Sidee Udhisi Kartaa YouTube Channel Guulesyta - THE ULTIMATE YOUTUBE GUIDE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/...
    Sidee Udhisi Kartaa TH-cam Channel Guulesyta - THE ULTIMATE TH-cam GUIDE
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

ความคิดเห็น • 81

  • @Prime_antony_2008
    @Prime_antony_2008 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hadi ad muqalka dhamaysatey sido klena ad wx ka faidey like muqalka ugu cimaamada yaqy 😮‍💨

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 หลายเดือนก่อน +6

    Asc bro , waa video aad u qiimo leh oo faaido weyn leh. Hore u soco

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs brother, mahadsanid Guuleeyso

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน

      Bruh, 1m subscribers 😂 wow

  • @Chinesefood-du5uw
    @Chinesefood-du5uw 3 หลายเดือนก่อน +2

    1 million subscribers hadaan awoodi lahaa inaan kuu saaro waa kuu saari lahaa sxb guleyso ❤

  • @mohamedhasabhaji
    @mohamedhasabhaji หลายเดือนก่อน

    walaal noo soo badi muuqaaladaan oo kale

  • @MohamudHassanAli-bd5bu
    @MohamudHassanAli-bd5bu 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid
    Ustaad noosoo badi
    Well done

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @user-ey3ow3hw3d
    @user-ey3ow3hw3d 3 หลายเดือนก่อน

    deeqsi baad tahy run ahanti bulshadana kalama bakhayshid xirfadada❤❤

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 2 หลายเดือนก่อน

    CIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIID
    WANAAAAGASN
    ❤❤❤❤❤❤
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    DHAMAAAAN😊

  • @ahmedfarahomar019
    @ahmedfarahomar019 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sxp videoyadada waxaan ku jeclaaday waxey leeyihiin step step yacnii hagid uu qofka fahmi karo thankz pro

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad ilaahay ka ku xifdiyo ilaahay ha u naxariiso reer falastiin 😢😢

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @maxamedxuurshow6403
    @maxamedxuurshow6403 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ii sheegtaa dunida ciyaaraha ee qeysar sababta u liito mexeetahay dadaalneh ku ma yara ugu yaraan 4 5 inta ugu yar 3 iisheg views sharaxaad ka soo bixi in sha alah wll qaali hormar wacan

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll Omar❤

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @user-qo2gc4wd1g
    @user-qo2gc4wd1g 3 หลายเดือนก่อน

    Waa kugu xiranahay ustaadi

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @isseaadannor7195
    @isseaadannor7195 22 วันที่ผ่านมา

    Www

  • @Samafale121
    @Samafale121 3 หลายเดือนก่อน

    Sazb

  • @shaakirinho
    @shaakirinho 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ilaah haku xafido sidaa wanaaga noola jeclaatay illaah janno hakaaga abaal mariyo❤ sida TH-cam gaming loo noqdo video nooga so samee ustaad ❤

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb Waan awooda ina youtube furto sido kale Nich-ka aan ka hadli rabo waa uu ii diyaar san yhy lkn dhibka iheysto waxa wye side lacagta loogala bixi kara TH-camka arintaas kaso hadal sxb dhalinyaro bdn ayaa ka cabaneeso mahdsanid

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Muuqaal dhanaa ka sameeyya hadii muuqaalkan aad dawato wanka hdaly arinkaas, ma ahan arinkas arin cabasho u noqon kara TH-cam inaad bilaawdana ka horjoogan kara

  • @cckhaan
    @cckhaan 3 หลายเดือนก่อน

    TH-cam partnerka appka lagu sameeyo naga caawi ustaad eeed muqaalka bilowgiisa ku sheeegtey mahadsanid

  • @muzamilxasancaalin6512
    @muzamilxasancaalin6512 3 หลายเดือนก่อน

    Reero comment ma ihi
    Lkn waxan qirayaa hufnaanta iyo dacadnimada aad dadka waxi jira ula wadagaysid
    Mhdsnid pro🤝🧠👍👍

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @isseaadannor7195
    @isseaadannor7195 22 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 หลายเดือนก่อน +3

    FIRST COMMENTED🎉🎉

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

    • @AbdalleAbdiHassan-oz3bv
      @AbdalleAbdiHassan-oz3bv 3 หลายเดือนก่อน

      Namber aan kala so xariiro isheg sxp wax ayan ka rabaa

    • @WanaagDoon-hh8fc
      @WanaagDoon-hh8fc 2 หลายเดือนก่อน

      1:05:19

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Waad Sxantahay Zhp Dhalinyarada Garab Gal Marwalba Guulayso In Kasta Oo Caqabad aad la kulmaysid Lakin Ha Joojin Marwalba Joogtayn Mahadsanid

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @MohanYare01
    @MohanYare01 3 วันที่ผ่านมา

    Canva

  • @WanaagDoon-hh8fc
    @WanaagDoon-hh8fc 2 หลายเดือนก่อน

    1:05:19

  • @football4k598
    @football4k598 3 หลายเดือนก่อน

    Historyasha Xge Ka Hela Ustad

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 3 หลายเดือนก่อน

    Soo Gali sidee lacagta aad ku heli doontaa ama qofka Tusaale ahaan jooga USA Ee aad ku xidhato sidee se loo helo karaa meel u gaar ah oo aamiin ah

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Hyeh walaal l, mahadsanid Guuleeyso

  • @ahmedfarahomar019
    @ahmedfarahomar019 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaran hadii aan waayo qof wadamada laga ogol yahay joogo maxaan sameynaa

    • @ahmedfarahomar019
      @ahmedfarahomar019 3 หลายเดือนก่อน +1

      Vidoega dhamaadkisa ayaan ka helay su.aasheyda wad mahadsantahay🤪

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso, waa video waxwalba ku jiraan.

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn soomaali illegible ma ku yahay wadanka

  • @DAALO_S
    @DAALO_S 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp click Bank kaso hadal sida somalia loogu sameesto Leggend

  • @Samafale121
    @Samafale121 3 หลายเดือนก่อน

    Qabta2aad saxib waa kudhib mutay maad iga caawinee

  • @user-ey3ow3hw3d
    @user-ey3ow3hw3d 3 หลายเดือนก่อน

    wll thumnel sidee loso galiyaa

  • @Dasiboy-tw6xy
    @Dasiboy-tw6xy 3 หลายเดือนก่อน

    scw

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @Fatimachannel752
    @Fatimachannel752 3 หลายเดือนก่อน

    All ready ani wnba haysta youtube wu isamynyhy lkn fikradihi laso gelin laha iga maqna😂

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Fikrada kugu jirta aad rabto dadka inaad la wadaagto ka bilaaw mida saxda ayada imaanayso.

    • @Fatimachannel752
      @Fatimachannel752 3 หลายเดือนก่อน

      @@Omarroshid wlh wxpa ma hayo sxp adu bal wax ila so wadaag

  • @Badrudiinmedia
    @Badrudiinmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp Anigu waa Ka NiyaD Jabay Markaa Waxba Ka Fahmi WaaYaY TH-cam😢😢😢

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Ha isdhiibin sxp

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo xirafadaha lagushaqaysto mad bjxisa halkr laydinkalasoxirira

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal halkaan nagalsoo xiriir wa.link/wtw90d

  • @Wartaxogaha
    @Wartaxogaha 3 หลายเดือนก่อน

    0:43 For my personal malagu sameesan karo ?

  • @SakiBoss-ed6ky
    @SakiBoss-ed6ky 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp vediga Kan xigo ADSENSE Ka soo hadan bilaaw ilaa dhamaad qaabka liisku diiwan giliyo lacagta loogala baxo waa codsi walalka❤mahadsanid

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Insha allah walaal

  • @Fe7-k2g
    @Fe7-k2g 11 วันที่ผ่านมา

    Sxp verify numberka marka somalia galiyo wooiga diidoya ee mxa saameya😢

  • @AnisaAbdi-jl9zn
    @AnisaAbdi-jl9zn 3 หลายเดือนก่อน

    Will u coach me plz iwanna do online job.

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 3 หลายเดือนก่อน

    Haaye wllo filim cartoomka halke lagahela wllo bal wllo nosheg in copy lahayn

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 3 หลายเดือนก่อน

    Zxpow algorithm-ka siduu ushaqeeyo kasoo hadal.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Insha allah walaal

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Hyeh walaal mahadsanid Guuleeyso

  • @user-ik2cl1qy3e
    @user-ik2cl1qy3e 3 หลายเดือนก่อน

    pleas waxaad noosoo samaysaa sida xog rasmiya interniteka looga baadho

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu kan miyaad dhistay mise waad iib satay sxp 😮

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal, hdan soo dhisin aqoontan mba uyeeshen mahadsanid

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 หลายเดือนก่อน

    Žxp waakan kanalkayga lkn views ma helayo waxaan sameeyaa horor stories waan soo gudbiyaa ustaad reply ii soo gal 😢😢

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Brother codkaaga isticmaal marka hore.

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko 3 หลายเดือนก่อน

      Bro codkayga waan kala dhacaya 😔

  • @Memeschannel770
    @Memeschannel770 3 หลายเดือนก่อน

    Libx ba tahy wll ani i fiiri inad i caawiso raba wax ma aragta

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

    • @SamatarMahamoud09
      @SamatarMahamoud09 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Omarroshid thank you brother

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali maka shaqeeyo lacagna lama samayn karo

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Yaaku dhahy waxaas walaal?

    • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
      @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 3 หลายเดือนก่อน

      @@Omarroshid shirkada you tobe soomaaliya uma furna lacagto been miyaa hadaadan wadan kale kasamaysan acucont adiga dadka maa u sheegto ilaa adigaa yootuuber ah

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Walaal muuqaal ka si fiican udaawo waxbdana ka hadlay arinkaas, mahadsanid.

  • @abdirahmancoday6074
    @abdirahmancoday6074 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo $20 makaahaliya wllo

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleeyso

  • @WanaagDoonMedia
    @WanaagDoonMedia 28 วันที่ผ่านมา

    1:05:23