Bishaar alasad madaxwey naha ruush ku dahabka iyo lacagta iyo asagaba hasoowareejiyo halaka iibsaso xoogag tax riir al shaam hana kataageero dhinaca milatariga si uu awood a bariga dhexe usiijoogo kadiba mar kiilakeeno suuriya bishaar al esad max kamad halagusaaro simishiq kadib xakuumada suuriya mar key sal dhigato halagulaxisaabtamo xasuuqii ruush ku kagestay gudaha suuriya sidaas ayaan kutalilahaay
Waxaan ahay dhageyste kugu xiran mudo 4 sano ah mar marna waxaa yeeshaa like ta ugu horeeysa lkn caawo wasiirka arimaha dibbada turkiga waxaad ku sheegtay wasiirka gaashaan dhiga mida kale waxaa qalad ka jiraa dadka Qasa ku dhintay ood ku sheegtay 153 ma adan raacin kun mahadsanid masuul
putin waxa uu wada isbala rin inta usan imaan donald trump waxa una raba in usan marna ba dib ucelin 4 tii gobol ukraine waxa ay do neysa dhul ay shegato lana imado miiska wada hadalka 🥲❤️🔥😥
Ku sali nabiga SCW ❤

صلى الله عليه وسلم
@@BashiirFaarax-g3c 🫡🩵
team maracade show first coment❤
Viva❤ayankuleyaxai you are the first
My best voice ❤maraacade salan saree🎉❤
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
Asc maxamed cise allha kucafiyo isreal iyo American masibo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo rer gasa guuul dagdaga inshaa allha ❤❤❤❤🎉🎉🎉
أللهم أنصر إخواننا في سوريا وفي غزة
Inshaa Allah waxa xigi doona qaza oo xora midaan soodaahin
Mashaa allaah maxamad iyo saxiibadi allaaha guuleyo
Guul ayaan urajaynaya reer qasa insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caafimaat iyo camridheer ayaan Alla kaaga baryaaya Mohamed Issa ❤🤲😢🥺
قال الله تعالى وكذ الك نولي بعض الظالمين بعضا أي نسلط بعض الظالمين بعضا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤وصد ق الله ورسوله
waa been hishiis ma jiro waa ruwaayad master yahuu uu jilaayo
Ma Shan wasiir Gaashaan Higgs
No1👆👆
Gurihgas ba
warbaahintaadu mid Qeeyr Leh Allah ha kadhigo
Allahu akbr 😢❤
قال الله تعالى وكذلك نولي بعض الظالمين بعضا بماكانو ا يكسبون/ يعني نسلط بعض الظالمين بعضا كماتون الان في راش ويكرين
Ciidanka sdf guul ayaa urajeenayaa guil
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
Guud ahaan reer asad waxaad leeyahay amba dhamay qareerka waa inaad dhadhamisaan
Xilga xskaga ubahntahy hdee ku tira kwrn ifur😂😂😂
Wafuree😂maxaa
Ma ku jiraan maxaabiista Saraakisha Ururda iska caabinta .waxa fiican in la hormariyo kuwaas iyo dhakhaatiirta😊
قال الله تعالى وكذ الك نولي بعض الظالمين بعضا أي نسلط بعض الظالمين بعضا
Marmalade sala saree❤❤❤❤🎉🎉🎉
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤ Allow ducadeyan aqabal ❤
Asc
cafan sxb waa ki dabada ee maha kii gashan dhiga
Wcsm Maracade Show Illaahey Waxan Kabarya Inuu Gacantooda Kaso Daayo Maxabiista Dhaman Iyo Marwaan Barquuti Cadawga Argagixisada Yuhuuda.Guul Iyo Dawlad Xor Ah Xamaas AlQasaam Iyo Dhamaan Xornimo Udirirka Falastiin Yaa Allaah Aamiin.
Trump
Inuu ka hortegi doono burburka Israel,
Hantidas rushku wuxukubedelanaya xirirkisa Syria maraykana wainu wanajinta xirirkisa iyo inshidalka dalkas laguilaliyo dolarka birikisna fursadkahelin kubedesha sogacan gelinta falagada kurdiyinta
Wiilow
Wa xalbahyay in ladulqabo hogamiya cusuba wayo xu
Is badli dhaba wan nin mujinay ok
siriya waan eegeynaa,waxa ka socda
Wasiirka arimaha Dibada dheh . Hakan fidan.
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Ustad hilmaam hadalku ma jiro waa oganahay inada kawado wasiirka armahah debeda
Ma Russia baa hayn karaa waa naag quudan jirtay malaayiin qof dhigooda maalin kasta
Asc maracade waan kusalaamay slnkdib qoskan ma muslinbaa mise ma aha maadaama xaaskani tahay mid qaawan
Ustaad maanta duray ayaa ku haayo alle ha ku caafiyo
Wasiirka arimaha dibada Hakan fidan
Walafilayay jawabta rushka inay daron gurimurayadis lagujabiyay kawaynanayso
Israil walaca syriya aykamujinayso wamiday kuxalashanayso deganada hada ayqabsatay kaliya forjada haysata waxaytahay inaysan dagalkuqabsan fursad khiyano kafaidaysatay iyo inayheshiski 1974 sababla aan kaliged jabisay watana marka halka laguogandono in israil sharciga kawayntahay iyo inkale madama tankahor aqiil uyelijirtay
Kurdiyiinta xaq waxay ulee dahay inay iska difaacdo turkida
Hakaan fiidaan maha wasiirka gaashan dhiga.
0:33 Jason Statham miyaad araktaa sawirkiisa kkkkk
Asc halmaan hadal kuma jiro! Wasir ka arimaha dibada
Kilkisha xitaa iskama jarin majrimadan😂
Waxaan ahay dhageyste kugu xiran mudo 4 sano ah mar marna waxaa yeeshaa like ta ugu horeeysa lkn caawo wasiirka arimaha dibbada turkiga waxaad ku sheegtay wasiirka gaashaan dhiga mida kale waxaa qalad ka jiraa dadka Qasa ku dhintay ood ku sheegtay 153 ma adan raacin kun mahadsanid masuul
Asc waa aragtida saxyuuniyada xamaas xagey hubka ka xeshaa
Wcs
Turkiga fariin cad ayuu udiray kooxaha uu mareekanka taageero. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Nin walba oo wadankiisa burburuya dadkiisa laaya hantidoda Booba sidaan iyo si ka daran in Lola dhaqmo ayaa fiicnan lahayd
❤
Weli
Iiraan iyo suuriya waa isku aragti bay ka yihiin yuhuuda
Xamse🇰🇼🇮🇱🤲😭
Siriya mey iskala hadlaan yuhuuda xita hdey san xiligaan dagalami karin heshis mey iskala galaan maxa shacabka lo gu hanjabaa😢rer suriya dhibato kle xuma adkeysan karaan
13:00 sidee 153 !!?
Turkiga. Waa. Dilaal
Maxaad kawadaa
Maxaad tiri mara cade 150 Qof miyaa la dilay mise 150,000
😢😭
mahad sanid
Xakan fidan .wasiirka arimaha dibada iyo gaashandhigaba asiga maa isla yahay labadoodaba
putin waxa uu wada isbala rin inta usan imaan donald trump waxa una raba in usan marna ba dib ucelin 4 tii gobol ukraine waxa ay do neysa dhul ay shegato lana imado miiska wada hadalka 🥲❤️🔥😥
sxbow maracadow waxa xaqiiqsaday inaa ciyaal xamar tahay erayga aad isticmashay dabka ka dhumiyay hhhh kaftan .......
Dumaraa 25jir by kuso racday
Iyadoo la noolayd 25sano oo
Kale xukunkisii marku dhcyna
Wataa wx kayar 7aad ayey ku
Dalbanaysaa inuu furo !
Gorman shaxda fahmi donaa?
Khumeyni sharta aduunka buu kamid yahey iimanka wuxuu uyiqaan in dadka islaamka laxasuuqo laguna badalo shiico waa waxa ay heshiiska ku yihiin shico iyo yuhuud iyo ruush mareykan iyo shayaadiin oo dhan dib u eeg wadama islaamka ee labur biriyey yaa loo dhiibey xukun kooda sida ciraaq siiriyadii hore lubnaan yaman adigana maracadow yaan danbi kaaraacin ereyga xukuumada islaamiga ah aad leedahey