Visa ha Serbia 🇷🇸 xageen ka helaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 249

  • @mohaisse8605
    @mohaisse8605 2 ปีที่แล้ว +13

    Always first

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +14

    Shaaciyow wlh wan kula yaabaa markaa dadka qaar kahadasho plz ha u jawaabin dadka ereyada xun xun soo qoraya waayo dadka wanaaga kugu bartay ayaa marwalba halkan kugu suga ayaga ayaana kabadan marka hadaad jawaabto waanalaga badiyay plz yamta ugu dadaal intaa kadib waxan kamid ahay dadka sanadkan xareestay lottryka sanadkan isha ayaan kugu hayaa marwalba warbixinadas thanks bro

  • @mohamoudsulaimantimocade3334
    @mohamoudsulaimantimocade3334 2 ปีที่แล้ว +5

    Wcs sxp
    Aaaadbaaan kuu salaamaya
    Hore usoco abidkaaa wllo

  • @mohamedelmi1926
    @mohamedelmi1926 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep shining always legend macaratka Anaka aya kabathan 🙏🏼

  • @cabdisamedrooble6117
    @cabdisamedrooble6117 2 ปีที่แล้ว +3

    Legendary speech 💬

  • @DhiriQ
    @DhiriQ 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah szp waan ku tagetnaa

  • @sowdoadan5553
    @sowdoadan5553 2 ปีที่แล้ว +11

    Thanks wallky waxalaga xunyahy dhiragalintada iyo aqontada

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 2 ปีที่แล้ว +5

    Macha allah manta soogashay mawducaygii😎😎

  • @Cafiifachannel
    @Cafiifachannel 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc asaxaabta fadlan isoo booqda waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah waxaan rajaynayaa inaad ka heshaan insha allah

  • @ibraahimpoi8548
    @ibraahimpoi8548 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnks pro marwaliba waan KULA soconaa

  • @khadarfaarax6658
    @khadarfaarax6658 2 ปีที่แล้ว +5

    Shaaciye waa ku salamay saxiib Waxaan ku wadiiyay su aal jooniska qofka laga helo ee maraykan ku socda maloo dirayaa visada

  • @abukarmaacalin2875
    @abukarmaacalin2875 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad

  • @xuseendoy5398
    @xuseendoy5398 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid

  • @mohamedjamalqorane8479
    @mohamedjamalqorane8479 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wl shaqo wcn ayad hysa

  • @MudalibCumar-q8j
    @MudalibCumar-q8j 2 หลายเดือนก่อน

    Thankz alot

  • @mustafmohamudsaid6190
    @mustafmohamudsaid6190 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks My bro

    • @updyali4219
      @updyali4219 2 ปีที่แล้ว

      Waxba mesha kumahaysid

  • @cumarxuseen2983
    @cumarxuseen2983 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc zhp waad mahadsanTahay poland 🇵🇱 see lagu heLi karaa

  • @suadomer8737
    @suadomer8737 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalla walalky hore usoco

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว +3

    Ha u joojin bro keep going anagaa garabkaga ah 🔥❤️‍🔥🥰

    • @noradensmeal.
      @noradensmeal. 2 ปีที่แล้ว

      Beenale

    • @Neverlie876
      @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว

      @@noradensmeal. ma xanunsantahy niow 😂

  • @cabdalacabdi4720
    @cabdalacabdi4720 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahw caafi kuwaas

  • @hassansamaale6407
    @hassansamaale6407 2 ปีที่แล้ว +23

    Poland 🇵🇱 🇵🇱 ka soo hadal shaaciye

    • @caaqilka3712
      @caaqilka3712 2 ปีที่แล้ว

      War maka heshay Poland Sxb

    • @sayidmohet5426
      @sayidmohet5426 2 ปีที่แล้ว

      Poland since fudud lagu taga wllhi

    • @muniirmazhkuurtiens7929
      @muniirmazhkuurtiens7929 ปีที่แล้ว

      @@sayidmohet5426 iso sheeg wallo

    • @buunisyare3612
      @buunisyare3612 ปีที่แล้ว

      ​@@sayidmohet5426 xage laga galaya safarada Romania kwrm

  • @Mohamett22
    @Mohamett22 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll🎉❤❤❤❤

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi1338 2 ปีที่แล้ว +6

    Shacaye poland 🇵🇱 kasoo hadal siyaba dadbanba xiisaynaya

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Thank very much

  • @mohamedosman8184
    @mohamedosman8184 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxb fenazuela kasoo hadal hadaad jaanis uhesho mahadsanid

  • @guledahmed7271
    @guledahmed7271 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc Shaaciye Marka hore waad ku mahadsan tahay qaabka aad xogaha usoo bandhigto kadib waxaan kaa codsan lahaa in aad ka soo hadasho I-130 Form Mahadsanid suldaan.

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 2 ปีที่แล้ว +7

    Macalin sual baa qaba
    Canda 5 group kaliya miya lagu ada?
    Lottery cand gormuu furma sxp ?
    Jawab baa Sugi

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว

      canada lottery ma leh waa maraykan uun ka leh lotteryga

  • @husseinaadanibrahim6264
    @husseinaadanibrahim6264 2 ปีที่แล้ว

    Waa runta walalkey dadka Ku jacel ayaa badan bro shaaciye

  • @sarabintabdi6052
    @sarabintabdi6052 2 ปีที่แล้ว +2

    Weliga kama so hadlin uk 🇬🇧 bal walaal kaso hadal I'm requesting you

  • @yusufmohamud285
    @yusufmohamud285 2 ปีที่แล้ว +9

    Shaaciyow seen uxeraysaa lottery please

  • @cabdalacabdi4720
    @cabdalacabdi4720 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahaw kuwaas caafi

  • @ayaaniitadhalowaz8945
    @ayaaniitadhalowaz8945 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaaciyow wxa interview iga siisaa America lotariga sida loo xareysto wll 👏

    • @cabdirahmanshugri8396
      @cabdirahmanshugri8396 2 ปีที่แล้ว +1

      Mn shalah wn iqnciya
      Abaar nag si Swizerland baso boorka
      Malgtagi karaa ama itobiya sxb bal war bixinta ubahnahay

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 2 ปีที่แล้ว

    Bro youtuber ayaad tahay haw jawaabin cidkasta oo ku soo Aflagadaysa hawshada waddo hana soo hadal qaadin bro midkasta adigaa youtuber u ah hore u soco zhp shaaciyeshow go forward bro

  • @adnan8395
    @adnan8395 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @abdilahidabshid8389
    @abdilahidabshid8389 2 ปีที่แล้ว +3

    Number one pin igu qabo

  • @duuhgeming
    @duuhgeming 2 ปีที่แล้ว

    Horre usoco pro

  • @housseingermain4626
    @housseingermain4626 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you my dear brother

  • @aidarous8642
    @aidarous8642 2 ปีที่แล้ว

    always be the first

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciye mahadsanid sxb

  • @mahadmsaalax9488
    @mahadmsaalax9488 2 ปีที่แล้ว

    Keep going talie

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 2 ปีที่แล้ว +3

    Poland 🇵🇱 na kasoo hadal sxb

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal cabdisalaan in badan ayaan ku xiranahay wilina suaal kuma weydiinin marka hal codsi ka soo hadal qaabka loo xareesto scolarship yurub ayadoo live ah sida aa noo tusto lottery.

  • @cabdiqani5032
    @cabdiqani5032 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahad santahy

  • @maxamedcabdisalaan656
    @maxamedcabdisalaan656 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof nolosha isu quur majiran taxadarkaga habadnado legend

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal #shaaciye Serbia qof aad jeceshahay looma amaano, waa ogtahaydhibaatada ka jirta,

  • @muktaarmocalimiidow9160
    @muktaarmocalimiidow9160 2 ปีที่แล้ว +6

    Wall qali adoo rali ah passport malawia ninkii haysto sisee kuhelikaraa visa canada

    • @mrcaato6984
      @mrcaato6984 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad codsan kartaaa viso dalxiis

  • @mr_empire_official9781
    @mr_empire_official9781 2 ปีที่แล้ว +1

    LIBAX SARE KEEP GOING ❤👍👍👍👍💯🔜🥰🥰🥰✅🔛✅✅✅

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +9

    Serbia 🇷🇸 meel Wangsan Maaha runtii somalidu haday tahriibka bilaaban meshan waxa ku Nool dad xata hilibkina iibsanaya

    • @munaali4156
      @munaali4156 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadaan u socda kwrn ilahow na amaanso

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 ปีที่แล้ว

      @@munaali4156 matagty qrxy

    • @ahlamabdi7684
      @ahlamabdi7684 2 ปีที่แล้ว

      Ma ciday ku qasheen bad argty

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 ปีที่แล้ว

      @@ahlamabdi7684 wey iska hadlan Ana hda rabo in ado

    • @ahlamabdi7684
      @ahlamabdi7684 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nashy3731 halkad ka tagi walal ana wan rabaye

  • @ismaelmoxamed7759
    @ismaelmoxamed7759 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb shaaciye
    Bal Poland kasohadal qeyr qabe

  • @sucdimaanaka6018
    @sucdimaanaka6018 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllkey 2014 ayan xaresty lottery warqadi iga dhuntay sen ku agankara inan helay iyo inaan wayyy

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 2 ปีที่แล้ว

    Waar waa nin odaya shaaciye sxb caqligaaga mansha Allaah

  • @asiyahassan5905
    @asiyahassan5905 2 ปีที่แล้ว

    Wllo thanks 🙏

  • @ismailabdulkadir1-kl9wn
    @ismailabdulkadir1-kl9wn ปีที่แล้ว

    Waa sax zxp

  • @yaxyetoure1848
    @yaxyetoure1848 2 ปีที่แล้ว +3

    Zxp poland 🇵🇱 ka sohadal

  • @faysallaarsiin72
    @faysallaarsiin72 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciyow waa kutageraa

  • @shirejimcalle794
    @shirejimcalle794 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaaciyow bro waxaa ku weydinaa visa casuumad oo dalka Canada 🇨🇦 hadaa hesho oo Canada 🇨🇦 aa tagtid dowlada ma is dhiibi kartaaaa

  • @hassantube2005
    @hassantube2005 2 ปีที่แล้ว +2

    US sponsorship invition kasohadal bro shaaciye

  • @BtsArmy-sn3kl
    @BtsArmy-sn3kl 2 ปีที่แล้ว +10

    Mhadsanid maanta niyada ku haayay😅

  • @Mohamett22
    @Mohamett22 ปีที่แล้ว

    Haa wll warunta udulqaado 😊

  • @cimraanaweys5620
    @cimraanaweys5620 2 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @cimraanaweys5620
    @cimraanaweys5620 2 ปีที่แล้ว

    Aniga maba is dhahayn shaaciyo cadow in uuu leeyahay shaaciyo wxaad ka hadashaa wx dad Dan u ah

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 3 หลายเดือนก่อน

    Wall❤❤❤❤❤

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 2 ปีที่แล้ว +18

    Qaxooti ahaan ma u aadi karaa ama arday jaamacadeed waxaan shaystaa shahaado dugsi sare hadaan ku aadi karo siden ugu aadi karaa iyo waxaan kaloo ku waydiinaa hadaan tago maka sii bixi karaa oo maka sii aadi karaa Canada ama wadan kale, waxaase maqlay in Dowlada Canada iyo dowlado kale ay dad ka wadi rabaan maxaa ka jiro ma run baa Adoo mahadsan iiga soo jawaab wll Alle haku xafido.

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa yurub bad uga bixi karta lkn Canada uma bixi kartid

    • @wiilkariyada1554
      @wiilkariyada1554 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani aya hada JooGo

    • @waailbaaba9114
      @waailbaaba9114 2 ปีที่แล้ว

      @@wiilkariyada1554 bro inte kala soo xarira

    • @wiilkariyada1554
      @wiilkariyada1554 2 ปีที่แล้ว

      @@waailbaaba9114 whatsppka

    • @mahadyre
      @mahadyre 2 ปีที่แล้ว

      @@wiilkariyada1554 waxbarasho Miyaa u joogtaa sxb mise waa ka sii bixi rabtaa

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 2 ปีที่แล้ว +3

    Alow qof walba hamigiisa ufududey aduun iyo aaqiraba

  • @safwanabdidjama9097
    @safwanabdidjama9097 2 ปีที่แล้ว

    Wixii buka allaha cafiyoo

  • @sowdoadan5553
    @sowdoadan5553 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallo labarkaga ubahnahy pls xita tiktok wan kaso waydiyey

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 ปีที่แล้ว

    Zxp cadawga ha,u joojin intaana wanaagsan kaa badan, shaqo xoogle ayaa bulshada u heeydaa, saacidaada dadkeyga haka caajisin zxp

  • @ahmedmaxamed3973
    @ahmedmaxamed3973 ปีที่แล้ว

    M.a my pro

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 2 ปีที่แล้ว

    Tolow cid tagtay maydinku jirta asxbta halkan comments kaa bixisay ama maa garanaysa qof tagay lacagta lagu tagaya waa imisa

  • @abdinoorsamriye5743
    @abdinoorsamriye5743 2 ปีที่แล้ว +1

    Qarashadka madan sheegin saxib ee inoo sheeg

  • @xuseendoy5398
    @xuseendoy5398 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudane xogaa ararta badan kadaa sixigmad daada loo fahmo sokoob mahadsanid

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  2 ปีที่แล้ว

      mararka qaar waa laga maarmaan bro mahadsanid

  • @ayaandheemn507
    @ayaandheemn507 8 หลายเดือนก่อน

    Wll ina kasi guudbo rabaa ka warn

  • @ahmedshariifdeeq7562
    @ahmedshariifdeeq7562 2 ปีที่แล้ว

    Hor usoco

  • @axmedmuxiyadiinnuur4234
    @axmedmuxiyadiinnuur4234 2 ปีที่แล้ว

    Ha u jawabin

  • @Shiico-hw9pe
    @Shiico-hw9pe 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciye wan ku salaama sxb ee sxb arimo USA kusabsan ayan rabaa in aan kuweydiiyo siden ku helk karaa ama suaalaha aan qabo kuugu so diri karaaa?

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 2 ปีที่แล้ว

    Saaxip shaaqo ficaan ayad heesa keep going

  • @kamsumasomali5535
    @kamsumasomali5535 ปีที่แล้ว

    Lengd hdan kula so qabsady an ku su.ale ila hda visa Serbia caadi miya o mla aadaa mse way isku dhamaty

  • @kaafi203
    @kaafi203 ปีที่แล้ว

    War shaciyow nio visaha nagadayo mel an katahribno no so radi nio lacag mahysane

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 2 ปีที่แล้ว

    King 🤴

  • @SacadAskar-qy5xb
    @SacadAskar-qy5xb 7 หลายเดือนก่อน

    Wllo Waxad iga shaking saarta Malaga sii Baxaa Serpia

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciye sxb wn ku wadanaa guleyso

  • @Dhama_dhayda
    @Dhama_dhayda 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Luxembourg kaso hadal 🇱🇺🇱🇺

  • @nasramohamedmohamed2731
    @nasramohamedmohamed2731 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll hungary kaso hadal hadaa warbin kaheesid scholership xarreesty

  • @AliAhmed-ig9ez
    @AliAhmed-ig9ez 2 ปีที่แล้ว

    Sxb safara Kenya ku talo wan weydiye lkn wxa lii shegey in la jojiyey ila amar dhanmbe ee mxa ka jiro sxb

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว

    Zxb shaaciye qaab waxbarsho ah hadaan ku aado kadibna kasii baxo ma dhib ayeey keenaysaa zxb

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 2 ปีที่แล้ว

    Go forward bro

  • @salebangambol587
    @salebangambol587 2 ปีที่แล้ว

    Asc shaaciyow hadii aan daxiis u tago ka dib kaar qaxooti ma qaadan karaa oo dalka sidas magan galyo ma u joogi karaa

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว

    Zxp qaab wax barsho oo maraykan ku imaado iyo lacagta igu filan wll ka so hadal qof walba waa u bahn yahy inu ogaade 🙏🙏

  • @abdidubow611
    @abdidubow611 2 ปีที่แล้ว

    Sxb kenya ayan joga side kuhela

  • @abdisalanwaran8011
    @abdisalanwaran8011 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaaciyow malinba waxban ku weydiya iigamana jawabtid dadka klepa wad uao jawaaptaaa

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว

    haaa waa qof buka oo ka xun horumarka walaalkiis

  • @guushderis9490
    @guushderis9490 2 ปีที่แล้ว

    Sax wllo

  • @garbiyemediaproduction8337
    @garbiyemediaproduction8337 2 ปีที่แล้ว

    Marka hore mahadasanid sida wanagsan ee aad marwalba xogta noola wadaagto waxaad kasoo hadashaa Cyprus halkaa xogteeda zxp

  • @loveofficial2690
    @loveofficial2690 2 ปีที่แล้ว

    Intee ka xareysanaa asigoo online shaciye pro

  • @hafasohilaala
    @hafasohilaala 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwe visah cand gormuu furmaye

  • @youtoubkaamal7945
    @youtoubkaamal7945 2 ปีที่แล้ว

    waa side wll visoho

  • @mohajacelow8152
    @mohajacelow8152 2 ปีที่แล้ว

    Asc shaaciye waxa raba ina ii shegto qof uk ku nool intu serbia yimado casumad ma iso diri kara

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb uk kasoo hadal dadka walaalaha ah ma isku dacwoon karaan