Mmmmm , ILAYN ODAGO WAA REER BOORAMA,!WAXAAN ISLAHAA WAA CIISE NOW YOU WALKED TO THHE LAMP 😅 MMMMM. Hayla yaabina, Soomaali baan ahaye, ' Li tacaarafuu ayey iga tahaye',
Wadaadkan wuxuu yiri "aniga ha i jeclaanina, maad i guursaneysaa, maxaad ii jeclaani, ha i jeclaanina" waa is cajabin in its best level!!!!! Kan ayaa wadaad la leeyahay .... iska soco ....
@@abdirahmaanhassan6633 ka hadli meyno GUUR walal waxaan ka hadleynaa 'nin sheeganaya wadaad oo umada u soo banbaxay, markii umadii qaar ka mid ah dhaheen 'sheekh ALLAH dartii baan kuu jecelnahay' muxuu yiri "Ani maxaad ii jaclaan ... maad i guursan, .... Ani ma gabar baan ahay" waxaas miyaa wax uu qof raba inuu umada wax u sheego ku hadlo ..... Uf baa lagaa yiri dheh!!!
wah....ha ijeclaanin haduu ku dhahay dee waa run. ma lefleefi leheed. suufi ayaa tahay aan umaleena oo culimada leefleefan xitaa haduu dhinto ka daba taga qabrigiisa. war niyow wax runta ku sheego ayaad weyse qofka lama jeclaado ee fikirkiisa ama cilmigiisa ayaa la jeclaadaa oo laga faaideystaa.
Allah haku barakeeyo sheikh Abdirahman bâchir. Anagana inti waxku qaadata muxadarada rabi ha naga yeelo
سبحان الله
جزاك الله خيرا
Aad yay u fiicnayd muxaadaradu. 💪
Masha Allah , Shekh A.rahmaan Bashir
Masha Allah Tabaaraka Laah Sheikh .Soo noqod wanaagsan .
Welcome back Home.
Xasbiya allah wa nicmal wakiil. Illahow inaga badbaadi fitnooyinka adduunka. Jezaka allahu khayr Sheikh Bashir.
❤sheq alaha ku xafido amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guulayso sh.c.raxmaan bashiir aqoonyahan soomaaliyeey from borama awdal
Mmmmm , ILAYN ODAGO WAA REER BOORAMA,!WAXAAN ISLAHAA WAA CIISE
NOW YOU WALKED TO THHE LAMP 😅 MMMMM.
Hayla yaabina, Soomaali baan ahaye, ' Li tacaarafuu ayey iga tahaye',
Asc Jazaka Allah walal quality xooga ka hagaaji video Yada
mash allah
allah ha kubarakeeyo she abdirahman
SALLAHU CALEYHII WASALIM SCW SCW SCW SALAM caleyhii calaa mahamad AMIIM YAARABII AMIIM YAARABII 🌎🙏
Mashaa Allh
Sheekh aad ban ugu faraxsanahy sheekh inaad aad noola dareentahay adoo meel naga dheer jooga balse aad ayan ugnafaaiidny sidaad noogusoo gud biso mawadiicada loo bahana yahya
Masha Allah
Mahadsanid sheekh
Khayr Alle ha kugu abaal mariyo sheekhi
Legend abdirahman bashir m.a
Sheikh abdirahmn allah haku barakeeyo.
Sheikh khudbadihii aad kaga kadlaysay israil , arimaha bariga dhexe iyo calamka..
Miyaad joojisay.
Aad ban ugu bahnayn arima Qasa iyo halka wadama islamku ka istageen.
Arinta gacanka cadmeed iyo xasarada kataagan
Sida ayn inoo samaynayso.
Ustad..aad ban kugu xiranahy ee halkas nagaso kaab
wlh waxan ahy marqatina allh hortisa in nasoxasuusisay
Alle ha ku dhowro aduun iyo akhraba
Amiin ❤
Sheikh walal hadan islam nahay waxaas dhacay Illahey xagu jiray midna qof islam ah kama surtoudo kalmada why me
27:49
Shayaadinba tihin shiikha meelaha muhiimka marku ka hadalyo mxa tashushka ugu fureysan only views bad ku raadsanysan😢
Wadaadkan wuxuu yiri "aniga ha i jeclaanina, maad i guursaneysaa, maxaad ii jeclaani, ha i jeclaanina" waa is cajabin in its best level!!!!! Kan ayaa wadaad la leeyahay .... iska soco ....
Waa runtii adu maad gursan wixi ka an faco ka qado is cajabin tiisa maxa kalay adu guur Doon miya tahay
@@abdirahmaanhassan6633 ka hadli meyno GUUR walal waxaan ka hadleynaa 'nin sheeganaya wadaad oo umada u soo banbaxay, markii umadii qaar ka mid ah dhaheen 'sheekh ALLAH dartii baan kuu jecelnahay' muxuu yiri "Ani maxaad ii jaclaan ... maad i guursan, .... Ani ma gabar baan ahay" waxaas miyaa wax uu qof raba inuu umada wax u sheego ku hadlo ..... Uf baa lagaa yiri dheh!!!
wah....ha ijeclaanin haduu ku dhahay dee waa run. ma lefleefi leheed. suufi ayaa tahay aan umaleena oo culimada leefleefan xitaa haduu dhinto ka daba taga qabrigiisa. war niyow wax runta ku sheego ayaad weyse qofka lama jeclaado ee fikirkiisa ama cilmigiisa ayaa la jeclaadaa oo laga faaideystaa.
@@abdiazizahmed fahamkiinaa noocaas ahe nagu kala kaxeeya.
Waar haddaan eegay waxaan u jawaabayaa waa ciyaal .... Oh sorry!!!
😊😊😊p😊😊
Warnaga amus laclayahow
Mxaa ku dhibaya subxanallah