝒅𝒖𝒏 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 1𝒎 𝒊𝒏 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏
𝒊𝒏𝒔𝒉𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒓𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂
𝒉𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒃𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒙𝒊𝒓𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒈𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚
Walaal waad mahadsan tahay aad ayaana kuu salaamaya insha Allah subscribers kana wey iska imaani doonan
Wale waxa badan adigo kale raadinayey Dr waxa badan ka faaiday wallhi 😢
Dawa hadu qabin quran hala saro😢😊😊
Waa runtiis wilkan dhaqan dadka leh wey jiraan oo jecel kantolronka dadka kale iyo in maskaxda dadka ka qabsadaan, oo ay maamulaan maamulaan.
Thanks for watching
WCS kheyr Alxmdulillh
Waan kusalaamaya sheeko
@@Drkhadarabdi1
hh sheeko waa kaa qaaday🖐
Soo badi wllky mahadsanid
Adaa mudan waan soo wadaa kuwa badan Fadlan like saara vidowga mahadsanid
Wa dad kibirbadan oo shaydanka ka qalib noqday nacudibillah
Haa waxey leeyahiin qab aan meel loo so Mara laheen waana dad sal fudud
@@Drkhadarabdi1
Aad iyo aad saqiiqadan lataagan yahay Ana so raadiyay sida lo ladhaqmo adoo sharxayo ku arkay Allha qayr kusiyo
Walhi wan ku dhibanahy dr 😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
waad noka baashaasha ustaad mashalaah adaab funy aha baraklaaah waad mahasanatahay shukran wllhi nin alaab aan leyahay ika heesto waan uku tagey si osan iifahmin inaan obaahana alaabtaas waxa oo is moo daa ina aan daciif ahay wllhi go;aan baan ka qaatey inaana wacin nolshada aan weydiin xolahega aan xaqa ulahaa why Shaley Alla s.w.c isiyeye maantan Alla isiyeye wuu iijogaa waa qiso dheer gabarkasta cibara qaadsho oah qofka marba hadow is moodo inaan laka maarmin wuxu is ku heystaa inoo awood leyahay in la xasuuta aaba qaalada ah dadaka noocaasah sinay ogaadin in ay doqnimo iyo dacftinimo aktooda taalo
Khadar dadka si dad ban kuu Af lagaadeeynaya markaad ku fahanto ee jawaabteey mudanyihiin siisana kuu cadhoonaya aya goo waliba kaa khaldan ayagu Dadkana kugu diraya Bilaa dabeecaa tahay ku dhahaya ka soo hadal Abaawe
Walaal hori ayaan uugu sameeyay vidiyow aan uugu hadlaya sida loola daqmo dadkaan inee si dadban kuu caayan ayee hadana markaad xanaaqdo ku dhahayaan waan kula kaftamayay ee isdaji waxaad u ekaaneysaa sida qof waalan oo kale, waxaad ka heli kartaa vidiyowga qeybta playlistka fadlan like saar vidiyowga mahadsanid
Wankusaray like video waxdan ka daa iday runtii soo badi Insha allah
Haye notifications tick sii si uusan kuu dhaafin videos ka mahadsanid
Dr nummer Kada qaska ah isheg bls ❤
Kusoo biir WhatsApp groupka
chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
Soo laabasho wanaagsn wll
Thanks for watching
War nio cudurkas waa qabi jiray dadka inaa kontolo waa jeclaa Dadka atention ka radin jiray lkn waxaa ogaday inaa ani wax iga khaldan yihiiin alx hada waa tusiyay barigii hore khalad kayga ma qadan jirin
Marka koowad maxuma inaad ogalaato qaladkaada ood qirata inaad qaldantahay laakinse waxaa ku weydiina sidee ku ogaatay inaad cudurkaas qabto ma dadka kuu sheegay mise adi unbaa isgartay?
@Drkhadarabdi1 waa good question 🤔 😏 😋
Ka aarso iga dheh
Haa dadkaan waa dad daciif ah weeyna fududahay in laga aargosto vidiyowga dhameeysa
😢😢mhdsanid
Thanks for watching
Nin noocas ah baa xidhiidh naga dhexayn jirey 4 bilood baan wada soconey ilaahy baan ku dhaartee cidhiidhi aduun baan galay alxm ilaahy baa i dhaafiyey
@@hamdasagal9549 mansha Allah thanks for watching
@@hamdasagal9549 legend gabdh xanunka qabta lashekeysta nio nafteyda wxy daremysa inay ku qanacsanyn
Nosobadi wll qali
Haye video cusub ayaan soo galiyay daawo
Asc wll 1y ago ayd sodhigty lkn maanta arinka aya ihaysta qof noocasa ayaan lanoolahay 😢😢😢
Illahey haku fududeeyo Hodan
Naag baan qabi jiray anoo nin karti iyo farxad u dhashay 4 sano qabay markii dambe waxaa is arkay anoo aamusay dadkiina ka dhex baxay, waan ka baxsaday markii dambe waxaan gadaal ka ogaaday inaan shaydaan guursaday 2 ilmo ii dhashay illaa caruurtii waan ka baxsaday 5 sano war kama hayo caruurtaydii sababtoo ah waxaan dareemay inaan shaydaan caruur ka dhalay
Waxey kugu sameynayaan isolation saaxibada iyo aamsxabtaada ayaa laga goynaa si lagu oo waxa Larabo lagaa yeesho laakin intaa asxaabta leedahay laguma maamuli karo
Nio qof nocaza lashekeysta mxa igula taline 🤣
Gabar narsistica xiriir mala wadagtay adunka kuso yaranayo balo
Maya adiga xiriir mala yeelatat?
😮😢😢❤sax
Thanks for watching
Maxa loqalbi jabinayaa😢
Waxaan mooda kuma xirnid channelka si fiican u daawo adaa fahmi doona insha Allah
@@Drkhadarabdi1 waligey man maqal xanun sas aha hadu dawa qabin quran aya wax walbo dawa soma ooged😔😩
@@ikranhassan2348 waaaa sun abyo
Meeel lo raaco iyo nafis aan lahayn hadiii Allh wax kugu daro ama shaqo wadaagtihiin
Aniga isla shaqaynaaa nafta iqabay ma daaalaaaan adigina bi aadan tahay qof maanta dhan ku manubate gareeyo
Hadii aad dhow maalin iska indha tirto maalinka kale adooo xanaqay arkay reaction sameeyay kadib jawigoooda qaldan iyo badaaas bay inaad la dabaalato Bay rabaaa 🥺
Mahadsnid huno noo sobadi
Thanks wllo
Sidee lagu ogaan karaa narcissistic person? Somalida way ku badanyihin aan filaa kkk
Lkn qofkaas sida lagu oganayo ha ley sheego .
Ma markii kugu horeyso ood daawato vidiyowka?
Yago ka taay haday dankale ka yesha ama ku bahdan Mac quul matahy in ay dib kugu so nogdan
Haa wey soo noqon doonan weyna soo noqdaan ma,ahan dad baxa mana kula joogayaan
@@Drkhadarabdi1 marka waa qofku hadu fahmo anu u ogolan in uu janis siiyo u ugu so nogdo marba hadi anay jogayn
Kuma fahmin maxaad kawadaa?
@@Drkhadarabdi1 yacni waxan kawada qof xanunka qaba hadu ku dhawaco dhowr jeer oo uu ka tago hadana kugu sonogdo ada iskugu Tala qalay dadkasi kaliya waxay ku ficn yihin in Lajaro uun oo laga fogado
@NajaxXasan-fh5lf haa waa runtaa
Too sxbo nahay baa sas ah uf wanba nacay
Sababta ee u gursadaan Jecelka Beenta. Ah ma fahmin
Intooda badan waxey rabaan meel ay joogan danba wada kadib marki danta la lalahaay la gaaro laguma yaqaano
Dad nocas ah family ka ah maxa lagu samaya wll 😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته