MAXAMED TAWANE OO SOO SAARAY HEES SHIDAN ‘CAGA DHIGO WAAD IS CAJABISEE| ‘DAADIS’ | 2017 HD + LYRICS
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- HADDANA I COLAADISEE
WANAGGAAN KUGU CASUUMAY
AYAA CAYNKAA DHALEE BAL
CAGA DHIGO HAYS CAJABINE
.................................
• HEESTA : CAGA WAAD IS CAJABISEE 2017 HD + LYRICS
• CODKA : XIDDIGGA XAMAR : MAXAMED TAWANE - MOHAMED TOBANLE
• EREYADA : CABDUQADIR MAXAMED IBRAAHIN
CABDUQADIR DHARKENLEEY
• LAXANKA : CABDI HEELO
• MUSIC : USTAAD YUUSUF SUBXAANYO
.........................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Heestaan uqalneed Wlhi million Xitaa ma Ahan Waxay U Qalneed inay gaarto 1 Billion
Maxamed tobale iyo nimcan hilaac 😍wapaa izku cood..wllhi wllhi..wel done..tobaale❤❤
..bal caga dhiigo hays cajapin..
✌funyy wlhi wllhi wapa igu socta..
↔heesta....Abdi askari tube..goood joop pro..❤✌✌
Ibraahim Shakul Yare meel walba waa iga soo horeysaa tlhi 😂😂😂😂
huno beri hore baan sheegay walahi labadan fanaan lama kala cod yaqaano xitaa muuq ahan waa isu eeg yihin noolaada walaalheen
Nusayba Saeed
wlhi ben roontii mahamed tobanle cood qurxan buuleyahay m.a afkaada malap lagu qabay apwe mcn ❤❤❤❤❤
mnsha Allah maxamed eshcala hees wlhi codbakugudamaday wll ee ilahay hakudayo huno
kkkkk baal cago dhiigo haa is cajabiine wale wad la heshay ma fanaan tabanle 👏
Faiza Filsan nic
Faiza Filsan hhh
Ok
I love u tobanle
Mashaalah cod iga dheh alaah codgaaga kuu siyaadiyo
owww cod alle cod macaana
wiilku masha allah👍👍
fantastic iigow cade
najax
kashada kacagan samaha ayaan cilmi bari aqoon leh👏👏👏 ❤❤❤ tobanl ✍👈
heestani anigayba igusabsantahay oo igahadlaysa xasusbay igelisay wlhi raago mahan raag walaga qostayal raga qarkudi marka mahadsanid Muhammed towanle
fathumo cadey be patient for everything
fathumo cadey akkkk
Kkkkkkkkkk
fathumo cadey
Wllshy hanawda magi ilahay kuwaa xun igumandarin
Ka xumahay wll
waw waahes aad umacan oo sir kuduugan hesta sanadka ayeeyba istahisha hestan waw hadana fanan codmacan ayaakuluqeynayo Viva tobanle
Ya dhageyzanoyo 2020 🇸🇴💗🙏
heestn mel bey iga tabanysa.?
anan garanayn😔😔😔🙏🙏🙏🙏
xidiga xidigaha xamar towanle onle love 💯❤🙏
kashadan ka caagan sammaha ayan bari cilmi aqoon leh
hees shidan nolow mahamed Tawane 💜❤💛💚💙💖
waaaaaaàaw nice song wlh meel beey iga taabanee
hees shidan iga dheh maxamed tawane fanaan jira
Maxamed tobanle fanaan haduuyahy fanaan wale waa adi
woooow cadi Maha codikagu Mohamed Tabanle
i love you maxamed tawane Runt
Heestaaan ani baaa la isameyyyyyu xaqiiq siday igu saaabsanthy walibaaa isday igu socotaaa
ooh hhbal cakadhigo haiscajbin aaaaaah😂😂😂😂caadimaha hestu
waaaaaaw wlhi waa sax waa hees macan bwe qali msh allah
axx hestan aney iga hadleysa😢😢😢
maasha allaah
my abwaan dharkeylay waaan ku aaamisanhy walllal qaaaali ah respect 😘😘😘😍😘😍😘😘😍😘😘😍😘😘😘😘😍😍😘😍😍😘😍
wa sas
www axyaa hees wlh Alle tobanle waxkala tahy wlh cod MCN waa saartay lkin mudnanta dhan heesta abwaanka ayaan siiyay
tabanle rlly lv u king
Inkastoo aanaan isku wabiil eheen lknse Waad igu qasabtay inaan ku dhagaysto 😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
intaa hees arkayey tii ugu wacnayd
woow iga gadan heestan
wwwwww waaan ka helay ininkan tlhi
Oh Tobonle Mazuul Codka Waxaba Kaga Dartay Sidaad U Dagan Thy Nic Horay U Soco✌✌✌✌✌✌
Hh...
hestan Cdi Ma Ahn Tanx Wll Ilahy Haku Sharfe
masha allah
Waa xidiga mogdishu sxp waad ak wadtaa faanta kale saan lay ku wadaa
www Wan ka heley heestan waa erayo cajiib ah
Iglan Abduqadir nic
Somalia jacelka wadadiisa maba kudhaqman 💔💔🚫
tobanle👏👏
Aw cago dhigo waad is cajabiseeee Aaaaaah?
walleee quus buuu taagan yhy qofkaas.
tobane alle hakudowro mnshallah
Waanku salamay wll wana kutageraa abdi askari lkin sawir adkusoqadatay ana leh hadana inaad ka waad karabaa
wanaagan kugu casuumay
ayaa caynkaa dhalee cadi maha wlhi hesetu😂😃
wwww Mahamed tawakal tagere ayn Ku ahay runtiii
tobanle waanku wataa
Am comenting this clip after 7yers what a song by the legend 😱😱
hadaan hurdo ka so toosey wlhi hees an arko tana ugu shidan bro tawanle ii noolow yaaqay
wey iga gadanty hestanii cadi mahiin
watch 5x , cod macan really
waaaaaaw inshcalaa cood wanladhacay tobanle nolada fananta rer muqdishow viva xamar
Yadagesanayaa 2023🎉🎉
oh heesta anigey iga hadleysaaa rntii angoo dad xumeeyey ayaa HaDana was uxnaqey #omg#
Hestan 😢 maa anaa liii qadiii
wwwww abwan Iyo badh ina thy wan oga dharkenley wll qali meshada ka haay heestan wa iga gadanthy
wwwwwww nice song halkaaga kasii wad ishcalaa hees
Wlhi anay Iga hadli hestan halsano iyo shanbilod khasaaray igadheh 😢😢😢😢😢👈
aman ceyni baan weyee daadis miyaa leyga dhigay yaab
waaw bal caga dhigo heys cajabin😂😂😂
www
#tobanle sxb qofna hawaydiin walaahi fanaan cod cajiib ah leh baa tahay inkastoo aadan igu qabiil ahayn lknse Waa iska kaa dhageesanaa sxb ❤️❤️❤️❤️
Mo Calaale . qabiil iska daa ka towbad ken wa waxa wadan kena LA hagagi LA yahay
Mo Calaale hhhhhhhgg
#AbdiAskari bro i don't know why every time an arka your Chanel on top my TH-cam Notification hees walba cadhi ma ahn bro
nice song mha towane
haahey xaarannta annagaa wasna
AR ILOVE YOU ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
waaaaaaaaaaaw hes iga Deh
👉😅😅😅😅😅
cakuyo Balantii Cuslaydiyo marka axdigii cidlaysay
adigaoo cid kele iga raacaya
Codka /100
wad jirta pro
faaduma-caday mka dhaba arints wllo mohamed erayo shidn
waaaaaaaaaw
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Jcl wa dhibato
Yaa dawanaya 2022
wwwwwwwww, bal caga dhigo hays cajabininee runtii waaa hees mcn kal iyo laaab
nice one brother
nice song
bal cag dhigo w hes shidan anig iyo sxb keyg Omar abdi jilacoow w ka hel nay
Viva tabanle
waaaw nice song
mazha allah
manshallah
waaaaaaàaw asal
Khstraaaaaay fariidaaay filjanno dumaarcadceed caday yarey
kkkkkkkk bal cako dhigo ha is cajabin meeee sheeeekada mareeeeeee. wax kale.
waa yaab soomaalida hees kasta ayaga ayay khusaysaa
Wilkan codkisa iska jeclhy ilahay amarki
Qwincess Asma mash alah wll
Adoo cidkale iga racay hadana icoladisee😲😲😰ax wa xanunka 2sano kakaban la ahay 😒😒😒
axsan hees
fanan Dagan
Walee iga dheh
Axxx 😰😰😰 walikey comanti kama so hadlin lkn heesta an xasus ku galay
axya hees
anigu ka cad gosan mayo
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍
Caisha Hassan
qadiijo xasan heee
wax bay ka tarjumesaa allaylahee
M. a my brother tobanle
waa dhacdaa
👍Great!
great song
Xasayare
Xasanyare
#Abdi Askari Tube Channel Sre Pa Tahy Ilahy Hku Dayo Walal Ducan Ku Sudhay
😢😢😢😢😢😢😢
waw i love u tomale fanankena dalka
wwwwwwww
cajiib
caadi maahan tabanle daawasho wacan
wwwwwwwwwwwwwwwwww my Cde balcaga dhigu ha is cajabin wooooow nolow fankana
magalo madax teena Ku Nol
ceesh calaa cod tabanle wankahele hestan
nice
Heystan waxa u maleya iney ani iga hadleysa maxa yelay qof in mudo an wada soconay arinkeyna marki guur garay bey is cajibisay ee mid kale ku qabsatay after 4 monthly bey dib isowacday ayado xishoneysa wlh ilaa iyo hda salan ee raaxada iga qaadosa sln teda maba dhamato miyaa yaab