Asc wan idin salamaya dhaman bahda cfmdka e somali hlth brd. Waxan joga South Africa xanunka hada ayu i hayaa h/b,ga wa leyga helay baard kadib lkn waxa leyso siiyay sedax kaniini o kala nuuc ah kaliya ee ma igu filan tahay? mase still waxan u bahnahay 3da irba od sheegtay. Dr please iisoo jawaan waxan kaa rabaa talo. Asc
Dr ka markan u tagay mushiinka wadana lagu firiyo ayu isaaray waxu iguyire wa fiaruz yar waye beerkagu wa ficanyahay wax dawaha uma bahniid Marka dhaqdarkaga uun lasoco intasu igu yidhe walal
Asc walaalaha somali brige idiinko mahadsan iga so jwbtan hepatit b 7 sano ka hor aya leyga shegay hadana wexey igu yiraahden wuu ka baxay wax daawo iyo talaal midna maqadan waxana ku nolahay sweden 🙏🙏🙏
Ayaan dhawayd aya layga helay midka B layidhado dhalhtarkuna balan ayu I batay wana waxyar ayu igu yidhe ma sameeya oo talo ah igu cawin kartan mahdsamid
Masha allah wax fiican baad noo sheegtay thanks a lot bro
Mahadsanid walaal, soo dhowoow.
Thanks Doc for the information
Aaadbaaad u mahadsanthy ustaaad
Miisanka xasanaadka alle hakuu saaro wll maalinka aakhiro
Amiin, mahadsanid walaal.
Asc wan idin salamaya dhaman bahda cfmdka e somali hlth brd. Waxan joga South Africa xanunka hada ayu i hayaa h/b,ga wa leyga helay baard kadib lkn waxa leyso siiyay sedax kaniini o kala nuuc ah kaliya ee ma igu filan tahay? mase still waxan u bahnahay 3da irba od sheegtay. Dr please iisoo jawaan waxan kaa rabaa talo. Asc
Kaniin nooce ah lagu siiyay wll
Beerka aniga layga haya
Cagaarshowna waa layga wayay
Bal kawarama?
Mahadsanid,Dr Qofka irbad) Qadan Karaa. ma Qofka Hayaa, Mise Waa qof Una wali ku dhiciin!! B
👏👏👏👏👏
Afka soomaaliga waqoyi waa joonis koonfurna waa cagaarshow markaa dadbadan aan degankoda dhafin ayaan fahmeyne labada ku sharaxa, Jasaka allah warbixintada soona badiya
Mahadsanid walaal, waan gaarsiin doonaa fariintaada digtoorka.
Maxaa lagudaweyaa
Dr ka markan u tagay mushiinka wadana lagu firiyo ayu isaaray waxu iguyire wa fiaruz yar waye beerkagu wa ficanyahay wax dawaha uma bahniid Marka dhaqdarkaga uun lasoco intasu igu yidhe walal
Hada side ka noqotay sxb
Sidee looga hortegikara iyo waa hallis warmaahee sidee loo dawenkaraa baa larabey
3 year kahor baa laygu shegy lkin waxay I dhahen aad buu uyaryahy wadnahagna waxbe maqabo wali dhaqtr kuma labnin wana iskacafimad sanahy wax dhib ah madaremo maxan sameyaa
Europe maa jogta miss dalkii
Dr maxaa lagu daaweyni karaa cudurkan Hepatitis B?
Bro hada xal amaa u heshay bal war isii
calaamadaha ad sheegtay aniga ayaan isku arkay
Asc walaalaha somali brige idiinko mahadsan iga so jwbtan hepatit b 7 sano ka hor aya leyga shegay hadana wexey igu yiraahden wuu ka baxay wax daawo iyo talaal midna maqadan waxana ku nolahay sweden 🙏🙏🙏
Wll maxad istic mashay ama aad samayn jirtay
@@fariidaali8443 wax aan ogahay oon isticmaalay malahan walashey alx wuu ka baxaay ayeey igu yiraahden 🤲🤲
Faduma xasan abaayo wuu baxaa kaligiis daawa la' aan aniga xitaa wuu iga vaxay
@@hawahawa1488 waa ilaaah mahadi hadu ka baxaay abaayo alx🤲🤲
Manshalla Aallha
Waliga helhayi lkn waxn raba in an gursado side iskaga ilalin kara si an liga qadin am ilmah u qadin uurka pels isoo jawab
Waa in lagaaqaado diig soloo fiiriyo in aad qabtid. Waxaad qaadan kartaa Talaalka HPV, hepatitis vaccine. Fadlan laxiriir Dhakhaatiir ta joogto meesha aad degan tahay.
Ilmahaaga kuma dhalanayaan xanuunka ,markuu ilmaha dhasho waa in laga talaalaaa,ninka aad guursanaysidna wuu iska talaalayaaa
Naima Anigaa war kuu hayee iso jawab
@@daawade2386 walal xagee kalaso xidhiidhaa saaad war isiisid
Abayo dawadiisa maa haysaa@@daawade2386
Seelodhaqaa dr ma dhakhatiir lagudhaqaa jira iisheega bl
Adi ma qawo meqo sana qabta
@@r017x 2020 baa igahelen
Qofka qabo dawa ma u heysaan
Mhdsnd. Dr
Ayaan dhawayd aya layga helay midka B layidhado dhalhtarkuna balan ayu I batay wana waxyar ayu igu yidhe ma sameeya oo talo ah igu cawin kartan mahdsamid
wll waad ka takhluusi karta haddi aad caafimdkga si joogto ah ula socotid lana xidhidh marwalba dhakhtar beerka ku shaaqo leh before it to late
anaba waa laygu sheegay shanbilood ka hor maan qabin
@@nuuraabdalh1738 beerka ayan u jeeda waxu firiyay mushiin iga saray beerkagu wa ficanyahay ayu igu yidhe wa fairiz yar waye ayu igu yidhe wax dawaha ma i qori ayan ku idhe dawo uma bahniid ayu igu yidhe dhakhtarkaga lasoco uun ayu igu yidhe meeshi mushiinka saartay berkayga
@@nuuraabdalh1738hada side ka nqotay szb
@@abdulkadiraj3747side jirka looga saari karaa sbxow
Ani wa qaba side isaga daweykara
Walaal la xiriir dhakhtar ka meesha aad joogto, una sheeg calaamadaha aad isku aragtey. Mahadsanid
Asc