Sirta Guusha YouTube

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/...
    Safarkaygii TH-cam 0-2 Million Subcribers @asadhagio2749
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

ความคิดเห็น • 38

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 หลายเดือนก่อน +8

    Asad role model ka qof kasta oo youtube ka Hami ka leh

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 3 หลายเดือนก่อน +2

    ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)

    • @Kaahin7-11
      @Kaahin7-11 3 หลายเดือนก่อน

      Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿

    • @jamalamiinadamxaaji
      @jamalamiinadamxaaji 2 หลายเดือนก่อน

      Sallaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @AbuBokor-yj5kf
    @AbuBokor-yj5kf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallha Allha uu siyadsho Wllken inta ku rajaynaysa Allha u sahlo

  • @CcccAhmed
    @CcccAhmed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Documentary Ficaan Mahadsanid bro🎉😊

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa alaah❤🎉🎉

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guuleyso

    • @Nolol_Toosan
      @Nolol_Toosan 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@OmarroshidHadaa maxaa value ee noosoo gudbisay😢
      Just telling what others made (history)

  • @Daacad.78
    @Daacad.78 2 หลายเดือนก่อน

    I.a ugaas waa gare adigana ❤🎉😊

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wll ilahi ha ku barakeyo
    riyadayda ayad ii fududaysay
    oo hada waxa ii cad wadadi an uu mari laha hadafkayga
    Waxan ku waydiyay wll ? 1 Qofka an ku xidho adsensiga
    Ma waxa laga raba basabor dalka uu joogo ah
    2 lacagta ma isaga account kisa ayalagu diraya
    Miisa account bank gayga ayay ku soo dhicii

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal, Guuleeyso waad gaaraysaa halkaad rabtoo.

    • @fj_official4785
      @fj_official4785 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Omarroshid lkn labada su'aal EE UU Ku weydiiyey oo aan rabay ani Xitaa jawaabtooda kama aanad jawaabin sxip

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 3 หลายเดือนก่อน

    si fiican ayaad usoo diyaarisay vieogan.
    editingka waan aqaana, waxaanan hubaa inuu wakhti badan kaa qaatay.
    Omar roshid thanks sxb

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal, aad iyo aad muuqaladano kale waqti badan ayaa gala.
      Guuleeyso.

  • @user-oq2uh9xj7v
    @user-oq2uh9xj7v 3 หลายเดือนก่อน

    Asad xajiyo wixisu malayacni

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsh waa uu usoo dhabar adaygay❤

  • @FutureLife-tl5ne
    @FutureLife-tl5ne 3 หลายเดือนก่อน

    MN sh

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 3 หลายเดือนก่อน +2

    @asad hagio 2749 keep going 3m subscriber ❤

  • @user-pv2ir3th1r
    @user-pv2ir3th1r 3 หลายเดือนก่อน

    Muhiimaduba waa dadalka joogtaynta

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad mahadsanid walaal

  • @SHUCAYB_CLIPS
    @SHUCAYB_CLIPS 3 หลายเดือนก่อน

    Fitst❤

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @norbilmaxamed3888
    @norbilmaxamed3888 3 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib muqaalo ayan so dhiga cidna wali Ma Hayo waa so dheereyn Lahaa laakiin dad banan haysanin💔

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkii ayagaa imaanaya walaal, muuqaalo badan soo dhigi oo dadka daawan karaan never give up

    • @Prime_antony_2008
      @Prime_antony_2008 3 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp wllhi ha niyad jabin muqaladada so dherey 8:00 daqiqo cmal una so gudbi sida kugu fiican ee ad u so gudbin karto wd gulaysane I.n😮‍💨❤️‍🔥

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 3 หลายเดือนก่อน

      @@Prime_antony_2008 talo waayel weeye walaal Mahadsanid Kunjeer❤️🙏

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 3 หลายเดือนก่อน

      @@Omarroshid Diyaar saaxiib

  • @user-oq2uh9xj7v
    @user-oq2uh9xj7v 3 หลายเดือนก่อน

    Wax Malayacni mafirsadi

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 3 หลายเดือนก่อน

    Jiljileeca iskadaa zxp nio waa qayrkaaye 😂

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Qayir_Media
    @Qayir_Media 3 หลายเดือนก่อน

    Muqaal waqti badan galay ayaan ujeeda mudo 26 daqiiqo aan dawanayay waxad mooda inan 2minute xitaa dhamayn
    Keep going pro adigana 500k way ku muqataa❤️✅️

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal guuleyso, Insha Allah waan gaaraynaa dhamaanteen.

  • @Jon_larry
    @Jon_larry 3 หลายเดือนก่อน

    Yarkan ilbaad ka aragtay😂 don't take serious

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @CabdiraxmaanAfkaruur
    @CabdiraxmaanAfkaruur 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb Asad Haji role model hanoo gadhigin ninkaas waa qaybta dhaqan xumada ayuu ku jiraaye isaga iyo dirisle ba ee soo qaado ogaansho ama waaberi hadii kale waxay noqon majaladaadani mid dad dhaqan ka aan lahayn usamaysa xayeysiis bilaash ah markaa dadka wax laga faaiidayo soo qaado xumaan ha uarkin qoraalkan wll waxaan ahay dad ka aad kuu gu xiran in badan baan kaa maqlay dadkan aan dhaqan iyo diin lahayn

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  3 หลายเดือนก่อน +1

      Qofwalba meesha uu ku fiicanyahy baalooga daydaa walaal maahan qaybaha xun inaad ka raacayso.
      Mahadsanid.