Arinta Khatarta ee ay Ka Mideysanyhiin Labdada Madaxweyn ee Masar & France | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Arinta Khatarta ee ay Ka Mideysanyhiin Labdada Madaxweyn ee Masar & France | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Mar kale iyo falanqayntii qiimaha badnaayd ee sh cabdiraxmaan bashiir oo aynu ku dul istaagi doono arin cajiib ah oo ay ka midaysanyhiin madaxweynyaasha labada dal ee masar iyo france
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    --------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    --------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

ความคิดเห็น • 41

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah guulaysoh sheikh

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 3 หลายเดือนก่อน +1

    Free Palestinian 😢

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden1008 3 หลายเดือนก่อน

    Somali wa wada siyaasiin dad dhintay xata wadaad ku sheegooda Waka. Dadkas somaliyeed masar ku nool dhibaato u lna baahna ka dhex ba siyaasada. Palestine u ducee intas u samee ee siyaasada carried ka dhex ka dhex bax qaxootigas somaliyeed masar degan dhib hau horseedin magaceena somaliyeed noo dhig orod diinta ku ekaaw.

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ ALLAHU AKBAR ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 3 หลายเดือนก่อน

    Dantooda ayey ka dhex arkeen reer galbeedka
    iyo sucuudiga lug ayey
    kuleeyihiin afganbiga
    sisi saas ayuu ku qabsay

  • @Somali-One
    @Somali-One 3 หลายเดือนก่อน

    *Muhiimadu waa in ay qalad tahay wadada ay ku socdaan iyo waxa ay aaminsan yihiin dhamaan dawladaha iyo shucuubta SUNIGA ah*

  • @ClraxmaanMaxamuud-me4es
    @ClraxmaanMaxamuud-me4es 3 หลายเดือนก่อน

    Ado wadan gaal ubaxsaday
    Dhakaad kahijroonlahay

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq doowlada islaam ma.heeno ilaahay hanookeeno

  • @mohamedmohamud-zi2mm
    @mohamedmohamud-zi2mm 3 หลายเดือนก่อน

    وانزل الذين ظاهرين من اهل الكتابمن صيا صيهم waxaa laga yaaba in wadaadku hilmaamay

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 หลายเดือนก่อน

    Waa labo tuug oo is og

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 3 หลายเดือนก่อน

    Culumadii hore dowlado daaquut ayey dhexjoogeen book tooda kuma kalsooni
    Thatt lika book laa reyba fiihi maxaan ku macnaynaa hadaad culumooy boog aad qorteen xalka u aragtaan miyeysan taasi qalad ahayn ma wax aan kitaabku sheegin baad keeni kartaan oo xukun kusaabsan?

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 หลายเดือนก่อน

    May God bless you , this is a very important lesson for those who have beleived politics derived originally andd theoreticaly from Western Countries

  • @fazakamahamed9052
    @fazakamahamed9052 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh si fcn wax u miisaama

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 3 หลายเดือนก่อน

    Maslaxada dadka kaw
    Xasan sheekh haduu xabalaha dhaafi lahaa oo waliba uu ku dhawaqi lahaa xabalah waa xor oo looma dhawan karo
    Lkn nasiib daro maslaxada dadka
    Lkn markuu xabalihii dumiyay isagoo ka maarmi kara 😢

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 3 หลายเดือนก่อน

      Xabaalaha goob wa Laga bedeli Kara hadii dadka nool looga faa'idaynayo wll dadka dhintayna goob kale oo munaasib ah wa lagu duugi Kara wax dhiba male. Arrimahaga iska raaco waxan ad ku dhexjirto iskaga dhex bax

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 หลายเดือนก่อน

    Al xaqiq

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakalaah khayr sheik

  • @AhmedCalihassan
    @AhmedCalihassan 3 หลายเดือนก่อน +2

    jizaa kallaah sh C Raxmaan

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 3 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @mahamedali6310
    @mahamedali6310 3 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 หลายเดือนก่อน

    AL-shabaab, Maxaakiinta,Taalibaan, Akhwaano Muslimiin ( Tuugo ayaa xukunka ka ridday) iwm way ku guuldaraysteen in ay waddan maamulaan!... Xitaa Asxaabtii ayaa xukunka isku qabsatay isku dishay (kuwii janada loo ballanqaaday qaar?)
    Dhibta ugu wayn waxay tahay, sidee loola macaamulayaa kuwa kaa soo horjeeda, kaa fikradda duwan.... IbnuTaymiya kuwa waxaa jira aan ku raacsanayn fikradiisa ( diintana waa bad, meelo badan ayaad ka geli kartaa). Maxaa la samaynayaa haddii umadda qaar ay diidaan xukunkaaga? sidee lagu soo dooranayaa Madaxda (eeg Maxaakiinta shuuadooda) Dastuurka haddii lagu qoro wax diinta ka soo horjeeda oo dadka isku raacaan????
    Sh. C/raxmaan hadduu dhaho, Shiico waa muslim kuwa isaga gaal u arko ayaa jira. Reer galbeedka waxay horumar gaareen markay diinta daaqada ka tuureen.....

    • @duceysane2979
      @duceysane2979 3 หลายเดือนก่อน

      ileen doqon haduu jiro waa adiga educate your self before you speak out to others

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 หลายเดือนก่อน

      @@duceysane2979 Waxaan qoray maad wajahdid inta aad cayda( sida islaamka caadiga u ah) iska daaysid..

    • @duceysane2979
      @duceysane2979 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalisocodkali4469 hadal kaga ima deeqin nin diin islam wato na saas uma hadlo ee mxa isu qarini !!! ? Saxaabadda R.C fitnada dhacday xiligi cusmaan,cali r.c Suubanaha aya hore nogu sheegay kwarijna way ka dambaysay fitnadaas qaddiyadas na mid ugub ah ma aha asxaabta Suubanaha way hagaajiyen R.A dhamaantod balse adigu hadal kaaga wxan ka dhadhaminaya dhaleeceen aad ku dhaleceneso diinta wax ka fican inay jirto taasi oo ah badow nimo iyo arrogance

    • @somalioutlet
      @somalioutlet 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga ma ogid miyaa in soomaaliya boqortooyo harar ee ahmed gurey islaami ah inay jiri jirtay oo itoobiyaanka ka guuleysteen oo nala jabiyay mar un wey soo noqon doontaa sababtoo ah wax kale somali ku heshiin karto majiraan.

    • @duceysane2979
      @duceysane2979 3 หลายเดือนก่อน

      @@kalisocodkali4469 maxaan wajahaa !!? Ma hadalkan dalabta leh ayan aqriya ? Waan aqriye qoraalkaga cayda ah iyo durid aad durayso saxaabadda iyo diin ka tagida inay tahay xal. Sual ayaan kuwaydini raba hadii aad taariiqda taqaan. Rer galbeed ka hadal haynteedu shale unbey aheed ee oo ilaa hader unjust iyo gumaysi ,gucasho ku jiraan,isqabqabsi kama dhamaado rer galbeedku, suashedu wxay tahay yaa maamuli jiray aduunka rer galbed ka hortiis .? ma taqana 10 kii sano ee umar r.a how tranquility and serenity were people ?

  • @ClraxmaanMaxamuud-me4es
    @ClraxmaanMaxamuud-me4es 3 หลายเดือนก่อน

    Galbeedka maxa kudhigay hadaad kadigaysid

  • @ClraxmaanMaxamuud-me4es
    @ClraxmaanMaxamuud-me4es 3 หลายเดือนก่อน

    Beeenta daaa

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 3 หลายเดือนก่อน

    Xaffidakallaah allaahu macaka Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir iyo inta ka soo gudbiseyba oo uu ugu horeeyo Suldaan media mahadsanidin wllayaal

  • @ClraxmaanMaxamuud-me4es
    @ClraxmaanMaxamuud-me4es 3 หลายเดือนก่อน

    Side baad sheekh iskugu sheegi adoo siisi cadaymo kuhayn gaaladu lashaqeyaaleh aaway cadayntaadu

    • @alustadabdisalam1876
      @alustadabdisalam1876 2 หลายเดือนก่อน

      Jaahil baa tahay an wxba ugayn sh.afkahaku taagin

    • @alustadabdisalam1876
      @alustadabdisalam1876 2 หลายเดือนก่อน

      Sisi wuxu yahay cid walba waa ogtHy

  • @ClraxmaanMaxamuud-me4es
    @ClraxmaanMaxamuud-me4es 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh isku sheeg wahaw