Tiktokleey Dowlada so Xirtay Umaba Maleysid Qalad iney galeen Sawiradi laga qaaday weyba iska qoslaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2024
  • Tiktokleey Dowlada so Xirtay Umaba Maleysid Qalad iney galeen Sawiradi laga qaaday weyba iska qoslaayaan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com/?aff=863
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com/?aff=863
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • ยานยนต์และพาหนะ

ความคิดเห็น • 47

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah sh dulmidiid Allah haa ku xifdiyo sida xaqa iyo runta ugu caadeso iyo wacigalinta umada somaliyed🇸🇴☝️☝️

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh dulmidiid qeyr badan allaha kusiiyo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh cilmi ku filan mahaystaan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 หลายเดือนก่อน +3

    Way ogyihiin waxa Loo so xiraye. Wa isku haleeyn iyo xukuumad jilicsan oo aan caadil ahayn.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @farhiaabdirahman3877
    @farhiaabdirahman3877 หลายเดือนก่อน +1

    Alla fiicanaa ku wii dhaaranaayay in la qabto

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma หลายเดือนก่อน +1

    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين 🤲🤲

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow waa yaab maanta mudaharaadkala dhacay qaar leh hadii la toogto danbiilaha madaxwaynaha u maqan wajigan ka tooganaynaa madaxwaynaha 😢😢😢😢😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dadkii laga sugaayey inay wadanka soo kobciyaa 😢😢😢

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi

  • @shacni9361
    @shacni9361 หลายเดือนก่อน

    Istaahil hala xiro dhamaan
    JASAAKUMALLAAHU QAYR

  • @ShariifXamza
    @ShariifXamza หลายเดือนก่อน

    Masha'allah walahi waxaan oranlahaa ayaa tidhi masha'allah, waad saxantahay

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 หลายเดือนก่อน

    Madaxda dowlada dhamaan waa igu sawir

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah หลายเดือนก่อน +2

    Waa najaaso lagu koriyey najaaso

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar wa nasib taro

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน

    Dulmi badan sicda somali iyo qabiiylada cudur nagu noqtey 33 Sano ee aduunka naga rebey☝️☝️🇸🇴

  • @Alfaatix.media200
    @Alfaatix.media200 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 หลายเดือนก่อน

    Waa sax shiikh

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 หลายเดือนก่อน +1

    Haday ahaan lahaayeen cid kale lama qiimeeyeen .
    Ama ay dili lahaayeen qof qabiilada aan hubays nayn ee islaamka ah dowlad ma jirto sheekhow .

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน

    Ma sawir hore hore u galeen baa la soo qaatay
    Shiikhow mise waa mid hada laga qaaday
    Waa talaabadii ugu horaysay ee aan ku farxo
    Ha lagu wado sidaa odayaasha der deran suldaamada garaadada caaqilda malaaqyada ugaasyada ku mamay ee sawirada lacagta gabdho guursiga ku Hela inay qaraabada isku diraan oo ay dhalinta wareersan naar ka buuxiyaan iyagana la sharfo oo la karaameeyo
    Mid la dilo iyo mid xabsi loo diro ha laga dhigo khadyaan baanu ka taaganahaye!!!!!!!

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y หลายเดือนก่อน

    waa guul gaal shiro ha lugu guro guul dowlada

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.
    Way ogyahiin ee waa qof garab og .
    Waxay u dhoolo cadaynayaan xaqdarada Somalia ka jirta darted.
    Kolay sharaf ma taalo wadankii ma denbi ka luul ka xun baa jira .
    19 jir wiilkayga baan idhi hoyo kalay iiraac dhulkii (jawaab hoyo idinku kuma jirtaan dadka xurximka laga rabo )الله يهديه ويصلحه يارب العالمين.

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 หลายเดือนก่อน

    Hg waa gob wey kudilayan weyna kunooleyan lkn Ab waa cawaan goofley ah

  • @rabi-tabakalto
    @rabi-tabakalto หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh meelaha quruxda badan ee Garden nada ah ee aan camirada aan ku jirin iska jir waa halis

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v หลายเดือนก่อน +3

    Dhibaatada hayasata Soomaalida qaarakood Ku nool Soomaaliya waa aqoon la'aan , jahali iyo dhiiga oo xagooda ka fudud biyaha ay cabeen

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 หลายเดือนก่อน +2

      Afkaga cano lagu qabay, Qof wax bartay walhi bilahi talahi ineysan wax yabaha nocaan qiimeyneyn, balse aqoon la,aanta iyo ilmihi qabiil lafaray unbaa xagaa kacad, ina adeer wabilah towfiiq

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i หลายเดือนก่อน

    Sheekhaw dadkaan markay dhasheen ilaahada xukun iyo kaladanbayn may arkin waxey uqabaan dheeldheel inloo sooxiray biri hadji laganaaxo waxay u ar kaayaan in ladulmiyay

  • @ahmedyarow6244
    @ahmedyarow6244 หลายเดือนก่อน

    Asc we are still waiting for you

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน

    Maxaan ciil u qabaa qof fidno kiciye ah oo hadana la sharfayo
    Ishiisa laga arke ayaa ushiisa lagu tumaa
    Qabiil midaysan oo qof hagaagsan danahooda u doortayba lama ha yo qof mid qaldan runta iyo qaldka uu ku jiro u cadayn karana lama hayo reer ba ayow yaa ku leh bay nagu xukumeen dagaalo aan dhamaan heshiisyo aan girgelin dhalinyaro aan la tiro koobin oo waxa ay qasayaanba aan laga warhayn dad is dhalay oo la leeyahay waa isu cadow
    Oday dhaqameed dhalinyaradiisa habeeyey oo toosiyey oo xaalkooda hoose ka warhaya oo shiriyey tira koobay badbaadiyey oo laga badbaaday lama hayo!!
    Waxa aanu maqalaa uun iska celiya reer abtigiin
    La heshiiya
    Isdila heshiiya
    Isdila heshiiya waa si qof waliba cuqdad reer abti loo geliyo ay soo koriyaan reer abtigu hadana berri uu la dagaalamo!!!!!!!
    Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun yaa u dardaarmay somali oo idil in xaalkeedu sidaa ahaado!!!!!!!

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw หลายเดือนก่อน

    Hala xirxiro oo laba lacag ganaax ah ha laga qaado waxa waalan waa maxay dhalinyaradii mustaqbalku waxeey la yimaadeen iyo unukaableh acuudu bilaahi minasheeydaami rajiim😢

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 หลายเดือนก่อน +1

    shekhow haku daalin somali diinteeda koowad waa qabiil lkn theoroticaly they share islam bur practically real religion is qabiil. nina diintiisa kama tago

  • @user-cq5bp5xk8e
    @user-cq5bp5xk8e หลายเดือนก่อน

    A.c.w markan fiiri sida dadkena uxanunsanyihii o ad arkeysid lanbar farabadan in kilyaha lagadhaqaa waa qabyalada kilyihii qabyalad ayaa fariisisay markan arkay dhaqankena xun in ilaah kilyaha qabyalada fariisiso cudurka kilayaha waxa sababo waa qabyalada

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 หลายเดือนก่อน

    Ceeb uma dhimana dadkaan sawiradooda ayagoo danbiilayaal ah lasoodhigay meelkasta war gabdhaha Somaliyeed wexey ahanjireen kuwo xishooda wiilashiina wexey noqden qaarkamida gabdho u ekayaal

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 หลายเดือนก่อน

    Waxay ubahan yihin dhaqan celis kibir baa kujira lacag ganaxa waa in lagaqadaa saysa mardanbe usameen

  • @aali7203
    @aali7203 หลายเดือนก่อน

    Shiikhoow maxaad ula yaabee Qabiil waxaan ku soo dhisnay dowladda Soomaaliyeed ka soo biloow 1955 daaqilyqddii ilaa hadda. Aniga dowladdii soomaaliyeed ayaan u shaqeeyey ka soo bilow 1973…….. qabiil waa la aasay ayaa idaacadda laga sheegay, hadana waxaan aragna asagoo soo nooladay oo kaba daran kii hore. lol

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 หลายเดือนก่อน

    Xalimo is qal qalocis dilayo camera tiktok iyo dowladba, xalimo xarka hakugu dhago😂

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    asc doowladaa laga rabaa iney sixaqa umada umamulan oo iney dowlad tahay latuso waxan uarka gardaro garab og sidana doowlad laguma noqon karo

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laga dhaa dhiciyay in qabiil koodu soo dayn doono oo waxay doonaan samayn karaan xitaa haday qof dilaan wax dhacaan kufsi samee yaan

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 หลายเดือนก่อน

    In ganax iyo xarig leysugu dara fican

  • @samira-141
    @samira-141 หลายเดือนก่อน

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️🤍

  • @user-th5pv8rw9y
    @user-th5pv8rw9y หลายเดือนก่อน

    Waxaay ogyihiin in aanahay dowlad

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 หลายเดือนก่อน

    Qolooyo Qola kale kuduul sidaas Qaranima miyaa

  • @aishamohamed4406
    @aishamohamed4406 หลายเดือนก่อน

    Waxay ogyihiin inla siidayn oo tolkod awood haystan