Dhaxalka dadki dhintay kan hada nool kan dhalan doona waxaa ka socda madax maanta xaq uma laha in hal qof bixiiyo badooda iyo dhulkisa midna ee ha ka firsadano yan lagu😅 fududan arintas hadday dhul haystan bad logu Darin waa qalad weyn laga galayo somalida maanta iyo tan beri
AR tafsiirki away soo daaya please
YAHUDIGA MADOW ARGIGIHISADA WECELADA SHABAB AWODODA WAA QARAX HADAY QARAX WAYAN SI DEGDEG AYAA LOO WASI DONA LAGANA CIRIBTIRI DOONA DALKEENNA IYO KENYA.